Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay Siyaasi Siidow

  Рет қаралды 151,519

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay Siyaasi Siidow

Пікірлер: 611
@ashrafcadde8360
@ashrafcadde8360 Жыл бұрын
The part that every body waits is idiriska's reaction 🤩🔥🔥
@deexibnudeex7153
@deexibnudeex7153 Жыл бұрын
Also haboon😍
@zeachalpha9040
@zeachalpha9040 Жыл бұрын
​@@deexibnudeex7153 like you
@kuu617
@kuu617 Жыл бұрын
Maskin wye idiriska😭😭
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Ha wllhi idiriska funny wye
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Жыл бұрын
You right👍👍
@sowdaabdalla9798
@sowdaabdalla9798 Жыл бұрын
Qof miskiiin ah markay arkaaan way ugu daraan lkn qof xanaq badan ayaga ka cabsada 😂😂😂😂😂
@musegaming3877
@musegaming3877 Жыл бұрын
Qofka ilaa uu ka xanaaqo waa lagu wadaa noh 😂😂
@waxbaajirotv3938
@waxbaajirotv3938 Жыл бұрын
Siidow qamarji u maleen jiray wlh😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
​@@waxbaajirotv3938 siidow waxoo is dhahooyaa jareer thy kuwaana waa jileec dhexdooda ka bax cml
@hodhanabdikibar7885
@hodhanabdikibar7885 Жыл бұрын
😂😂 Haa wlhi
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha ila dhaafin👍👈
@Updisameddd
@Updisameddd Жыл бұрын
😅😅😅
@hindabashiir4483
@hindabashiir4483 Жыл бұрын
Tiktok Mxaa kugu qoran isheg abyo❤
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
@@hindabashiir4483 @AMAZING QUEN
@Mubashirbashiir
@Mubashirbashiir Жыл бұрын
What a humble guy you are! Sidow 🔥
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op Жыл бұрын
Waa dowonimo
@hamzabadmash2448
@hamzabadmash2448 Жыл бұрын
Respect 🙏 🫡 🤲 on this bro for standing up for that ladie 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Inuu gacan qaadi waayo waxa usabab ah cunsuriyada wllhi😢
@Cebla99
@Cebla99 Жыл бұрын
Allla maskiin waye😢😢wuxu is leyhy ama dhexdooda ku dhinta 😢wa runti xaq bu u leyhy in uu iskaga amuso
@salmanab6668
@salmanab6668 Жыл бұрын
Hhhhh
@AhmednaajiD5
@AhmednaajiD5 Жыл бұрын
Jareertu waa dad qalbi wanagsan wlhi❤❤
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 Жыл бұрын
MashAllah he is so patient person
@Br-uk7vl
@Br-uk7vl Жыл бұрын
Dadka inaa ku fududaato waxaa ka wanaagsan inaa ixtiraamto waa nin qibrad iyo daganaasho isku darsaday masha Allah
@salmanab6668
@salmanab6668 Жыл бұрын
Goorme la isxitiraama mataqaan horta fuleey feero weyn ayaad amaaneysa
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤
@maahir2339
@maahir2339 Жыл бұрын
pure heart wllhi give him a medal
@abdallahiomar7568
@abdallahiomar7568 Жыл бұрын
Dadka ceyda ama af lagaadada u soo qoraayo siidow ilaahey haka cabsadaan, siidow daganaansho aad u sareysa ayaa ka muuqato aniga saan is leeyahay ee walaalayaal qofka muslimka ah af lagaadada ka daaye. Haduu gacan qaadi lahaay wax kale ayaad soo qori leheedeen. Cidne kuma xad gudbaayo waa iga fariin walaaltinimo iyo inaadan ku xadgudbin walaalkaa kale.
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Runtada waye cunsirnimada iskdaya
@Goldenboi2288
@Goldenboi2288 Жыл бұрын
Haduu Gacan qaadi Laha Waxay dhihi Lahaayeen siidooow maaba Gacan Dad uqadaya😢 somali lagama amaan helayo
@salmanab6668
@salmanab6668 Жыл бұрын
Iyo fuleynimo aad uweyn
@fatimacraxman9777
@fatimacraxman9777 Жыл бұрын
Wlhi waa geesi marka gabadha gacan loo qaadi rabay asaga dhan wuu gubtay wlhi he is the legend ❤
@Brownjr00
@Brownjr00 Жыл бұрын
Xushmad ban ku haya walalkeyna sidow we love you 💓❤ somalinimada wax walba ka weyn ❤
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 Жыл бұрын
Director hal jeesto haduu ku xadi lahaa ciriir buu dareemi lahaa😂😂😂
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🙌🥺
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Жыл бұрын
Subxanalah inta sidi la rabo laga samesto lagu cayo lagu bahdilo si bani Adam ka bax lagula dhaqma inta si fudud lo qoslo lagu dhaha prank aheyd sorry😭qaraxo sanadkan kama helin
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Жыл бұрын
Maskiin waaye wllhi 😢dadkaan ameey kugu goobteen ayuu isdhahay lkn wllhi wuuka xoog badan yhy 🤦😏
@ahmedabiikar
@ahmedabiikar Жыл бұрын
geesinimo les dheryhy
@sabiriinmohamed1045
@sabiriinmohamed1045 Жыл бұрын
100 qof xitaa ha ahadaan qof akteyda in waxii larabo lagu dhaheenin😏
@dhamestirandumar9966
@dhamestirandumar9966 Жыл бұрын
cid ku gooban karta ma jirto ee asaga daganaashaha u dhashay
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 Жыл бұрын
Xoog wax mataro wadna loobahayahey
@cabdirisaqmohaabdi6559
@cabdirisaqmohaabdi6559 Жыл бұрын
Sidow you are the big legend
@aryamabdiwahid6679
@aryamabdiwahid6679 Жыл бұрын
Ninkan odayga ah legend waaye lkn sidaan inay u ciilciilaan ma ahayn😢😢
@onejaanis6198
@onejaanis6198 Жыл бұрын
Waa nin aad udagan Masha Allah muudeey muudeey ayuu ka bixi waayey mideeda kale waa nin ixtiraamka wax ka yaqaano
@caaqilncm-kd3vo
@caaqilncm-kd3vo Жыл бұрын
Muudey inaa ishirqoosho maa meeshaan ii keentay kulahaa wlhi daacad u qoslay 😂😂😂😂
@fardowsogacal1781
@fardowsogacal1781 Жыл бұрын
Abaayo mcn kalay wiilka dhahaayo codkiisa naxaris wlhi allah ku sharafo yaqey 😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah ninkan wa nin dulqad badan walahi waxan siyay kobka dulqadk horay waxan uhestay in ey rer waqoyiga rer kofurk kadulqad badan yahin lakin sidow aad ayow uwanagsanyahay mashallah
@mubarakhassan4394
@mubarakhassan4394 Жыл бұрын
Maxa dulqaad ah wa fulay Wlhi 😂😂😂
@Abdiqasimsharif
@Abdiqasimsharif Жыл бұрын
Ninkaan waa nin jareer ah wllhi ilaahy baan ku dhaartay gadaal ayuu kabaqayaa waayo hadii uu ahaan laha dadka deegaan ka sheegtah waxbuu dililahaa tan oo kale maahan dulqaad ina adeer ee ilaahy intaad kaqabdo dhab uhadal
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Abowe jarer wa dadka deganka mogid miya lakin wa laga yaba
@shineyare6465
@shineyare6465 Жыл бұрын
Waxaan dulqaad ma ahan Waa cabsi wlh gbr ooyneyso miyaa fiirsan karaa
@alidaahir-rn4vd
@alidaahir-rn4vd Жыл бұрын
dadkan siidow dhiig maleh dhahyo daqiiqqda 15:55 ha daawadan mise somali dhiig ninki dagaal io qararac sameeyo lee u taqan miyaa🙏
@farhioabdi-mi2gw
@farhioabdi-mi2gw Жыл бұрын
Astan muuqalkan Way Ku khaldaneed inay soo dayso yaan loo noqon😢
@jamacgelle6431
@jamacgelle6431 Жыл бұрын
Waa sax waa ku khadan yihiin
@caashajeylani6828
@caashajeylani6828 Жыл бұрын
Qabiilkii Kuqaaday kuma dhigo 😏😏😏
@zahrahappy1438
@zahrahappy1438 Жыл бұрын
ayaga in la deyo in ay ogoladan mahen ayage ku xeran thy
@sayladaonline1000
@sayladaonline1000 Жыл бұрын
Caawa qosolka ayaa iga dhaamaday 😅😅😅😂😂 Siidow
@queenladanlove
@queenladanlove Жыл бұрын
Alla hooyoy dulqadka qaar ma fcno wllhi 😢
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Dacifnimo hada laga daremo gacana lagula galaa😢😢😢😢😢
@sharmahurie2168
@sharmahurie2168 Жыл бұрын
Muudeeyow hadii lii dilo adi waaye yaah kulahaa 😂😂😂
@Wiilwaal12
@Wiilwaal12 Жыл бұрын
Ninkaan haduusan looma oyan ahan lhyn wllhi kol hore ayuu feeri lahaa
@Khaalidoww
@Khaalidoww Жыл бұрын
M.a wllhi dulqaad uu leeyhy
@aweisabukar-on1tk
@aweisabukar-on1tk Жыл бұрын
Jarer lacg lee u cad wllhi dad mahan
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Жыл бұрын
Siidow legend mashallah qof dagen🥰
@SomaliWedding
@SomaliWedding Жыл бұрын
Wuu shakiyay siidow inaa I shirqoosho maii keentay kulahaa😅
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
Somalidan Dadka Caynaysa Jarer Wayeh leh Mais waydisen markan Somali nahay dunida wxn kanahay Africa anaga ugu lidana Ee Cunsurinimada Joojiya😮
@isma8x
@isma8x Жыл бұрын
Director ka hadoo hal teesto kuxadi lahaa ceriiri oo daremi laha wlh😂
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951 Жыл бұрын
Bahalkan eey isoo qaaten ay igu garaaci rabeen kulahaa hhhh sidoow qof la dhaho geesi ah waa wayay😂
@faatmaprinces3522
@faatmaprinces3522 Жыл бұрын
Siidow nin qalbi wanagsan waye❤
@Allhamdulilahpage
@Allhamdulilahpage Жыл бұрын
Wlhi waa ka xumaaday video gaan 😢 am sorry siddow
@haboonhassan6994
@haboonhassan6994 Жыл бұрын
Intan qaraxo dawanaay sanadkan xalqadan Aya igu qosol badened 😂😂😂😂😂😂
@iimaanmaxamud5269
@iimaanmaxamud5269 Жыл бұрын
Masha allah wlh sidoow waa nin masuula wuxuu dhahay aniga dad ayaan ixtiramaa waana sax hadane waa nin mustaqbal leh wuxuu diidaa sido ayaa dagaal galay
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 Жыл бұрын
Ninkan waa nin weyn Mello badan buu wx ka egaaye ma iska qeylinen qof dhalinyrana mahn😊
@salmanab6668
@salmanab6668 Жыл бұрын
Oo kamid tahay amaa olkaha lagaa daadiya
@xayle1480
@xayle1480 Жыл бұрын
Ninkaan gabar jareer weyne ah inaaa u keentaan ayy eheyd😂😂
@naimoabdulkadir3534
@naimoabdulkadir3534 Жыл бұрын
Haaa wlhi markaas ayu laso bixi lahaaa ragnimadisa lkin jilec is dileyso mx ka galay
@bestrongenough8228
@bestrongenough8228 Жыл бұрын
Muudeeyow meeshan haddii laygu dilo adi waaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅wlhy waa iga qosliyey 😂😂
@saalimofficial6422
@saalimofficial6422 Жыл бұрын
modeeyow hadii leedilo adi wye kulahaaa mad iskacilisid qof maqan haku tashanin 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@halgamesare
@halgamesare Жыл бұрын
Walhi aniga meeshan mar hore lagu kala bixi lahaa hausheegin kulahaa ilkaha kacmaha ku qaadan yac 😂😂😂
@zakariyefante1769
@zakariyefante1769 Жыл бұрын
Siidow dantiisu yaqaana somalina qeylo ayey rabtaa
@clraxmanmoha443
@clraxmanmoha443 Жыл бұрын
Waxaa barnaamijka qaraaxo Mr faleembo
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 Жыл бұрын
Respect sidoow qof dagan waye
@ahmed.m.o7301
@ahmed.m.o7301 Жыл бұрын
❤❤❤ inta sugeesay love xakeega
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 Жыл бұрын
Siyaaasi siidow wa nin hg saleban farah roble waye laandher ah waye wan sugay ❤
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Жыл бұрын
Jareer weyne waaye
@fatima-ti4mc
@fatima-ti4mc Жыл бұрын
Wara mahana 😂😂😂
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 Жыл бұрын
@@xaliimosiidow4169 dhalasho waxn siinay hg 😂😂😂
@ahmedhussein2254
@ahmedhussein2254 Жыл бұрын
Saan miyu hg ku yahay😂 hg mel uga dhacday 😂
@miimiomer9522
@miimiomer9522 Жыл бұрын
😂😂😂
@zainabsiman312
@zainabsiman312 Жыл бұрын
Inta dhiman ma ogi lkn intan Daawanayey kashka iyo nasra abtidon wax ka dhiig badan ma arag🤣
@naagweyn1268
@naagweyn1268 Жыл бұрын
Labadooba wey igu soo duufeen ar reer ahmadeyaa🏃‍♂️😂
@sucaadoapdi
@sucaadoapdi Жыл бұрын
Qeybtaan waxaan umalaynaa inee tahy qeybtii ugu horaysay 😂😂
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Reer wabari difaac weey yaqaanan siloogala❤
@user-Ismahaan
@user-Ismahaan Жыл бұрын
War wuxu maskiin sanaa
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
Nin masuul ah
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Жыл бұрын
Masha allah respectful man wlhi
@burhanjacfar219
@burhanjacfar219 Жыл бұрын
This episode has been quite interesting except 11:17 sidow is fumbling his nostrils. I don't like people digging their noses in front of the people. 16:49 Sidow "waraa muudeey hadii inta legu dilo adaa kuu heestaa " lol hehehe
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Maskiinkaan wuxuu is yidhi amaa la isugu kaa tagaa 😢😢
@ifraaax1655
@ifraaax1655 Жыл бұрын
Jareer hortisa kaw lee lagag sinaa
@janaatmoha7506
@janaatmoha7506 Жыл бұрын
Gacan qaadka khalad ah
@MACSARO_PRO1
@MACSARO_PRO1 Жыл бұрын
Dulqadki u iga dhamaday ilahow mad dhanka siidow ani iga dhigtid 😂🥺
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
Alla ba'ay kan maskiinsana nin gacan u qaaday ayuuba Mobil.ii haysta fulaynimo heerki I danbaysay waaye waxan 😅😅
@abdihakiim1755
@abdihakiim1755 Жыл бұрын
Anoo ferahaas leh hoosta maba la IGA sogali lahayne😢😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Jareertaan si niyad leh u bahdilan yihiin😂
@nassirhassanvlogs9062
@nassirhassanvlogs9062 Жыл бұрын
Dabeecad wanaag wllhie😊
@mubarakhassan4394
@mubarakhassan4394 Жыл бұрын
Mudeeyow hadii meshan laigu dilo adiga waye Wlhi kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdiRaxmaan-zl5vl
@AbdiRaxmaan-zl5vl Жыл бұрын
Walaahi bilaahi nikaas uu dhima lahaa hadaan Mersham jogi lahaa
@mohayare4881
@mohayare4881 Жыл бұрын
Siidow jileecdan haku dhex dhiman miyu isleeyahy
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Allahumma barik.
@mohamedhusseinomar2675
@mohamedhusseinomar2675 Жыл бұрын
Walaahi doqon waaye kan dhiigna male Siidoow Damiir Somalinimo maleh😮
@anisacooking3928
@anisacooking3928 Жыл бұрын
Barjnamijkaan in lasoo dhigo maaheen wiilkan maskiinka inuu daciif yahy waa la arky😢
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 Жыл бұрын
Bilaa caqli geesi nimada ma waxad u haysata in la degaalamo oo la buuqo ninkan ilaahy ixtiraam daacad iyo dulqaad buu iskugu daray❤
@maxamadxaab9276
@maxamadxaab9276 Жыл бұрын
😢😢😢😢 this man wlhi wa qof dagan , lknse wey kululeyen
@cabdifitax7495
@cabdifitax7495 Жыл бұрын
Jareer geesi maahan nabee dhiig maleh
@ikramdiini9278
@ikramdiini9278 Жыл бұрын
Kan camal waa lagugu ag qali karaa iga tag wllah samirkaas qof akteyda lagu bahdilayo daawan karin 😬
@Buurdibi
@Buurdibi Жыл бұрын
Xalada Ma Fadhidaa Mise Way Qasan Tahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣siidow Hayeeey
@MrAweys
@MrAweys Жыл бұрын
hadaan jareernahy Dhiig laawe siidow nama matalo nacadaaa tahay was
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
best actress queen muna star iyo siyaasi siidow
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 Жыл бұрын
Maskiin hooyadiis ma gablato siidow nolaaw wllkee
@abdirizakmohamed589
@abdirizakmohamed589 Жыл бұрын
jareer fuley weeye always
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Жыл бұрын
Fuley kulahaa isku taag taag hee ilkaha tufee wlhi nagahoda is kama celin kartid hitaa
@ahmadnaaji5280
@ahmadnaaji5280 Жыл бұрын
Waxaan cmal isku ma cebayno dumarkaa usoo dirnaa garacow
@udgoonhussein10
@udgoonhussein10 Жыл бұрын
Ninkaaas wlhi waxa uu saaas ula cabsanaaa jareer aaa thy iyo liidmo badan ee la kulmaaan jareerta waxey is leeyihiin jileec hadaa taabadan bis waaye sorry wlhi
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 Жыл бұрын
Haa wlhi😢😢 cunsurinima saas ugashay mahane mar horuu ilkaha qadi lahaa
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Wlh wa.runtaa dantiisa aya celisay mahe hadu jilec ahan laha wa hore iswalwali laha lkn jererka ku goobta inladhahayo ayu ogyahay hdu gacan qaad sameyo o loo tureynin
@hibowayel9339
@hibowayel9339 Жыл бұрын
Haa wlhi kadal ka cabsana maskinka
@comfortable949
@comfortable949 Жыл бұрын
Wllhi billahi kan waa baran baro caadiya😂🤣🤣
@hodancumar2619
@hodancumar2619 Жыл бұрын
😂
@xasancabdiabuukar470
@xasancabdiabuukar470 Жыл бұрын
Big respect pro 🙋🏿‍♂️
@saciidocali1566
@saciidocali1566 Жыл бұрын
The legend sidoow
@hannaquen2206
@hannaquen2206 Жыл бұрын
Lkn saan bahdilaad baan u,arkaa😊
@mohatallabdi7472
@mohatallabdi7472 Жыл бұрын
Sidow wa legend ixtiraam badan wllhi
@suleqaibrahim8777
@suleqaibrahim8777 Жыл бұрын
Wllhi wuu dulqaad badanyahay siidow ❤😂😊
@rayanrashiid1535
@rayanrashiid1535 Жыл бұрын
Siidow dulqaadkii oo qofa ❤
@nuuryariisow3181
@nuuryariisow3181 Жыл бұрын
Nio jareerta maxaa dhiiga kaqaaday
@Abdi_nazir
@Abdi_nazir Жыл бұрын
Siidow ragga kisa adag ader nin weyn wye keep going
@lakiosman3953
@lakiosman3953 Жыл бұрын
Cidan far dheer noyaqaan way naga dhex baxaan Hadi arkaana inago isdilayna
@zanchoofficial2754
@zanchoofficial2754 Жыл бұрын
Kani waaa damiiiN 😁😁
@abdikadiryussuf7428
@abdikadiryussuf7428 Жыл бұрын
Idiriska itaabo i can't wait your part
@sheekhulkulimedia7308
@sheekhulkulimedia7308 Жыл бұрын
Asxaabta ku so xirma channel keyga
@Mmuscab-xashi
@Mmuscab-xashi Жыл бұрын
War kan wllhi dhiig maleh😅
@shukrihassan8437
@shukrihassan8437 Жыл бұрын
Siidow waa laga cabsiiyay walhi 🤣🤣
@clraxmanmoha443
@clraxmanmoha443 Жыл бұрын
Iyo Baaquli boy keeena
@dramenaadow1029
@dramenaadow1029 Жыл бұрын
Wey igu so duufeen kulHaaa😁😂
@AyaanAyanibrahim
@AyaanAyanibrahim Жыл бұрын
😂😂😂😂 naag miyaa
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Жыл бұрын
😂😂😂
@ismacilmaxamed6387
@ismacilmaxamed6387 Жыл бұрын
Jarer Faaiido Malahan wllhi 😂
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon.
26:42
Astaan
Рет қаралды 282 М.
SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA
43:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 124 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17