Taliska ciidanka Maraykanka AFRICOM oo Mar kale sixun u bah-dilay madaxweyne Xasan!

  Рет қаралды 37,615

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@NurRoble
@NurRoble 5 ай бұрын
Xurmadle xasan shiikh waxaanilaah ka ra jeeynaynaa in aad mar sadaxaad ku soo laabato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 ай бұрын
Musuqmaasuq ma ahane >>> waa Tuuganimo bannaanka taalla. Waana Nasiib darro weyn, waana dhaqanka lagu yaqaanno Xasan Sheikh.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Xassan sheekh waa Musiibo Soomaali loo soo diray
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 5 ай бұрын
Kkk hawiye xaaraan kama dhergo miyaa???
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Caafimaad Alle haku siiyo
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 5 ай бұрын
Xassan dhiiqo iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 5 ай бұрын
Galad hawiye badan ayaan arkay qofka hawiye 24 haduusan cunin digir waaba xanuunsanayaa saaxiibkaa hawiye ah hadaad ka cunto digir wuu kula dirirayaa cunto kale hadaad kacuntid dhib uma arkayo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Way shiitaan markay rabaan
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 5 ай бұрын
one love somali
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk Dowlad tuugga ah
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 5 ай бұрын
Jaamax wllhi wadani dhab ah😢😢
@GalolPro
@GalolPro 5 ай бұрын
Mashallah Halgamayal!
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 5 ай бұрын
Xasan waa xasan mana xishoodo dhul gaday kaluun gaday gabdho gadey hadana safaaradaha dibada ayuu beecinayaa raashinka ciidanka xataa waa amarkiisa
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 ай бұрын
ciidanka africa waxey qataan lacag 1000$lakin ciidanka Somaliyeed waxey siiyan lacag 200$ wa dulmi weyn
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 5 ай бұрын
Waa bahadlad
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Weyku macaan tahay Raga somaliyed siiba kuwa jooga kofur waa xoolo cadow dalkooda keena oRag iyago kale lacag ku qaataan uf
@hogsade
@hogsade 5 ай бұрын
Waa arintii Afghanistan military ku dhacdey.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 5 ай бұрын
Soomaali waaku fiicantahay arintaasi saadawldnimo Didier
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 5 ай бұрын
Kii ciidanka dhisayey ee musmaasuqa la dagaalamayey ee Musharrka bixinayey Ee somali usinayd Waa la diiday Kii musuqmaasuqa iyo tuugada iyo qabyaalada Samaynayey Waa la diiday Yeynu Rabnaa
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 ай бұрын
ciidanka Somaliyeed wey dulmanyihiin lacag iyo raashinka waa laga dhacaa hadey diidan waa la burinaya
@abdiazizjama5565
@abdiazizjama5565 5 ай бұрын
Fadlan,Nuurow in aad caamirada eegto jooji marka aad waraysiga qaadaysto.
@AbwaanIlkacase-y5y
@AbwaanIlkacase-y5y 5 ай бұрын
Caawa ayad sharaf mudan tihiin
@AbwaanIlkacase-y5y
@AbwaanIlkacase-y5y 5 ай бұрын
Tii farmaajo been ayd ka shegi jirten kkkk
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 ай бұрын
odowa wa wadani dhab ah
@fahmoomar3905
@fahmoomar3905 5 ай бұрын
Kuwano waa xoolo an damiir laheen ogaden kuu waa nooca xoolha
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
CUQDAD QABIIL KUGAL NAARTA
@Gmaaad
@Gmaaad 5 ай бұрын
Xasan sheikh aragta musuq aragtaa madaxweynaha asaga musuqa dhankisa kawado maxaa diidaya kuwa kalena inee musuqa ku kacaan
@nimcoali3237
@nimcoali3237 5 ай бұрын
Wadanka badbaado ayuu u baahan yahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Waa dhaqanka Gaalada inay kuu kaadiyaan ilaa beel aad ka nuuxsan karin gaarto😅
@sharfmow9277
@sharfmow9277 5 ай бұрын
Warqad furan: Mw Xasan Dad badan waxay rabaan in aad ku dhacdo qiyaanadi iyo shiroolkii lagu sameeyay Faramaago hase yeeshe ay hada muuqato in uusan wax kabaran waayo waxa u qaatay in Qabiil yari ku dhacday, Adiga iskajir ogaaw hadaad Xamsa badasho in Rooble oo kale laguu qarindooro Teendhadiina lagu gayndoono lkn hadaad ku adkeysato guulaha aad gaartay ee laga maseeray waxaa Ummadda Soomaaliyeed u noqon doontaa halyaaygii Qaranka oo ugu horeeyay. Alla haku xafido horay u soco.
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 5 ай бұрын
😊😊maxaad guul u taqaan, tanoo kalaa,iska wado hawshaada maalin kale iyo gurigeeda.
@SafiyaAbdisidiq
@SafiyaAbdisidiq 5 ай бұрын
Xasan balaayö ku qaaday calooshiisa ma dharagto asaga iyo maafiyada uu wata somalia illaahay ha badbaadiyo
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 5 ай бұрын
MD xasan sheekh waa nin haiwye ah ee jaamacow qeyl qeyli sidii eyga oo kale ah wah wah ey social mediyaha ka qeyl qeylinayo uma xumid
@fatxishugri5284
@fatxishugri5284 5 ай бұрын
Hadduu madaxwaynuhu hawiye yahay ma sax baa inuu musuq maasuq ku dhaqaaqo
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 5 ай бұрын
​@@fatxishugri5284 MD hawiye ah waxba maba musuq maasuqo ee kii hore ee daarood ee farmajo ahaa ayaa wax musuq maasuqi jiray koox yaroo u shaqeyso nabar iyo naxdin ayaa ka danbeyso waana la soo xir xiray marka sidaas u ogow
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 5 ай бұрын
Ninja layiraahdo gurguurte waa eber
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 5 ай бұрын
ODOWAA XAARAAN BUU ISKA DIIDEY. BALSE XASAN IYO KOOXDIISU MARABAAN NIN DAACAD U AH DALKA😢
@mohamedmohamudabdi
@mohamedmohamudabdi 5 ай бұрын
Kuwaani magacii bay naga dileen ee Allow naga soo gaar...
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 5 ай бұрын
Waxa waxaas sameynaya waa dad xaaran quudadato ah ee dawlada yaan loo gafin 😊
@bazeera5520
@bazeera5520 5 ай бұрын
Xaqa allah ha tuso
@Abdirahmanmohamed33
@Abdirahmanmohamed33 5 ай бұрын
War heedhe waxani waa wax layaab badane madaxweynu damiir daranaa ma joqoraabaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 ай бұрын
Maraykanka dawalada hire marry arimaha noocaas ah 6 bilood baad shergeysaa Salado baay u amusan ilaa aay ogaadan dhamaan inta danbiga ku jirtaa madax iyo shacab si dad badan u xidhaan oo tusaake u nowdaan dadaka musuqmaasyqa ku jiraa ama wax ka mid ah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Armay askartu dalbadeen digirta kkkk Oo ay la qabsan waayeen cuntada gaaladu keentay heey.
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc 5 ай бұрын
Waar RW HAMDI ABDI BARE Miyuusan tuugadan qaban karin ileen isagu sida la sheegay waa wadaad lakin xasan sheekh waxaa la yiri maalin ta jimcaha un buu wacdiga masaajidka wadaad ku yahay
@abdiali4991
@abdiali4991 5 ай бұрын
Umada somaliyeed waxan ushegaya dawlad xun waxay dhanta dawlad laan ee baraha bulshada ceebta aad fafinaysan kaadaya jamaac iyo nuurow fadlan waxa fiicaan noshega hadi hanka dawladed ayaa nagadimanaysa
@maryami2299
@maryami2299 5 ай бұрын
Ciidan kii ka laayay lacagtii dij Waa. Socota qoryohoodiina Waa laqaatay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 ай бұрын
HASSAN QOSLAAYE XATAA LACAGII ADDUNKA MAAMUL GOBALERDA WUU CUNEY
@maryami2299
@maryami2299 5 ай бұрын
Sakarya Waxa loo laynayay lacagtii sii baa la rabay in la qaato waana laqaataa hada
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 5 ай бұрын
War madaxweynaha sharafta leh ha ku dambabina
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 5 ай бұрын
Ciidamada somaliyad intii ka hadhay Guryohodii ha adan because dowladii iyo allshabab ba iskuku tagay naftina badbadiya
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 5 ай бұрын
Wuxu donaba ha ahade Farmajo kuwan wuu dhamey oo ciidamada wuu u dadaalay wuuna habeeyey odowa ciidanka wuxu u ahaa daacad oo mar kasta ku dhex jiira intii u odawa joogayna qaaylo kama soo yeerin, darood iyo hawiye waxa aay isku kashadeen in Farmajo laga guleeysto oo xassan sheikh soo baxo hade xassan sheikh soo saarten ka xaabxabsha dhul boobka hantii boobka garaan boobka iyo wax walba boobka, Maxad ka qaylineysan waa sidii aad rabteen sida hawshu u soocote asc wr wb
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 5 ай бұрын
War yaaa alle yaqaana war ceeb badanaa ileen ceeb looma dhinto
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 5 ай бұрын
Wax kasta oo aad sheegtid yaa kaa aqrisanaaya waxaa tahay wariye shaqsiyaad maafiya ah ushaqeeya jhwaas oo dawlada la dagaashan marka maalin ayaa sharciga lagu kenidoonaa dantaaduna waa madax waynaha qadanka jaa ifee
@dr.mohamedluu4907
@dr.mohamedluu4907 5 ай бұрын
Wax ka xun maajirta in wadankeena itoobiya la siiyo iyo musuq la sameeyey yaa kula weyn, adagio og dowladi farmaajo in ay ku soo gabagabowday in ay tiri wax lacag ah oo yaala banging ma jirto iyadoo isku darsatay musuqi iyo wadan dhiibkiba .
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 5 ай бұрын
Afrom maaha qaranka somaaliyeed hadalka dhasha tigree waxba nooma dhimeyso
@aweysali4515
@aweysali4515 5 ай бұрын
Maxa ugu soqadatay hirshabele hawiye ayaa ulajeda miya
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 5 ай бұрын
WAR WAXAAN MAAHA CIIDAN SOOMAALIYEED WAA CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAAL GAALADA USHAQEEYA WIXII LAGA QAATAANA WAA WANIIMO , WAY KU SUGEEN RAGBAA HELAY , HAMBALYO
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 5 ай бұрын
😂😂😅 DIGIRTA WAXAA KEENAY NAAGTA HASSAN DHIIQO LKN SHEEKADA OO DHAN WAXAA KA DAMBEEYEY EMIRATES SI LOO BAABIYO CIIDANKA
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 5 ай бұрын
war daarood iga dheh yaahuuu
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 5 ай бұрын
somalidu waalanaa halka aad had iyo jeer somaliland ugu yeedhaysaan sow meeshaa aad ka dayrinaysaan maaha idinka iyo maraynkanka aad sheegaysaa hada ayaad aragteen halka aanu anagu aragnay 1961 markii aanu waxii aanu rabnay ee ula midownay ka waynay,
@fardowsadahir6675
@fardowsadahir6675 5 ай бұрын
Kkkkkkk beerka beela dam jadiid
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Ceebtaada Alla ma asturo waa tanoo kale Illaahow hana ceebayn Xassan wuxuu ka Xaqiijiyey Qabyo nikeedaa dhamaystiro
@fahmoomar3905
@fahmoomar3905 5 ай бұрын
Ceebtii farmajo iyadan ilaahay maa asturo farmajo jaajuus Ethiopia
@fahmoomar3905
@fahmoomar3905 5 ай бұрын
USA waxa kaleey uu jeeda ariinda rashii kaa ween magan Allah 5 sano farmajo maxay uu hadlii waysay waa sheego meel kaa khaldan malah daarood xamze haaystay ayà USA daabad kaa wada ariintan
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 5 ай бұрын
Americanku aragtidoday ku socdan adoomahan oo kle maaha nio Hhhhh
@fahmoomar3905
@fahmoomar3905 5 ай бұрын
@@abdirahmansayid1040 ok marka adoonka adoon tuug ah ayaa kaa horeyay lkn adoonta kaa wanag san tuugadii hore ee tuugsig badneed D4 hala keeno
@abdiali4991
@abdiali4991 5 ай бұрын
Xifaal tanka iska jojya walalyal hada amerikanu haday rashinki goosten Somali cidamadena waa in lookaca lacag loo arrorya hawshasi Somali ayay uu talo aniga aragtidayda
@fahmoomar3905
@fahmoomar3905 5 ай бұрын
@@abdiali4991 inshaa Allah riisqiiga Allah ayaa vaxash USA waa laga marmi doona inshaa Allah thanks bro
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 ай бұрын
ciidanka africa ma dhintan lakin ciidanka Somaliyeed wey dhintan waxey ladagalan al shabaab
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Sifiican waliba si fiican hau dhamaadan 33 sano dal loo diiday horumar iyo dowlad adag uf
@zahraegal5209
@zahraegal5209 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh Xoolaha shacabka iyo Ciidamada furinta ku jira Nimanka Cunay Ceeb u dhiman Ma Jirto 😳😳😳
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 5 ай бұрын
👍 jaamac galad kkkkkkkkk
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 5 ай бұрын
Maxay dhijireen dhalin yaradii soomaliland habaar la igukariwaa hadalkuna wax igamataro 🤮😡🤮😡🐕😡😡🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕nacaabka hawiye ladhinta
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 5 ай бұрын
😂
@abdulkadiromarmaamow273
@abdulkadiromarmaamow273 5 ай бұрын
Kix kix kix kix niman yahow daarood ah warkaa waa naqabata wayo lex walbo meeshey is dhigto aa lagu gowracaa madaxweyne xasan sheeq maxamuud xasan isaga u sabab ah in waxaa ee dhacaa wayo ragii aqonta u lahay meesha ma dhigin rag qabiil uu ku soo xushey yaa abgaal yaa wacesle ah ayuu ka bafin waye marka in saan ee dhacayso waa filaye xasan teramkii hore wixii ku dhacay kuma tusalo qaadan nabar aad filwyse naxdan malahan saas waa fileyne wayo gacan daahir ah ayaa wax dhaqdo markuu madaxda ee tuug yihiin sarakiisha waa tuugo ayeey noqonayan mah mah Norwich aa dhahay far for bilder få barna Aabaha carurtisa isaga u ah sawir xasan sheeg baa u sawir ah sarakiisha way falayaan lkn aa mid ka qabto jenerel odowaa raage mahayn ninka nidamka ciidan musharkiisa keeney oo sawir kunbuyuter galshey waa raiisul wasare xasan cali qeyre waa nin wax wey ka qabtey system ciidan waana ku mahadsan yahay
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 5 ай бұрын
dowlad Somaliya wa tuugo xaqa ciidanka Somaliyeed iyo dhulka umada masakiinta dagan ee dhacan wa tuugo u tashtey Somalia
@fatima-c5s9q
@fatima-c5s9q 5 ай бұрын
ujeedadu waxa weeye nonkii eelka dhigay ergo magalo ee hanagu so celin,kaaga darane isagaaba xanaaqsan oo wax canaananaya
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 5 ай бұрын
Xasan xuub caaro walee Hadham hada laga gaarin kkkkkkkkkkkkkk
@MohamedMohamed-uh6sp
@MohamedMohamed-uh6sp 5 ай бұрын
Oromo Oromadhsshay ethopia ya katuugsi badan
@mohamedqani9162
@mohamedqani9162 5 ай бұрын
Ninkan Illahi kama baqo Miya wa yaab
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 5 ай бұрын
Caagalayaal baa la yidhaahdaa waana kuwii dowladii farmaajo iyo khayre ay ka tirtireen oo ay ka takhaluseen .
@GalabAtteyeh
@GalabAtteyeh 5 ай бұрын
Jaamacow yaa ku yiri qirta inaad tuug tihiin ma Africa com mise dowlada maraykanka
@abdiali4991
@abdiali4991 5 ай бұрын
Cidamada danab waxa tagera dawlada maraykanka ee africom shaqo kumalaha jamac arinkas sii fican uumu fahfaahin
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 5 ай бұрын
Danbi kasta oo dalka ka dhaca ma xasan ayaa gala?
@AdamOsman97072
@AdamOsman97072 5 ай бұрын
Run sheeg wa ceeb sheg ban maqli jirya 😂😂😢
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 5 ай бұрын
😂😂😂😂 runtii jaaamac galan
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 5 ай бұрын
War falanqeeya Jama Galad caadi ma ahan kkkkkkkkkkkkkkk
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 5 ай бұрын
Omg 😂😂😂😂
@halimahersi8454
@halimahersi8454 5 ай бұрын
Aray xaanagagalay fadeexad minin badarhelnay
@abdiali4991
@abdiali4991 5 ай бұрын
Hada somali maxa talo uu horyala marhaday Americanku rashinki qosteen waa in lacag qurbojogta iyo ganacsatada lacag urruris aay bilaaban
@sacdiyo1233
@sacdiyo1233 5 ай бұрын
Waa nin weyn oon aqoon su uhadlo wax cidan ka dhex dhaca inad dowlad dhan iyo madaxda u caf lagadeyso adan xalal ku dhlan oo xaran ah ee no da dalka iyo madaxda sida lo hadloso baro oo bug qado jahilnimada ad ka badide uuuf
@mohamedahemed987
@mohamedahemed987 5 ай бұрын
xasan dameer waa oday tuuganimid caan ku ah balayo hala caga gadisnaadee
@bossman1024
@bossman1024 5 ай бұрын
Waxa jira geela marka laqasho waxa so hadha santimi ama maqarkii waxana hawenku ka sameyan xoodh urkiisa a wax lo dulqadan karo majiran Jaamac waa af xoodh matagiisa urka loma adlaysan Karo
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 5 ай бұрын
Kkk madigaa shubiyay
@xasanmaxamuud6250
@xasanmaxamuud6250 5 ай бұрын
Waxa la yidhaah caagle soomalidu balay ku qabtaa
@AdanSantur
@AdanSantur 5 ай бұрын
Tuug nimo , musuq,gaalnimo, khninsnimo.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 5 ай бұрын
waar horta waxma fahantaan waxanoo dhami waa soomaaliyayaanay madaxa kor uqaadin iyo maxaa tugriga
@alphamale5802
@alphamale5802 5 ай бұрын
Maxan cuna maxan cuna maxanu dhuunta marina 😂😂😂😂
@GalolPro
@GalolPro 5 ай бұрын
Saddex Meelood Meel qaado inay Dhahaan bay ahayd😁..
@omarmohamud7330
@omarmohamud7330 5 ай бұрын
Waxaad tihiin dad aan xishoon oo daarood nimo ka guuxaaso
@zeinabosman7241
@zeinabosman7241 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂o
@siidali6666
@siidali6666 5 ай бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 5 ай бұрын
xaalku waa eelka kii dhigay u dac wootoy meel uu xalay haray oo midh kaga dhicin meehanaabaay juwaan goday tegay baadi goobaay😅😅😅
@halimahersi8454
@halimahersi8454 5 ай бұрын
Doofarku wanafaqa madanyayhaye ha isladhacee kaleeexda hhhhhhhhh
@mohamedahemed987
@mohamedahemed987 5 ай бұрын
wadankaan xasan tuug halaga qabto doofaarka waa nin ab iyo isir tuuga ka ah
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 5 ай бұрын
War maad xishootan oo beenta daysaan
@ahmadfarah7007
@ahmadfarah7007 5 ай бұрын
Beenta kala tàga umada badowyahsy
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 5 ай бұрын
Kkk k Ciidanku laba dagaal Ma celi karaan xaga digirta iyo xabada
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 ай бұрын
Jamac you are ethiopian no somalia
@mohamedsouleiman6986
@mohamedsouleiman6986 5 ай бұрын
Kuwan ya dhageysta
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 5 ай бұрын
Mohamed Farmajo goob yu aha geesia Xasan dhiiqo waa Munaafaq beenala oo tuuga
@TawaneJama-ne3hu
@TawaneJama-ne3hu 5 ай бұрын
W c s
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Ceeb weeye waxaas camal
@omarmohamud7330
@omarmohamud7330 5 ай бұрын
MADAX WAXWEYNA HASSAN WAA GUULESTAY
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 5 ай бұрын
kkkkk
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 5 ай бұрын
beenta bagala taga
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 42 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Deg deg Habar Jeclo oo Muse Biixi dhabarka kajabisay & dabaaldga
13:19
Raxanweyn waxay Aminsan tahay in Hawiye Qabsan Hadii Itobiya baxdo
24:35
Xasaasi Tijaabada Nuclearka Iran dhawaaqa Maraykanka & Israiil !
21:26
2 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
11:50
Gelle Bashir
Рет қаралды 26 М.