Very nice sida wacan ee noogu soo gudbiseen barmaamushkan thanks
@s.o.65448 күн бұрын
Irsaaqadda Allah SWT ayaa bixiya. Trump haddduu awood leeyahay dabka holcaaya ha joojiyo.
@Shukri202679 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk labadan aqoon iyo Cilmi midna fiican kuma aqoon ee ma in ay Shashada ka soo muuqdan ayay jecel yihiin.
@King_Punt10 күн бұрын
This is good new. Trump is one of the best Presidents we have had in America. When he was President in 2016 everything was cheap. Once he left everything got expensive due to Joe bidden .
@Fartun-i5w10 күн бұрын
Subxaanallaah joojo ceyda walal
@FatumaAli-d7q10 күн бұрын
Ha baqinina (dadka ha cabsi galinina ) Ayaa loo fahmi karaa Mahad baa kaa saxan 👍👍 Anyway thank you
@Shukri202679 күн бұрын
Xata waxa jira hadal anshaxa Islaamka ku xun,qofku si kale haw hadlo laakiin ma aha hadal qof weyn hadalkiisii (Biyo badan ayuu ku shubaya).
@Aminaseben-vu6jg9 күн бұрын
😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufabdiismael593410 күн бұрын
waayahy traam isaga laftiisu waa soo galoiti waa in la tarxiiliyaa!!!!
@Abdi123-w2x9 күн бұрын
Donald trump wuu dharsan yahay lakiin khayrbay noqon
@s.o.65447 күн бұрын
@@Abdi123-w2x trump aabihii baa maal uga tagay Ogoow asagaba aabihii waa nin meesha tegay oo lacag samaystay america dad tagay oo shaqo helay lacagna samaystay kuwa madoow asal waa Afrika ka soo jeedaan.
@khadraali837310 күн бұрын
Latinos wax kaxun nin Madow waxana uguliita Somali
@MohamedAbdalla-t9r10 күн бұрын
Maxaa dhacay?
@ahmedugas849510 күн бұрын
Very boring! Ninka la wareysanayaa wuxuu ka hadlayo ma yaqaan! He needs to be updated 😂
@abdiaziizahmed782710 күн бұрын
INA BUSTA YARE WAA QOF QOF WAALANI DHALAY QOF WAALI LAGU DHALAY WAXAA KA SII WAALAN QOFKA WAREYSTA AABO WAALAN AYAA WAALI KU DHALAY