Gabayada & Suugaanta Sarkadhaban Abwaanada Yawle , Maxamuud Daalin , Mire Gundhidin & Cali Gabyaaye

  Рет қаралды 317,815

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@Waabsade
@Waabsade 9 ай бұрын
Yawle Ninkii ugu horeyey Ee u jawaaBey wuxuu Ahaa Abwaan Cabdilaahi gadhweyne Oo oosha HabarjecLo ahaa gaar ahaan Axmed faarax Abokor Axmed
@marwaancalicabdi3102
@marwaancalicabdi3102 Жыл бұрын
Cali ducaali (Cali gabyaaye) waa awoowgay waxa uu dhalay ayeeyday hooy (canab cali ducaale) alle haku naxaristo
@Isaaq11
@Isaaq11 Жыл бұрын
Cumar daahir waa lugu ogaa cadhiyo ishaanee❤🦁✋️
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 3 жыл бұрын
Mansha alah Taariikh hufan oo sax ah waxna aanay ka qaldanayn baad soo gudbisay Halkaa kaga hay
@moeburco309
@moeburco309 2 жыл бұрын
Solomadow haday cararto waa ciidankii yurube 💪🏽🔥
@maxamuudxaajijaamc5262
@maxamuudxaajijaamc5262 2 жыл бұрын
Asc
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp Жыл бұрын
Wow Taar TV mahadsanid walal❤
@SahalguraySahalguray
@SahalguraySahalguray 11 ай бұрын
Nooso badi gabayada
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Жыл бұрын
Maansha ALLAAH taar TV guuleyso 🎉🎉🎉🎉
@Hamsinho14
@Hamsinho14 8 ай бұрын
Cumar daahir laandheere habarjeclo💪🏽🦁.
@adnacarmiye9545
@adnacarmiye9545 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahy walaal sidaad Taariikh suugaaneed aanan hayn noola wadaag tidi 👏👏👏 hore ugu soco walaal
@suleiman9659
@suleiman9659 3 жыл бұрын
Mohamed dirir you do a good job. I like to listen your news , your video's . You enrich somali language. Ala ha naxariiste waxa kaa maqlay magca Mohamud Daalin ook caruurnimadi ku array ceelka Caynabo. Wa iga staal saxib bide ama bidood aduunka waqtigan majiro = slave.
@fartunfarah2990
@fartunfarah2990 3 жыл бұрын
Aad baan ujeceshay taariikh sii hore guulleso
@Maryam-bu2xp
@Maryam-bu2xp 3 жыл бұрын
Salaam alaikum brother. 🎖🎖👍👍👍👍
@farrahyussuf2359
@farrahyussuf2359 3 жыл бұрын
Manshaaale indeer wa tarakh aad logu bahna walhay
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Sawirka saaran maha dad Soomaali ah ee Waa qabiil la dhaho Beja oo kunool bariga Sudan iyo Eritrea. Fadlan ka fiirsada sawirada aad soo qaadataan.
@AbdirahmaanTube
@AbdirahmaanTube Жыл бұрын
Soo Badi zxb mahadsanid ❤
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. C
@caashaaxmed3692
@caashaaxmed3692 2 жыл бұрын
Beesha axmed faarxa canka ahaa reer cali abokorvar gadoodaybkadaran wayl wixlsi wistay togdheer waa loga yacaa feedh colaadeeed
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
masha allh geesigo
@Waabsade
@Waabsade 9 ай бұрын
Gabaygoo dhamays tiran miyaad haysaa wll
@Bashequ
@Bashequ 2 жыл бұрын
Sarkadhaban, rageedii! Halkaa ka wad hawsha murtida
@hodancsalan5479
@hodancsalan5479 Жыл бұрын
waa sax😊
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 ай бұрын
Faanku waa waxaan lacag cidna ku joogin Ganaax laga qaadaynin Gabayga lagaga mamnucaynin
@abdirazakawil7740
@abdirazakawil7740 2 жыл бұрын
Wlahay waa taarikh aad u cajiib badan dad kuna at doonaye
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
Ku celceliye dhawr qaad intay Cagaha laabeene Cadaabkii ma tage dhuuxyara ceeb ceeb ka dhiidhiyaye Waa taariikhdii awoowgay Ale cadaabka haka xoreeyo
@Ab.maxjacayl
@Ab.maxjacayl 4 ай бұрын
Zxp so kor dhi gabayada iyo tariikhda Somaliyey
@gaarway
@gaarway 2 жыл бұрын
waxbadanba. qabiilo so carmaday cunay warabuhu cunsiyeen reer abokor axmed
@Waabsade
@Waabsade 9 ай бұрын
Miyaad haysaa inaaR gaBaygii Cabdilaahi gadhweyne
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 ай бұрын
2024 nimankaa gabayadooda dhagaysanaysaan 100 sano ayay qabri jiiraan !! RABBIGAA ?Diintaa ?NABIGAA ?KITAABKAA ? AYAA LA WAYDIIYAY
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo Жыл бұрын
SAX DAD KU QABYALADA WEY JECEL YIHIINN
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 жыл бұрын
Cali Duucaale maaha.. Cali Ducaale waa wasiir Cawl aabihii.... gabayga ninka tiriyey waa Xirsi Guure oo muus care.
