#Gabayada

  Рет қаралды 296,318

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@HassanFarah-x4b
@HassanFarah-x4b 20 күн бұрын
Salan carabe Allah u naxarisyo amiiin😂😂😂😂
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 жыл бұрын
Garxajis 🦁
@nazriismaciilaxmed5471
@nazriismaciilaxmed5471 Жыл бұрын
Awoowgy cismaan aadan ale ha u naxariisto
@samsamm5996
@samsamm5996 3 жыл бұрын
Taarow gabayadii Maxamed nuur fadal iyo Faarax laan jeer soo duuba
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 2 жыл бұрын
asc horta walaal waan kusalaamayaa warar kaagana waan xiiseeyaa waxan ahay nin waayo arag ah aanku tilmaamo caynkan may ahayn sheekadu way ka duwan tahay waxna waad haysaa waxna way kaa qaldan yihiin kunoqo gabaygaa salaan carabay iyo siduu xaalku ahaa ilana soo xidhiidh waa.n kuu toosiniye mahadsanid
@ccasiisibrahim9664
@ccasiisibrahim9664 2 жыл бұрын
Barashada af: soomaaligu waa laga ma maarmaan Waxa lagu dhawaaqaa in af soomaaligu yahay afkiii Diinta
@gulleddhiisha7269
@gulleddhiisha7269 3 жыл бұрын
Waan kj xidhanay taar tv maxamed aadan wll hore u soco afsomaligiiba adiguu kugu hadhee
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Waryaa ciidagale taariikhdu beri hore ayey raacdey ....😂😂😂😂 Abwaan bidhiidh ma ogaadeenbuu ahaa
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 2 жыл бұрын
Ma Raacine Bidhiudh Dhulbahante ah iyo Raguu wato iyo Nin Ciidagale ah iyo raguu wataa Reer Ciidagale ah hal mar usoo wada ardaa dhigay Kadibna labadii qolaba qolo kasta golahay fadhiyeen ayaa Sooryada loogu gayn jiray halkaas ayuu Bidhiidh laba habeen laba gabay ka kala tirshay isagoo Ciidagale u marti ah gabadhiina loogu dhisay oo qoladii kale kaga qaaday
@hassancabdirisakdayr3646
@hassancabdirisakdayr3646 Жыл бұрын
maye dhulbahantuu ahaa cali gari
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
SHEEKA-BEDEL ! SHEEKOOYIN LA WADA HAYO AYAAD AF KU BEDDEL ISTIRI !
@saleebaancali5436
@saleebaancali5436 3 жыл бұрын
Manjarafad ayey ku cunayaan raashinka
@GeediFarayare-tm4fx
@GeediFarayare-tm4fx 21 сағат бұрын
Asc taar tv dawasho wacan.
@memomm9539
@memomm9539 Жыл бұрын
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 3 жыл бұрын
Barnamuj aan saaaid u sugayay way kaa gaysanthy Azxabta taar tv
@mrsamatar1190
@mrsamatar1190 3 жыл бұрын
Silsiadan Xaydha Aad mesha Kusoo qortay waad ka Tagtay Oo Habarjeclo ayaad wixiiba ka dhigtay inader bahasha haloo sinaado.
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
Wll ma meel kale ayaad wax ka dhegaysanaysa. Anigu tan halkan wax hbr jeclo ah 2 nin oo in yar kaso galay waa Salaan iyo Gun iyo Baar eeg. 12 nin ayuu shegay. 10 ka kale waa Daarood iyo Isaaq kale
@mrsamatar1190
@mrsamatar1190 3 жыл бұрын
@@Noredin20 Malaha waxad isledahay Waa reeraha Mesha kamaqan Waar Ugu Horeyn HabarJeclo ayan ahay se Sida Uu habarjeclo u macaaneynayo Amaba Ugu dheeranayo Maaha si saxa Ama isu dheelitiran Waase kuwe 12ka abwaan ee kale ma qaar iyagu wada hadlaya ka Hadlayaba Habrjeclo ayaa dhinac socde?
