Taariikh Faneedkii Abwaan Cabdi Muxmed Amiin

  Рет қаралды 181,758

Sollas Media

Sollas Media

Күн бұрын

Please watch: "farmaajo iyo 100 Cisho ( Barnaamijka Nabad iyo Nolol )"
• farmaajo iyo 100 Cisho...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 121
@kareimist
@kareimist 9 жыл бұрын
One of best abwaaan, muwaadin dhab ah, halgamaa weyn ee Somali baal dahab ah kagalay......Abdi Muhumud Amin!!
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
+Abdikareim Igale i agree
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Alla how naxariisto cabdi muxumud aamiin wuxuu ahaa abwaan aad qiimo badan wadani waxtar ah
@himilomedianetwork8132
@himilomedianetwork8132 8 жыл бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO CABDI MUXUMED AMIIN WAXUU AHAA ABWAAN SOOMAALIYEED XILIGAAS SIDA AY WAX UGU MUUQDEEN AYUUNA KA HADLAYEY LAAKIIN MAANTA ABWAAN U DHIGMA MA JIRO
@cabdisalaan4201
@cabdisalaan4201 4 жыл бұрын
r5
@awbarexasanawbare204
@awbarexasanawbare204 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Cbdi.M.Amiin Abwaan qaaliya Adeerkay Aduunka qiimuu kaga tagay iyo magaca janadii ayan ilaahay kaga rajaynaynaa Amiin. Amiin
@Qabooje
@Qabooje 8 жыл бұрын
Abwaan qaali ah oo Soomaalinimadu ku dheertahay ayuu ahaa allaha qabrigiisa ha u waasiciyo jannadii firdowsa ha geeyo
@suldaancraxmaan3584
@suldaancraxmaan3584 6 жыл бұрын
Abwaan soomaaliyeed oo qaaliya ayuu ahaa naxariis waasaca alle hasiiyo aamiin aamiin
@guledhussein798
@guledhussein798 10 жыл бұрын
allah u naxariisto abwaan cabdi muxumed amiin xigmad iyo sugaan wadaniyad ku dheehan tahay ayuu nooga tagay iskoo badan allah nasiiyo @ yusuf aad ayaad u mahadsan tahay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Alah ha u naxariisto, dhalinta spomaliyed ee suugaanta ururisey kheyr badan Allah ha siiyo.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 6 жыл бұрын
SALAAMA CALEYKUM: idinka oo mahadsan, waxaan codsanayaa, in la ii iftiimiyo, qofka London ku nooli, sida uu u helayo diiwaankaas laga qoray ILAAHAY HA U NAXARIISTEE Marxuum Cabdi Muxumad Ammiin, ee loo bixiyey DIIWAANKA HILIN HAYAAN??? - Khayr INSHA ALLAAH.
@samiirbostown1657
@samiirbostown1657 6 жыл бұрын
Dhouh D. Dualeh Amazon ka raadi sxb
@ducochannel1144
@ducochannel1144 2 жыл бұрын
Wcs buuga sweden ayaa laga hela aniga xata waan hayesta london inaan imada laga yaaba insha allah disenber
@user-hp3hc7qb5j
@user-hp3hc7qb5j 4 ай бұрын
Allha u naxariisto abwaan cabdi muxumed amin
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto fanaan qaali buu ahaa. Abdi muxumud amin....
@abdulkadirmire9100
@abdulkadirmire9100 8 жыл бұрын
Really waxa uu ahaa abwaan soomaalidu ku faani karto
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Alle Haw naxariisto Abwaan Cabdi Muxumed Amiin Mahadsanidiin Sollos media
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 4 жыл бұрын
Most of those who fled Somalia during late 1970s left the country by being disappointed that Socialism had not been applied fully. Abdi Muhumad Amin was a friend and relative of mine and I asked him the reason of his dissidence as anti Said Barre Administration? And he told me that he was a very pro communist in the first time of his flee from the country, but later he only wanted a change into a better government but was dismayed by the tribal civil wars.
@Canada-1958
@Canada-1958 3 жыл бұрын
Which is deeply sadly EXTREMELY entrenched in Somalia since the DEMISE of Siyaad BARE and worse 100% from zeylac to Ras KAMBUNI where the WHOLE Somali nation STATE is in danger just like Former federal REPUBLIC of YUGOSLAVIA to disintegrate in to clan fiefdoms and Clan fascist STATES controlled by sub-clan War-profiteers and OLIGARCHY
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 3 жыл бұрын
???@@Canada-1958 ???
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 3 жыл бұрын
Tribalism is far fetched from ethnic fervor. And governance ideological civil war is different from antipathetic dissidence.
@Canada-1958
@Canada-1958 3 жыл бұрын
@@ahmedibrahimhassanhajiali All Somalis r One Tribe aka @Somali no other tribes like many African, Asian and Australasian countries. We Somalis r 1 tribe but different sub-clans and those fight for @resources and political and economic Power wars from our ancient pastoralist and grazing political economy/ cultures to 1960--9 MusuqMaasuq Regime , 1969-77 kacaan and socialist economy, culture and Political vision which was DESTROYED not by Siyaad Barre BUT the @COLD WAR western empire and the @SOVIET Empire's reaction. As of what happened latter on from 1980-91 READ my book -US FOREIGN POLICY STRATEGIES IN THE HORN OF AFRICA : SOMALIA AS CASE STUDY 1980-20017
@user-hp3hc7qb5j
@user-hp3hc7qb5j 5 ай бұрын
Allha u naxariisto abwaanka 😢
@hassanmire1452
@hassanmire1452 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto, suugaan yahankii & Waddanigii qaaliga ahaa ee Abdi Muxumad Amiin.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 жыл бұрын
Rageeduu Ahaa Abwaanku! Land cruiser iyo soobari galay ismaqabato! Marka hore in galayda lasoo gatay Ahayd oo guryaha Light loosameeyo!
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
Cabdi Muxumed Aallaha way ha u naxariisto
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Ай бұрын
Bahal aan ku daynen dusha laguma qaatee. 😢 Wuxuu ula jeeday itoobiya allow kuu naxariso waakaa hada ay dusha sarayaan
@xasangarasow5600
@xasangarasow5600 8 жыл бұрын
AND Adeer Cabdi Muxumad Amiin Waddani dhab ah ayuu ahaa waan la kulmay wuxuu ahaa shaqsi edebta ka muuqata aad dareemeeysid. Wali ma maqal cid abwaaniintii Waberi ah oo kaga horreeyay dareen gelinta umadda waliba guubaabadiisu waxay ahayd mid aan salkeedu been ahayn AUG Adeer Cabdi Muxumad Amiin
@ducochannel1144
@ducochannel1144 2 жыл бұрын
Aboow Allah janadul faradosa allah ku geeyo llove my Daddy
@MrSendrik
@MrSendrik Жыл бұрын
ALLAAH HA UNAXARIISTO,,ABWAANKA,IYO DHAMMAAN INTII DHIMATAY MUSLIMIINTA
@waledosman5086
@waledosman5086 8 жыл бұрын
Alle Ha U Nacariisto Abwaan Reer Somaliland Ah Buu Ahaa
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 жыл бұрын
lkn geeriyoodey xili aan fogeeyn asagoo aaminsan Soomaaliya oo mid ah.
@MohamedAdde2020
@MohamedAdde2020 9 жыл бұрын
ILAAHAYOW JANADAADA SII
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
+Mohamed Adde aamiin
@cabdisalamceynanshe3123
@cabdisalamceynanshe3123 Жыл бұрын
ALLE ha unaxariisto abwaan abdi muhumed amiin
@hasanabdisalamibrahim8354
@hasanabdisalamibrahim8354 3 жыл бұрын
Rabbi s.w ha u naxariisto aamiin.
@abniali9594
@abniali9594 6 жыл бұрын
Allahu naxariisto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Allaya raxmaa Cabi Muxumed Amiin Isna waxu u aha reer somalialnd maansha allaha dad wadaniiyana ka dhashey somalialand
@ayaanhassen4934
@ayaanhassen4934 3 жыл бұрын
Abwaan, waddani, soomaali dhab ah, Abwaan Cabdi Muxumed Amiin, eebbe naxariistii janno ha ka waraabiyo.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Halgankii uu umada soomaaliyeed u soo marey xaga suugaanta abwaan u soo marey ma jiro, ,qabyaalad waa Soomaalidii xalaasha ahayd.
@yusufosman6695
@yusufosman6695 9 жыл бұрын
abwaan cabdi muxmed amiin oo ah madaxwayen diir oo gurgure ah.
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
waqooyi somalia ku dhashay sida wariye warbixin ku sheegay 2:20
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Nin qaran weeye, qabiil haku sheegin kan oo kale
@bilewmbile4080
@bilewmbile4080 5 жыл бұрын
Sidiisaa loo yaqaanaa yaa ku weydiiyay Qabiilkiisa
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto. Abwaan qaaliyaa ayuu ahaa. Siyaad barre muusan abaal marin intuu taageerada uhayay.
@anur2459
@anur2459 6 жыл бұрын
Alaha unacariisto Abwaanka somaliyed
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
لك الرحمه والمغفره عبدي مُحمد ..... تركت ذكري خالده في قلوب كل الصوماليين واصبحت مصدر الفخر لهم
@mohamedaskar388
@mohamedaskar388 10 жыл бұрын
Waddani dhab ah oo cajiib ah ayuu ahaa. Waa abwaanka kaliya ee aan heeso jacayl ah ama ujeedo kale ah aan tirin. Kaliya heesihiisu waxay ahaayeen qaar waddani ah.
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
+Mohamed Askar agree
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Waa ninkii samayey ninka dhuumanayee dhabarku muuqdaw
@user-xe5dc2hy4x
@user-xe5dc2hy4x 11 ай бұрын
Aboo macan Allah ku naxariisto❤❤❤❤❤❤
@khafajeibro9825
@khafajeibro9825 4 жыл бұрын
Ala ha u naxariisto A.m ,,amin adoon qalbi wanaaagssan oo wadaniya,
@yareyaredhagay7814
@yareyaredhagay7814 8 жыл бұрын
alaha u raxmado marxunka qabrigisa rabi ha u wasiciyo amiin asaga iyo saado iyo inti muslin ah lakin waxan la yabay ilma bucur bacuur wadna warerisen abwanka hargaisa ku dhashay iyo waqoyiga ku dhashay ku walaten
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 4 жыл бұрын
Ilahey ha unaxariiisto abwaan maxumed aamiin
@maxamedmuxumadabdi8315
@maxamedmuxumadabdi8315 7 жыл бұрын
wax kale
@osman__bakar
@osman__bakar Жыл бұрын
Awooowe Cabdi alle naxariistiisa jano haaka waraabiyo
@jimcalebiin174
@jimcalebiin174 4 жыл бұрын
Waan qadiyad dhagaysanayaa 2020
@ckariinahmed5310
@ckariinahmed5310 4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto Abwaan qaaliya ayuu ahaa
@user-xe5dc2hy4x
@user-xe5dc2hy4x 11 ай бұрын
Aboo waan ku tabey gadasha waan cidlodey😢😢😢l love you❤❤❤❤❤
@mohaibra7601
@mohaibra7601 3 жыл бұрын
Shaki la. Aan wuxu ahaa wadanigi ugu dacadsanaa alla ya rxma abwane
@maxamedshiine495
@maxamedshiine495 4 жыл бұрын
Waa abwaan buuxa masha allah
@mubaaragfaarax4356
@mubaaragfaarax4356 5 жыл бұрын
alle ha u naxariisto abwaan muxamud amiin
@omarahmed-ku4oz
@omarahmed-ku4oz 6 жыл бұрын
allaha unaxariisto cabdi muxumed amiin
@user-xx7ot8fn8i
@user-xx7ot8fn8i 2 ай бұрын
Haa
@abdihakimabdullahisomane4989
@abdihakimabdullahisomane4989 2 жыл бұрын
Mash aahaa a wan Cabdi muxumed aamin waxa uu ahaa nin murti xigmadle Ku hadley
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Illaahey how naxariisto cabdi muxumud Aamiin nin qiimo badan buu ahaa
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Abwaanka allaha u naxariisto
@caddexaaji4287
@caddexaaji4287 4 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto abwaan somaaliyed
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto, aniga koonfur baan kasoo jeedaa lakin Somali iima kala baxsana meeshii ay ka yimaadaan
@AhmedMahamed-ii9ge
@AhmedMahamed-ii9ge 10 ай бұрын
Amiin
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 6 жыл бұрын
haddii la yaabo yaasiinka
@malikid1000
@malikid1000 9 жыл бұрын
Hassan adaa ah jirjiroole
@xeraale99
@xeraale99 10 жыл бұрын
anoo yartayda yaaq la jiifa minii la yaabo yaasiinka ala ha u naxariistee wuxuu ahaa abwaan soomaalinimadu ku weyntahay waxaan aad uGu xasuustaa ruwaayadii landcruiser gado guuxeeda mood gob inaad ku tahay
@omarnuh
@omarnuh 5 жыл бұрын
Allah Yarhamuhu Abwaan Abdi Muhumed Amin, Maytaadkeenii & intii dhimatay ee islam ah. kana mid ahaa Abwaanadii Waa weynaa ee Kooxdeenii Qaranka ee [Waberi Arts.] Heeso badana waa uu lahaa oo isugu jira Amoore & Wadaniba. Waloow Fiqi Tolkii kama Janno tagee markii danbe uu kubiiray Dhaq dhaqaaqii SNM. Heesihiisa Wadaniga waxa ugu Heersaraysay Heesta tiraa [Wadadii Cadayd Cagta Saarnaye Nacaraabisee Cimrigii Jiryoow Caynaanka hay oo uu uga Jeeday Aabihii Xadaarada Cusub. Mohamed Siad Barre.Aun.] 08:30pm.zon.3feb.2019.holland.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 жыл бұрын
Markuu saxsanaa wuu taageersanaa Markuu qaldamayna qaladka jooji buu lahaa
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 3 жыл бұрын
DOWLAD RAYID MA AHEEN AFWEYNE EE TALIS BOOB IYO DHAC KU YIMID BUU AHAA AQAS. ALLE U NAXARIISTO ABWAANKA CABDI M.AMIIN IDIM ALLEH.
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
waqooyiga somalia ku dhashay abwaan abdi muhamed amiin 2:20
@MrHassanabukar
@MrHassanabukar 10 жыл бұрын
Jirjiroole meeel umma heyno iyo geel-caacis!!
@rashiidgaballaax.777
@rashiidgaballaax.777 3 жыл бұрын
Af xume
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxriisto marxuumka
@aliabdi9306
@aliabdi9306 2 жыл бұрын
He was hero
@malikid1000
@malikid1000 9 жыл бұрын
kAARIE ASAA KA SAREEYEY ABDIMUXAD
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 жыл бұрын
maxaad ula jeeda
@mohamoudshiremohammed9550
@mohamoudshiremohammed9550 4 жыл бұрын
ala u xasaristo abdimuxumed amin waa wadani run sheeg ahaa mar hire ayuu arkay siyaasada ha ligtay wadanka soomaaliyada
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 4 жыл бұрын
Muwaadin dhab ah ayuu ahaa allah yarxamak
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
ilaahay hau naxariisto labada ninba
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Reer waqoyi miyaaa abwaanka
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 2 жыл бұрын
Somaliya waxaa ka maqan baan dhahaa Dawladdii uu raadinayay Cabdi Muxumad
@shaytomataan2332
@shaytomataan2332 Жыл бұрын
AUN
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Abwaankani marxalooyin qalbi jab ah ayaa soo wada maray
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
War wariyahaaan keebuu ahaaa waan soo qabanla.ahaye Ma xasan kaafi qoystaa
@ahmedhaji3240
@ahmedhaji3240 4 жыл бұрын
Yuusuf Xasan mursal
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@ahmedhaji3240 waaw wariyihii Bbc ee baydhaba uga soo warami jirey ileen waxaan usoo qaban waayey waa hore ayuu saxaafada kabaxay odeyga
@ahmedhaji3240
@ahmedhaji3240 4 жыл бұрын
Siyaasada ayuu u xuubsiibtay rug cadaa xaga carabta iyo amuuraha islamka kufican ayu aha qoraane ah
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@ahmedhaji3240 maasha alaah Saxaafada iyo diplomacy.ga marka horaba makala foga garabkiis alle hagalo
@bom7065
@bom7065 8 жыл бұрын
laangaruusalada 12 ka mida waxaay dawladii mulateriga ahayd kaqaaday xaaji GABOOYE oo ahaa nin reer togdheer ah
@abdiwahibabdi4897
@abdiwahibabdi4897 6 жыл бұрын
We
@maxamedshiine495
@maxamedshiine495 4 жыл бұрын
Kuwa abwaaniinta sheega nayow afka yuuna idin qaloocan
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Caqli toosanoo caafimaad qabaa nagu ceymisee
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 8 жыл бұрын
M Farax first of all I'm a man secondly I'm totally rejected that there is a country that called somaliland, but there is a country called Somalia. That country consisted a land, ear, sea and ocean. if you say hargeysa is somaliland capital what you call muqdisho. is Mogadishu capital of somali somali sea?
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
+Waikan Wakan I apologies if i have offended you.but let me correct you about the name Muqdisho in fact the name Muuqdisho in somali consist two words muuq which is mean in english appearance and disho which is mean killer,
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
so there for Muuqdisho is indeed Muuqdisho for Somali ethnic.that is why it is not a capitol for Somali ethnic .for me as a very proud of my ethnicity Muuqdisho isnt my capitol it is the sloughterhouse of innocent people like you .I feel sorry for these innocent people like you who imotionly miss lead by the ignorant politicians who can't even rule villaZoomalia.sorry kid
@MFarahification
@MFarahification 8 жыл бұрын
so there for Muuqdisho is indeed Muuqdisho for Somali ethnic.that is why it is not a capitol for Somali ethnic .for me as a very proud of my ethnicity Muuqdisho isnt my capitol it is the sloughterhouse of innocent people like you .I feel sorry for these innocent people like you who imotionly miss lead by the ignorant politicians who can't even rule villaZoomalia.sorry kid
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 жыл бұрын
+M Farah youtube maaha golihi qaramada midoobey ee aqoonsiga laga raadin lahaa waad soo habaawday Jaale
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal Adeer Faqash way Jabtay rumayso ama rumayso
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
Taariikhdii iyo Sugaantii Abwaan aun Cabdi Muhumed Amiin |
52:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 30 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 51 М.
IHN, tee Cabdi Muxummad Ammiin iyo IHN, Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye"
17:09
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 17 М.
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 133 М.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad
33:19
Barnaamijka Bandhiga Deeqa Abwaan Adan TarabI Qeybtii Koobaad
32:35
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 326 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН