TAARIIKHDA YIBRAHA BY BOOCAME KALSANTV SHIIKH XARIIR IYO MUSTAFE AKHYAAR

  Рет қаралды 85,596

Kalsantv Official

Kalsantv Official

9 жыл бұрын

Пікірлер: 157
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
waaba asal walaahay maashaalaah walaahay waan ogaa tumaaladuna waa sidaa waa asal
@daadah73
@daadah73 6 жыл бұрын
Maasha allah ... ilaaheen sheekha Khayr iyo ajar allaheen haka siiyo Aamiin
@mynw7458
@mynw7458 6 жыл бұрын
Yuhuudu ma ceebA nabayadi ilahay baaba ka dhashay nabi yuusuf oo quruxda badh laga siyay aya ka dashay mida kale nabi ismacil ayu nabiyullahi maxamad صلى الله عليه وسلم ka tafiiray nabi isxaaq oo walalkis ah yuhud ba ka tafiirtay dadka oo dhan wa walalo ee rabi halaga cabsado
@yaafa1096
@yaafa1096 5 жыл бұрын
Sxb yahuud ma ahan ee waa reer benu israiil
@ggtl304
@ggtl304 4 жыл бұрын
@@yaafa1096 hayuudi waa sida banu Israel,wax maku Kala duwana
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Caalima weeye oo Diinta Alle bartay oo Aqoon ule Qofka aan Diinta Aqoon ayaa Yibira wallee iyo billeee
@FarxanFarxansugulle
@FarxanFarxansugulle Күн бұрын
Waa cadaadis kaga yimi soomaalida waa run inay jiraan waxa lagu sheego oo ah khidmada yar ay ka qaataan ilmuhu markuu dhasho haday waayaan khidmada yar ay ka qaataan ilmaha waxaa gaaraya il ama cawri waxaana lagu gartaa qofka ka qaaday cawrida inuu u ekaado ama uu hoosayn iyo dulinimo dhaqan ka dhigto waxaana xun yibirka iyo qofka uu cawrida la helo qofka uu cawrida la helo ☪️ waa hubaal arintaasi waana mid saamaysa qoyska uu yahay ama qabiilka uu yahay qofku yibirku cawryo kkk waana been inay dadka baad ka qaadi jireen waayo waxaa laga arki lahaa inay ka madax banaan yihiin dadka la midka ah ama sarayn ee kuma mashquuleen dad la mid ah iyagoo kor u eegaya ....waa sheekh beenlaw ah isagoo diin sheeganaya buu dooni lahaa inuu sheegto qabiil kale ee soomaali buu ka badbaadi waayay
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 6 жыл бұрын
Maanshaalah waa arin run ah ninkan taariikh dhab ah ayuu kahdlay
@samiraibrahim962
@samiraibrahim962 7 жыл бұрын
mansha allah ilahay somali dolmiga ha iska dayen
@sahraosman5271
@sahraosman5271 5 жыл бұрын
Masha allaah
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Ninkaaa quruxda iyo sharaftu kamuuqato isheega ceebta adku aragtaan??!! Aniga waxa ahay cisman maxamud misna waxan aaminsanahay aniga iyo isaga waxaan kukalaficannagay تقوى الله
@cabdifitax8978
@cabdifitax8978 Жыл бұрын
Armaad adigu tahay yibrihii boqor cismaan cismaan maxamuud ku daray
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
@@cabdifitax8978 ma isagii baad ka dhex bilawday😂😂
@aminaali1158
@aminaali1158 5 жыл бұрын
nabsibax alle ha idin siiyo insha allaah
@ahmedhussain9309
@ahmedhussain9309 7 жыл бұрын
waxaa xaqiiqa inay yihiin somali dadka ugu quruda badan
@heerqaran580
@heerqaran580 6 жыл бұрын
Mashallah dulmiga waxaa lagu reebikaraa alle kacabsi
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 6 жыл бұрын
Waa runtaa hadaay carab ku sheegaan iyo hadaay yuhuud ku sheegaan yaa iskga dhaw carab iyo yuuhuud
@abdirashidawale3268
@abdirashidawale3268 6 жыл бұрын
I agree with him waa nin Culimo ah wax ka run badani ma niraan
@abdullahimo
@abdullahimo 7 жыл бұрын
masha allah waa fahanay
@cabdicasiismahamed616
@cabdicasiismahamed616 7 жыл бұрын
Masha'allah xaqiiqdu waa sidaa beesha yibruhu waxay ahaa yeen boqorada somaliyeed
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 6 жыл бұрын
Asc
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 6 жыл бұрын
Asc Sheekh Xariir o shakhsiyaan aan aqaan waxaa ka qaldan tariikh somalida waxaad akhridaa bookga u qoray Ahmed maxa barkhad الوثائقه. عن القرن الإفريقي
@rahmamoalin6887
@rahmamoalin6887 Жыл бұрын
Taariikhda diridhawa la aas asay waa layaqanaa
@ramloahmed3712
@ramloahmed3712 6 жыл бұрын
Masha.war.soomaali xumaa..war.illaajey aan.unoqono.oo.umada.aansino.ninkaa.diinbadan.kaa.aqoonbadan yibrey.dheheen.xaqdaro
@youngsavege6031
@youngsavege6031 7 жыл бұрын
manshaallah
@naagtawaalanninkeedi1705
@naagtawaalanninkeedi1705 Жыл бұрын
sheekh yuusuf al kawnayn waa nin caan ah oo bugaagta uu qoray la yaqaano
@Halgan18876
@Halgan18876 6 жыл бұрын
Maasha allah runtii wax xoga kama hayn cida ay yihin yibruhu lkn haxa waan fahmat
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 жыл бұрын
Waaar islaaanimaaa asal ah
@sahraosman5271
@sahraosman5271 5 жыл бұрын
Waa nasab sh.khaan wlh
@madadiyoanwaargabadhiimukh5371
@madadiyoanwaargabadhiimukh5371 6 жыл бұрын
xaqooda Allaah ha soo saaro
@ahmedsaleebaan7864
@ahmedsaleebaan7864 6 жыл бұрын
waa
@raadiruntatv5358
@raadiruntatv5358 6 жыл бұрын
kalsan tv wariyaha ayaya ka dhinteen wariye fican ma ahan
@kushiticman137
@kushiticman137 6 жыл бұрын
Somali dad xun ayaa nahay ee alle aan ka cabsano cid cid ka fcn ma leh allow na amaanso
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 6 жыл бұрын
Manihin dad xun adaa midhaa qof xun ah wll.
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
kkk yibiraa xaq faafiya anagana jizyay naga qaadayeen
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 5 жыл бұрын
wlhi taarikh aan waxbo ka ogeyn ayan cawa faiday
@haawahaawo1417
@haawahaawo1417 Жыл бұрын
Sheekhow,sidaa,maaha,raali,ahaw,sidaa,maaha
@Cartan8814
@Cartan8814 7 ай бұрын
Waa runtiis yuusuf kownayn ayaa ahaa xabashi yahuud ah oo qaadi jiray
@ahmedosmanafrikaner1966
@ahmedosmanafrikaner1966 5 жыл бұрын
Wadaad kasta oo dirac carbeed labisn, hagoogna maxada u'saarantahay marka aslaka beeshiisa wax laga weydiiyo Carab ayuu futdada u geliya. Waryaa hooy, Somalida carab ma'ahan ee waa Afrikaan dhalad ah.
@goljanogsm
@goljanogsm 6 жыл бұрын
Sh Xariir Imika Culimo kumaan arag ee maxaa dhacay ee culimo looga waayay
@fadumo4024
@fadumo4024 3 ай бұрын
Allaahu Aclam dadkeenu taariikh mahayaan laakiin Soomaali waa Iskumid waana khalad in lagu mashquulo Illaahay ummaddiisa اتق الله يا ابن آدم
@beproud5447
@beproud5447 3 жыл бұрын
wlhi qabiil mamnuuc aan ka dhigilah , hadan MW ahan laha.sida rowanda camal. nacala qabiil ku yaal.
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 3 жыл бұрын
Benaale ma sheekh yusuf kawnin baad waxaas ku shegaysa inan gubeed samahayaha idinkunbaa qaata,
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 6 жыл бұрын
tariikhda waa sax lkn waxan ku arkay itobiya ayey dagaan intooda badan buuraha kasoobilabmo shabeele. lkn suldankooda xuseen oon jaar ahayn illaa 1986 maalin qudha ma arag mayd guriga laga sii sido maalin aan guriga galayna waxaan arkay meelo aan la galin
@sanyarebinuxaniifa1442
@sanyarebinuxaniifa1442 Жыл бұрын
Oo niyahoow maxay ahaayeen meelaha aan lagalin
@abdikanidiriye9342
@abdikanidiriye9342 6 жыл бұрын
ilahay dadka hacafiyo dulmiguu mawacna
@ahmedwelimusa1483
@ahmedwelimusa1483 6 жыл бұрын
waan ku salaamay Illaahay ha kaaa raali noqdo,barasho wanaagsan. aniga adeerkay (HAAXI)Allah ha u naxariistee ayaa reer Saleebaan iiga sheekeeyey, waan kaa weynahay,waxaan ahay 68years,nin reer Abokor Xildiid ayaan ahay oo magta wada bixisaan waan idin wada jeclahay. markii iigu dambaysay aab wuxuu deganaa Abu Dhabai. waxaan ahay Rashid Ahmed Weli Sh.Musa. cell.6122138507
@spartacus9008
@spartacus9008 Жыл бұрын
You have a recent Yemeni Ancestor. Your family must live by the coast or coastal region 💭.
@user-ml4me8mm8z
@user-ml4me8mm8z 8 жыл бұрын
sheèkh aaad ayaad u mahad san tahay pls cinwaankaaga ma noo soo qori kartaa anaa u baahan shaqsiyan
@jasseyba2865
@jasseyba2865 6 жыл бұрын
احمد الشيخ 0634363543
@hodancsmn7466
@hodancsmn7466 6 жыл бұрын
Qofka islaamka ah e sharafta leh haku shegin yibro wa dad sharaf leh walahy
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 6 жыл бұрын
Reer banuu xaniifa lagu lahaa warbeenta jooji wax banuxaniifa layiraahdo nama aysan soogelin.
@cabdiwalimaxamedcali4316
@cabdiwalimaxamedcali4316 4 жыл бұрын
Waa run
@maandeqmohamedali
@maandeqmohamedali 7 жыл бұрын
waa la heli karaa anuu adeerkay yahay
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711 6 жыл бұрын
Maandeq 300 masha allah walaal yibruhu waa dad fiican OO dhalad ah weeye walaahi gabadh baaban ka guursan lahaa
@khadarsomtel5040
@khadarsomtel5040 5 жыл бұрын
waxa la yidhahda ADE QAATE
@kingk7428
@kingk7428 6 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah hadaad aqrido commentaga waad yaabeysa yibirka waa la dulimiyey hadana waa lasii dulmayaa taariiqdiisa xataa waxa la lee yahay waa been lagu ye subaxanalh somali dulmi madeyso aniga ninkan waan aaminaya waa qof muslin ah hadana somaliya waxas waxa ka shaqeyey cadowga muslimka ah iuyo waliba kan somaliga ah noolada wllyal yibir
@samaale7381
@samaale7381 5 жыл бұрын
Ninka waa maxay wuxuu isku ekeeysiiyay carab. Balaayo kugu dhacday dhaqanka carabta ayaa xoog dalka u soo galay oo dhaqankeeni badeley
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
kkk
@happychannel6920
@happychannel6920 6 жыл бұрын
Halajojiyo Hybsoca!!
@safiaabdi611
@safiaabdi611 6 жыл бұрын
Walalo we are all somail and Sam Subhanallah and we are not Arabic
@daauudmohammedgoala3789
@daauudmohammedgoala3789 6 жыл бұрын
safiya walaal caqligaaga isticmaal walaal macaan, qof ka awow ka awow dhaxleyey taariikhda awowgay oo kule tqabuurtii awowgey wataas iyo taariikhdiisii carab buuna ka yimid, gabadh afrikaanada oo eyeydey ah buuna guursada oo hebla la dhaho , qabuurahoodiina waa kuwaa - miyaad dafiraysaa? adigu mar dhowna d9iintaad dafiraysaa iyo kutubka. odayaasha lagaaga sheekaynayaa maaha cid walba oo aan istijoon.. dadka lagaaga sheekaynayaa waa kuwii keenay diinta africa!? suaal>? adigu ma taqaanaa awowgaagii sadeexaad magaciisa? mana aaminsantahay inay asxaabi dalka timi iyo ehludiin diinta faafiyey? dee walaal suaal la iskama dhiibo, waamn ka xanaaqaa dadka saada eriyo jaahila meelalaha la yimaada wallahay. waan ku sharfi lahaa hadaad suaal la timaado, ee laakiin hadal goosan oo ah waxaasi saas maaha baad dhiibatay oo dhibic aad ku jartay. naga tag jaahiladyahay
@samaale7381
@samaale7381 5 жыл бұрын
@@daauudmohammedgoala3789 War naga aamus adigoo af qaloocan carab ma tihide. Ma waxaa i leedahay Faroole iyo Gaas ayaa carab ah waxaadba moodaa swahiligii kenya ku noolaay
@kheyraysaneAshakir
@kheyraysaneAshakir 5 жыл бұрын
wll asagal ahaan waan nahay waayo firkii xaam ayaan nahay ,yacni nabi nuur wiilkiisa
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr Жыл бұрын
Somalidu waa carab
@maandeqmohamedali
@maandeqmohamedali 7 жыл бұрын
haa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Qof maan gaaba baa qof kle ku eedeeya qabiilka uu ka dhashay
@mohamedyuusufismail4164
@mohamedyuusufismail4164 Жыл бұрын
You
@Abadir1001
@Abadir1001 6 жыл бұрын
Dulan xaq ma aha waa dad in ala mid ah,laakiin taarikhda uu sheegayaa waxba kama jiraan
@kheyraysaneAshakir
@kheyraysaneAshakir 5 жыл бұрын
wll qof wayn oo caalim ah inaad beenaale kutilmaamtid waa qalad ,,,, wuu kaawayn yahy lagayaabaa inay macquultahay waayo somali asal ahaan waa carab ,, khaasatan waa firkii xaam oo ah nabi nuux wiilkiisa , lagana yaaabaa in ay macquulthaay waayo soomaalida afriga dad asal ahaan dagan aa maahan .....
@daahirahmed2124
@daahirahmed2124 6 жыл бұрын
Aniga nin ayan kahayaa sheeko xiligii kacanka ayan utagnay ayuu yiri ruushka ayaa nala geeyay malin maalmaha kamid ah ayaa anaga oo shah kacabeyna ayaa nin cadan ah noo yimid wuxuu yiri suaal ayuu naweydiiyay wuxuuna yir masomali bad tihiin haa baan ku niri kadibna suaal ayuu naweydiiyay wuxuu yiri wadankiina dad kasoo jeedan dad israaiil udhashay majiraan maya ayan kuniri lkin wuxuu naweydiiyay qoladaan yibraha layirahdo mataqaanaan asalkooda maya ayan ku niri waa iyaga ayuu yiri ninkii ayaa yiri arintii waxaan ogaaday markii burburkii dhacay sida badan jabuuti ayaa laga qaaday maantana somaliya majoogaan ama wey kuyaryihiin
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
Daahir Ahmed waa macquul
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 5 жыл бұрын
Meel aan kaalo soo xidhiidho rabaa bro
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
Wadaad walba way uu carab noo galiyaan. CARABTU WAA SHAM. Anaku na Waa HAM. Kala saara. Sham family iyo Ham FAMILY. Carab tiina kunoqda.. Sheikha arab haduugalo haladilo. Maxaa naga galay wixii carab gala. Maxaa iga galay☺. Bini xaniifa waa lawasaa. Reer fircooni na ilahay ha ugargaaro. Qurees waxba iimagali. Mana doonimaayo. Moses ba yahuud buu kadhasay. Ma in aan jeclaado yahuudbaa oo aan kutirsado? Mise in aan diinta qaato?. Qureesna sidoo kale. Ilaahay quraanka qaata buudhahay mabiil qurees raaca muun dhihin. Waa inoo wadanka😨.
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
yibraha a may yuhuud mise waa cidkale
@nuurabdihaajir8492
@nuurabdihaajir8492 Жыл бұрын
Hhhh doqon aan caqli laheen
@hoodoxuseen7147
@hoodoxuseen7147 2 жыл бұрын
Ina bucur bacayr beenbu sheegaya yibro waa yuguud
@raadiruntatv5358
@raadiruntatv5358 6 жыл бұрын
wariye suaal ayaa ku soo celcelinaa wariye badow ah suaal ayuu jawaabay ayuu ku soo celcelinaa
@daadah73
@daadah73 6 жыл бұрын
Soomaaliyeey Ilaaheen ka baqa ..
@warsamehanteen415
@warsamehanteen415 4 жыл бұрын
Sheekadan maaha caqli gal maaha , umada soomaaliyeed dulmiga ma taqaano, dad muslina saa uma takoorayaan ee wax weyn ayeey dadkan soomalida u gaysteen sidaa un umay takoorin . Ee wax caqli gal ah layimaada
@CM-xs7xt
@CM-xs7xt 6 жыл бұрын
Shiiq yuusuf kooneeyn shiiqii quraanka barashadiisa soomaali u fududeeyay oo alif beetada ama xuruufta quraanka u badaley alif wax male ba hoos ka leh ta kor ku labaale alif ilaa iyo ya ayuu af soomaali ku hin gaadiyay waana wada yaqaanaan soomaali ee taariiqda ha qaldin qabiilka yibraha waa qabiil boqolaal sano soo jiray shiiq yuusuf kooneeyn qabiilka yibraha uma dhalan kamana mid aheeyn samayada eey qaataan yibraha waxaa la yiraahdaa waa diyadii bucur baceeyr odayaashii hore ee soomaaliyeed ayaa uga dhigay xeer in laga siiyo inmihii dhashaa samayada laakiin markii hore waxeey aheeyd mag ama diyo markii daanbe waxeey isu bedeshay dhaqan iyo caado waxaana loo bixiyay samayo oo la mida sadaqo sidaas ayaan maqlay
@Cartan8814
@Cartan8814 7 ай бұрын
Alif wax maleh moye wax kale sheeg taariiqdiisa baro maxuu sheekhii sheekhaal dhalay uyiri hala dilo yusuf kownayn taariqda baro
@FilsanMasiixi
@FilsanMasiixi 6 жыл бұрын
Yibir waa "Hebrew" oo ah Yuhuud ama reer benu israa'iil oo ah qoomkii nebi Muse, Isxaaq iyo yacquub. Iyaga ayaaba Carab ka wanaagsan ee muxuu sheekhu Carab u sheegan.
@omarhussein4101
@omarhussein4101 6 жыл бұрын
Qabil walbo oo somali ah waxay kasoo farcamen oday socday oo diin faafinayey cajìb ani carab ma ahi waa idin kaligiin
@skrtube237
@skrtube237 5 жыл бұрын
Ma wuxuu inoo sheegayaa in yuusuf kaynoowni ay ka soo jeedaan reerkan yibraha
@Cartan8814
@Cartan8814 7 ай бұрын
May yuusuf kownayn waxuu ahaa yahuuda madow ama xabashi waxaa laga soo diray Ethiopia
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Ай бұрын
​@@Cartan8814xoole sheikh yusuf alkownayn wuxu kaimade hijaz wadamada la isku dhoho carab ta wana nin asharaf ah
@user-ml4me8mm8z
@user-ml4me8mm8z 8 жыл бұрын
telefonkayga waa 00251915745077
@zaedidres1393
@zaedidres1393 7 жыл бұрын
nin maskax badan
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk yibruhu waaaxay???
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
annagu ma hicli
@MohamedB614
@MohamedB614 6 жыл бұрын
Alaa somalida been badna waar African baad tihin carab haa sheegaan
@pleasesubscribe7659
@pleasesubscribe7659 4 жыл бұрын
Yibir ku qaad baan maqli jiray.
@abdiabdi2973
@abdiabdi2973 4 жыл бұрын
Waar carab ismood weeyaan
@ramloahmed3712
@ramloahmed3712 6 жыл бұрын
Naga.haloo.bixiyo.binixaniifa.
@abdullahiciid7051
@abdullahiciid7051 6 жыл бұрын
dad ladulmiyo weeye gaboowe
@ahmedy7065
@ahmedy7065 7 жыл бұрын
aniga ba way iga wala qaateen 12:01wariya hhhhhhhh
@sharmyf3456
@sharmyf3456 7 жыл бұрын
Ahmed Yare تننن
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 7 жыл бұрын
xabashi miyaa u magac bixisay masakiinta
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 5 жыл бұрын
Markaa annaga ma jizyey naga qaadayeen waa kuwii ugaarsan jiray ilmaha noo dhasho somalidu ma gaal ah ahaayeen
@haybeismaaciil4515
@haybeismaaciil4515 2 жыл бұрын
Ma run baa in dad aad u badan oo yibrahii soomaaliya laga qaaday addisababa oo loo qaaday isreal nin yahow dadkaas waa la xaqiijiyey oo xataa BBC baa laga waraystay markaa dadkaasi ma soo noqdeen mar waxaan maqalay waxaa loo kala qaybiyey qabiilada soomaaliyeed ma run baa.
@smartwatchandsmartphone5675
@smartwatchandsmartphone5675 Жыл бұрын
Mabensanayo in culimadu is dagaalayaan
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
DNA godha wa carab
@hamzemohamed8857
@hamzemohamed8857 6 жыл бұрын
Nio iidoorka maxay dad gabeen yibrahana in layaso iyaga usababa
@ahmedjama1040
@ahmedjama1040 4 жыл бұрын
Hamze Mohamed bucur bacayr taariikhdiisa dib u raac
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 4 жыл бұрын
Wxba mey gaabin cidna mey dulmiyin ee qadaadweynta kwrn ilaa hada laga fadhiyi layahey
@ahmedjama1040
@ahmedjama1040 4 жыл бұрын
Cabdiqani Sulub beer jileeca ka daa talaamiinta
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
Soomali.carab ayey ku waasheen.qolo kastaa carab hasheegtaan uf daarood iyo isaaq ayaa carab kuwaashey adikuna.makubiirteen
@kkk-ts9qb
@kkk-ts9qb 3 жыл бұрын
🤣🤣.. funny
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 5 жыл бұрын
Ninkaan waan arkay aaway kuwii burcada ahaa markii dagaalkii uu dhacay lama arag ma buurta liqday yibir ma jeclayn oo waan necbaa dadka ayay dhici jireen
@kheyraysaneAshakir
@kheyraysaneAshakir 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk qabiilkastaa shufto waykujirtaa wlhi waad iga qoslisay sxb ...... yibir iyo yibir laanba wlhi somali waadad isla dhashay qabiilka in la iskadaayo ayaa fiican ,taas ayaana kheyr noo ah iyo wanaag\
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
lkn way baadaan
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Horta waxaa run ah in Amxaaradu waxay haysteen dalka markii sheekh yuusuf Alkowneen yimi sheekh yuusufna wuxuu bilaabay in uu diinta islaamka faafiyo ilaa boqor magaadle dagaal KU bilaabay Axmaara
@kingking2074
@kingking2074 11 ай бұрын
MAARKA WAA NIN CARAB AH MAHA NIN SOMAALIYA AH UU QUXOOTI KU SOO GALAY SOMAALIYA UU AH NIN AJNABIYA ?! SOMAALIDO WAA DAD AFRICAN AH UU LUQAD IYO AAF GAADHA LEH UU WADANKODA KU NOOL UU JOOGA .
@daadah73
@daadah73 6 жыл бұрын
Wariye Daciifaa ..
@guleet75
@guleet75 6 жыл бұрын
Yibir=Yahuud !
@smw3415
@smw3415 6 жыл бұрын
Been badana oo aqoon darana Inta Qamiis xirtay gardeystay ayuu wuxuu lafariustay sh Yuusuf cownen ayaa yibra ah somali adeer tariiqdeeda waa la yaqan ee beenta dadka daaa
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
kjjjjj
@munajaamac3057
@munajaamac3057 3 жыл бұрын
Dadka idinka ugo shraf badan wayo dadka ma kofsadan mooryaan malaha marka waa dad xalal ah
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
Hada masidaan ayaaf.caran kutahey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 5 жыл бұрын
Markaas ayaa cid walba carab ku tuurtaa
@warsanismael7739
@warsanismael7739 10 ай бұрын
Ninkani wuxuu dagaal adag u galey inuu gabadh ajji ah guursadey wuxuu a guursadey dhowr dumara oo ajji ah caruurihiina wuu ka qaatey markuu furey ka dib nin sahlan maaha waa bilaa SHEEKH ❌❌❌❌❗️❗️❗️❗️
@xuseenmaxamed3134
@xuseenmaxamed3134 6 жыл бұрын
Waar ta ariikhda beenhakasheegin bucurbacayr wuxuahaanin aansaxahayn
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
ar maqla fawdadaan2
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
👎💛
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Wuxu ilahkadhiga tahay hebsocu aan kudhaxlo muuileyahay mamida dhala mamid ogaday wiil la aaniyo ehel la aantey muxuyahay heebsooc gaal muumoday dadku iney waxdhalan ooy sisharci iskudhaxlan dabey imarad sacudi iyago walala kaladuwanyihin adigana sidas ukala duwantihin ogolato wacalga haduqangaro abtigisa ugurinayay midkanka waxad iskadhigto oo oogadhex baxdo cidad katirsantahay xolojir lakasen logurinayay intas midkanka dhaafsisan maxaway nidam daro afla aan nin hadlinwaxasaba rerkodeygaban micnaha midganka jarer madow sanweyne aba cadan sandher oo labada kasohare miyaa midibkan casow marankaa macidihinaaleh majiro maladhahay
@osmanilmiosmanmnn5039
@osmanilmiosmanmnn5039 6 жыл бұрын
Waxa radiso ayaa weysey eee wax fican soo bandhig
@bashiircali9738
@bashiircali9738 5 жыл бұрын
waabeentiis ee waa yahuud waxeyna ku abtirsadaan ninkii la oranjiray bacar baciir eeyahuudiga ahaa eesixirowga ahaa eesoomaalida gumeysanjiray waxaana dilay oobuurta kuxabaalay sh yuusuf alkowneyn allaha unnaxariisto wuxuuna joogay qarnigii todobaad ee hijriga
@samaale7381
@samaale7381 5 жыл бұрын
War Bucur Bacery waxa uu ahaay soomaali pegan ah oo diimo dhaqameed haysto. Waxaa dilay Yusuf Kowneyn oo ah ninkii soomalia Islamka keenay waxa uuna ahaay reer Zeylac. Dilkaas ka dib ayaa ilmihii uu ka tagay Bucur Baceyr loo ogolaaday in dhalan kasto laga siiyo Mag ilaa in muddo ah balse ay ka noqotay dhaqan. Yibir waa soomaali dhalad ah oo islaamka dartiis aabohood loo dilay
@abdirashidmahamedhassan152
@abdirashidmahamedhassan152 4 жыл бұрын
False waaaa bucur.bacayr
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 5 М.
fool ka fool  25-10-2012
48:09
Universal TV
Рет қаралды 38 М.
Maxaad ka Taqaanaa Dadka loo yaqaano Yibraha?
18:50
Hoodo Show
Рет қаралды 7 М.
Religious Debate / Villaber vs CFD full Last Part
16:50
PastorGev
Рет қаралды 30 М.
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 181 М.