Somalay caqligina aya lugu ciyara dowlad somlia k ma jirto dhamn ragii hugmi koxedk ahy aya xilibno iyo masulin ah iyo rag qawrij ah
@HassanKhaliifAdan3 күн бұрын
Wasiirka haladaayo
@CabaasSalaad-y4v3 күн бұрын
Xilka qaadis ha lagu sameeyp wasiirka gaashaandhiga waayo xil ka qaadistaa waxaa honey u dalbadey lafta gareen
@Sarta1003 күн бұрын
Xasan haduu tiktok weli ku hsyo wasaarada Difaaca shabaab waa tiktok ayaa ka masuul ah in shabab aan la saarin haduu rabo muxuu ugu hayaa meesha tiktok oo caqabad ku ah ciribtirka alshabaab taliyayaashana shaqadooda ku haysta asoo u adeegaya maxamed bin zaaid oo ah cadawga dib unooleynta dalja oo ka shaqeeya kala jarjaridz dalka..
@jamahussein68603 күн бұрын
😂 Dawlad xaaba ah ayaa ka jirta dalka ,waxaana loo baahanyahay dowlad wax garad ah,aqoonleh shaqeysa waxa dhacaya ee hareereheeda og, 😢 tani wey hurudaaye, ayaa toosiya maanta , waatan wey tageysaaye,😅.
@jamahussein68603 күн бұрын
Waxaa bixi wasiir ku sheega aan waxba garaneyn😮 hatago😮 waa inika u direy diyaarad ciidan wada u geeyey xabashida 😅,
@abdalladubow3 күн бұрын
Xilka hadii laga qaado lamuusku finite waa lagu shaqestey. Abdulqaadir Bustihiisa waa banaanka.😂
@zahroyussuf9963 күн бұрын
Waa runtiis wax wax loo dhiibto ma istaahilo madaxaa na furan
@XuseinmaangeCusmaaniidle3 күн бұрын
ha laga khaado khurunka
@abdisheikh60943 күн бұрын
Ninkaan cabdiqaadir jaamac waa shabaab waxaa laga yaabaa inuu shirqoolo odowaa waxaa laga yaaban yahay in wasiir jaamac looga badali la,ayahay wasaarada gaashaan dhiga ah warar baa sheegaya in uu imaaraad iyo shabaab u shaqeeya xasana uu arintaan wax ka ogyahay cajiib.
@abdisheikh82113 күн бұрын
Taliyaha waa inuu ka amarqaataa wasiirka
@geeljire16583 күн бұрын
in qof rayid ah laga dhigo wasiir difaac waxay daliil u tahay jahawareerka madax isku sheegga soomaalida!!
Tiktok waa shabaab u adeega bin zaaid. diidan xoraynta dalka waayo xasan dagaal ma yaqaan dadka dhabar jebiya ayuu war ka maqlaa.
@CabdullahiHawarwaaa3 күн бұрын
Dowlada soomaali ma fahsano ninka ciidanka Oroon ninka ciidanka u daran
@Sarta1003 күн бұрын
Jabka ciidanka gaaray tiktok aya sabab u ah cid la xisaabtantay maken xasan iyo tiktok waxaa u taliya bin zaaid waxa kale oo ka amar qaata Deni iyo madoobe.iyo muuse.oo tagay.
@aadanaxmadmaxmuud19573 күн бұрын
TIK TOOK WAA NINKA CURYAAMINAYA C X D S WAA IN UU KAWAREEGAA C X D S BAXDHEH.
@abdimohamedabdulahi29943 күн бұрын
Dowlad nimadii wuu kufsaday xassan sh, Waziir gaashaandhig oo aan waligii tababar ciidan qaadanin, aan waligii ciidan noqonin, oo ganacsade ah ??? Nin lacag ganacsi ka dhalinaya miisaaniyadda ciidanka !!!!! Xasan qudhunle ???
@SamiiraMaxamad-ky4dg3 күн бұрын
😅😅😅
@QafiirMarin3 күн бұрын
Qafiir marin
@cabdirisaaqmaxamuud94523 күн бұрын
Tag dhilaa ku dhasshee oo been badan CBB ayaa tahay wacal markale kuma daawado shuubaa ku shaahee
@dahir-dz4vh3 күн бұрын
Waxba ku qarsoon wasiirka Gashaandhigga loo banhaanyahay in la baaro waxa ku qarsoon daaha dabadiis.