Taliye shaqo badan u qabtey Somalia iyo puntiandba
@alimohammedibrahim316517 күн бұрын
Si fiican baan u aqaan ilaa yamen
@abdirahmannur598416 күн бұрын
Cunugaan inuu sarkaalka wsraysto maba ahayn, waxan waxba ma kala oga, who is Atom ku lahaa?
@mohamudosman908514 күн бұрын
Shariif sakiin waa in lagula xisaabtamaa
@abdirahmannur598416 күн бұрын
Wariye waxaan kugula talin lahaa, inaad soo diyaarsato su’aalaha aad rabto inaad waraysiga ku waajahado, sidii nin waxaad u egtahhay hadba wixii hadba afka la waraystaha uun ka su’aal qaadanayso…
@alimohammedibrahim316517 күн бұрын
Very experiences
@GeeleJire-m7w16 күн бұрын
Ninkii majeerteen ugu caqliga run sheega badnaa aan arko....
Waa khalad in uu bixiyo xogaha iyo xeeladaha ay adeegsadaan halkuu katirsanaa qofka sirdoonka ah isma sheego xitaa hadu beeshin noqdo oo uu ka fariisto lama ogola in uu xog bixiyo xitaa in uu ka hadlo shaqada sirdoonka uu ka tirsanaa sirdoonka shaqadooda lagama baxo ee waalala dhintaa xigta iyo macluumaadka uu hayo
@mohamudosman908514 күн бұрын
Waa ku saxanyahay
@alimohammedibrahim316517 күн бұрын
Thanks
@Ridwan-jo1wc16 күн бұрын
Waa tan oo kale marka fiyuus iyo bariis aad waraysi u qaadayso, laakiin aadan sawiro iyo fikrad toona ka haysan mawduuca laga hadlayo😂. Inanka waraysiga qaadaya anaga oo dhagaysanayna ayaa uga xog badan mawduucan, fahamkiisuna wuxuu ka muuqdaa qaabka hogaamintii iyo waraysigiiba loogala wareegay.
@saeednoor562515 күн бұрын
Kan cornailka wareysanaya waaba ebar wax uu xog hayo maleh 🎤 buu iska so qaadan
@zola248716 күн бұрын
92aya laiqorey korneylna waan ahey wax isqaadan karo ma aha dawlada majirin darajada dawlada Aya bixiso waa yaab
@LegendMohmet-dm4hr16 күн бұрын
Wakhtigii abdulahi Yusuf iyo puntalnd buu shaqeyay US na wax wula shaqeyay dhagayso zxp
Sug jawaabta, haka dhexgelin inta uu hadlaayo, oo wax badan uu sheegi lahaa ayaad ka qaseeysaa.
@sallowadam598216 күн бұрын
Aqoon ciidan ama intelligence Kama muuqato odaygan waayo su Aal kasta oo la waydiiyo toos buu u geleyaa nin ka tirsanaan jiray hayadii NNS ama sirdoonkii Somalia 🇸🇴 oo la dhoho laqanyo oo uu waraystay yar ka ladhoho ayaanle channel ka Hanoolayo fadlan soo daawada markaas baad ogaanaysaan Aqoonta sirdoonka Masuulkani waa sirdoon akhiru saman😂
@moabdi915 күн бұрын
dee hada sirdoon maaha hayadiina kama tirsana marka wax uu qariyo. tani waa mid heer maamul ahe boqolaal sirdoon oo CIA ah baa youtube laga helayaa oo toos uga sheekaynaya wax walba oo ay samayn jireen
@AwilOsman-ub3bqКүн бұрын
Waxey sameynayaan kamaha daacad waxey kuraaxeysaan isjiid jiidadka dalalka burbirsan qaybaha iska soo horjeeda inaan qolana owooda sare yeelan
@gaah-s8x17 күн бұрын
ADOO OG WAXA KU DHIMANEYSO INEY XAARANTAHY QOFNA MAKA DHADHICIN KARAYO KU DHIMO
@jamahabdigosar160718 күн бұрын
Godomiya barlamanka ka danbeey io sheikh hada maqacis ilowy burco ku nol somaliland argigixiso wlhi umada somaaliyed caafis weydista hada