TAHRIIB KEYGI AMERICA PART 1

  Рет қаралды 315,520

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

3 ай бұрын

#story #Tahriiberica #kingck #ckfamily

Пікірлер: 970
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 3 ай бұрын
Asc Dhamaantiin Waxaa codsi ah Qisada inee socoto haka iloowina like ta Muuqaalkaan Like Tisa Hagaarto 30k Likes Sidaan Next day Usoo Sameeyo Part 2 insha allah ❤Mahadsanidiin And fadlan video gaan Facebook hageynin Waa hadaadan copyright rabin Nidaamka aan ilaalino
@joonman7867
@joonman7867 3 ай бұрын
Xaqiiqda markii laga hadlo nikaan waa aabah social media yaa igu racasan
@MubarekZain
@MubarekZain 3 ай бұрын
Ma amarkaagad laddiidi karaa seewaye
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 3 ай бұрын
@@joonman7867 sax waye
@Sportsplayer68
@Sportsplayer68 3 ай бұрын
Team buufis like ❤
@Creatoryboy
@Creatoryboy 3 ай бұрын
Inaan geyni nalgu Haley ilen somali ba nahay 😂😂
@khadirrichman
@khadirrichman 3 ай бұрын
Wakhtibuu Nagaliyay wllhi videgan sidaa darteed asxpeey anaguna 50k oo like ma samayn karnaa haaa we can team Ck ❤
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 3 ай бұрын
Mahadsanid commentigaaga qalbiguu itaabtay 💪
@huskaapdy
@huskaapdy 3 ай бұрын
😮​😮😢😮😢😢😮😢😢😮😮🎉😢😢😢😮😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😮😮😢😮😢😮😮😢😮😮😮😢😮😮😢😮😮😮😢😢😮😮😢😮😮😢😢
@khadirrichman
@khadirrichman 3 ай бұрын
​@@KingCkFilmsVlogsMya wllhi wll wad uqalantaa intas iyo Inka padanba time kagad anaga nasiisa si aad noo madadaalisoh big respect ❤
@ilkacazemuuse
@ilkacazemuuse 3 ай бұрын
@@KingCkFilmsVlogsCk zhp adoo raliya Boa vista ninka jooga magaciisa Ila wadaag🙏👍
@ismailomar7817
@ismailomar7817 3 ай бұрын
​@@KingCkFilmsVlogs❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤
@salmaaankaafiye
@salmaaankaafiye 3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato A.l🕋❤️🙏
@user-vx1qp9nd4d
@user-vx1qp9nd4d 3 ай бұрын
Ck qofka kaliya aan KZbin kasoo raadiyo walal qalbi wanagsan❤❤😊😊😊
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 3 ай бұрын
Allaxamdulillah. 🤲🏻❤️❤️Finally you back with your family safe and sound.
@Janisgaad
@Janisgaad 3 ай бұрын
Wllha qalbiga igula saliya xabib muxamed scw scw scw
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(SALALLAHU ALEIHI WASALLAM 🎊💐♥️♥️💕🌹🌺🌺🙌💕♥️💐🎊🎊💐♥️💕💕💕💕💕💕🌹🌺🌺
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 3 ай бұрын
Scw scw scw
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 3 ай бұрын
Scwscw
@abdishakurali6123
@abdishakurali6123 3 ай бұрын
Number 1 youtuber inaa tahay waxaa cadeen u ah videogan oo 31minit soconaayo ayaa waxaa nooga dhigtay 3minit cml wlhi keep going bro waxaad uqalanta 20m inaan ku gaarsiino iyo kabadan waadna gaari doonta insha allah
@user-hz8ik4ep7b
@user-hz8ik4ep7b 3 ай бұрын
Walad xalaal ah wlh walee hoyadaa kuuguma qasaarin adunka rer abtigey ugu jeclahay abti waa hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadoabdichannel7747
@mahadoabdichannel7747 3 ай бұрын
MashaAllah habriyar Allah will not leave you alone and he will bless and protect you from every evil inshaAllah ❤️❤️👑👑
@drabdikey2244
@drabdikey2244 3 ай бұрын
Keep the good heart my brother sharing these kind of information can only be done a honest and kind person ❤
@Somalibarbie1
@Somalibarbie1 3 ай бұрын
Ck you’re a good person hadii aad ismail danan soo xasusatay. No one really talks about him. Waa will ubahan duco wlhi. Allah kasosaro meshas walalkan.
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 3 ай бұрын
walaal ck waa khaldamay ismaciil danan jeel kuma jiro wuukasoo baxay wuuna shaqaystaa
@LifestyleLeap87
@LifestyleLeap87 3 ай бұрын
Great story telling and memory brother! ❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Allow ismail danan u soo fududay ck wan ku salamaya habo ❤👍
@Sad3367
@Sad3367 3 ай бұрын
Wlaahi legend wye King ck xaasid maaha warqadaas muhiimka easy oo idiin siiye ka faaideesta 🎉😮
@Muno2021
@Muno2021 3 ай бұрын
Finally our king is back alhamdulilah❤️
@babuuaden3615
@babuuaden3615 3 ай бұрын
Legend living. Iam sorry we didn’t meet in 🇺🇸. Ninkaan waa rag aqoon. Horey usoco my brother laakin dhinaca diintana kudadaal.
@abdirahmanmahamut3207
@abdirahmanmahamut3207 3 ай бұрын
King Ck brother first comment Like❤
@anabosman7722
@anabosman7722 3 ай бұрын
Masha allaha keep going wallaky
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 3 ай бұрын
Goat of Social media 🐐 ❤
@maphats0199
@maphats0199 3 ай бұрын
I met you in San Diego Ca. Very humble guy…Mansha Allah
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 3 ай бұрын
Another one legend ❤keep going my brother king ck ❤balanteno wa ❤1.5 million subscribe
@crisaaqaxmed4924
@crisaaqaxmed4924 3 ай бұрын
ILaahay ha ka soo saaro IsmaaciiL😢🤲
@Ramla22
@Ramla22 3 ай бұрын
Mashallah keep going my brother may Allah bless you and protect you ❤
@user-bw8jk8yv5x
@user-bw8jk8yv5x 3 ай бұрын
Wlhi videogaada anigoo Netflix film mcn firsana isoo dhacay ❤
@sadar_muqda
@sadar_muqda 3 ай бұрын
filinkaad daawaneyso magaciisa iso sheeg anna aan daawadee😂😂
@user-bw8jk8yv5x
@user-bw8jk8yv5x 3 ай бұрын
@@sadar_muqda Through my window
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 3 ай бұрын
Film hindi ah ayaaan dawaanayo sacan laga bilaawo 😂😂😂
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 3 ай бұрын
King Legendry🔥🙏i can't wait part2😂❤
@Abdikoak
@Abdikoak 3 ай бұрын
GOAT OF SOCIAL MEDIA ❤❤
@eidsead3143
@eidsead3143 3 ай бұрын
Welcome back Goat.
@apdulhakimjamal8528
@apdulhakimjamal8528 3 ай бұрын
This guy is a legend nolol ta u wanaagsan ayan kuu rajaynayaa insha allah 👏
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 3 ай бұрын
Thanks akhii waalagaa qaaday arrinkaa waana laguu mahad celiyey oo sidaasaa laguugu mahad celiyeyba ❤
@AbdirahmanNor72
@AbdirahmanNor72 3 ай бұрын
My brother 🙌🐐🔥
@maxamedxasan3073
@maxamedxasan3073 3 ай бұрын
Thanks you keep going bro
@libanhussein8395
@libanhussein8395 3 ай бұрын
Anoo maxico city maraya oo laba cisho darbiga iga xigto ayaan daawanaya video gan thank you bro for sharing your experience
@ramzaibra7302
@ramzaibra7302 3 ай бұрын
Allaha kuu fududeyo wll
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 3 ай бұрын
Alle haku fodeediyo
@libanhussein8395
@libanhussein8395 3 ай бұрын
@@aishaahmed4428 wll wadadasi hda turki ayay ka xidhantay hdaad passaport kenya ama yurub haysato le ila soo xidhiidhi karta
@muxumedxasan4974
@muxumedxasan4974 3 ай бұрын
@@ramzaibra7302 aamin thanks wll
@muxumedxasan4974
@muxumedxasan4974 3 ай бұрын
@@anisaqueen7496 aamin thanks wll
@abdirahmanshafirage
@abdirahmanshafirage 3 ай бұрын
Its very interesting story and this is my first ever comment in youtube Let us wait next videos
@user-fj6sc2kb4p
@user-fj6sc2kb4p 3 ай бұрын
Alleh ha ka soo daayo ismaciil danan❤ wa ku salamay adeero ck
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 ай бұрын
Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 3 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 3 ай бұрын
Talent la imow duco wax Ku heli meyside qof xita daqar wax uun la inow
@naciimodagan8480
@naciimodagan8480 3 ай бұрын
Wanku saray wllo keep going 😊😊😊🎉❤
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 3 ай бұрын
Ck walhi waxaa tahay qof waalidka qiimaha uu leyahay nin garanaayo aya thy libaax hore usoco abti allah caafimad taam alah ha siiyo
@user-ui5dr5qz1r
@user-ui5dr5qz1r 3 ай бұрын
Cumarow ama king CK armaa is dhahay docomintry halis tiisa wato ayaa bixinoosaa ma is tiri thank you
@sumayoahmed7675
@sumayoahmed7675 3 ай бұрын
Miyaa laso tarxiley wilkan wllo
@deqashire4077
@deqashire4077 3 ай бұрын
Masha alaah ck dhalin yarada waad u faa iideysey alah ku xafido
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 3 ай бұрын
2004 gi ck baby bu ah haa quruxda kaga daraan masha Allah up to now he is still handsome 😊❤ eeee heee king 👑 ck always King 👑 😊
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 ай бұрын
Ck Legendary baa thy zhb keep going 🙏
@risafeboy3499
@risafeboy3499 3 ай бұрын
Legend Baa Tahye sxp hore u soco
@fadumobashiir9927
@fadumobashiir9927 3 ай бұрын
Ii kow mnta anaa u horeeyo ❤ ck funs
@noorbashir1752
@noorbashir1752 3 ай бұрын
Walahi walalkeyow. Noloshan qofkee so maari laay fahmi kaara keep going bro alx
@abdallaqaddar7255
@abdallaqaddar7255 3 ай бұрын
Waa sax walahi caalamka fiyuus ayeey Ku xisaabtaman sabiskayrab maahan waan sax CK family
@user-zc4ck9iu6k
@user-zc4ck9iu6k 3 ай бұрын
Woow what a lovely pro❤
@djkhaledjr92i
@djkhaledjr92i 3 ай бұрын
The only one ck keep going brother 👌💯🙏
@user-vh1zr3hq6j
@user-vh1zr3hq6j 3 ай бұрын
Hadal yaqaan aya tahy wlhi saxib ❤💯
@user-sp7gh4kv3g
@user-sp7gh4kv3g 3 ай бұрын
Keep going ny king 👑💖
@SalmanYare-lv8rz
@SalmanYare-lv8rz 3 ай бұрын
Ck sxb ma ogtahay inan ku taageero aniga Horta qof i og ma tahay Haa ama mayya ayn kaa sugaya inshllh
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
Wllhi Ck Beentaada Maahan waxaan kuri yoodo inata Badan Waan Arkaa Alllah wa akbar
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 3 ай бұрын
Mashaallah Geesi Go,aan leh,(Hamdullah -Alla-Salaama)
@SterlingOska-zv8li
@SterlingOska-zv8li 3 ай бұрын
❤❤❤❤ Legend always
@Issow-qt5wy
@Issow-qt5wy 3 ай бұрын
Legend keep moving
@ShortsOfficial-907
@ShortsOfficial-907 3 ай бұрын
Keep up legend ck
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 3 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@AbdiwasaIbrahim
@AbdiwasaIbrahim 3 ай бұрын
The legend rasta 🦁
@AhmetAli641
@AhmetAli641 3 ай бұрын
Ka dhac 😂😂
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 ай бұрын
اللهم إنا نسألك المغفرة لكل ذنب يمنعنا من رزقنا. اللهم إنا نسألك في ليلة النصف من شعبان أن تكتب لنا أن رزقنا حلال. Hala is cagiyo walaal bishaan ajarku wa labo jibaar ,danbugana sidoo kale walaaalkaa cafi ani qof walba waa cafiyey !! Mida kale walal Cumar waa u mad calin siduu uga waramay arinkaan . Waxaan kaa codsan waraysiga qabyta labaad intaadan soo dayn. Ina dadka ku baraarujisid alle ka cabsi mar walba lagu agaaraa meel !! Ismaal ilaahay muraadkiisa ha u fudududeeyo . Oo xabsigaa haka saaro. Mida kale ana isoo duceeya asxaabta arin ku hamin arinkaa hadan helo . Dadka badan oo masaakiin ah wa ka farxin. Wabilaahi towfiiq
@AbdirisakAwil-dz7pl
@AbdirisakAwil-dz7pl 3 ай бұрын
Aan ku salino xabiibkeena صلي الله عليه وسلم
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 ай бұрын
Scw scw scw scw
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 3 ай бұрын
Scw scw scw
@user-di9ie9lp3n
@user-di9ie9lp3n 3 ай бұрын
The legend 🙌 💙 👏
@technicaljbofficial
@technicaljbofficial 3 ай бұрын
Ck family to the world 🙅‍♂️💪💪👌❤️
@manoogeyare6198
@manoogeyare6198 3 ай бұрын
walaalkay Ck legendry Bilaaw ilaa dhamaad waan kula socanaa guuleyso sxb 🫡
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 3 ай бұрын
Wllkey waa u aqriyay wallahi faataxo illah hakasoodaayo Ismaill danan❤ Adigana muraadada Allaha sahlo wiil qalbi wanaagsan tahay ❤ big respectful
@NasraQaali-vi5ey
@NasraQaali-vi5ey 3 ай бұрын
Maasha allah
@maahirainte3846
@maahirainte3846 3 ай бұрын
Aniga wadada ban kusii jiraa Iso duceeya please😢
@abdullahiali175
@abdullahiali175 3 ай бұрын
Nabad alle haku geeyo i.a
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 3 ай бұрын
Ilahow kusofudude
@user-gg8dw2xv6s
@user-gg8dw2xv6s 3 ай бұрын
Nabad ku tag
@user-wf5ky1ze5z
@user-wf5ky1ze5z 3 ай бұрын
Goat is back
@khadaral-soos9251
@khadaral-soos9251 2 ай бұрын
Ck legend baad tahay. Sxb macluumaad badan baan ka helay barnaamijkaadan Thanks sxb.
@lamahuranofficial5904
@lamahuranofficial5904 3 ай бұрын
Ck hal mid kugu darsanaa wllkow sawirada aad kugashay tahriibkaas kubadi ina kuso darto Waa ii fadhisaa cawa kuraxesana
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 3 ай бұрын
Ok sxb
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 ай бұрын
Sawirada maxakarabta ma caden ahaan akarabto ck kadhac waxii hadhow cadeen kugunoqonayo dadkan lagama aman helyo kashekey uun qisadane qof a iskaleh adhihikarta hadhow daacadnimada iskada ck😂umadan amin malahan
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
​@@KingCkFilmsVlogshakusodarin sawiradada imbow waxas wa waali shekada haku anfcdo
@ilkacazemuuse
@ilkacazemuuse 3 ай бұрын
@@KingCkFilmsVlogs haku soo Darin sawirada io video cadeen kugu noqon kartaa lph👍
@user-qo3be2ci3z
@user-qo3be2ci3z 3 ай бұрын
Brother Caqli kaa ha sareeyo wax dhib ku keena ha sameen ka dhac sxb
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 3 ай бұрын
Yaa diyaar eh 🎉
@Somalicomedy682
@Somalicomedy682 3 ай бұрын
I'm glad you are safe😊
@ruthwaanomar4388
@ruthwaanomar4388 3 ай бұрын
You never will'alone❤
@SacdiyaAdan-qu9lp
@SacdiyaAdan-qu9lp 3 ай бұрын
ad adeg ck aa dhamey ala moxow soo jabay mash alaah walal horay u soco libaax nika ragaa wakii dhib walba dusha sarta
@reemahussein7104
@reemahussein7104 3 ай бұрын
Ck wlhi waa shactiri socto bowe keep going ❤
@user-pq2wz2pb6z
@user-pq2wz2pb6z 3 ай бұрын
I cant wait part ck family de legend
@CabdirisaqYare
@CabdirisaqYare 3 ай бұрын
Waku salamay wall ck nexti aawey 2 deys ago taliye ❤❤
@SiciidShire-xc3hs
@SiciidShire-xc3hs 3 ай бұрын
Wlhy zxp waa soo jabtay ilahay Haku sharfo
@diplomacyabdirahmanisaaq8671
@diplomacyabdirahmanisaaq8671 3 ай бұрын
Documentry gaan dhib fara badan baad kala kulmi kartaa lasoco wllkei ck waxajira waxladhaho raad kugusoobaxa ee taxadir
@NaimaMohamed-go4ps
@NaimaMohamed-go4ps 3 ай бұрын
Masha allah wlkey waa kugu faraxsanahay alle ha ii kaa xafido adun iyo aaqiro
@RIZAQABUUKAR
@RIZAQABUUKAR 3 ай бұрын
King ck number 1 you tuber keep going sxb
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 3 ай бұрын
Waa jeclahy inaan america tago talaw nasiibku maisaacidi doonaa inkasto aan shiid ahay lkn anoo nabada allhaa igeeyo inshaa allh
@salmahashi6905
@salmahashi6905 3 ай бұрын
abtiga waa beer Alleh cafimaad tmm Ha siiiyo🥺❤️😭🤲🏻🤲🏻
@bostejoali3717
@bostejoali3717 3 ай бұрын
Adigana u kis kisee saay u fahmaan ileen dad ku waada mar dhoofe❤🎉
@user-yr1hd3tl5l
@user-yr1hd3tl5l 3 ай бұрын
king ck zxb nin fiican ayaa tahay brother 👑🙌
@fatemadalabeey
@fatemadalabeey 3 ай бұрын
Inta og shekadan inay kala kacyso sida tii qalbi oo kle😂😂
@maymuunadan1773
@maymuunadan1773 3 ай бұрын
😂😂
@mahadxaashi8665
@mahadxaashi8665 2 ай бұрын
😂😂 hda le argy 😂😂
@FatahMohamed-vx5bk
@FatahMohamed-vx5bk 3 ай бұрын
Keep going man❤️
@user-nw1pj7qo5y
@user-nw1pj7qo5y Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@baazi420official2
@baazi420official2 3 ай бұрын
Welcome back ❤legend ❤
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 3 ай бұрын
Allh akbar tahriibku mashaqo yaro asxabey iskima ogin tahriib waa inoo balan
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 3 ай бұрын
Ilaahay ha u fududeeyo amiin
@roseosman6498
@roseosman6498 3 ай бұрын
Ck farxadku noolow❤
@fathiabdiwahid7304
@fathiabdiwahid7304 3 ай бұрын
Ninka raga waa kii soo mara jab ❤hore u soco wllkey
@abdikhalifahmed2412
@abdikhalifahmed2412 3 ай бұрын
As we enjoy You story....what's your Advice to any struggling kid from Africa who is planning to take on this route..?
@ibrahimbadle1911
@ibrahimbadle1911 3 ай бұрын
Raga kiiza adag hiil waxa ugu filan walalken an ushare gareyno goanka adag wax ka wanagsan ma jiro keep going pro
@SiciidLoobogay
@SiciidLoobogay 3 ай бұрын
Azxaapey Hooyaday mcn iiguso duceeya plz in Alle ii caafiyo
@abdullahiali175
@abdullahiali175 3 ай бұрын
Alle hooyo haku caafiyo i.a
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 3 ай бұрын
Alle hooyo ha cafia wllo danbi dhaaf ha ugu dhigo
@Apdala-kaatun64
@Apdala-kaatun64 3 ай бұрын
Sxb wlhi that is best history next p.2
@JimaleMohmoud
@JimaleMohmoud 3 ай бұрын
Waa Mowduuc Xasaasi Ah Dhalinyaradana wax badan oo waayo Aragnimo ah ay kala dhex bixi karaan
@hopekid_breezy
@hopekid_breezy 3 ай бұрын
Nin raag waa kisomarey jabka💪
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 3 ай бұрын
Tahriibkii libiyana nooga soosheekee marku kan dhammaado
@xasanmaxamed6804
@xasanmaxamed6804 3 ай бұрын
Ciyaaal buufis aniga king ck ayaan helay oo hordhac fiican isiiiisay next waxaan sugaaba waa part two ♥️
@sumayomxamed7411
@sumayomxamed7411 16 күн бұрын
Abuu inaa tahriibaa rabaa uu Garmalka aarabaa iisoojawaab😢😢😢❤❤❤
PART 2 SHEEKADA TAHRIIB KEYGA AMERICA
20:35
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 190 М.
2000000❤️⚽️#shorts #thankyou
00:20
あしざるFC
Рет қаралды 16 МЛН
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 29 МЛН
TRY NOT TO LAUGH 😂
00:56
Feinxy
Рет қаралды 15 МЛН
SAlAX SANAG IYO HALiMO KuDHAGtAY KING CK REACT
8:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 32 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Sharma Boy & BigSaturn - High Vibrations king CK reaction
14:01
Amiir reacts
Рет қаралды 9 М.
NALADAWO  RIWAYAD AAD UXISO BADAN
40:59
Hufane TV
Рет қаралды 147 М.
TAN QAC WEY DHAAFTAY KING CK REACT
11:07
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 93 М.
PART 5 IYO DARBIGA MEXICO SHEKADA TAHRIB KEYGA
28:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 132 М.
Working smarter not harder #adamrose #construction #smart #funny
1:01
MrAdam Construction
Рет қаралды 8 МЛН
ПИЛА ЕСТЬ-УМА НЕ НАДО
0:19
МАКАРОН
Рет қаралды 696 М.
凡事不要慌,看我如何靠智慧取胜!
1:00
侠客红尘
Рет қаралды 29 МЛН
Зу-зу Күлпәш.Түс (16 бөлім)
40:42
ASTANATV Movie
Рет қаралды 942 М.