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
@@mrsamatar1190 malaa isku meel baynan wax ka dhegaysanayn . Ama Rag kale ayaad hbr jeclo u taqaan. 2 nin oo caan ah Salaan iyo Guniyo baar eeg ayan ka maqlay. SALAAN crbey wuxu laso geliyey. DUCAALE dheere iyo Ismaciil MIRRE iyo Cali dhuux g Gun iyo Baar EEGNA waxba cidna. RAGA kale HJECLO KUMABA jirto mana aha. Budhiidh wa'yo. Qamaan bulxan. Samatar baxnaan. Ina Cabdulle xasan. Shire . Qawdhan. Halac dheere. Marka HJECLO aya malaa dhegahaagu maqleen kkkkkkkkkk dadka kale ma.maqlaan. kkkk
@mrsamatar1190
@mrsamatar1190 3 жыл бұрын
@@Noredin20 magacyadooda Ayunba la xusay kuwaa abti Kale aqoonshaha Nin iga badiya matihid ee malaha Bayd aad Rag Ugu faanto ayaad ka dhex aragtay Ood ula khusuucday Vediogan😁
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
@@mrsamatar1190 kkkkkkkkkk wax igu cusub maan maqal . Ciyaalnimadii baan maqli jirey. *Daarood sidu beri aha loo dad qalatoow iyo *Iidoor sal fududaa wxu sugayo mu dhawro. Wax kale muu sheegin dhanka HJECLO. Lakin cayda ciidagale ee bidhiidh u Tiranayo maan maqal. * sidii Ciidagale Haw wablaynina hore uma maqal. Asc
@abdirahmanhussain9831
@abdirahmanhussain9831 3 жыл бұрын
Muwaadin Ma wanaagsana suugaanta hadalada xun xuni ku jiraan in lagu soo qaato miidhyaha
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 жыл бұрын
War caawa waa waali Sheegadu deee
@xasancdiiriye7658
@xasancdiiriye7658 2 жыл бұрын
Taariikhda kumafiicnid sifiicana umahaysid Ee wararka uun sootabi
@abassaden2565
@abassaden2565 3 жыл бұрын
Taarikh suganeedka hakucayarin
@maxtube2295
@maxtube2295 7 ай бұрын
Mar hartaa ku dhalay 😢 Soorta maad hadal La, aan dhiibtid
@KADER1140
@KADER1140 2 жыл бұрын
Tani waa taariikh idoor maaha tii saxda ahayd
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 3 жыл бұрын
Taar tv nogu soodar sarkadhaban gabeygii kala gooye
@umushayma58
@umushayma58 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk soobadi maxamedoow waa taariikhe ceebmale
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 3 жыл бұрын
Gabayada waad bedesha oo beydad cusub oo jeebkaaga ah ayaad ku darta.
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
weriye caana abiib iimaan xasan
@abdisahalahmedmohamed2703
@abdisahalahmedmohamed2703 Жыл бұрын
Barbaamijyadaasaa qiimaleh soo badi
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 жыл бұрын
Sidii daarood ahaa loo dalqalatow gun iyo baareed
@Qowdhan99
@Qowdhan99 3 жыл бұрын
warkaagu waa fiicanyahay lakiin snm baad ujanjeedhaa
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
Kkkkk ma dawlad iyo jamhad baa is haya snm se goorma u danabysay.
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Maxamed dirir tariikhda kaa saar cadifada please
@fartunfarah2990
@fartunfarah2990 3 жыл бұрын
Greg Greg dhinaca Buu ujanjeeraah waa in laraadiyaa Ruta gabayafay
@sarkaalka12
@sarkaalka12 2 жыл бұрын
Waxan aad sheegayso waa wax qoran wadaad haku deg degin taariikh aanad garanayn
@farxaanabdiraxmaantaleexi7203
@farxaanabdiraxmaantaleexi7203 3 жыл бұрын
Hore usoco tar tv Caawa awoow gay bidhiidh ayaad so qadatee
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH
@mustafecalijamac6312
@mustafecalijamac6312 3 жыл бұрын
Kkkkk soo badi lipaax
@inaapokor6467
@inaapokor6467 3 жыл бұрын
Nio naga xishood
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
U sheeg reerkaaga sxb reero badan ayuu ku kala tegey. Ciidagale. Ugaadeen. Harti. Daarood. Iidoor. Suldaan shire. Kuligood waxba laga sheegay.
@abiibcumarcali4817
@abiibcumarcali4817 2 жыл бұрын
Maasha Allah nin raga
@MaxamediIsnacil
@MaxamediIsnacil Жыл бұрын
@aliishakahmed2080
@aliishakahmed2080 2 жыл бұрын
Been baad ka sheegtay taariikhdaan Gabay ay ku jirto nafta dooji mooyee xarago laga dawaareeye Waxaa tiriyay salaan carabay wuxuuna u tiriyay Cali dhuux aadan oo ay is hayeen
@memomm9539
@memomm9539 Жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay inaad soo bandhigtay taariikhda Soomaaliya
@abiibcumarcali4817
@abiibcumarcali4817 2 жыл бұрын
Sarkadhaban
@adenali274
@adenali274 2 жыл бұрын
Thanks
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 3 жыл бұрын
Walaahy wagayo macquila
@jamalibrahim9670
@jamalibrahim9670 3 жыл бұрын
Jsmaal ibrahim
@xasancdiiriye7658
@xasancdiiriye7658 2 жыл бұрын
Warka ayaad kuroonayd lkn taariikhda Waad kufashilantahay been baad kabuuxda
@ahlanhussien
@ahlanhussien 3 жыл бұрын
Waaryaa tv ciidagale waad ku shidaysa naga daa caayda habarjeclo gobay haydeh wa maxay caydu
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk indr waan la yaabay Ninkan wuxu Ciidagalena ku doontay. Intayadan Harti iyo hbr yoonis ayuunba markii hore is caayi jirney. Cayda Ciidagale iyo Ugaadeen ninkani Colkuu naguso badinaya kaniye ya aamus yidhaahda . Kkkkk oo hbr yoonis. Dhulbahante. Warsengeli. Dhabayaco ku eekoow.
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 2 жыл бұрын
Qisoyenka gabay yadah been badan baad kasheegtay xag jirnimo baa kugu jirtah taariqdunah ma ogolah xagjirnimo
@secterofficial6001
@secterofficial6001 2 жыл бұрын
Hhh
@hibomaxamed5853
@hibomaxamed5853 2 жыл бұрын
Balenka
@maxamedcabdi2123
@maxamedcabdi2123 2 жыл бұрын
M
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Cali dhuux weligiin salaan uma gabyin wuu yasi jiray xitaa weligii uma jawaabin
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 2 жыл бұрын
Ma iyaga Isku Heerba Joogay . cali dhuuxna Waxa lagu Markhaati furay Af-xumo iyo Diraadiraale, Halka Salaan Raggi Isu Gabyi jireen Ay qireen Heerka Uu ka Taaganyahay ay u qireen . Gabayga La magac Baxay Go'shaash so Akhriso Waxa lo Tirinaya Cali dhuux Waxana u tirinaya Salaan Carabay bal Halka kala taganyihn ila so fiiri🤣😅
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@clraxmaanaxmed1853 waxaan kuu sheegayaa si kasta u hayso laakiin cali aadan salaan weligii uma gabyin wuu yasi jiray xaga gabayga weligii maalinbuu laba eray ku riday maalintaana salaan waa dagaalamay oo garacmay salaanaw kalaamkayga gabay waw kal tiriyaaye kursi uguma soo yuurarsado koob halay shubo kadabkayga eebaa hayee ma aan kireeyeen kun jeer buu habaynkii ciyaa kalab shaqaystaaye adiguna la.kiis baa tahaye kire ha ii yeedhin
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 maxa ka racay afarlaydaa uu cali salaan ku u tiriyey hadaa sugaanta wax ka taqaano so akhriso gabayga salaan ugu jawaabay sida uu salaan gabayga ku cadeeyey inanu cali iyo isagu sinayn ' ma gudboonin giicalaha wakhtigan so gadaal baxay ' markii u laha cali kama jawaabin wayo waxa uu oga inanu salaan gabay ku gaadhaynin
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 30. Fulaa arar la gabagaabsadee waan gagabiyaaye 31. Hadduu gedmiyo giiryaalahay gole ka caayaane 32. Anse waxaan garraaddo u dhigaa dhulay ka goojaane 33. Gooshqaadka iiguma baxdee gaban kalaan baanay hadii u cali gabay tiro karo malinta kama aamuseen sida lagu laha laguna tilmaamayey inuu meelahas afaraly ka tiriyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@clraxmaanaxmed1853 cali dhuux aadan adeer waa la ogyahay halkuu suugaanta kaga jiray waayo seyod maxamed oo lagu tilmaamo aabaha suugaanta soomaaliyeed oo ay cali col ahaayeen ayaa u qiray oo yidhi gabaygu waa geed oo aniyo cali dhuux ayaa isku haysana silsiladii guba sedex nin mooyee inta kale cali dhuux ayay u wada gabyayeen maxaadba cali ka sheegtaa ducaale dheere ayaaba salaan lu daanduumiyey gabayga
@samsamm5996
@samsamm5996 3 жыл бұрын
Kkkk
@asiayounis7498
@asiayounis7498 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 2 жыл бұрын
Af soomali
@faalbood
@faalbood 3 жыл бұрын
Cali duul duulow taariikhda aad faraha ku samaysatay iyo mid aad leexisay
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Hhhh
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 8 ай бұрын
Oo hadaa ma waxa run sheegaya idaajaaga daaroodka buunbuuniya waad qabyaalad hadashay
@ahmednuursuugaani667
@ahmednuursuugaani667 2 жыл бұрын
Qayaalada jooji
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Snm iyo garacyada iidoorow gardaradu ma fiicnee bal maad aabiga dayso Dhulka aad ku kibirtay ma lihide maad qayba aayar ka ahaato Qaadicudariiqnimo Allaah ayaa nacladaye maad somaliya isbaarada kaba dayso Shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimadiisa somaliyeed maad daabcada ka dayso Dagaal wiil kuma dhashee maad iswaalkaba dayso Innan iyo abeesaba afkoodaa ayaa u wadahee maad ummadda somliyeed horor ka dayso Afweyneba sidiina oo kale xoriyada ummadda somaliyeed ugama qaadine maad hooyooyin iyo waalidka xaqqooda iyo xoriyadooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqankooda iyo cawaalow calankooda maad u dayso Xoriyadii ay waalidkood iyo walaalahood iyo kuway ifka u jeclaayeen ku waayeen dagaalkay u galeen xoriyo maad xasuustooda iyo xaqqooda u dayso snm iyo afweyne waxay isku qabsadeen inuu xaqqa iyo xoriyada shacabka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed midba kan kale ka boobo oo snm inta afweyne ka soo carareen ayey canbaartoodii iyo baqadoodii iyo diciifnimadoodii shacabka somaliyeed ee hargasaad la soo dhex galeen oo dhiigyacab afweyne uga hari waayey amase uga hari diiday suu wuxuu ahaa inan gumeed carooday oo awood isbiday oo waa lagu yaqaan sidaas inuu dadka u xasuuqo inan gumeed itaal isbiday waayo wuxuu filin haddii laga raayo in awoodiisu dhamaanayso oo isaga la xasuuqayo sida qoomuluut, dhilayste, boonayste, gaal muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor aaminsan yihiin oo kale ee maad hooyooyinka iyo culimada iyo dhalinyada ugubka ah oo diintooda iyo cawaalow calankooda wata ikhyaarkooda u dayso Oo snm iyo garacyada iidoorow maad shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimada iyo hooyooyinka somaliyeed ibtilada ka dayso intaan aayaadka Allaah ibtiladoodu haleelin oo Allaah uusan ku fitnaysiinin oo oohinta aad mu-miinta ka qubayso jawaab deg deg ah kaaga imaanin Carshiga Dushiisa oo snm iyo garacyada iidoorow ogow "adoonka Allaah oo cibaadiga ah markii la dulmo in Allaah deg deg ugu jawaabo oo bal culimada uu cabdimaalik muuse coldoon ka mid yahay iyo hpoyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee aad ku abiyuus garaynaysaan carrigoodii Allaah siiyey iyo cawaalow calankoodii ay xorayntiisa u naf waayeen kuwo badan oo ay jeclaayeen huwashadiisa iyo qoomuluutnimo iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo gaalnimo iyo shirki iyo wax kasta ku xun dadkooda iyo dalkooda iyo diintooda somaaliyeed aan rabin oo wax sharr ah oo ay idiin gayteen uusan jirin, Allaah si deg deg ah Ayuu xaqqooda u sugine maad ibtilada nafihiina ka dayso Oo ogaada shacabka somaliyeed mujrimyo iyo dawlada idinka awood iyo xeelba weyn oo idinka hub iyo awoodba badan ayaa ku halaagmay waayo shacabka somaliyeed waa cibaadii sax ah oo Allaah maqlo baryadooda oo uu si Rixinkiisu ka buuxo si deg deg ah ugu soo jawaabo oo masaakiintii laascaanood aad ka erideen baryadoodii idin ku maqan oo culimadii diinta shacabka somaliyeed cuqubadoodii idin ku maqan oo dhalinyada ugubka ah iyo hooyooyinka iyo waayeelka iyo haweenka xaasaska ee aad saqdhexe iyagoo sariirahooda jiifa aad ugu dhacdeen guryahooda iyagoo hurdo u labisan oo sariirahooda ku jira sida xaaskii cabdimaalik muuse coldoon oo xaqdaro uga oohiseen cuqubadoodu idin ku maqane maad ummadda somaliyeed ciqaabta ka dayso Oo najuuseey yahay najaasada maad iska mayrto Intaan la idin rogin sida qooman aad maanta u jeedaan iyo kuwo hortood la rogayba. Yaahuu yaahuu yaahuu
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 2 жыл бұрын
Waxa So qoral Ah maxa ka keenay 🤣😅 Dhulna Wad Taqaan Haln Dagno Colna Wa taqaan Halkn Dhigno ee No more Calaacal Adeer
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 2 жыл бұрын
Garxajis ayaba isku layay cuntow waliba xayidhi
@everything3284
@everything3284 2 жыл бұрын
Wa midgonimo halki ugu danbeysay
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 3 жыл бұрын
Taar tv wuxu u furanyahay in taariikh cusub oo been ah loo sameeyo HJ oo isku dhererinaysa Habar awal iyo habar yonis. Waar hadda jirtaan million sano ma gaadhi kartaane ha xiiqina.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 жыл бұрын
Habarjeclo inay tahay reerka ugu gabayo badan isaaq waa la ogaayee iscadee adigu
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 3 жыл бұрын
Futo Holosha hadal aan wax tarin Habar Awal ayaa leh
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 3 жыл бұрын
@@mahamedaden4919 ahahahahahahahah. Waxaad ku afbaratay walaashadii kuso korisey ee ku jiri jirtey fakinkii jaama laaye ee Berbera. Kula yaabi maayo
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 3 жыл бұрын
@@togdheer-man8588 is cadee inan gumeed yahaw inan guneedku dhalay
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 3 жыл бұрын
@@mahamedaden4919 afka makaliifta la xiloodiyo ayaad dadka dheeraatay.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 жыл бұрын
Aqoonyahan sare Dirir
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay@WaddaniSomalitv
15:11
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 379 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 583 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,6 МЛН