Msha Allah alle haw barakeeye waa fikrad fiican. Bandhigooduna aad ayuu u ficnhy yahay, kaliya waxaa haboon in ay qaab gudbintooda xaga costska, expenses iyo priceska ay qaab nidaamsan usoo gudbiyaan, si halkaaba looga dheehan karo wuxuu shaygu joogo iyo waxaa lagu iibin karo.