@KhadarCismaan-jk5up
@KhadarCismaan-jk5up 2 ай бұрын
Laandheere reer raage ah
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 2 жыл бұрын
Rer yoonis Laandheereyashoodu waxay ahaayeen cali maxamed ragii talin jirey 1920 ila 1930
@omarmohamed6701
@omarmohamed6701 3 жыл бұрын
Waa taariikh aad been badan ka sheegeyso. Xagee ayeey Warsangeli iyo Habar Jeclo isugu yimaadaan; goormeey Daraawiish iyo H/Jeclo dagaalameen. War taariikhda qabiilka ka daa jaahilyohow.
@Mucaashaq30
@Mucaashaq30 2 жыл бұрын
I can't beleave awawgay cali ducaale gabaygiisi would duuban yahay
@timocadehshow2942
@timocadehshow2942 3 жыл бұрын
Haa cumaar daahira wan yaab dee
@colaadhassan2682
@colaadhassan2682 3 жыл бұрын
Maxaad usheegi way day gabayadii Samatar ilaw & Yawle Beenaalayaw
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Waar hedhaha ilaahay ha u naxariistee awoowa yashiin wakhtigooday joogeene idinku 2023 baad joogtaane maxaad tariikhda ku darsaneysaan cawaan baad tihiine…..awowgay baa wax dili jiray ma faan baad moodeysaan…waar qabyalada nagala fadhiista waa waxa somali kheyrkeed ka reebaye
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
ya uwarama abwanka in dhulbahnte faan iyo faata bakh tiktok la fadhiyo
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 2 жыл бұрын
Usheeg Somali 😢
@abdi-karimdigale1428
@abdi-karimdigale1428 2 жыл бұрын
Taar TV waa asal. Inaba caadi maaha.
@madarsalebaan72
@madarsalebaan72 3 жыл бұрын
Taar tv waxa aan usheegayaa inu odayaasha taarikhda la tashado waliba oday taarikhda aad uyaqaan oo rer burco ah oo la yidhaahdo cali mas: yawle ciddi ujawaabtey gabaygaa bar cawaaqibkaa daya nafsiga looma caalhelo isagaad ka helaysaa iyo gabaygii loogu jawaabo oo dhamaystiran mahad sanid
@Waabsade
@Waabsade 9 ай бұрын
Chp Abwaano badan baa u jawaabay yawle e xgeen ka helayaa Ninkaa haya gaBayada ii sheeg Chp
@yaasinmaxamud8930
@yaasinmaxamud8930 3 жыл бұрын
Gabayada wax baa ka khaldan intaan garanayo iska sax
@fartunfarah2990
@fartunfarah2990 3 жыл бұрын
Bal fiiriya raga haday jooga Iyo ragii hore waa kaaf Iyo kaladheeri waxaay haday udhaqmaan sidii dumar laysal qabo was dhalan badalmeen
@canbaroInamamocadar
@canbaroInamamocadar 10 ай бұрын
landheer reeryonis❤
@caadildalmar2723
@caadildalmar2723 3 жыл бұрын
Garxajis dheh waarya
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Beenta daa suuganta qalooca ka daaya waayo idiin ka ayeey idiin darantay idooroow xabada daaraawiishta dabo idoor juudaan ayeeyku dhicii jirtay iyo galadii aad tunka kusiiteen 🤣🤣🤣👌🇸🇴👍🤲💕
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Maxaa kuwaalay Qabiil uin kashee
@aaminaali1786
@aaminaali1786 3 жыл бұрын
Maasha alaah ragii hore rag iga dheh
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Kaw hj vs sadex boqol oo sano ayay is dhoodayeen
@adanelmi
@adanelmi 2 жыл бұрын
Waxuu Caalin shiishka ugu dialay waa caymadu qabay shiilhow gabayga ha qaldib
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 жыл бұрын
Car sheeg intii isaaq iyo darood jawaab car taatiikhda
@maxamedxasan738
@maxamedxasan738 3 жыл бұрын
Soomaali meelkastay joogtaba waagob alehadaayo somali
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Reer bicidyahan waligood bay bir lab ahaayeen
@barawaani7519
@barawaani7519 3 жыл бұрын
Kadaab Gabeyga ha Kaldin Cibraan kama hakado Nuux hadey cod Isla dhaafane Ma cananto reer daahirkii Camalka Waalnaaye
@farhaanjamaawed6852
@farhaanjamaawed6852 3 жыл бұрын
Waa taarikhd mug iyo miisanleh
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 3 жыл бұрын
Mahadsanid mxmed adn dirir afkaagacana lagu qabay
@umalsharif999
@umalsharif999 3 жыл бұрын
Ma hadaa tolkay cimid u degay cidhifkii buuhoole! Gabayga M Daalin waad ku ciyaartay. Maraa waaxid.
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Somalidu wa istusiin waleeged baqabiil lasugu gabyey ama laysu guursan jiray
@guduudocarwo8453
@guduudocarwo8453 3 жыл бұрын
Bahmajeelo muusihii kalay wada bireeyeen
@shariif3040
@shariif3040 3 жыл бұрын
Afsomaligaagu wa. Mid badhaxla
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 3 жыл бұрын
Caawa dad badan ayan sugantaa iskaga reebay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Arab waagii Axmed guray isaaqa iyadaa hugaaminayay dagaalkii axmed guray Axmaarada la galay ayay ku jabeen Sanbuurna sidoo kale cimraan maan maqal meel ay ku jabeen balse qayb baa maqan ayaa layidhi
@dooxadadooxada9448
@dooxadadooxada9448 2 жыл бұрын
Ninkaan numberkisa iyo magaciisa ha la isiiyo aad ayan ujeclan lahaa Kuwa social media raba in ayka nacfiya gabar laceebee yo iyo wixi lamaid ah waa in ay sidatan oo kale uga macaashan
@ahmedfarah7779
@ahmedfarah7779 3 жыл бұрын
Dadkii hore dacadnima kujirtaay oo xitaa ciday ishayaan landheranimo waa uogaloayen hadana ninkasta isaga xiiqsan oo kuleh aniga mooye laandheere kale majiro
@Noredin20
@Noredin20 3 жыл бұрын
Sow hand grarnayde laguma ciil beelin .
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 жыл бұрын
Calaacal ku nu mafiicna
@NuuxMaxamed-t6e
@NuuxMaxamed-t6e Жыл бұрын
Cumarna diide reeryoonis key kucindanaayeene
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 3 жыл бұрын
Wll sawiradan miyu ku jiraa yawle
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
Nice pmeo
@maxamedbare6242
@maxamedbare6242 3 жыл бұрын
Waan helaa barmaamushaka sarkadhaban
@Isaaq11
@Isaaq11 Жыл бұрын
Carabala ku lahaa😂 reer daahir ka leexo ader
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Cimraan Sow Caynaba idiin muu xorayn? dabajilic sanoow Nuux
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Ijo xasan Ma Cimran baad tahay?
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
Hhhhhhh cmraan aaa hhhhhhh miskiin nuur adhiga u raaci jiray waligiba
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@xamdahappy2340 yaad tahay adigu ma Nuux is sheeg
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@xamdahappy2340 nuur waa ayo ma qabiil dhan baa nin adhi u raaca oo ninku adhi badanaa
@cabdihuseen6796
@cabdihuseen6796 3 жыл бұрын
Calooshydu way wayntahay
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Wa balcobarada daya nabsiga looma ciildhige
@xariirmaxamed1330
@xariirmaxamed1330 3 жыл бұрын
Adigaa munaafaqa
@AbdixafidCad
@AbdixafidCad Жыл бұрын
@Sharma Boy
@fartunfarah2990
@fartunfarah2990 3 жыл бұрын
Waxaa ksfaa iideesanaayah dadka gabyah
@user-uw3fv6jp8y
@user-uw3fv6jp8y Жыл бұрын
Beena waaskii mu dhalay was😂
@commentikuxoogle
@commentikuxoogle 3 жыл бұрын
𝗯𝗲𝗹𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗲𝗴𝘁𝗮𝘆 😁😁
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdirisaqwarsame317
@cabdirisaqwarsame317 3 жыл бұрын
Hbn wanagsan
@AadanDirir-p9y
@AadanDirir-p9y Жыл бұрын
Waar maxaad tiri
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 3 жыл бұрын
War Gabayada kadaa Calaliska oo Marka Hore Soo Xafid Wax Ku Jirayna Waad Ka Saar tay wax Aan Ku Jirina Waad Soo gelisay
@ebromohamed2258
@ebromohamed2258 2 жыл бұрын
maxaa kagaley
@ibrahimmonoor5116
@ibrahimmonoor5116 3 жыл бұрын
1
@JaamacMaxamuud-re9mi
@JaamacMaxamuud-re9mi 9 ай бұрын
Dab
@maxamedaxmed5272
@maxamedaxmed5272 3 жыл бұрын
7
@sabaadxasan8821
@sabaadxasan8821 2 жыл бұрын
Pp
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 3 жыл бұрын
Beenaale dadkii lahaa buu xaqirayaa
@maxamedxasan738
@maxamedxasan738 3 жыл бұрын
Soomaali meelkastay joogtaba waagob alehadaayo somali
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 1 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Qeybtii ugu adkeed Hurre iyo  Cambaro kkk
9:48
Abwaan Camaari🎤
Рет қаралды 36 М.
Majaajilo | Daankaas Baan Kugu Dhufan | Caawa Aynu Wada Duulno
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 218 М.
yowle iyo samatar baxnaan tixihii ay isugu hal celiyeen
8:32
Baynax rooble
Рет қаралды 40 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН