Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiya Gee Part 11

  Рет қаралды 63,451

Maadshe Films

Maadshe Films

4 жыл бұрын

Wixii tala iyo tusaale
waxad nagula wadaagi
karta barteena comantiga
mahadsanidin dhamaan

Пікірлер: 176
@maxamednadiirjanagale5729
@maxamednadiirjanagale5729 4 жыл бұрын
Saydhiye iyo xamada joon inta taagersan like
@siciidxaamud1672
@siciidxaamud1672 4 жыл бұрын
axey ax sxp ma waxaan la taageerinbas
@maxamednadiirjanagale5729
@maxamednadiirjanagale5729 4 жыл бұрын
Riwaayad qiiro leh weye
@cmcchanel1894
@cmcchanel1894 4 жыл бұрын
XAMDA TAGERO BUUXDA SAY U JILAYZO WLLHI WA AKTARAD KEEP GOIN xamda🌍🌹
@fatimaabdilaahi8068
@fatimaabdilaahi8068 4 жыл бұрын
Filmkan waan kuxidhannhy wanah izkadawadah wllhi waa filim macaan keep goin my team maadhse tv 🙏❤
@khadaryussuf4843
@khadaryussuf4843 4 жыл бұрын
Saydhiyoo ay isu gaadhay Saadaal aanu sugayniyo Waa sareediyo khayre Sawdigaa hore umaray ✋✋✋✋✋
@Xanbali
@Xanbali 4 жыл бұрын
Wiilkaa ilamagaca ah waan salaamay
@sagaldarajo7881
@sagaldarajo7881 4 жыл бұрын
Saydhiyow adigu hadad fiqir tahay iyo hadad tajir tahayba ma habsan baad tahay 😂😂😂
@teamzaki8880
@teamzaki8880 4 жыл бұрын
Mala zhaqsidiisa habsana
@sagaldarajo7881
@sagaldarajo7881 4 жыл бұрын
😂😂😂
@teamzaki8880
@teamzaki8880 4 жыл бұрын
Aniga qusan wayee ma qofan la abutin ba tay❤
@habonsaed4047
@habonsaed4047 4 жыл бұрын
😂😂😂
@cabdirhmancali799
@cabdirhmancali799 4 жыл бұрын
Manshaa alaah si wacan ayan ula socdaa taxanaha hanugu badh jarina
@trader4735
@trader4735 4 жыл бұрын
Taa yareee Actradda ahi waa Talented wlhi 👏🏽👏🏽
@naimaali4686
@naimaali4686 4 жыл бұрын
Musalsalkan walhi bilaw ilaa dhamaad waan la zocday waxaana iga koradhay cimro aad u badan"Hamada joon"keep going walzhay wngbadan
@amaalcabdi7379
@amaalcabdi7379 2 жыл бұрын
Lamaane in Doora jacylka Adkeeyay kalsooni Abuuraa Amaaan mudane❤❤
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Duni aakhiro zeman na maaha
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Habaar baa ku dhacay
@nuuhhassan4959
@nuuhhassan4959 4 жыл бұрын
Dhartadi weeye dhola cadee saydhiye and Hamda 😁😁😍🙏
@nimcobile7515
@nimcobile7515 3 жыл бұрын
Intaan filim daawanayay kii ugu wanaagsanaa
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Ilaahay mulkigiisa kuu doonoo u kiinaya
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Mansha Allah wlhi best film
@abdirisaqdalmaroz2803
@abdirisaqdalmaroz2803 4 жыл бұрын
uduLqata NacabkiiNa si aad Heer u gadHaN🔥👈
@sagaldarajo7881
@sagaldarajo7881 4 жыл бұрын
Saydhiye wu iga cilmi badanyay wllhy iyado la maydhanayo ayaay cameradi haysa rijal😂😂😂😂😂
@zuldaanjibriil4345
@zuldaanjibriil4345 4 жыл бұрын
Wllhi waaa wax dhaca marwalpa
@abdulqadirsomali
@abdulqadirsomali 4 жыл бұрын
Masha allah sxbyl horay usocda
@mareeyetv1219
@mareeyetv1219 4 жыл бұрын
m.alllh Time maadshe horumar wacan
@Giirre
@Giirre 4 жыл бұрын
maasha alleh film xaqiiqda ayuu tabanayaa
@bashiircali6543
@bashiircali6543 4 жыл бұрын
Hhhhh waxbaa kadhacay meesha tuke walee waa lagu ahayaa hhhh hore usocda sxbayaal madshe tv shaqo wacan -----‐from muqdisho
@queenaraweelo4699
@queenaraweelo4699 4 жыл бұрын
Reer muqdisho dad qalbi furan baa tahiin from hargeysa 😍😍😍😍😍
@abdifatahjama2149
@abdifatahjama2149 4 жыл бұрын
Anaa u horeeya
@abdiabdala3032
@abdiabdala3032 4 жыл бұрын
Nabsigu waa balo saydhiye halkeedu dhigay filmkan
@ahmedcasanyo7125
@ahmedcasanyo7125 3 жыл бұрын
Lamanaha ayaban ka helay anu xamda iyo saydhiye walahi wa filim iyo badh masha alh waban qiiroda markaan daawado 😍😢😥
@clshakuurcali3888
@clshakuurcali3888 3 жыл бұрын
Saydhiye horumar wll
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 жыл бұрын
Saydhiye wlhi waa qof qalbiguusi nadiiif yhy szb wlhi tageero inii ahay dhamantiinbaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ooglechannel2805
@ooglechannel2805 4 жыл бұрын
Walllahay riwaayadani waxay sidaa macluumaad aad u muhiima waxay katurjumayaaa waayaha aduunka
@ubaxlula6103
@ubaxlula6103 4 жыл бұрын
Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Samraa sadkii waa helaa thanks team maadshe tv👏😍✋
@hamdanlyrics6463
@hamdanlyrics6463 4 жыл бұрын
Wll saydhiye ku soo dhakhso wll
@shakirgaldiid7518
@shakirgaldiid7518 3 жыл бұрын
Xamda ayan kahelayba mnzha Allah
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 4 жыл бұрын
Waad nagala raagteen sidaa halnagaga raagina imisa cishaan sugayna intii ila raagsatay like
@asiyaibro2631
@asiyaibro2631 4 жыл бұрын
Mustafe nasibaa helay
@aasiyamohamoud843
@aasiyamohamoud843 4 жыл бұрын
Ar saydhiyow khaladaaka so galidee
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 жыл бұрын
Khaladaad ma soo galiyaan gacallo.
@khaalidqule3213
@khaalidqule3213 4 жыл бұрын
Saydhiye waad socotay bro
@zakariaahmed3248
@zakariaahmed3248 4 жыл бұрын
Gabar walba sida xamdoo kale haday noqon lahayd wax walba caadi noqon lahaayen
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Kibirka baf kasee ba jabiba moxuu taray
@cawocabdulaahi8365
@cawocabdulaahi8365 4 жыл бұрын
Mashan Allah hire usocoda
@faranjifaamoosofficiall7994
@faranjifaamoosofficiall7994 4 жыл бұрын
Anigu taxanihii guri barwaaqaan ku xidhnaa kana waan dhaafi jiray umaan uaqoonba inuu kii guri barwaaqo gaadhayo lkn waxaan ogaaday inuu kani intuu doono dhaafayo
@shakirgaldiid7518
@shakirgaldiid7518 3 жыл бұрын
Xamda wad zhidanthy Apaayo mcn
@yahyeabdi2562
@yahyeabdi2562 2 жыл бұрын
PART 12 SUGAYNA C/KARIIN SAYDHIYE
@madalechanal823
@madalechanal823 4 жыл бұрын
axmed geedh hore u soco qurba joog
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Xaqiiqda somalid dhex taala walahi WA Run taasu Ramir kiyo dulqàadku WA sed lagu duceesta
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
REEE BURCO ONLY JIMCE WACAN
@cabdulaahicabdi104
@cabdulaahicabdi104 4 жыл бұрын
Niyow ma film hindiya halka ka wada guribarwaqo beri hora dhafteen..... top actores
@xusuusdibufiirso9183
@xusuusdibufiirso9183 4 жыл бұрын
War gabadhan sey u matashey dhinac kasta waxaan is idhi waxaa ku jirta maskax weyn iyo aqli waa ta ay ragu ku nastaan taaasoo kale ha la iiraadsho niman yahow 😁😍
@ekranahmet5803
@ekranahmet5803 4 жыл бұрын
Adigu saas ma tahy mise wanaag ayad iska daydasaa
@munaahmed1121
@munaahmed1121 4 жыл бұрын
Alla maxan jeclhy filmkan wan u dharara un marka maqan yhy
@aasisfarah5530
@aasisfarah5530 4 жыл бұрын
Dhamaan jilayaasha waxaan uga mahad celinayaa siday kolba waxa jira ay umatalaan thanks dhaamaantiin hore usocda
@mohamedhussainali249
@mohamedhussainali249 4 жыл бұрын
mhdsanid jilayaal
@azuumabdiaziiz8934
@azuumabdiaziiz8934 4 жыл бұрын
Xaqiiq jirta weyan wllahy hore usocda
@axmednuurqisooyinxiisoleh811
@axmednuurqisooyinxiisoleh811 4 жыл бұрын
Keep goin
@faysalmaxamed8225
@faysalmaxamed8225 4 жыл бұрын
Waaw
@xaalidheeman
@xaalidheeman 4 жыл бұрын
Top 10 filimka walee hore uma arag laba cashaan ku wada daawaday Abdikarim iyo Xamda laba actar horuuu socda
@khadiijoxaaji6451
@khadiijoxaaji6451 4 жыл бұрын
masha allaha walalo qiimo badan
@sacdahirad5076
@sacdahirad5076 4 жыл бұрын
Saydhiye fiqiir ilaa taajir waa qaadiraysanyahay habsan ba kama dhamaado
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Waa wax ilaahay logo mahad naqo
@hamsegacmo5196
@hamsegacmo5196 4 жыл бұрын
Aanaa uhoreeyey
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 4 жыл бұрын
Ar ninki maskinka aha o biyaha lagu shubayey daar bu kaso kacaya kkkk adunyoy xalka ba kuwi kibirka badnana wa shaqala yaal 😂😂😂🙏🙏🙏 xamda iyo sxpked keep going wa idin jeclahy
@guleidabdirizak1931
@guleidabdirizak1931 4 жыл бұрын
Wooow masha allah
@zhankaronofficial8276
@zhankaronofficial8276 4 жыл бұрын
Woow mansha Alla
@deeqkhuuriya4939
@deeqkhuuriya4939 4 жыл бұрын
Wewe yadhiye waad soo dhigtay sxp
@xuujanotube2554
@xuujanotube2554 4 жыл бұрын
U qaadan waa ba ku dhacaY nolozha iska barta neo
@haajiqudhaawi6559
@haajiqudhaawi6559 4 жыл бұрын
mnch allh saydhiye long life pro
@khalidkakaofficial5844
@khalidkakaofficial5844 4 жыл бұрын
SaYdhiye❤
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Reeer BUCOH ♥️♥️♥️♥️♥️
@mustafeciidle1882
@mustafeciidle1882 4 жыл бұрын
Abdikarim saydhiye iyo Hamda john
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Waxa harty gbdhii ay xamda sxbda ahaayeen o shaqada gaysay inay aragto ayago taajiriin ah wa ti ay lahyd na ma waxasa nin kuu ah markuu saydhiye dharka graashka xirnaa iyo markuu gaarigacanka ku xamaalanayay suuqa
@drzackuzama4999
@drzackuzama4999 4 жыл бұрын
Fililmkani inaba caadi maaha Dib baan ka soo jecladay
@Hindacismaan291
@Hindacismaan291 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh saydhiye muyuuqaawanaa marka kamarda lagaduubayay
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
maya walal waa indhahaga hhhhhh
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Hala yaahala film kii qarniga
@cabdifataaxxasah3017
@cabdifataaxxasah3017 4 жыл бұрын
Saydhiye has baad leedahay
@kaysekhadar8327
@kaysekhadar8327 4 жыл бұрын
Saydhiye jilaaga wayn sxb hore usoco adiyo kooxdaaduba
@engabdikanimohamed2353
@engabdikanimohamed2353 4 жыл бұрын
First View Lita ii saara
@abdulahijama2388
@abdulahijama2388 3 жыл бұрын
Samraaa sadkii hela
@xmshaami5274
@xmshaami5274 4 жыл бұрын
Saydhiye buste
@inadaahirofficial8079
@inadaahirofficial8079 4 жыл бұрын
Galaadad Zugyseen iyo waqtigi wa idin zoo Galayayeh
@fadumarayanfadumaraya5397
@fadumarayanfadumaraya5397 4 жыл бұрын
alamaxanjeclhy hestab
@ahmedgondo8475
@ahmedgondo8475 4 жыл бұрын
Saydhiye sxb sida kale taf badtahay tabcaanka marwalba iska daa hurda yaranta iyo qadirada barqada ku haadh hurdada sxb kana bogo
@nasriinabdi3791
@nasriinabdi3791 4 жыл бұрын
Masha allh xamda iyo abdikariim aad ayaan ideen taagraa dad qalbi wangsan qofka ku xumeeya wanaaji ayaa la yidhi❤❤❤
@hubsiimoayaahallasiistaa4608
@hubsiimoayaahallasiistaa4608 4 жыл бұрын
Wan idan taageeraa azxA0p maadshe tv
@sharmaarkec.raxmaan6089
@sharmaarkec.raxmaan6089 4 жыл бұрын
InTii hamda iyo saydhiye aktarnimad0da jecel fara hala fiiq0h
@cabdilahixuseen6819
@cabdilahixuseen6819 4 жыл бұрын
Saydhiye waa aabah warwarka isa giyo xaxmd intii igu raacsn lki Saar madsanid
@ubaxcareef6292
@ubaxcareef6292 4 жыл бұрын
film kan waa qisooyinka aduunka qiso ka mida
@queenaraweelo4699
@queenaraweelo4699 4 жыл бұрын
Ax hees aan si qas ah u jeclahay ayaa lo saray manta guusha iyo barwaqda gugayga igu simay
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Dadku ad adeeg bey igu tilmaan lkn filmkan markn xalqadihii dihisa kala duwan dawaney ilmada waan ceshan waayey runtii AX AX AX😭😭😭
@deeqkhuuriya4939
@deeqkhuuriya4939 4 жыл бұрын
Wewe jilayaal cajaayiba
@mahamedcabdilahi2900
@mahamedcabdilahi2900 4 жыл бұрын
Nacabkina u adkaysta heer aad gadhine
@ahmedcolaad5284
@ahmedcolaad5284 4 жыл бұрын
Dhibta usamir si aaad ugaadho hadafkaaga
@najmamohamed9045
@najmamohamed9045 4 жыл бұрын
Atooraha camerada ayuu fiirinaya
@mohamedsuldan4263
@mohamedsuldan4263 4 жыл бұрын
Niyow ninka axmed xaaji ayuu ku so paxayeey
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 4 жыл бұрын
Walaalayaal like ihihihih😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faysalmaxamed8225
@faysalmaxamed8225 4 жыл бұрын
Sidan ayaa sax ah
@naasirinaaadammsalah984
@naasirinaaadammsalah984 4 жыл бұрын
Maalin ba mid
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 жыл бұрын
HamDa joon RaaliYo Meteleysaa Xagee Ugu Hagaagaa Nio ii soo Tilmaama😍
@cilmikhader674
@cilmikhader674 4 жыл бұрын
Wwwwwwe
@goldenpoy6823
@goldenpoy6823 4 жыл бұрын
Filmka dhan xamda ka dambeee
@khadiijoxaaji6451
@khadiijoxaaji6451 4 жыл бұрын
hore usoco
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Macal maydhasho meesha ka dhacday
@deqinho1278
@deqinho1278 4 жыл бұрын
Wli waa 😢😢🤑😀😀😄
@mohmedabdi7611
@mohmedabdi7611 4 жыл бұрын
Ka faaidaysta micnha ay ruwydni gudbinyso
@mustafeapdi182
@mustafeapdi182 4 жыл бұрын
Zi dacadaY Xamda Joon Iiga qoslisaY
@sakiqarboshe7901
@sakiqarboshe7901 4 жыл бұрын
Addunyo waayo badan 🙏🙏🙏
Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Dhamaad
27:54
Maadshe Films
Рет қаралды 56 М.
NEW FILIM AAMUSNAANTU WAA XAL! RER BURCO [2022]
17:32
Maadshe Films
Рет қаралды 38 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 5 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
Riwaayadii Jinka Season 2 episode 2 hd 2020
22:23
HOB FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Ama Buul U, Kiree, Ama Baadiya Gee Part 5 Taxane qiso dhaba 2020
15:13
RIWAAYADI ||SODOHDA MA CADOWBA|| IYO QAYBTI 2AAD [2022]
12:06
Maadshe Films
Рет қаралды 45 М.
Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Part 7
17:38
Maadshe Films
Рет қаралды 35 М.
Riwaayadii Ugu Qosol Badnayd Kaluunka 2020
17:11
Maadshe Films
Рет қаралды 12 М.
Filim Cusub Ama Buul U, Kire Ama Baadiya Gee, Part One
15:57
Maadshe Films
Рет қаралды 44 М.
Short Filim Ninkii Xildhibaanada Iyo Dhibka Haysta ||2022|| Qosol]
15:20
Spider-Man funny video 😂😂😂 Part723 #funny #tiktok #sigma
0:34
Ай ай 🤣
0:27
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,3 МЛН
Во сколько времени смотрите?😂
0:41
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 944 М.