Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal

  Рет қаралды 63,960

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Muuqaalkan waxa uu ku saabsan yahay Soomaalida ku nool magaalada Lisbon ee dalka Portugal iyo xaaladda dalka Portugal
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 150
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 2kun Like iyo Share Instagram: instagram.com/geedisahan/
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 Жыл бұрын
Sxb meel lagala xariiro mahaysaa adeer kaan?
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Portugal maxaa yaan ayaaadaba dadkeeda waxay cunaan haysan war hanoo faanin Portugal
@siegenmediabro7474
@siegenmediabro7474 11 ай бұрын
Gedi sahan ugas odagan Mel an Kala xirirno ii sheeg wll
@Liiloowe
@Liiloowe 6 ай бұрын
Fadlan walaaloow ninkaas nambarkiisa ii soo raadi
@arsenalhighlights9785
@arsenalhighlights9785 Жыл бұрын
This guy deserves 1m guys let us help him to reach there
@cumarabdikariin3771
@cumarabdikariin3771 Жыл бұрын
Kusalliya xabiibkeena scw
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
Halkii laga shaqayn lahaa oo Soomaaliya lagu horumarin lahaa. Sida Yuhuuddu ku sameeyeen Israa'iil. Soomaalidu waxay jecel yihiin inay qaxooti ahaan ugu noolaadaan waddan kale. Dad habaaran.
@sudiboy1
@sudiboy1 Ай бұрын
scw
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 Жыл бұрын
Congratulations for 100k subscribers, you deserve more than this 👏 ❤ respect from bosaso Fans
@AarkaDunida
@AarkaDunida Жыл бұрын
Congratulations bro. I'm so glad this channel gets the recognition it deserves. 💯🎉
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
🙏🏾
@cfdbgg4867
@cfdbgg4867 Жыл бұрын
Hanbalyo 100k my brother 🎉 geedi sahan🎉🎉
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Жыл бұрын
Hanbalyo Geedi Sahan 100k woow mashaallah super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Жыл бұрын
Congratulations bro 100k you deserve more than this 👏💯🙌🎉
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 Жыл бұрын
Masha allah nin masuul sare ayaad manta noo soo ban dhigtey runta ayuu noo sheegey
@B.F.C.M
@B.F.C.M Ай бұрын
keep going brother sxbkaa dhakhtar youtuber haka faaiidaystu sida wanaagsan aad wax u soo gudbinaysid iyo sida aad dadka soomaliyeed Suurad wacan ugu gudbisid
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah bro congratulations hore usoco
@hooyofa8569
@hooyofa8569 Жыл бұрын
Geedi sahan wax badan waan kaa faaidna mashallah❤
@abdinasirxanshi5199
@abdinasirxanshi5199 Жыл бұрын
Congratulations Geedi sahan
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
MashAAllah. Ninkaan intaan ka arkay waa waayo arag
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Congratulations pro for 100k ✊️❤️
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 100k Long journey
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 Жыл бұрын
Hambalyo🎉 geedi 100k Ka bdn Ku rajeyn
@Mustafemmc
@Mustafemmc Жыл бұрын
Hambalyo zhp 100k aad gadhay 1M ayad u qalanta keep up ⬆️ legend gedi sahan ❤🎉🫡
@fekermedia68
@fekermedia68 8 ай бұрын
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran waa hadal wanasan waana ka faaideystay mhdsnd geedi sahan ❤
@cfdbgg4867
@cfdbgg4867 Жыл бұрын
Hanbalyo 100k 🎉🎉🎉
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 brother 100k ❤️❤️❤️❤️
@zuldaanabokor5699
@zuldaanabokor5699 Жыл бұрын
Congratulations hore u soco
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*Geedi sahan hambalyo ugu danbayn waad gaadhay hadafkii koobad ee 100K intaas in ka badan baan kuu rajaynaya*
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 Жыл бұрын
Hambalyo 100 kun Hore u soco
@muhyadinkhafow8513
@muhyadinkhafow8513 Жыл бұрын
Congratulations for 100k subscribers bro Gedi Sahan
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
Hambalyo 100kun Hore u soco
@gentlemangentleman2785
@gentlemangentleman2785 Жыл бұрын
Hamplyo geedi sahan 100k 🎉❤
@yuusufcali5735
@yuusufcali5735 Жыл бұрын
Hamplyo bro 100k 🎉
@sahalade4245
@sahalade4245 Жыл бұрын
Masha Allah
@user-fi1cf2sm7h
@user-fi1cf2sm7h Жыл бұрын
Congratulations 100k subscribers 🎉
@ismoqalalah8244
@ismoqalalah8244 Жыл бұрын
Hi brother jumma moubaraka geedi sahan are my favorite because sxb aad ayaan kuu tageera wxn aad ujeclahay dalxiiska marba wadan inan dal xiis u aado program kaaga really waa the best of the best geedi sahan are you the best legend and the best person
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always geedi sahan 100k congratulations 200k coming soon insha allah 💯♥️♥️♥️👍❤❤☝️💪💯👍👍
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
Halkii laga shaqayn lahaa oo Soomaaliya lagu horumarin lahaa. Sida Yuhuuddu ku sameeyeen Israa'iil. Soomaalidu waxay jecel yihiin inay qaxooti ahaan ugu noolaadaan waddan kale. Dad habaaran.
@faxaanfiyore1234
@faxaanfiyore1234 Жыл бұрын
Keep going
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳
@abdizamedjama5020
@abdizamedjama5020 Жыл бұрын
Oday ahmed waa nin wanaagsan, anoon lisbon cidna ka garanayn oo jooga magaalo kale ayaan lasoo xidhiidhay si fiican buu ii qaabilay marki danbana wuu isoo tabaabusheyay from uk 🇬🇧
@Jalwoboy2024
@Jalwoboy2024 Жыл бұрын
Walaal Ahmed numbarkiisa ama email aan kala xiriiro ii soo dir hadaad hesho Business ayaa iiga Xiran Mahadsanid
@mustafesaid4972
@mustafesaid4972 Жыл бұрын
ASC. Way ka muuqataa wanaagii soomaaloda wanaagsan miyaad ka haysaa telifon. Si aanu sulaalo u waydiino adiga oo mahadsan ......
@user-tw4nh3ds8e
@user-tw4nh3ds8e 11 ай бұрын
Talefon Maka haysaa ader ahmed
@oibrahim6981
@oibrahim6981 11 ай бұрын
Asc walaal fadlan hadaad ka heshay lambarka odaygaas ii soo dir please
@user-tw4nh3ds8e
@user-tw4nh3ds8e 11 ай бұрын
Walal weli ma helin
@TUREV____OD3
@TUREV____OD3 Жыл бұрын
100k❤congratulations
@abdesaid4167
@abdesaid4167 Жыл бұрын
Geedi sahan hambalyo 1m subscribers you deserve more bro Come to Lille France
@atika7411
@atika7411 Жыл бұрын
Subxaanallaah Portugal maxaa idin geeyey waa wixii reer baraawe mar walba ku caysaan Bortuqiisssssss😊 waan ka xumahay soomaaliyeey waa isduleyseen soomaalida ilaa israel way joogaan ilaahow noo gargaar
@baalweyne4352
@baalweyne4352 11 ай бұрын
Maasha Axmad goobe waa caaqil ❤
@sultanAhmed-he2li
@sultanAhmed-he2li 7 ай бұрын
Bro waxaan raba contact odaygaas pls inaan helo
@Geenyada
@Geenyada Жыл бұрын
Congratulations my friend 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Thanks 🙏🏾
@abdirahmanhassan969
@abdirahmanhassan969 Жыл бұрын
Hambalyo geedi sahan 100k
@munoabdi489
@munoabdi489 Жыл бұрын
Mansha Allah
@mahirx7777
@mahirx7777 Жыл бұрын
100k 🎉hambalyo
@dekalul3979
@dekalul3979 Жыл бұрын
Congratulations 🎉
@AbdirashidFarah-ev3kt
@AbdirashidFarah-ev3kt 2 ай бұрын
Mashaallah brother
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo sxb
@ismoqalalah8244
@ismoqalalah8244 Жыл бұрын
Geedi sahan waxan aad ujeclaystay kosovo brother wax badan ayaan ka faaiiday thank you so much ❤
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 3 ай бұрын
Zxb kasovo inaa tagaa rabaa maad icaawisid wthsupka kaaga isii dee zxb
@AishaBadal1998
@AishaBadal1998 Жыл бұрын
Hambalyo 100,000❤
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 11 ай бұрын
msha allh❤❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Keep going sxp
@B.F.C.M
@B.F.C.M Ай бұрын
somaalidu samir maleh . waraysi fiican.
@abdinasirmoalin2849
@abdinasirmoalin2849 3 ай бұрын
Talo nin wayn oo daacad ah waaye.
@abdidahirabdow7848
@abdidahirabdow7848 5 ай бұрын
Goobe waan ku salaamayaa
@sabriyemuhudinmohamud
@sabriyemuhudinmohamud Жыл бұрын
Bobadela Lisbon ahaa long time oriente soo duub sxp
@guleedhajjiabdiahmed8597
@guleedhajjiabdiahmed8597 Жыл бұрын
Asc sxb sare
@suldanbaraar420
@suldanbaraar420 Жыл бұрын
Geedi hor indareer widaayow
@fadumamohudinmohamed7898
@fadumamohudinmohamed7898 9 ай бұрын
Soo dhig irlan
@melmidirshe9408
@melmidirshe9408 7 ай бұрын
Legend
@user-fw5qt8rj5n
@user-fw5qt8rj5n 16 күн бұрын
Geedi sahan wll xage kala so xirira
@albashiradanibrahim3533
@albashiradanibrahim3533 11 ай бұрын
Wariye ma ahan man
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
🎉🎉🎉 100k
@B.F.C.M
@B.F.C.M Ай бұрын
insha allah waxaan jeclahay inaad Iceland 🇮🇸 aad somaalida ku nool iyo dalkaa aad u qabow aad taktid
@B.F.C.M
@B.F.C.M Ай бұрын
ان شاء اللة من أفضل إلى افضل تقدم محتوي جميل وراقي جيدي سهن ا
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Video wanaagsan
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve Жыл бұрын
Asc Ahmed goobe waa reer wardhigley
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
🎉🎉
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Keep going brother geedi sahan
@crazyduke27
@crazyduke27 Жыл бұрын
100k🎉🎉
@MahdiHagi
@MahdiHagi Жыл бұрын
Meel walba qax iyo qaxooti..so sad ...
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
Halkii laga shaqayn lahaa oo Soomaaliya lagu horumarin lahaa. Sida Yuhuuddu ku sameeyeen Israa'iil. Soomaalidu waxay jecel yihiin inay qaxooti ahaan ugu noolaadaan waddan kale. Dad habaaran.
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Dee dalkan waala laisku dilayaa
@mohamednasri7759
@mohamednasri7759 Жыл бұрын
Niyaw passport somali malaguhelaa Visa Portuguese
@ismailakofficial2552
@ismailakofficial2552 Жыл бұрын
Congratulation bro from Minneapolis wan iska dhageysta xiliyada shaqada okale Wana dawada xiliyada nasashada okale Mansha alh bro
@user-fz8co3dp6w
@user-fz8co3dp6w 2 ай бұрын
Minneapolis aaa🤔
@nasfrom-da-ldn7362
@nasfrom-da-ldn7362 Ай бұрын
@@user-fz8co3dp6w😂
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
M.a
@karimhasan8967
@karimhasan8967 Жыл бұрын
1❤
@madinoali9781
@madinoali9781 Жыл бұрын
Asc waxaa noo weydiisa qofkii baasaboor weyn oo wadamadaan yurub ka yimaada oo Portugal degenaansho ka raba sidee buu u hei karaayaa.?
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 Жыл бұрын
aplasa Portugal 🇵🇹
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
Portugal majogta
@abdinur6152
@abdinur6152 Жыл бұрын
Waa dal cimilo fiican, cadaan ka wadan ka Ingris ka waa ku riyoodan inay dagaan Portugal
@diriyeisa8034
@diriyeisa8034 8 ай бұрын
Adiga miyaa ku nool
@abdinur6152
@abdinur6152 8 ай бұрын
@@diriyeisa8034 Maya, lakin inaa soo sahmiya waa jeclaan lahay
@future3578
@future3578 Жыл бұрын
Hambalyo 100k waad gaadhay Geedi Sahan
@mustafesaid4972
@mustafesaid4972 Жыл бұрын
ASC Wlaal geed saar waa ku salaamay Wxaan u baahantahay. Ma heli karnaa Telifonka Axmed goobe?????
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 Жыл бұрын
Geedi Sahan waa nin fiican, laakiin Suaalihiisa ayaa yara khaldan.. Ma garanayo in Afsomaligu uu ku adag yahey. Hereri Media daawo adeer si aad wax uga barato.. Waa iga talo..
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын
Su'aalasha ma qaldana ee adigaa degdegay, Cabdisalaan Hereri waa qof khibrad dheer leh Geedi Sahan wuu noqon doona sida Hereri oo kale إن شاء الله
@omarmire6117
@omarmire6117 Жыл бұрын
Wilka yar wa dhalinyaro iski isu diro waxan shaqo wariye ma leh wa nin iska dalxis ahan isaga socda waxbadan ina baray somalida meshu tag radsha waxa mudanyahay mhd se ma mudna hebel KU dayo wayo isaga iyo hareri lba qf kla yihin
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
2019 October ayaan tegey Lisbon waan ka xumahay 7 days baan joogey wax somali ah ma arag
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
Sxp hadda xagee jooktaa Portugal m8se
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 5 ай бұрын
Zxp lacag imisaad ku tagatay .passport somaligaana maad ku tagatay
@yaasiinmaxamuud734
@yaasiinmaxamuud734 21 күн бұрын
Xgee hda joogta luuqa igala soo xiriir
@user-pd9hi6cz2p
@user-pd9hi6cz2p 7 ай бұрын
War qofkii jooga Portugal ila soo xiriir pls
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 Жыл бұрын
Axmed muxuu yahay ma
@yastayonis4007
@yastayonis4007 6 ай бұрын
Intee laga xiriiri karaa ninkaa odayga ah bro?
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 4 ай бұрын
Geedi sahan sxp waxan rabay portugal ina u guuro oo adeerkan aya ubaahanhay mana aqaano addresskisa ama phone kisa. Adigana si walba aan ku Raadiyay waa ku waayay.
@mohamedhurre6484
@mohamedhurre6484 Жыл бұрын
Hadaad aragtay aynu kuwada salino xabiibkeenii صلى الله عليه وسلم
@sudiboy1
@sudiboy1 Ай бұрын
scw❤
@JJAbdi
@JJAbdi Жыл бұрын
Lisbon 2017 baan tagay qof somali ahna kuma arag inkastoo aan wax yar joogay oo aan shaqo u tagay
@sabriyemuhudinmohamud
@sabriyemuhudinmohamud Жыл бұрын
Geedi sahan Lisbon miyaad ku dhuntay sxb laguma haayo
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 Жыл бұрын
Somalia meelkasta Majooktaa 😂😂
@dalla112
@dalla112 11 ай бұрын
qofki caqli leh ninkaan masuulka dhageysana portogal sharcigada sugo hada pasporkoda qaadato yurub meelkasta ka dagi karta lakin sharci hada ka orodo laga yaabe in meelaha kale farahada so baxaan
@My.fatherisHero
@My.fatherisHero Ай бұрын
WAXAA CODSI U AHEY IN AAD LANBARKA XAAJIGA AAD ISIISO MAADAAMA RABO FIISE BURTAQIIS AH WAANA IGA CODSI HANA IGA XANAAQIN TALEEFANKIISA AMA IIMEYLKIISA WAXAAN JOOGAA XAMAR SOMALIYA WAA FIISA WAX BARASHO
@maxamedcabdulahi1893
@maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын
Basaborka somaliga ah malagu tagi karaa ?
@FowziaMohamedUmuAfnan
@FowziaMohamedUmuAfnan Жыл бұрын
Asc
@FowziaMohamedUmuAfnan
@FowziaMohamedUmuAfnan Жыл бұрын
Walal romania sharciga qoxotiga muqal kasosame inshaAllah
@user-ph2lw2xt5u
@user-ph2lw2xt5u 2 ай бұрын
Baradar ken you helfmi ken you portugal turist visa
@asadhagiofans6334
@asadhagiofans6334 Жыл бұрын
muqalkan dhul somali miya ku dubtay odayag xagas ka.imaday miya wayo.muqalka sidan ma ficenen ina ku dubto ina magalad nayar tustoo ahed
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
Mahdsanid GEDI SAHAN SXB ABE SOMALIYED DACAD AH WARESTAY WAR ANIGA FARANSIISKA JOGO SHARCI MALIHI 4 SANO DADKI LAKENAY FUDEED DILAY INEE KASOQATAN SHARCI AYAA FICNEYD HADA INAAN BORTAQISKA ADO IHEYSO SAAN SHARCI UHELO
@thelkbashir1977
@thelkbashir1977 11 ай бұрын
Ilahay sharciga haku sahlo walal
@diriyeisa8034
@diriyeisa8034 8 ай бұрын
Portugal kaalay waa lagu siin sharci shan sanno ah
@user-pd9hi6cz2p
@user-pd9hi6cz2p 7 ай бұрын
​@@diriyeisa8034sxboow portugal ma joogta in aan imaado ayaan rabaa jermalka ayaa 7 sano joogay faransiiska 1 sano sharci la'aan, sxb portugal hadaad joogtid sideen kula soo xiriiraa
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
AHMED GOOBE MEU IRMÀO ESTOU MANDAR MINHA COMPRIMENTA ❤❤❤ COTA
@wardoonacademy
@wardoonacademy 8 ай бұрын
irmão, use o Tilde e não acento grave, minha comprimenta está errado, diga,. meus comprimentos. obrigado.
@zakariaalisheikh2971
@zakariaalisheikh2971 Жыл бұрын
Suuuuuuuu😂
@abtidonhassen1550
@abtidonhassen1550 Жыл бұрын
Asc wll waxan jeecla inad marnamij inoga sameeyso somalida ku nool dalkaa north korea wll mcn
@safiyojamac4396
@safiyojamac4396 Жыл бұрын
Ma waa lanthy. In aad disho maarabtaa😂😂
@hassanyare1287
@hassanyare1287 Жыл бұрын
Odaygan 2019kii ayaa lisbon ku bartay
@abdiasismohamed9527
@abdiasismohamed9527 8 ай бұрын
Sxb
@sompirate3910
@sompirate3910 Ай бұрын
Xaafadee degen yihiin walaal? Usbuucaan aan usocdaa fadlan xaafada magaceeda iisooqor. Mahadsanid
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 76 М.
Buurta ugu dheer dhulka Soomaalida - BUURTA SURAD
12:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 4 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 5 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 151 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 161 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
33:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 170 М.
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 140 М.
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 5 МЛН