No video

Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Dhamaad

  Рет қаралды 56,349

Maadshe Films

Maadshe Films

4 жыл бұрын

Waxaanu idiinso wadna
filimaan taxane ah oo qisooyin
dhacay ah mahadanidiin

Пікірлер: 154
@drscaqlizan2450
@drscaqlizan2450 3 жыл бұрын
Woow qiso cajiib ah nolow inta nololi jirto waayo badan horomar fiican geesigaygii
@DR_Hanuniye
@DR_Hanuniye 4 жыл бұрын
War Saydhiye libaax sanaa ragii xumeeyay buu mel isugu keenay suu yiri kawada shaqeeya 😅😂😅😂😂😂
@SuperJeeri
@SuperJeeri 4 жыл бұрын
Waaar heedhe, inantaa hamda john ah qurux badanaa! masha Allah il iyo cawri la'aw.
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Waan ku taxnaa film kan ilaayo from Australia “waaw” waad mahadsantahiin dhamaantiin abwaan saydhiye oo fikraada leh iyo hablaha qaaliga ah hoodo iyo hamda ! I am originally From hargeysa but i love burco waayo burco waa authentic ! filmmada hargeysa lagu sameeyo dhadhan malahaa! Anyway thank all!
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
Hadalkaagan ka helay Thank you
@updirahmanahmeddirir5075
@updirahmanahmeddirir5075 3 жыл бұрын
Flimkan caadi maaha wlhi alle ha idin wada dhawro🇸🇴💯
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 2 жыл бұрын
waxan ruwayad way dhaftay maskaxda leh wax badanbay ogty 🥰 filayashuna waa fani wlhy 💯
@hajibadhaf460
@hajibadhaf460 4 жыл бұрын
Masha allah dhaman jilayaashu wa dad talent leh aadban idin salamaya mr saydhiye salan qaaliya sxb hore usoco
@cumarcabdi1449
@cumarcabdi1449 3 жыл бұрын
Masha allah riwaayada waxanu ka codsanayna iney tii oo kle soo celiyaan buul ukiree ama baadiye gee
@ubaxlula6103
@ubaxlula6103 4 жыл бұрын
Masha allah
@maariaclraxmaan5340
@maariaclraxmaan5340 3 жыл бұрын
Mcnhlhhh farxd iyo guuulll end teamkn mabruuuk💯✅❤❤❤❤💕
@xidigochanel34
@xidigochanel34 4 жыл бұрын
Team maadshe waxan film layidhaaba ilmaadeerayaal waashaahiina dhabaad moodaaba
@fatimaabdilaahi8068
@fatimaabdilaahi8068 4 жыл бұрын
Wxaan huba inaad tihiin dad aad zhacbokodah uqanciyah keep goin team💋
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 жыл бұрын
maasha allaah waan idiin xiisi doonaa
@zackqani2474
@zackqani2474 3 жыл бұрын
inta in ka badan Ayaan Rabna asxapTa qaliGa
@sakiqarboshe7901
@sakiqarboshe7901 4 жыл бұрын
Welldone dhamman bahda maadshe TV
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Xaqiiqda Ax Ax Ax Ax Allow noo Naxariiso😭😭😢
@zumayaabdikadir8367
@zumayaabdikadir8367 4 жыл бұрын
Runtii waa Film QiiraDiisa Leh keep Going❤️💯
@hamdaali9238
@hamdaali9238 4 жыл бұрын
Inzha Allah Film Cusup Oo Kle idnka Zugyna wLaLahaY aadpan idin Taagera Dhmantin❤️😘
@faatimaali1054
@faatimaali1054 4 жыл бұрын
Waan salaamantihiin bahda maadshe sigaara waxaan u salaamayaa saydhiye oo aanu zxb nahay iyo xamda joon oo aan jeclahay jilideeda
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Guuliyo gopanimo film xigmadisa xanbarsanaa nolol warta dhamntinba
@wardahibo175
@wardahibo175 4 жыл бұрын
Nabsigu intaasu jira hore usocda maadshe team
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 4 жыл бұрын
Saydhiye iyo xamda joon waxay sameeyeen wax fiican Dadkii sida xun ula dhaqmi jiray ayay soo dhaweeyeen Oo ay dareensiiyeen inay isla waynidu meel Ku gaadhsiinayn oo ay tani aduun tahay Musalsalkan waxaan arkay afar bilood kadib Lama socon lkn imika waan dhamaystay run Ahaantii waa waxyaalaha qalbigayga Kujira qofkii ku wanaajiya iyo Kii kuxumeeyaba wanaaji uun Waxba caloosha ha uugu qaban
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 4 жыл бұрын
Top film Films xiso,qiiro iyo qosal iskugu jiruu ahaa next film
@abdalleismail4327
@abdalleismail4327 4 жыл бұрын
wllo ma burcaad joogtaan
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Ninkay yasaysay ayaa ilaahay siiyay hantidaas
@maslaxxasanburco8607
@maslaxxasanburco8607 3 жыл бұрын
ˢᵃˡᵃᵐᵘˡᵃʰ
@wardamahamuud2377
@wardamahamuud2377 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan idinka mahad celinaynaa
@sayidcali5066
@sayidcali5066 4 жыл бұрын
Mnsh alllh saydhiye
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
Weligay ma daawan riwayadan lkn markaan arkay Inanti xarabaha ahayde guri barwaqo la jili jirty ayaan furay wllhi
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
MAADSHE TEAM.FIRT AHAY 👇👇👇
@najmaluula1800
@najmaluula1800 4 жыл бұрын
msha alllah dhaliyaro isku dhamystiran saydhiye xamda sagal axmed abdi qurux alllehydin daaayo abdi qurux nin dad nimo ku dhanthy wlllhy ad ayaan ku tageera adiyo saydhiyaba👏👏👏👈
@ahmedgaraad8421
@ahmedgaraad8421 4 жыл бұрын
Maadshe TV hore usoco Taxane qiimi iyo murtibadan
@MohamedAhmed-ej3cb
@MohamedAhmed-ej3cb 4 жыл бұрын
Runtii maha kliya film balze waa qizzo nololeed Alle hydin zharfo wllahyow♥️
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 4 жыл бұрын
Nio taxana kale bilaaba waan la goo go ay Kane mida kale nio talo iga qaata maad show zxp KU dedaal sidaad bulshada wax wanaagsan uguso tebin lahayd wayga talo 👂
@mareeyetv1219
@mareeyetv1219 4 жыл бұрын
horumar wacan
@samiiircsbdi7565
@samiiircsbdi7565 2 жыл бұрын
Ala maxan daawaday 2020 mar u wakhtigu i wacnaa
@zamiiradahapo1028
@zamiiradahapo1028 4 жыл бұрын
Manshlh waa film qiimo leh waxan idin leyhy hore u socda my Teamkyga🤗
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Waligii qofku xumeeyey haka aarsan adoo cafin kara waayo majiro aarkoosi cafis ka fiican 👏👏👏👏👏
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Been maha wll
@cabdiqaadirjama7874
@cabdiqaadirjama7874 4 жыл бұрын
Sooka shaqa wada siiyay
@cabdiqaadirjama7874
@cabdiqaadirjama7874 4 жыл бұрын
Kuwii xumeeyay
@saalaxdheere4486
@saalaxdheere4486 3 жыл бұрын
marbuu ku wanaajiya waqtigu kuu hiiliyaa walaalkii kaa dhigaa sidii waqal kuu da,aa weedhadana lagu qoslaa dadkana tahay ruux lawayn marbad kala weecataa waayuhu cadaw kuu noqdaan wacdiga admigad farta warbuu wiri kudhalaa
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 3 жыл бұрын
Runtii waa film xaqiiqa ku salaysan waxaan daawaday dhamaantii hal maalin 7 bilood ka bacdi jilayaashuna waa dad talent aad usareeya leh keep going maadshe tv
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 жыл бұрын
Wlhi filim qiso dhaba ku saaamsanbuu ahaaa inta ka xun inuu dhamaado gacanta taaag
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Team Maadshe iddinkoo aan facility iyo taageero weyn helin ayaad soo bandhigteen awoodiina jilaanimo iyo sida aad u sameynkaraysaan filmo ka waaweyn kan oo ka tayo badan aad baad u mahadsantihiin waxaanan idiin rajaynayaa mustaqbal wanaagsan.
@mudicade6325
@mudicade6325 4 жыл бұрын
Aduunyoo
@clshakuurcali3888
@clshakuurcali3888 3 жыл бұрын
Saydhiye horaumar wll
@mumtaasabdirashid5639
@mumtaasabdirashid5639 4 жыл бұрын
Film iyo Badh weeyaan wlhi Keep Goin Walaalayaal
@faatimoabdilaahi2471
@faatimoabdilaahi2471 3 жыл бұрын
M.a wlhi waan jeclhy filmanta qisooyinka keep goin wllhy😩♥️
@maxamedcabdirashid4691
@maxamedcabdirashid4691 4 жыл бұрын
Wlhi Azxaptay azman kaheelay ee waay iqancizay halkan kahela illhY hku xifdiyO jidhkaYGi
@mayaneyboss6112
@mayaneyboss6112 4 жыл бұрын
Favourite flim
@youtubemustafetr1834
@youtubemustafetr1834 4 жыл бұрын
Mashaa allah alle hadinka abaal miriyo saydhiye iyo asxaabta oo dhaan
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Filinkaan jeclaa 😍😍😍war soobadiya filimada noocan ah
@kawsarcabdilaahi2087
@kawsarcabdilaahi2087 4 жыл бұрын
today Iam first go forward team madshe
@hantiwadaag1528
@hantiwadaag1528 4 жыл бұрын
Marki ay meeshaas mareeyso waxeey dhahaan waxaas meey sameeyn karaan xigmad+qisaba Maadshe tv 👏👏👏
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
cajaaib wa wax dhaca had iyo goor qisooyinkaas way dhacaan
@galladxuseen2696
@galladxuseen2696 4 жыл бұрын
Azxpy flimkaan flim loo bagay dheh marka noo siii badsho riwaadaan aad baan u taageeraa
@maxamedxasan5432
@maxamedxasan5432 4 жыл бұрын
Wuxuu taxane lagu waano qaato aad aad ayuu u fiicna qaar lamida oo kahadlaya waxwanaagsan oo dadka anfacaya.thank your
@Warsan614
@Warsan614 4 жыл бұрын
Riwaayadan markaan arkay waan wada daawaday from A to Z caadi maaha
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 4 жыл бұрын
Wlhi waa taxanaha iga ilmaysiiiya😢
@zackqani2474
@zackqani2474 3 жыл бұрын
Aad Ayaan Ugu bogaY filmkan Really Very Good
@hothanmohamed5118
@hothanmohamed5118 4 жыл бұрын
Film iyo badh hore u socda 👍👍
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Ilaahay into kaa qaadoo qofkale odhiibayaa
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Arsaaqada ilaahaybaa haye isagaana bixiya
@abdiazizmoh3166
@abdiazizmoh3166 4 жыл бұрын
Masha Allah qiso nolasha qima uu leh murti iyo waano ah hambalyo hore usocda 👏👏
@cabdirashiidmaxamed2409
@cabdirashiidmaxamed2409 4 жыл бұрын
Saydhiyoow Axmed sanaag waa kee Miyu ahayn ninki buulka dumiyeey
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
waa laftiisii
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh haa niyow
@maznafareh7512
@maznafareh7512 4 жыл бұрын
Horumar wacn madshe first view 😋
@ansku428
@ansku428 4 жыл бұрын
Hore usoco wll waad da dalaysaaye
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 жыл бұрын
Wow 👍 nice film ya salaam sxb Saydhiye halkaa ka sii wada please thanks
@mazcudamare7890
@mazcudamare7890 4 жыл бұрын
Taxana dareenllahaa
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Qofka ku xumeeya waala wanaajiya
@mohamedhussainali249
@mohamedhussainali249 4 жыл бұрын
mhdsanid dhamaan shilayaashaa maadshe tv
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Flmkan bilow ilaa dhamaad wn ku xirnaaa from india si fiicn bd u jishen 🙏🙏
@ubahyusuf6104
@ubahyusuf6104 4 жыл бұрын
Saydhiye nin jira walhy❤❤❤
@abdallezayidosman2593
@abdallezayidosman2593 4 жыл бұрын
Filimkani waa filim ka hadlaya nolosha dhabta ah, aduunku waa wareegto maalin waad baahan tahay maalina waad dharag san tahay oo wakhtigaa kuu hiiliya
@rukiaali8729
@rukiaali8729 4 жыл бұрын
kkk
@queenahmed6170
@queenahmed6170 4 жыл бұрын
Maadshe tv aadbaad u mhdsantihiin wllo sheekadaan ani aadbaan ujeclaa mid tan kasii wcn wn idiinka sugeeynaa
@lakimoha2827
@lakimoha2827 4 жыл бұрын
Like dhac igu siiya hadaad aaminsantihiin in aduunku kala wareegyahay
@khadaralxariiri9231
@khadaralxariiri9231 4 жыл бұрын
Maanta kii u horeeyay ahay
@nasriinabdi3791
@nasriinabdi3791 4 жыл бұрын
Saydhiyeh😍😍😍
@khaliilmohameth8860
@khaliilmohameth8860 4 жыл бұрын
Xaga kaga haya
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Qofkii ilaahay ka Baqa meel aanoo filanayn boo ka arsaaqada meel aw ka baxana oo usameeya
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Ilaahay
@maxamednadiirjanagale5729
@maxamednadiirjanagale5729 4 жыл бұрын
Inta uxiisi doonta nolashii xamda joon iyo saydhiye somatalen liketa dhac ku sii
@hubsiimoayaahallasiistaa4608
@hubsiimoayaahallasiistaa4608 4 жыл бұрын
Wan la socday qaybkaste wll guul ayaan idan rajeenayaa ee soo wada qayba kale hakala hadhinA
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
De filimkaba wan fahmi waayo anigo so bilawda un mooyaane Mida kale si wacan ba u editing garaysay Pravooooooo go forward
@khaalidqule3213
@khaalidqule3213 4 жыл бұрын
Abwaan qurux waa dhiiri geliye qaali ah
@mohammedhussein73
@mohammedhussein73 4 жыл бұрын
waan idiinka mahadcelinaynaa sida fiican hagar la'aanta ah ee aad noogu dhamaystirteen filmkaa qiimaha badan
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 4 жыл бұрын
Ma laga yaabaa kooxda sidaa isugu tiirsan ee midnimada ku ttalinaysaa inay kala daadato sidii Saydhiye iyo Guri Barwaaqo.
@cawaalechanal8534
@cawaalechanal8534 4 жыл бұрын
adun yooy xalkaa ba
@daawovideos5703
@daawovideos5703 4 жыл бұрын
Yaa u horee ku yidhi
@mohamedsuldankaofficial2647
@mohamedsuldankaofficial2647 4 жыл бұрын
Go forward wllhay
@cawilxasan8460
@cawilxasan8460 4 жыл бұрын
1000k baan ku diray kulahaa been madanaa 😅
@mahamedahmed2050
@mahamedahmed2050 4 жыл бұрын
Hore usoco zxp
@faadumoxasan9227
@faadumoxasan9227 4 жыл бұрын
Wlhy waa filim qiimo baden mid lamida kusoo badala
@lulahmed7495
@lulahmed7495 4 жыл бұрын
👍👍👍😍😍
@salmamx6899
@salmamx6899 4 жыл бұрын
Hora usoco waalaakyaal
@deqinho1278
@deqinho1278 4 жыл бұрын
Wli waa
@faraxaxmadfaraxaxmad8198
@faraxaxmadfaraxaxmad8198 4 жыл бұрын
Box office is a very good place and the
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Ixtiraam baa la isku leeyahay xishoodkuna iimaankuu ka midyahay
@cabdulaahicabdi104
@cabdulaahicabdi104 4 жыл бұрын
Film hindiya ino dhamaday o abwaniinteeni sameyen .....xikmad ba ku jirtay nolosha manta ayu tarjumya {saxibyal qar kle no keena}
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
Anigu waxaan leeyahay wllo, Waa Film Fican ahaa; Sidaa Darteeda Wll Kuwa Ku matalaasid Faqiir Noo soo baddi❤
@naimaali4686
@naimaali4686 4 жыл бұрын
Taxane aan qiso fara badan aan ka bartay
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 жыл бұрын
Saydhiye ,sidii Muslim-ka lagu yaqaanay ayaad yeeshay
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
Mar buu Ku wanaajiyaa wakhtigu Ku hiiliya walalki kaa Dhigaa sidi waqal ku da'aa weedhaadana Lagu qosla dadkana tahay ruux La weyn marbaad kala weecata waayuhu cadow Kuu noqda wacdiga Aadmiga farta marbu wareer ku dhalaa aldufizkow
@ahmedcolaad5284
@ahmedcolaad5284 4 жыл бұрын
Filim qiimihiisa wata dhamaan wan idiin hamplayaynayaaa zaxaaap qaaliya
Ama Buul U, Kiree, Ama Baadiya Gee Part 5 Taxane qiso dhaba 2020
15:13
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 92 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 9 МЛН
SHORT FILM BEEN IYO BUSAARAD
15:58
Murti Media
Рет қаралды 158 М.
Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiya Gee Part 11
21:21
Maadshe Films
Рет қаралды 63 М.
Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Part 10aad
19:49
Maadshe Films
Рет қаралды 66 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
Taxanaha Ama Buul U Kiree, Ama Baadiye Gee ||Part Three ||
19:47
Maadshe Films
Рет қаралды 37 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 92 МЛН