Talisyahoow wareersani - Hees Wadani

  Рет қаралды 102,572

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Talisyahoow wareersani - Hees Wadani

Пікірлер: 59
@maxamuudxayd2171
@maxamuudxayd2171 4 жыл бұрын
Allah akbar... waa waagii soomaalida!! Soomaali aheyd 😭😭😭😭
@bossoss5703
@bossoss5703 2 жыл бұрын
naftood hurayaashii soomaliyeed ilaahay ha u naxariisto aaamiin aamiin
@yahye2001
@yahye2001 Жыл бұрын
Waxaa qaadaya❤heestan kooxda Halgan waana ereyadii iyo laxankii AUN Cabdi Bashiir indho buur
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 4 жыл бұрын
Waxan Soo Qoro Garan Mayee Ilaahay Ha U wada Naxariisto Ummaddii Soomaaliyeed Waayahaas Quruxda Badan Usoo Joogay Dhammaantood.
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin
@aliabdilahi6811
@aliabdilahi6811 Жыл бұрын
8u
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k Ай бұрын
Aamiin Yaarabi illah Hau Naxariisto
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k Ай бұрын
Illah Hau Naxariisto dhamantood waa Halyeeyo Qaran illah dib hanoo mideeyo
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
ilahay haunaxriisto fanka somaliyeed wakhtiga quruxda badan uusomaray
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii m.miigane laxankii s.qaasim codkii hobolada waabari
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 3 жыл бұрын
Uhorow wareersani war la'ida Walle war la'idaa Uhurow war la'idaa Dadkii aad laysay waa la isku haysaa Tageeradii madoobe waa la isku haystaa Dhibkii baladxaawo waa la isku haystaa Anteenadi hurmuud waa la isku haystaa Waa la isku haystaa Wixii madaxda kaa dhigay waa la isku haystaa
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Wale wadani weyraxan ka waban dadka walidkodiyo walalkidi leysa wey raxaye ma og tahay wale talo ka waban
@oladmohamednor2367
@oladmohamednor2367 4 жыл бұрын
Wallee waqti adaa ina soo maray
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 4 жыл бұрын
WAA ereyaddii AU Abwaan meecaad miigane sidaas ogaada soomaalida cusubeey
@fali9372
@fali9372 4 жыл бұрын
AUN Abwanka Meecaad Miigane lakin Dhalin yarada waxay le yihin sangub balse xaqiiqda wa sida sheegtay heestan wagii heyla salase hala dhameyo yiri cisse U sameye
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Ciise waa kumaa?
@fali9372
@fali9372 4 жыл бұрын
@@ikhajji maxa cuni jirtay hadane cisse aqoon?
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Maxaa walalow, sided ifahantay. Iga rali ahow. Anigu cise inuu Abwaan yahay iyo in kale unban rabay inaan kaa ogado!
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 3 жыл бұрын
Wax adan aqoon hada gasho wa noocas war wax lama qoro hadan ogeyn wixi oo sax sangub iyo mecad midna ma lahan nin ka leh youtu ka firi cismaan kulane catabey la dha
@iftinmohamoud993
@iftinmohamoud993 5 жыл бұрын
Plze ik hajii adoo mahadsan qoraal ah soo qor
@MohamedAhmed-it5dc
@MohamedAhmed-it5dc 4 жыл бұрын
Talisyahaw wareersani war li'idaa Wallee war li'idaa, Mingistow warli'idaa Waxaad dhuunta goyseen waa la iskuhaystaa Dadwaynaha xaqiisii waa la iskuhaystaa Waayeelkiyo caruurtii waa la isku haystaa Reerihii wacnaana waa la iskuhaystaa Dhaaxaad wablaysee waa lisku haystaa Waa la isku haystaa wixii madaxda kaadhigay waa laisku haystaa Waxaad wadarti qaadeen waa la isku haystaa Bulsho waylaheedii waa la isku haystaa Adhigaad walwaasheen waa la isku haystaa Wanankaad cunayseen waa la isku haystaa Waxarihii aad layseen waa la isku haystaa Waa laysu haystaa wixii madaxda kaadhigay waa laysu haystaa Intaasoo waxyeela ah wakhtigaa xisaaboo Waynaatay godobtii wayna kaa gudanayaan, gudanayaan, gudanayaan. Wallee wadani dhaartaybaan Dhaartaybaan kaaweecan Wallee ummad wisisidaybaan Wisisidaybaan kaa waaban Wallee agoon wayraxdaan Wayraxdaan waxba kaareebin Dadkaad waalidkood iyo walaalkoodba laysaa wayraxay e ma ogtahay Dhaaxay walaac iyo walbahaar la tooseen oo dumarku weer siday.
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Inkastoo itoobiya ay naga heysato dhul gumeystihi naga siiyay haddana dagaalki siyaad qaaday 1977 ma aheyn mid istiraatiijiyad ku dhisan, waxaana ka dhashay: 1)In soviet iyo cuba ay dhabar jebiyaan ciidankeenni. 2) in ciidamada soomaaliyeed marki dagaalka laga soo noqday tiro qiyaastii 70-80 inta beebbayaal dhinacyada laga dhigtay lagu afuuftay 😭😭 3) in ciidankeenni niyad jabo afgembina isku dayo! 4) in Mingistu iyo Siyaad ay heshiiyaan marki ay sii dhacayeen 1988 !!!!!! Siyaad hal sheey oo lagu ammaano hadduu jiro waa hir-gelinta qoraalka soomaaliga!
@guuleed2303
@guuleed2303 3 жыл бұрын
Walaahi Waa runtaa
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Xukunka ayuu ku dheereysanay ee dhulxoreyn kama aheyn.
@mohamedaden6629
@mohamedaden6629 3 жыл бұрын
Aaway Dadkii Dalkaan Laha alla Naxdin wayna Wiilasheeni soomaaliyed Baa Barqo Ethiopia Iyo caalamku toogteen Maantayna khayraadkeeni Ayay Guranayaan.inaguna Qabiil ban weli isku hayna alla Gormaan Baraarugaynaa Illahow Noo Gaargaar Qaar Baddihii ayay ku dhamadeen Qaar qurbahay ku Liitaan Oo Waa Qaaxooti Qaar abaaro Iyo coolado ayay la Daala dhacayaan
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
SOMALI ALLAHA NABAD YEELO
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
#LyricsSongTALISYOHOW Talisyohow wareersani war li'idaa WALLEE WAR LI'IDDAA MINGISTOOW WAR LI'IDAA ABAY Ahmedow war Li'idaa Waxaad Gaysatoo idiL Waa Laysku haystaaa Dadweynaha xaqiisii Waa Laysku haystaaa Waayeelkiyo caruurtii Waa Laysku haystaaa Ehelkii wacnaa waaa Laysku haystaaaaaaa Dhaaxaad wablaysee Waa Laysku haystaa Wixii maddaxda kaa Dhigay waa Laysku haystaa Jeeraad warafkii qaadeen Waa Laysku haystaaaaa Lo'diyo waylaheediiiiiiiih Waa Laysku haystaaaaa Adhigaad walwaasheen Waa Laysku haystaaaaa Wanankaad dubayseeen Waa Laysku haystaaaaa Waxarrii aad Layseeeeen Waa Laysku haystaaaaa Waa Laysku haystaaaaa Wixii maddaxda kaa dhigay Waa Laysku haystaaaaaa Intaassoo waxyeela' ah Wakhtigaa xisaaaaaaboo Waa Laysku haystaaaa Weynaatay godobtiiih Waanay kaa guddanayaan Gudanayaan waanay kaa Guddanayaaaaaaaaaaaan Wallee waddani dhaartay Baan kaa weeeeeeeecan Dhaartay baan kaa weecan Wallee Ummad wisiisiday baan Wisii sidaybaan kaa weecan Wisiisiday baan kaa waaban Walee Agoon wayraxday baan Wayraxday baan kaa weecan Waxyarday baan waxba kaa reebin. ________________________________ ASAD XUS IYO XASUUS MUDAN. Heestan Erayadeeda waxa Alifay Abwaan Cismaan D Kulane Carabey Waa KOOXDII HALGAN baan filayaa. Haddaanan khaldanayn AHUN Dhammaan intii dhimatay Amein.
@AbdishakurMohamed-ky4xo
@AbdishakurMohamed-ky4xo 6 ай бұрын
Magaca abwaanka caadi u soo wada qor walal
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
@@AbdishakurMohamed-ky4xo Cismaan diiriye Kulane Carrabey.
@AbdishakurMohamed-ky4xo
@AbdishakurMohamed-ky4xo 6 ай бұрын
@@SuugaanSafaari qolomuu ahaa ninkaasi se halkuu ku dhashy
@mubarikaden962
@mubarikaden962 2 жыл бұрын
Mengistow war li idaa waa run
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Mingistow war li idaa kdbna cashir ayaa u dhignay 77
@mahadow1
@mahadow1 Жыл бұрын
Waayihii AFWEYNE ahaa 🤧
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Taliisyohow wareraasani kkkkkk
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Allaa yacisak
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 3 жыл бұрын
Amxaaro weysoo laabatay ee is diyaariya barbaareey
@c-mhoror4871
@c-mhoror4871 2 жыл бұрын
walahi mateyi tagatatwyi
@commentikuxoogle7501
@commentikuxoogle7501 3 жыл бұрын
*Itoobiya waa itoobiyadii uun wax is bedelay ma jiraan*
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Saasa malin kugu wasi
@commentikuxoogle7501
@commentikuxoogle7501 2 жыл бұрын
@@abdifitahhussein3315 kuma fahmin nio maxaad tidhi
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Adiga hadad racsan tahay xita malin ayaan wasi itoobiya
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 3 жыл бұрын
Dagaal kii fashilmay😰😰😰
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Adaa jiranaa oo xaran cunay somaliya is one
@usstransport4033
@usstransport4033 4 жыл бұрын
B
@madarasadadaarultacliimonl3756
@madarasadadaarultacliimonl3756 4 жыл бұрын
Fanaaniintii reer somaliland
@hodan3084
@hodan3084 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hodan3084
@hodan3084 4 жыл бұрын
Magool maryam mursal iyo aa kujiro ma reer soomaliland baa shankaroon kukirto kkk
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 жыл бұрын
@@hodan3084 heesta ya sameyey badi wa isaaq erayada wa ayaga isaaq
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Shankaroon ma aha Reer Waqooyi! AUN Abwan Sangub iyo Beerdilaacshe ayey la ehel tahay!
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 3 жыл бұрын
@@abdirahmanhussein1899 nim ka sameyey kulane la dha hees marqan ka ma.ahan wadano.la.soo heli mayo marka laga rabo labo heea o sameyey cali sugule
Afrikaay Haseexan - Hees Wadani
9:06
Ik Hajji
Рет қаралды 8 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 27 МЛН
TALISYAHOOW WAREERSANI WARLIDA - HEESIHI 77 KII
5:17
Omar Jama
Рет қаралды 21 М.
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 302 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi
10:06
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
Soomaalida Galbeedeey - Hees Wadani
3:20
Ik Hajji
Рет қаралды 33 М.
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 678 М.
Принципы...
0:23
Это точно смешно
Рет қаралды 2,6 МЛН
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 13 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН