No video

TAARIIKH FANEEDKA FANAANADDA QARANKA - CAASHO KIIN - WAREYSI & HEESO XUL AH | SNTV MUQDISHO 2017 HD

  Рет қаралды 71,899

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

DAAWO - TAARIIKH FANEEDKA
FANAANADDA QARANKA - CAASHO CILMI XAASHI ‘ CAASHO KIIN,
WAREYSI IYO QOSOL BADAN - WAAYO WAAYO,
HEESO XUL AH -
HEESTA : ARAGTI DUMAR AMA LAABTA IGU QABO
HEESTA - TALO QOYS
HEESTA - BARAHA NOLOSHA
IYO HEESO KALE KAGA BOGO MUUQAALKA ..
WARIYE - WIISH SNTV - MUQDISHO
……………………………..........
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 44
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Inantan cod dahabley Hargeysa aan ka soo salamaya 🌷🌷
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Waa qof bashaaash eh wlhi saan moodaayy ma ahn ilove you honey ❤️❤️❤️❤️
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 ай бұрын
WALAAL WAXAAN KAAGA HELAA WALAAL TIMO HEESAHAAGA WAAN DHAGESTAA MARKAAN FASAXA AHAY FROM WESTERN HOME TOWN LASANOD 👑🐎🦁
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Waa fannaanad fiican, waxaan kuu rajeynayaa inaanad fanka qudha noloshaada ku xidhin ee aad family iyo nolol kale samaysato, she is one of the best singers after 1991
@caaliyaquen1878
@caaliyaquen1878 5 жыл бұрын
waa qadatare
@AliFaniin-es8xm
@AliFaniin-es8xm Жыл бұрын
Adigaa filin dhoowr sano kahor ku guubaabiyay hadana waxeey keentay filimkii arday oo ay qeeyb ka tahay
@alinouh1002
@alinouh1002 7 жыл бұрын
Waa gabadh soomaliyeed oo cod iyo quruxba haysa maashaa alah, ilaahay ha ku xafido.
@GareenMedia
@GareenMedia 7 жыл бұрын
Mid ka mid ah prograamada ugu xiisaha badan XIDIGAHA! Noolow Caasho. Waxaa kale oon ku faraxsanahay inaaad ka mid ahayd ardaydii Sare Yuusuf Al-kownayn (Xisaabaadka & ganacsiga) oo ahaa kii aan wax ku soo bartay!
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 7 жыл бұрын
Ustaad.. Illeen Ciyaal #Xamar aad ahayd!... Salaam Sare....
@GareenMedia
@GareenMedia 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKKK bro ciyalka xaafada lee igu tiri!!!
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Abwaane inta ayaad iiga dhuumatay haye
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 жыл бұрын
I love her song very nice from Minneapolis Minnesota
@cabdulqaadirxuseen6640
@cabdulqaadirxuseen6640 3 жыл бұрын
Caasho lion waa taageerahaa koowaad horey u soco
@soyaansoy746
@soyaansoy746 7 жыл бұрын
great artist. we love you my sister
@yasinhassan8200
@yasinhassan8200 6 жыл бұрын
Waaw, waa gabadh aad u cod mataan, waa original number one, waaw
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 5 жыл бұрын
Caasho kiin intee laga heela habaryar macaan
@DeWaaSuge-px7ds
@DeWaaSuge-px7ds 8 ай бұрын
Mahadsanid Caasho kiin. Heeskeygii Caawa dhagaysanayaa. Haduu wacadkii bur buray, Hankii bowdada ka jabay, Maxuu bahol yowgu taray.
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
Waan ka helay caasho kiin iyo wariye wiish waa ciyaalka xaafada labadaba
@hodancabdiwaaxid6038
@hodancabdiwaaxid6038 5 жыл бұрын
Mansha allah habirir macan
@ikraancali2152
@ikraancali2152 3 жыл бұрын
Masha allh Dari S wacn
@saanrafiqi6177
@saanrafiqi6177 7 жыл бұрын
waaaaw she has a brilliant voice and very open
@MaalinShow
@MaalinShow 7 жыл бұрын
Aad ayaan Uga Helay Barnaamij-kaan, Caasho waa fannaanad iyo Badh wlh!
@ayushliban4534
@ayushliban4534 5 жыл бұрын
Masha allah nolosheydi mcn Kiiney allaha iika dhaafo wiilkeyga hooyadiis
@qaaliibrahim1103
@qaaliibrahim1103 Жыл бұрын
Woow Eedo mcn Allaha kubarakeyo 🥰🥰🥰
@yasinhassan8200
@yasinhassan8200 6 жыл бұрын
Dallas encourages her very much
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
alla cali bulle ma dhintay ax ax alle ilhow u naxariisto
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
6 SANO AY JABUUTI JOOGTAY MUU WEYDIIYO WARIYAHAN FUDEYD BADNAA, HEESO KALIYA AYUU RABAA TAARIIKHDA GABADHA OO BUUXDA AYAA LA RABAA,,,
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 жыл бұрын
Gabadhan naftaydaa iska jecel runtii markaan arko habi baan iska noqdaa
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 жыл бұрын
CAASHO KIIN HEESAHEEDA WAAN JACEL AHAY
@MoussaAbdiBouh
@MoussaAbdiBouh 6 жыл бұрын
waaa fanaanad qaran
@farhiya2410
@farhiya2410 3 жыл бұрын
Casho kin ❤️❤️❤️❤️❤️
@shakraTahliil
@shakraTahliil 7 жыл бұрын
bashaash wlh waa ciyaalka xaafada
@anisaosman7555
@anisaosman7555 6 жыл бұрын
Inee yarthy ayn u maleeynjiray she looks young
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 3 жыл бұрын
Kani wariye maaha isaga ayaa a inanta ka ka kicinaya
@sahraqueen8582
@sahraqueen8582 6 жыл бұрын
warihyiha bila xiimad ah
@hassanbarahoow4304
@hassanbarahoow4304 7 жыл бұрын
casho kiin eilmi haashi isku xafad daris nolaaw
@mohamedabdullah5586
@mohamedabdullah5586 6 жыл бұрын
woooooow farxadeeda.alow.udaa
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 4 жыл бұрын
Kkkk iskuulka xisaabaadka Class B IYO T la dhaho waligiis ma yeelanin. ABCD bey ahaayeen waligood. Maxamed isaaq ay sheegeyso Cali Isaaq baa la odhan jiray. Waligiis macalin class wax ka dhigo ma noqon. Xafiiska bui ka shaqeyn jiray ( Cali Cambuilo) caasha sis iska sax anagaa dhigan jirmay xisaabaadka
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Ixtiraam ahaan macalin soo lama dhahaayo sxb Mida kale BTJ waa dugsiga dhexe soo xasuuso
@MoussaAbdiBouh
@MoussaAbdiBouh 6 жыл бұрын
kkkkk
@siradahmed2668
@siradahmed2668 7 жыл бұрын
waraa nagadaan waxay dhaday waxaay diribanadir baan ku dhashay bay diri been weey kaweenadahay
@shamsoabdi307
@shamsoabdi307 7 жыл бұрын
afkagag caano lagu qabay
@fartounmohamed7733
@fartounmohamed7733 6 жыл бұрын
Kkkk hhhhh ggggg somali iyo weyni naceb. Goordaad adigu dhalatay. Yaa yaqaan. Casha kin cilmi xashi mohamed guure. Adi wey kayartahay
@samanteryare1429
@samanteryare1429 5 жыл бұрын
1977 ayaa la furey cusbayaal banaadir. Dugsiga sare xisaabaadka ayey dhiganaysey form one.
Halkeed naga daawanaysaa 🤩🤩
Dalmar vlogs
Рет қаралды 8
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Heesta Arrimin codka Maryan Ruun 2019
5:41
PUNTLAND TV
Рет қаралды 163 М.
Salaad Maxamed Shardi (Salaad Derbi) |BEENI RAAD MALEH |Original
7:15
Heesta Goobillle Fanaanka Qarniga Abshir Gaarane (Music Video) 2018
6:21
Abdi Aadan Office
Рет қаралды 11 М.
hees cusub hodan cali cilmi i
7:54
Gacaltoyo Show
Рет қаралды 31 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 157 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН