Taiwan maxay u tahay Dowlad Shiinaha u xayiran? | Taariikh

  Рет қаралды 51,812

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@Feysaldheere16
@Feysaldheere16 Ай бұрын
Channel ka ugu wanaagsn dhanka soomaalida
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim Ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@Maxamedxasan-t5n
@Maxamedxasan-t5n Ай бұрын
😢😢😢❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😅😅 12:32
@aliabdi2436
@aliabdi2436 Ай бұрын
Mowduca ku sabsan shinaha iyo Taiwan wan dhagesan jirey lakin Sidan uma fahmi jirin thanks bro ❤❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Walaalo waxaaan jeclahay taariikhda noo soo baddi tariikhda islaamka iyo midda maadiga iyo tariikhda anbiyada cs asxaabta rasuulka scr
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Ай бұрын
Documentary cajiiba mahadsnid ustaad 🥰❤
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 Ай бұрын
Sxb Aways noosoo badi taariikhaha aduunka,waan ka helaa akhbaartaada.thank you
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 Ай бұрын
Marekan gaal iyo Islam wuu baabiiyay ❤
@saahindarajo184
@saahindarajo184 Ай бұрын
Wa Xarif Dantisa yaqan Cadowkisana Fursad hadu kahelo Madayaco Eg.Afganistan vs Soviet 79-89 Iraq io kuwait 90k Wuna yaqan Xerka saxibtinimada Oo waka yahuuda Cawinad ladaba tagan Maal io military Ayado sobobtu tahay Heshid Militady oo Laga Saxixay inu. GARAB tagnado Gar io gardark😢 Marka odaygan Cadi maha
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 Ай бұрын
​@@saahindarajo184waxbaa ka lunsan mareekanka waxa xukumaba waa yuhuud Aipc ayaana xukunta Mareekanka xataa hadey dilaan kumanan American ah marnaba ka tagi maayan isreal
@mohamedfarah6535
@mohamedfarah6535 Ай бұрын
Sii jirtaa masii jirto next video maah maahdaas isticmaal igu sharaf masuul ❤🇸🇴🙏🏼
@AllaNaagaa
@AllaNaagaa Ай бұрын
Ereyga sax waa Maamul xayiran ee ma ahan dowlad xayiran
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
haa saas inoo dhahaa laga rabay
@kamasadan350
@kamasadan350 Ай бұрын
Haa Waa sidaa waa maamul
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 Ай бұрын
Maamul maaha waa dawlad
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
@@abdirahmannblue4891 dowlad maahan waa jasiirad dhacda shiinaha horay shiinehee ka tir sanaan jirtay
@CawaleIbrahim-g8q
@CawaleIbrahim-g8q Ай бұрын
Waa sax
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Wad ku mahad santahy bro
@mohamedabdishakur-xy3ip
@mohamedabdishakur-xy3ip Ай бұрын
Qofkii ugu horreeyey ee faallo dhiibto. Mahadsanid inader Wariye iyo falanqeeye rugcaddaa Aweys Aarka,sidaan aadan soo muuqaneyn noogu wad muuqalladaada aad baan ugu tashadaa. Mahadsanid. 🫡
@MowliiidAli2002
@MowliiidAli2002 Ай бұрын
Aweis aaaar Wanku salaamay Sxb from radio mustaqbal era
@dhawacmujiye
@dhawacmujiye Ай бұрын
May Allah reward you for your efforts
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 Ай бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹 😊
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 Ай бұрын
Gulayzo tabiye sare waxan laqabsaday inadhagaysto muqalda nosogudbiso eexiiisahabadan❤
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. Ай бұрын
Thanks ❤
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine Ай бұрын
Heer caalami walaahi taariikh yahan dhe
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Aakhirka waa uun pa la qabsan Taiwan waayo qolada ay dabada ku hayso iyagaaba gabalkodii iyo waayahoodii Sii dhamaanayan
@MustakafiHassan
@MustakafiHassan Ай бұрын
Yaa Wye qolodaas
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
@@MustakafiHassan reer galbeedka
@khayremohamud2651
@khayremohamud2651 Ай бұрын
sxp waad kumahadsan tahy soo gudbinta xogtan waan xog loo baahnaa.
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Ай бұрын
Taiwan 🇹🇼 is Country
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n Ай бұрын
Taiwan No country
@RaxmaMohammed-xs7te
@RaxmaMohammed-xs7te Ай бұрын
Xage jogta😢
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 Ай бұрын
Waa run maraykanku wuu ku qasban yahay inuu difaaco taiwan 🇹🇼
@MaxamedGaaboowCali
@MaxamedGaaboowCali Ай бұрын
Xog muhim ah dhan kasta ka diyaarsan, Script, Clips, iyo Codkaba 100%
@fathiupdiraxmaandiridaba6195
@fathiupdiraxmaandiridaba6195 Ай бұрын
Marka oo kale Aaya la dhamaysan Kara muuqalka wyo waxan Kala aayad dawansa ma cajisidadi
@Tedyy08
@Tedyy08 Ай бұрын
Video cusub ban ka sugayna ustaad malin walba wan jeeg gareya inaad so dhigtay video cusub 🙏
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
sxp maalmo badan aa naga maq nayd
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 Ай бұрын
Xagee kabaxdi kii tawinta fiicnaa
@MaxamedaliHaybe
@MaxamedaliHaybe Ай бұрын
Waan ku tabnay itaal media noso badi sona dhakhso
@Nishkeey
@Nishkeey Ай бұрын
Khallif Barnamij Yada ino So Badi Wl
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 Ай бұрын
Waad naga soo daahday eebow maxa kuhelay❤
@abdirahmanahmed239
@abdirahmanahmed239 Ай бұрын
Watiyahan aad ayan ujec lahay warar kiisa
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia Ай бұрын
M.s ITAAL MEDIA
@kingpower6909
@kingpower6909 Ай бұрын
zxp waxaad kasoo hadashaa waxay xisballaah ks samaysay syria
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Ай бұрын
Lkn Taiwan waa jasiirad oo aad bay u adag tahayba in la galo mida kale iayada lafteedu waa quwad ciidan iyo mid dhaqaale Markaa tolow siday suurta gal ku tahay in la galo??
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
shiinaha waa dal awood leh waxaasi waxba lama ahan
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 Ай бұрын
Waxba lama aha china arintaa sbbto ah dhan walba china ayaa ka taagan maanta
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
@@ahmedroobl9060 haa wallaahi sas waaye
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m Ай бұрын
🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳💪💪💪💪💪💪
@Haamid-q8b
@Haamid-q8b Ай бұрын
2WEEKS BAA MAQNED CHANNELKA ACTIVE KA DHG
@MakiinoCajiin
@MakiinoCajiin Ай бұрын
Wllnarnamish ku sosemay❤❤
@Omar-Nageeye
@Omar-Nageeye Ай бұрын
Next Suudaan iyo waxa ka socda.
@maxamedcadow2522
@maxamedcadow2522 Ай бұрын
M.a sxp gul
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul Taiwan 🇹🇼 from Soomalilnd 💚🤍❤️
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep Ай бұрын
La dhuumo wxas nio😂 somaliland aqoonsi inay hesho wxa ka dhow aakhiro😂😂
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Wa in China si deg dega lo soo afjaraa koxda Taiwan
@HamseAhmed-j9p
@HamseAhmed-j9p 16 күн бұрын
Waa sida somalilnd iyo somalia😮
@Realmaths11
@Realmaths11 Ай бұрын
MARABTA INAAD FANTO XISAABTA DHAMAANTEED channel KAN KABARO XISAABTA DHAMAANTEED
@YasineApdallah
@YasineApdallah Ай бұрын
😮😮😮
@CIISECABDULLE-f6h
@CIISECABDULLE-f6h Ай бұрын
SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Ай бұрын
Taiwan Ma aha dawlad u xayiran China ee waa dawlad ka tirsan dhulweynaha China. 🇨🇳 united 🇨🇳 ❤❤❤🎉🎉 viva China ❤❤viva somalia ❤❤
@somamohomed1540
@somamohomed1540 Ай бұрын
Ani waxay ilatahay china iyakoo waxas military haysta inay dagaal rabin si ay dhawaalaheeda rank hoos ugu dhicin tan kale even haday kuduusho oo ay iskacaabin kahesho xulfada mareekan sida japan south korea and even india oo sidaa kujabto ilamaha inay kuduulayso
@CabdiKarim-do3pl
@CabdiKarim-do3pl Ай бұрын
Asc sxb. Waan sheer garee yey muu qaal ka nio hhhhh😂😂😂😂😂
@salmaankucka3544
@salmaankucka3544 Ай бұрын
Macamar al qadaafi iyo liibiya documentary nooga soo sameey aways aar
@yasirpro661
@yasirpro661 Ай бұрын
Japanese tariikhdooda hore waa dad shar ah walhi😂
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Ай бұрын
👌
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
insha aaalllaah Taiwan iyo Somaliland way helii donaan dhawaan waxaa yar ee ka maqaan oo ah calaabkooda oo laga taago UN cayayaanka naga daba luushana way iska taagii donaan
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n Ай бұрын
😂😂
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Taiwan china ayaaba qabsanaya maalmahan soo socda
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Ай бұрын
Taywan wa jasirad ka tirsan dhulwaymaha shinaha maraykana ma dicai karo wa laba wajiile Ukraine u ubalan qaday inu ruush ka difaci dono lkn marki laso weraray ayuu uga baxay
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 Ай бұрын
Aduunka war umahausid ukrain sawka hub iyo dhaqalaba ladultagan ee uu rushku qabsan layahay maad iska hadli taiwan china maqabsankaro maraykan cadawgisa madayaco nio waxbaro
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Ай бұрын
@@mustafefaarah3285 hub muxu utari dalkodi ba burbury dadkodina qaxotibay noqden
@saahindarajo184
@saahindarajo184 Ай бұрын
Hadad Rapto inad Falo ka bixiso "Wacal" Wa Marekan mel kale hala adin😅 Si uu Cadowgisa Unafeyo Shar io Kheyre wukula jira😮
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 Ай бұрын
Waad mahadsantahay waxaad kasoo hadashaa dagaalkii sokeeye lubnaan
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
Burburka dowladii cuthmaniyinta
@QaasincabdullahiCali
@QaasincabdullahiCali Ай бұрын
Muqal dheer ayaan kasugayey😂😂😂😂😂
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA Ай бұрын
walaal aweys
@yusufabdulkadirahmed7880
@yusufabdulkadirahmed7880 Ай бұрын
First
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Indonesia maxakagalay iyada mise waxaa isbahaysi kadhigay damaca shiinaha Eah bada konfurnagaxigta odhan anagaleh xitaa uqarnaqatay qarna handaday jasirado dalalkale kuyala?
@bilaladen7752
@bilaladen7752 Ай бұрын
Taariiqda labadan dal oo isku xayiran maladhihi karaa Somalia 🇸🇴 Somaliland 🇮🇷 Oo iska laad laada
@TataAbdi
@TataAbdi Ай бұрын
Dhig calanka iran😂😂😅
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
😂😂ka dhig wllo daddkii cadanka laha waa yabanyihine😢😮​@@TataAbdi
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
@@TataAbdi calaaanka somalia wa kii shaydaanka meel usa ka tirsan baa laga leeyahay ee dhig ibnu sina
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep Ай бұрын
​@@TataAbdiwllhi waa iga qosliseyy 😂😂😂 dhig calanka😂😂😂
@somamohomed1540
@somamohomed1540 Ай бұрын
Imagine 100 sano kadib mareekan io russia china burburto Oo ay somalia 🇸🇴 noqoto military and ecnomicaaly top ten kasoo muuqato 😊😅
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 Ай бұрын
Xi jing ping iyo putin ba waa laba dictator oo khatar ku ah dunida xorta free word
@abnas-ur7ez
@abnas-ur7ez Ай бұрын
japan caadi a loo heestaa 50 k ciid a joogon somali xitaa waa la heestaa
@CabdicasiisCumar-o9o
@CabdicasiisCumar-o9o Ай бұрын
China 🇨🇳 Wadan wax soosaar Badan
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne Ай бұрын
Sxp nosoqabo trikhda kaligi taliskj yugoslavacia marchal tito
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Ай бұрын
Likes ❤
@Apdiraxiin
@Apdiraxiin Ай бұрын
Indho uu wax kudawodaba ma isaga leh 💔🤣
@sayidmaslah5951
@sayidmaslah5951 Ай бұрын
Waxaynu sugaynaa Qeebta 2 aad Ee somalia
@realbarkash8896
@realbarkash8896 Ай бұрын
Waxas wa caajis ee ha so qorin wll
@nono123jk
@nono123jk Ай бұрын
​@@realbarkash8896adig ma ormo tahey waa maxey caajiska aad sheegysaa
@SahroCalimaxamed-v6f
@SahroCalimaxamed-v6f Ай бұрын
Taiwan 🇹🇼
@farahmaktal5013
@farahmaktal5013 Ай бұрын
Lubnaan barnaamij nooga soo samee iyo taariikhdeeda
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper Ай бұрын
SHUUCIYADA IYO JAMHURIGA WAA DHIBKA KALA QEYIBIYEY SOMALI LKN ILAAAHY AYAAA KA DHAW LABADABA
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 Ай бұрын
Aniga ayaa ah shuuci 😀😀😄
@Goche-k1s
@Goche-k1s Ай бұрын
Itaaaaaaal media tabin tooosaa runti falaqayn xiiso hore uso gudoomiye soona baddi aad bn kugu hanweynahay
@anwar-khan510
@anwar-khan510 10 күн бұрын
5m ayaad uqalantaan itaal media
@abdirahmansaleban2634
@abdirahmansaleban2634 Ай бұрын
Sidoo kale mudane waa inaad kasoo hadashaa sababta ay somaliland u tahay wadan u xayiran Somalia 🙏
@Hassanhandule
@Hassanhandule Ай бұрын
Waxa kaloo ka ilowday china wa Dal dhaqaala ahan Wali kobcaya usa iyo nato waxay donayan inu dagalka galo si dhaqale burbur ugu dhaco halkasna ay kahelan tun jileec
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
ILAA CARUURNIMA DEEYDII WAXAN ARK JIREY ALLAABO AY KU QORANThay made in r.oc. shiinaha aduunku yaqaano waxey ahaayeen taiwanta Shanahan kale ruushka ayaa aqoonsansa
@xasanfarxanciise776
@xasanfarxanciise776 Ай бұрын
Af reer galbeed ayaad ku hadleysaa
Qubrus Maxaa ka dhigay Jasiiradda ugu halista badan aduunka!
12:33
Waaberi Media
Рет қаралды 52 М.
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 38 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
Taariikhda Ururkii USC | Burburkii Dowladdii Kacaanka
28:48
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 92 М.
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН