TAARIIKHDA ABWAAN MAKI XAAJI BANAADIR OO DIIDAY IN UU MAGACIISA SAXDA AH SHEEGO. 1-3 QEYB.

  Рет қаралды 25,269

Hubaal TV

Hubaal TV

3 ай бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 22
@worldvoice101
@worldvoice101 3 ай бұрын
Abwaan Maki xaaji banaadir cilmiga alindiga inaad dadka barto oo ay kaa dhaxlaan way fiicnaanlahayd.
@user-hn5pc4pn5j
@user-hn5pc4pn5j 3 ай бұрын
Isago yar ayu abwaan aha o waan arki jiray anigo reer Marko cadey ah
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 3 ай бұрын
Awoowayasheyda ayaa abwaano ahanjiren ayuu ku leyahay oo wey iska dhaxlayen ma masjidka ayay waxka aqrin jireen waxay sameynayen wuxu allaha necebyahay
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 3 ай бұрын
Inta badan dadka reer muqdisho waxay adeegsadaan magacyo aan run ahayn sababo amaan darrada la xidhiidha, tusaale, Maki xaaji banaadir, haaruun macruuf, xasan bariise, iwm la mid ah, iyo dhamaan kuwan hadda baraha bulshada isticmaala
@hassanhashi4091
@hassanhashi4091 3 ай бұрын
Dad ka aad kor kuxustay dalka oo nabad ah ayaa magacaa la”oranjiray. Ogoow dalka nabad ayuu ahaa dhibta iyo nabad galo la”aanta hada taagan waligeed majirin saas ulasoco walaal.
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
Sheeko Xariir iska dheh wadankoo nabad ah ayuu magacan isticmaali jiray qof wejigiisa yaqaano magaciisa muxuu uga baahan yahay haduu rabo inuu dhibaateyo hadaan wejigiisa la aqoon ayuuba magaciisa ku badbaadi karaaye oo waa abwan maki ee iska daaya la dhihi lahaa
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 2 ай бұрын
Maki magaciisa waaba dhameytiran yahay we soo galootiga baa u maleeya in magacyada but burkii ka din in alla baxay magacyadan
@mohamedalikalaay787
@mohamedalikalaay787 2 ай бұрын
Anigaba waxa lay dhahaa Ziiza raaza 😂😂😂😂😂
@user-vb7qr6uu8v
@user-vb7qr6uu8v 3 ай бұрын
Asc magacaaga cusmaan xaaji.abaadir maki xaaji banaadir
@MaxamedcamarHirsi
@MaxamedcamarHirsi 3 ай бұрын
Ok
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Tubaakada Saan ay kaa dhigtaa Inaad magacaaga cabsato
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️😀
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 2 ай бұрын
Magaca hadaan sheega maxaan ku helaayaa. Waakan magaca waa maki xaaji. Malaaq muudey
@Tutaa308
@Tutaa308 3 ай бұрын
Maki xaaji banaadir
@user-jy5fw9mv3t
@user-jy5fw9mv3t 2 ай бұрын
Maki xaaji banaadir hada kahor asagoo joogo bakhaar kuyaalo dagmada kaaraan aya waxaa isku dhacay 2 nin oo bakharka joogtay xabad aye isladheceen labadii nin maki bakharka ayu kujiray gudahiisa labadii nin mid kamid ah waa ladilay maki asagoo meel yaal jiifo aya isbitaal keysaney loqaaday hadii labaaray wax kuyaal dhaawaca waalawayay waxaa ladhahay xaakugu dhacay wuxuu dhahay waaleygu duuf duufay sasaan ujiiftay meesha kkkkkkkk
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 3 ай бұрын
Abdirahman haji banyaam bakane ladhahaa maki xaaji banadir reer jilib marka lee yaqaana iyo deros xamar wene. Reer bakane caan waayo
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
Banyaam micnee adigoo mahadsan
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 3 ай бұрын
@@casalasal6466 see cml magac waaye nh
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 3 ай бұрын
Bacda dhuuqso
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 3 ай бұрын
Afeeftaada waxaa keenay adigaba waad garatay . Waxaad ogaatay in aadan meeshaas keenidoonin wax abwaan u dhigma markaa walaal .. abwaaniintii soomaalida soo raadso raalina noqo , sorry i am sorry abwaan
@MaxamedcamarHirsi
@MaxamedcamarHirsi 3 ай бұрын
Ok
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Arin Qatar ah oo aan lagu baraarug saneyn
8:31
Cajab Media
Рет қаралды 6 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН