Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)

  Рет қаралды 4,719,748

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

Пікірлер: 2 100
@mocena.mustafe1834
@mocena.mustafe1834 5 жыл бұрын
maantana wa nin iyo naagti inta dawatey iyago is qaba like halaygu cawiyo 🎺😎🎺😎
@rahmagasle4175
@rahmagasle4175 5 жыл бұрын
😍😍
@hafsaiidle913
@hafsaiidle913 5 жыл бұрын
👏👏
@hamseali3078
@hamseali3078 5 жыл бұрын
Wa aduunyo hadhkaa labadiza gelin😍
@mohamedqase3525
@mohamedqase3525 5 жыл бұрын
❤❤❤❤💋💋💋💋
@shaazcadey1281
@shaazcadey1281 5 жыл бұрын
Lamanaha isjecel Allow cadhowga nigaqabo taagero buxdho ani ahay
@naimajamaa7325
@naimajamaa7325 5 жыл бұрын
Heestan mrkay so baxday waa markan is baranay xaskayga hadana wxanu nahay reer baladhan oo shaan qof ka koban hooyo aabo iyo 3 carura. Laba wiil iyo gabadh Alx
@reymaz8
@reymaz8 5 жыл бұрын
allaha idin barakeyo😍🖒
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Alhamdulilahi
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 4 жыл бұрын
Abdi Mohammed Ahmed Masha Alah isku waara abowe
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Barakooba ayaan idiN leenahay Adiyo dumshi....
@ummuayan8227
@ummuayan8227 4 жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤
@hodanhabi5887
@hodanhabi5887 2 жыл бұрын
Heestan kama xiiso dhaco ducadii la aqbalay❤️ inta 2022 dawanaysa is muujiya🤩😎
@abdur-rahmanmohamed5017
@abdur-rahmanmohamed5017 2 жыл бұрын
😅😅✅
@sahrujamohamed
@sahrujamohamed 2 жыл бұрын
Hhhh mee wlh mansha allaaah
@amranbentadan456
@amranbentadan456 2 жыл бұрын
0
@nasraasad9253
@nasraasad9253 2 жыл бұрын
✌😹😹
@susuppe2994
@susuppe2994 2 жыл бұрын
Walahay abayo wa runta waxaye sheeken 2014 waxaye rumuwdaye 2020
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 3 жыл бұрын
Inta fiirsanysa 2021 ka like ha ila dhaafina ilaahy ha isku sakhiro Jacylada kla maqan 🥰🙏☝️💋🇸🇴🇮🇪
@ramlomukhtaar5517
@ramlomukhtaar5517 3 жыл бұрын
Aalahuma.amin inshaaa.aallh 🤲🤲🤲
@amiirajaamac2252
@amiirajaamac2252 3 жыл бұрын
Amiin hUunO😩😩😩🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😪
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Жыл бұрын
Amiin ya Rabb
@NasteexoNasteexo-k3e
@NasteexoNasteexo-k3e 7 ай бұрын
Òo⁰999😊oiil0op⁰oĵ99😊😊0p9😊😊​@@amiirajaamac2252
@SumayaWarsame-i8o
@SumayaWarsame-i8o 3 ай бұрын
Email and the attachments 😂reply from your side
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 3 жыл бұрын
Heestan maxay dip ugu soo qadi wayen markay is guursadeen imisa igu raacsan fikirka ileen waa midi isku soo jiide 😘 2021/5/23
@shariifabdullahi6128
@shariifabdullahi6128 2 жыл бұрын
Riya walbo marbeey rumowdaa
@aaminaabdulahiali9107
@aaminaabdulahiali9107 2 жыл бұрын
👍👍👍
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 2 жыл бұрын
Xalay qaaden showga hodan Abdirahman hargeysa 8 sep
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Way qaadeen. Wll🎉❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
Wai usoo qadeen walal😂
@hayatomar5763
@hayatomar5763 6 жыл бұрын
Heestan Xaligey Soo Baxeysey Is Gaad gad Ku Jirnay Aniga iyo Xajigeg Alx Mantan Waxaan Ahey Hooyo 2 Habllod oo mitaan ah masha allha Hodan Iyo Mursal Na Weey is Gursaden 💐🙏🏽🙏🏽Masha Allha 😍
@fatouali7310
@fatouali7310 5 жыл бұрын
Mashallah
@nasiibakash8682
@nasiibakash8682 5 жыл бұрын
Hambaliyo abayo mcn allaha kudhafo hablaha quruxda badan inana allaha kusiyo
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 5 жыл бұрын
Hamplyo hpti ilh haniisku kiin barakeeyo aamiin waad iga qoslisey gaad gaad hhhh
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 5 жыл бұрын
Still gabar ban ahay wn rjyn inaan guursado oo dhalo caruur insha allh
@hayatomar5763
@hayatomar5763 5 жыл бұрын
Sumayo Mohammed insha allha
@cusmanhassan3847
@cusmanhassan3847 4 жыл бұрын
Inta 2020 daawaneeso like haleego caawiyo
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 4 жыл бұрын
Waykanaa wan is keenay
@fadumoxasan2320
@fadumoxasan2320 3 жыл бұрын
Waykanaa ana
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 3 жыл бұрын
@@fadumoxasan2320 😁😁😁😁
@AbdulahiShugri
@AbdulahiShugri 9 ай бұрын
Qofkii iga danbeeya love ha iisaro 2024😂
@hajjikaraama9784
@hajjikaraama9784 4 жыл бұрын
hadad hestan dawnysid 2020 labadan fanan oo isku dhaxay ycani nin & nagti likta ifahan dee🔥😂
@meim_reim
@meim_reim 3 жыл бұрын
Waa mahamah somaliyd .... afkaqa waxd katirado agtada kaa eeg ..... waa kan mursul iyo hodan 😍
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 жыл бұрын
2022😅
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 3 жыл бұрын
2021 Yaa Daawanaya iyagoo Lamaane ah Welise Aan Mursal America lagayn😂 Like ismuujiya
@hodanqoslaye948
@hodanqoslaye948 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 xujaa thy wlhi
@eeshcalaainan1521
@eeshcalaainan1521 3 жыл бұрын
Aniga 😂😂😂😂😂
@abdinaasirindhool2441
@abdinaasirindhool2441 3 жыл бұрын
😂😂
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 3 жыл бұрын
Nin yab leh 😂😂😂
@awpakar1439
@awpakar1439 3 жыл бұрын
✌️
@luulladan3986
@luulladan3986 6 жыл бұрын
Hodan wlh heestan wayka dhabeesay ALLOW YAANAN DHIMAN ANOONAN KUU DHIXIN hadana wuuba qabaaa kwrn xaas ayayba uthy igu ra'yi ah LIKE-TA HALa igu so baaso😂
@munaqali2806
@munaqali2806 6 жыл бұрын
Luul Ladan Ala ma ila araagtay
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 6 жыл бұрын
Walee way kadhabaysay Malha waagas bayba isgaadgaad isku hayeeen
@mohammedaswad3207
@mohammedaswad3207 6 жыл бұрын
Hayaay, oo waykaga dhabaysee, cajiib alow aanan dhiman anon kudhixin. Cajiib😁
@zerkabarkhad6290
@zerkabarkhad6290 6 жыл бұрын
?
@kowsarsalah2390
@kowsarsalah2390 5 жыл бұрын
Luul Abdullahi Abukar hhhhhhhhh
@suhuurcarey
@suhuurcarey 6 жыл бұрын
Inta xantii meherkooda kadib heestaan dhageesaneesa oo is weydiineesaa xataa wagaa ma waxbaa jirey like dheh kkkkkk
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 6 жыл бұрын
zahuur salaad kkkkkk
@aaminomo2892
@aaminomo2892 6 жыл бұрын
Markaas ayuu bilaawday
@aaminomo2892
@aaminomo2892 6 жыл бұрын
Weyduceesteen weyna heleen
@hodanmaxamed4135
@hodanmaxamed4135 6 жыл бұрын
Zahuur salaad kkkkkkkkk heesta nalogama horen
@ayshabintukaltuum6149
@ayshabintukaltuum6149 6 жыл бұрын
jacylka tariiikhda galy iku waara noloshinah hmlyo
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaya farta taag
@mohamedhaaji3898
@mohamedhaaji3898 5 жыл бұрын
👆👆😂
@hamsemali9257
@hamsemali9257 5 жыл бұрын
Abdizameth Omer aniga
@salmanura3486
@salmanura3486 5 жыл бұрын
Aniga 👆👆
@cusmaanawxassanabiiba1812
@cusmaanawxassanabiiba1812 5 жыл бұрын
Aniga waliba bishii 7daad
@sabadhussein5528
@sabadhussein5528 5 жыл бұрын
@Naima-Nura
@Naima-Nura 10 ай бұрын
Sida ilaaahay ugu Aqbalay ducadoooda mursal iyo hodan ilahay wxaan ka baryayaaa inuu noogu AQabalo ducadeeena aniga iyo Abdirizak Osman farah 😢♥️. Mcnow alow yaaana dhiman anoooon kuu dhixin 🤲🏼♥️😢
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 10 ай бұрын
Nlshydii allaha inoo aqbalo wn gaadhayna inshllh ❤🌹🥰👸 farxad ka weyn ma jirto inaad marwadayda noqotid love u nimco nuura ❤️🥰🌹🖤
@deka0420
@deka0420 10 ай бұрын
M.a ❤🤲🏻ilaahey ha isku kiin calfo
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 8 ай бұрын
NAA malaguu aqbalay malagu guursaday 3 bilood baa kasoo wareegtaye commentigaagan ee mise waa lagu caydhiyey
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 6 ай бұрын
@@deka0420amiin❤
@CabdiraxmaanSahal-f5x
@CabdiraxmaanSahal-f5x 2 ай бұрын
​@@abdirahimmohamedahmed3399abayo wayba kugu adkeyen ma noshahay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
CALAFKU WAA CAJAAYIB ISMA LAHAYN HODAN IYO MURSAL WEY IS CALFAN 😥 allow Yanan dhiman anoon ku dhixin AllENA waa u rumeeYeY riYadoodii 😥🙏 8 February 2020 aYaa ila dawanaYa heestan
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Ameen ya Rahman Ameen ya Allah Ameen wlahi Anaa lamid inshlh Bidnilahil Kareem ELLEHEY Waxan katuga inan calaf wanagsan oo nafta islaqibsanoo ameen thuma Ameeen 💝🤲🤲🤲🤲🤲🥰💘
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
@@babariham2303 hi luqman 😲😯😯
@babariham2303
@babariham2303 3 жыл бұрын
@@aymanyare1655 Hy Tooo
@babariham2303
@babariham2303 3 жыл бұрын
@@aymanyare1655 Aymaaaan
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 3 жыл бұрын
7 february 2021
@mushtakosman7767
@mushtakosman7767 5 жыл бұрын
Heestii khadra silimo lagu dhacay inta raacsan like buuran
@seynabshiiq6694
@seynabshiiq6694 5 жыл бұрын
Muzhita Ozaam
@seynabshiiq6694
@seynabshiiq6694 5 жыл бұрын
N
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Kal iyo laab 🤪😂😂😂😂
@ardofarah7401
@ardofarah7401 4 жыл бұрын
Cida dhacda ma jirto Mursala iyo Hodan Allah baa iso Qora Taasi waa inaa fahantana Qadarta Allah hada diidanta Orodo cirka so laaca. H&M lvu
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
Hhhhhhh hAa
@umuamiiraabdihakim7171
@umuamiiraabdihakim7171 5 жыл бұрын
Heestani waxay qayb wayn ka ahayd jcylki nadhex maray aniyo xaajigayga aan jeclay maantana waan helay jcylkaygi oo waxan ahay hooyo haysata gabadh family faraxsana ah allow isasi wixi is jecel🤲 ❤
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Masha allah allaha isku kiin barakeyo ❤️ ya Rabi 🤲 riyadayda ii rume
@-hannei-mztve8147
@-hannei-mztve8147 Жыл бұрын
ameen Ya Rabbi
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 8 ай бұрын
Malagu furey walal mar horuu commentigan ahaaye malagu nacay
@Jawaahir617
@Jawaahir617 3 ай бұрын
@@abdirahimmohamedahmed3399 waar niyaw comment xumidaa waa maxay habaarku iyo malagu furydan kkkkkkkkkk ok matahay
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 3 ай бұрын
​@@Jawaahir617hhhhh 6 sano kahor bay commentiga qortay hadana lix bilood baaba ugu badan inta laysqabo waa kuwa isku raagee markaa suaasha way ku jirtaa meesha 😂😂😂😂😂 hada lama qabo ilaahay haw sahlee
@umuamiin4954
@umuamiin4954 4 жыл бұрын
sanadka dhamadkisa ban dawanayaa 31/12/2019 habeenkii ugu dambeyay weba iga qabaty hestan inta iga dambeysa maxa la dhihi jiry like hee isara me eheed
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 4 жыл бұрын
"Allaw yaanan dhiman, Anoon kuu dhixin...." Ducada Alle wuu ka aqbalay waana waa lamaane ubad isu leh maanta 2020 ❤
@maidasulayman7838
@maidasulayman7838 3 жыл бұрын
Mel kasta makujirta😂😂
@hamdinur9926
@hamdinur9926 2 жыл бұрын
Inta xita ma joogta Ina adeer
@hodanhabi5887
@hodanhabi5887 2 жыл бұрын
7 sano ka dib cawa dhagay sanayaa sakariyow🤩😎
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 2 жыл бұрын
My ex sakariye aad ban uga xumanahay inan Balanki kaga Baxay 😂😂😂😭
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr Жыл бұрын
Suni😂
@JEYMOH-ul5ff
@JEYMOH-ul5ff 7 ай бұрын
Heestan Ma daayo balse taaiikh ku xusayaa caawa 9/3/2024 Ramadan laba habeen ka hadhsan caawon balan Isla galnay xaajiyda Hadaad iga dambyso like❤
@fatimanuur4499
@fatimanuur4499 6 жыл бұрын
After their marriage who's watching😂
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 6 жыл бұрын
Fatima Nuur aniga abaa😂😂😂
@fatimanuur4499
@fatimanuur4499 6 жыл бұрын
😂😂😂 jacayl afarsano ka hor ahaa ba u hirgalay❤❤❤
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 6 жыл бұрын
Kalay iska arag nasiibka sacideyay abaa🤗
@fatimanuur4499
@fatimanuur4499 6 жыл бұрын
Nadar ha wllhi abyo fiicnaan lahaydaa qofkaste saan cml inay u rumowdo riyadiisa ( allow yaanan dhiman anoo Ku dhixin ❤)
@nimoahmed2432
@nimoahmed2432 6 жыл бұрын
Hhhh me wey rumeyen
@aisha205
@aisha205 6 жыл бұрын
walee maad dhiman ilaa aad uga dhaxdo hodoneey sida riyadaada Alle kugu rumeeyay Allow noogu rumee
@maimounaegueh2316
@maimounaegueh2316 5 жыл бұрын
Amen ilahay koofkastey uu rumey riyadisa
@ayanitaayan3005
@ayanitaayan3005 5 жыл бұрын
Amiin walahi wa runta waxkasta jacaylka aya kawayn
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 жыл бұрын
@@ayanitaayan3005 Allah u rumeeyay m.a anagana Allah noo rumeeyo
@asadjeylani4780
@asadjeylani4780 5 жыл бұрын
Amen
@hayaatmohamed3684
@hayaatmohamed3684 5 жыл бұрын
Masha Allah axyaa nolo mcn
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Inta dawanaysa 2020 iyago is qaba like ta ☝️👆✌✌✌✋👏
@crahmanyasinwcys2079
@crahmanyasinwcys2079 10 ай бұрын
Jacaylkii jacaylada eryadey Mursal Oo mareykan jooga Noloshu samir weyna ileen ❤❤
@elmiosmanarafaadarafaadwayd
@elmiosmanarafaadarafaadwayd 10 ай бұрын
27/10/2023💙🤍💙💍💙🤍💚(M+C=nolol)Insha Allah
@Khaalidaliibraahim
@Khaalidaliibraahim 23 күн бұрын
Adoon qabiiL Sheegin Mafadhin Kartid
@hakimtutorical2720
@hakimtutorical2720 14 күн бұрын
Ya qabiiil shegay​@@Khaalidaliibraahim
@hakimtutorical2720
@hakimtutorical2720 14 күн бұрын
2:41
@ruwaydoAli-wk3ze
@ruwaydoAli-wk3ze 14 күн бұрын
​@@Khaalidaliibraahimma love ka gabadha soqortay baa hg kadhex. Aragtaa micnaha🤔😀😀
@HiboHassanMohamed
@HiboHassanMohamed 13 күн бұрын
​@@ruwaydoAli-wk3ze hhh 😂 heeska si fiican aan idinka dhageysano buuqa dhaafa😂😂
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 6 жыл бұрын
Heestan run bay ka dhigeen mursal iyo hodan hadaad igu raac San tahay like
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 4 жыл бұрын
Hodan 2jeerba way duceysatay alle na waa u aqbalay::::- "Allow yaana dhiman anoon kuu dhixin" "Jaliil haisku kaaaya keeno" waa taa marna udhaxday markiii danbana ay dib ukulmeen_ Ha guuuleysto jacaylka saxarka la'i. Walaasheydiyey mar 3aad duceyso oo ku duceyso inuu ilaahay hanuun iyo hidaayo qalbigaaga ku soo dajiyo oo fankaas ilaahay idin ka madoobeeyo🙏.
@shuushuu9192
@shuushuu9192 4 жыл бұрын
Wlhi wey duceysatey allena wu aqbalay anagane alle hano rumeyo
@queenzoniaofficial6119
@queenzoniaofficial6119 4 жыл бұрын
Allow yaa nan dhiman anoo ku dhhin 😂😂🤣weyba ka dhabeysaye👍like 2020
@apdallasuudixasan
@apdallasuudixasan 4 ай бұрын
Inta fiirsaneyson 2024 fantastic taagaaa
@GoljanoCity-nq4ri
@GoljanoCity-nq4ri Жыл бұрын
Jacaylku waa Nolol Aad u qurux badan markaad haysato qof si dhab ah isku jeceshihiin kalsoonina idin dhaxtaalo balse jacaylka hadad Keli ah Ku thy waa dhibaato iyo xanuun allow kuwa is jacayl isku sahal ❤️🌹
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 Жыл бұрын
Aamiin
@SabarinAxmed-m4j
@SabarinAxmed-m4j Жыл бұрын
Aamin aniga wax ijcl ma arko ana wax majcli maxa waye dhibka jiro
@sacdaabdifataax3264
@sacdaabdifataax3264 5 жыл бұрын
Fanaanada Kali ah ee ducadeeda la aqbalay 2019 like ku qabo
@deeqalula8513
@deeqalula8513 5 жыл бұрын
Sacda Abdifataax 😂😂😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Hahahaha kal iyo laab
@ayanomar96
@ayanomar96 5 жыл бұрын
Hhhhhh wa runta walahi
@ayanomar96
@ayanomar96 5 жыл бұрын
Allah Ana ii aqbal Amiin
@quman1439
@quman1439 4 жыл бұрын
Sacda Abdifataax 😂😂😂😂ma argtaa
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 5 жыл бұрын
Hadan dhaayuhu dharar ku arkeyn ma dhamo Noloshuye inba iga dhiman😢😭😢😭😢😭😢 Allow i sahal qofan ogahay waqti walbo wey ila joogta 😍😍😍😍
@nimcaali3650
@nimcaali3650 4 жыл бұрын
Aaamiiin aaamiiin alllahkuusahlo
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 4 жыл бұрын
@@nimcaali3650 amiin hal sano kadib ayaa reply iso dhahday qofka ku duceysanayaayna weey iga tagtay😥😥😥😥
@nimcaali3650
@nimcaali3650 4 жыл бұрын
Soorywlllky midkaqayrbada alllahkusiiiyo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@QALFOOFtv mid khayr qabta alle haku siiyo
@mariaali677
@mariaali677 2 жыл бұрын
Badal qeerqabo😪
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 2 жыл бұрын
Hodan heestan markay la qaday mursal oo ay jeclayd way u rumowday rajadedi anigu heesta wan ku ceshceshadaa anan hayn qof aan u qaado si ay riyadaydu u rumowdo🤣🤗🤭3 june 2022 intii iga dabaday so bokhta like ayaan layla dhafin zhpyl🥰✌
@mariamohamedsaid8683
@mariamohamedsaid8683 Жыл бұрын
Still I lesting 🕝 2023 ❤️❤️😩😩
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
Hhhhhh dhacdo
@bintadani8257
@bintadani8257 2 жыл бұрын
"Dhigaad racdayo wadnahad dhex dagtaye allow yanan dhimaan ano kudhixn" way urumoday riyadedii o isagii bey udhaxday walee calafku wa wax jiro❤️😘😘
@jamacalinhajjiahmed8780
@jamacalinhajjiahmed8780 2 жыл бұрын
Galab jimce Ah 4march 2022 Anigoo jooga Turki gaar ahaan Ankara Maalin Aan soonoqnyn weeye Hodan Abdirahman dheeere iyo mursal muuse Ducadii LA qablay ❤✌
@daauuschannel2477
@daauuschannel2477 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaya farta taag like sar
@umumaxamedofncb4952
@umumaxamedofncb4952 5 жыл бұрын
Way kaga rumaysay alayle nasiibkuna wuu u hiiliyay
@bellaomar3634
@bellaomar3634 6 жыл бұрын
Hadalka runbu noqday wlhi ano dhiman ano ki dhixin 2018 finaly hodan way u dhaxday mursal 😍😍😍😍😍
@asiaxuseennuur6725
@asiaxuseennuur6725 6 жыл бұрын
..
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 6 жыл бұрын
Unfortunately 😐
@aishacabdullahiali9424
@aishacabdullahiali9424 6 жыл бұрын
@@asiaxuseennuur6725 u
@puzkoudohali700
@puzkoudohali700 6 жыл бұрын
Horaa loo idhi samraa sadkii hela
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
Waa dad wax ka dhexeye dhankaga adkee ereyada u fiirso
@queenyy6075
@queenyy6075 2 жыл бұрын
Allow ana ii rumey saad hodan ugu rumeysay 🥺❤🤲
@ramlaabdinurofficial8530
@ramlaabdinurofficial8530 3 жыл бұрын
Nasiib badana qofad jeceshahay markad hesho asna kugu qanacsan ❤❣❤
@zamzamahmed8945
@zamzamahmed8945 4 жыл бұрын
Sacadaasi sacatul ijaby aahyd ilaah sidaad uga aqbqshay hodan anaiiga aqbal o haduu khayr ileeyayna isukaayakeen hadii kalena mid khayr qaba iigu badal. Amiinta imara intii aragtaay
@Munayo12
@Munayo12 3 жыл бұрын
Aamiin qaali
@sacadqolaab1260
@sacadqolaab1260 5 ай бұрын
Ducada ino balaadhi allow iskaabulanimada naga so gaadh
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 жыл бұрын
Riyadii Rumowday Sando Badan Ka Dib Real Love Never End 😭❤👈
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
From Borama Mrkan Arko Hodan io Mursal wn farxaa Ducdii Hodan Waa Loo Aqbaly Allow Anan dhiman Anoo ku Dhixin ♥️💑👨‍👩‍👧💍🌍Iyago izqaba oo inan izku Hyaa Dawnyaa inta ila mida🙏
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 3 жыл бұрын
Waxana daawanaya iyagoo caruur isku dhalay 2021🙌😂
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 3 жыл бұрын
Nin iyo naagtii weeye caawaba liketa wac ku siiya
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Intii igu raacsan inay lacag la.aantu cadow tahy like isaar 2020
@abdirahiimmukhtarali1915
@abdirahiimmukhtarali1915 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Kkk kkkkkk haa wlhi hoodn iyo
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Intan dhulsugayay dhaqaq xiliguye dhismaha aqalken utag dhidibkiisa❤❤❤🤩 laba fanan oo isku so baxay dhina kaste yaa salaam💥
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 жыл бұрын
Dad waligood is jecel inta ila arkatay.like sar😂❤👈
@sowtorahma
@sowtorahma Жыл бұрын
🌏🥺Allow yaanan dhiman anigon ku dhixin xaajigeygii,{Zaki}❤️💍wax badan anago kala maqan heeskan wan💋 dhagestay wana weheshan jiray manta alxamdulilah🤲😪waxan ahay xaaskiisa ugu dambeen waxa nahay lamaane 🥰rabiyow naga yeel kuwii waligood wada joogo owlaad baari ah kala helo Aamin🤲🫂
@halaalmohamed
@halaalmohamed Жыл бұрын
Aamiin rabi isku kiin daa oo awlad bari idin ku deeq
@dhemancananuug9707
@dhemancananuug9707 Жыл бұрын
aaamun
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 3 жыл бұрын
Ducadaan rabbi wuu kuu aqbalay 😍😍😍😍
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 5 жыл бұрын
Hestan markan dhagesto samir bey iisiyaadisaa😂 2019 hadad dawaneso 👍
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 4 жыл бұрын
Abdirahman Ducesane 🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Allow yaa dhiman intaan ku dhixin🤣😆🤣😆🤣😆 hodan waa dhaxazhay adigoo NooL lkn naagta ku fahmi waysay waaa Qadra😢😭
@hoyomacan7309
@hoyomacan7309 5 жыл бұрын
🤣🤣😂😂
@zeitun__
@zeitun__ 5 жыл бұрын
😂😂
@samisfamily5703
@samisfamily5703 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 3 жыл бұрын
Xamda bilan ba ka qaadi doonta
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
Waa looga daba iman ee sug anaa ka qaadi doono
@mohamadhaji2190
@mohamadhaji2190 5 жыл бұрын
Maanta Ilmo yar Ayay Isku Leeyihiin Hodana Waxay Usoo Qaaday Heestii Sanadka 2019
@ayaanmahamud1056
@ayaanmahamud1056 3 жыл бұрын
Ducadii waa loo aqbalay laba doodaba Alow anan dhiman anoo udhixin😍🥺
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
I still listen to my two legends Hodan and Mursal 2022❤❤🥰
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
Maxaad ka soo doonTey
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 2 жыл бұрын
Ana hada xusustay hestan 03|03|2022 17h48
@AA-ut5wb
@AA-ut5wb 2 жыл бұрын
Aslo
@abdinuur219
@abdinuur219 8 ай бұрын
Beriga buu wasay kulah
@naciimomire7504
@naciimomire7504 4 жыл бұрын
Jaceylkii guulaysty 2019 dawan hore usocda labo fanan aan tagero
@haldoortahliilyare1167
@haldoortahliilyare1167 4 жыл бұрын
2020 Inta Ila Daawaneyso Like ha Ila dhaafin Somali weyn
@omarade1787
@omarade1787 6 жыл бұрын
Allow yanan dhiman anoo ku dhaxin xusuus hdana run run bey ugu dhexday ❤❤❤ inta hda firdan donto like
@xilojano2625
@xilojano2625 4 жыл бұрын
Naagta ducadeeda loo aqbalay wey ka dhabeysay Wallee alloow yaan dhiman adoo ani kuu dhixin ina daabaneysa 2020 like
@shukriabdi5171
@shukriabdi5171 4 жыл бұрын
2020 yaa ila firsanoyo like iku cawiya Allow isku daay Abid o sheeydan iyo dab dhaxdooda ka xijaab yaa rabi Allow Ane Anoo helin Nurkeeyga ha idilin yaa Allha intii ila midna Allow u fududeeyo🤲😭
@idriisabdikarimmaxamed6421
@idriisabdikarimmaxamed6421 3 жыл бұрын
Aamiin walallo
@inaxiixle2363
@inaxiixle2363 5 жыл бұрын
Riyo Iyo Duco Rumowday, Jacaylka Dhabta Ah Haddaan Laga Dhiman Mar uunbuu Dhaboobaa .
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
Fanaanda kalia ducadeeda la aqbaly weeye Hodan abdirahmn dheere Allaha isku kiin barakeeyo yaqey 2019 intii kuceshaty💋❤💕
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 5 жыл бұрын
Sweety quruxsan Cali 23minutes iga horeysa heestana 2014 so baxdaye
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019byaa ila dawan kuwan jcylkoda hoos by iwateyn baa isdhahay lkkkkk
@zapnaamohamed1938
@zapnaamohamed1938 4 жыл бұрын
Hees ducadeeda la aqbaly inta daawaneyso ayagoo isqabo oo cunug ujooga jaceylka hawaaro inkasto qiyaano yahy oo qadro silimo wlshey iska dulqaado wxu wa calaf🙏🙏🙏🙏😥❤❤❤❤👈
@Sareedocabdiraxman
@Sareedocabdiraxman 9 ай бұрын
2024 waa reer iz qaba mudo 10sano kdip heestan ❤❤
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 5 жыл бұрын
heestani waxay riyo ahaataba . hadda waa mid dhaba . nin iyo naagti 😍
@HornOfAfrique
@HornOfAfrique 4 жыл бұрын
One of my favourite songs 💖 Hodan & Mursal isku waara ❤️💍
@neehaalalineehaal3000
@neehaalalineehaal3000 4 жыл бұрын
Heestan markay so baxeysay wxn is jecleyn wiil 2sano isugaye kadib marku yimid alshabab iga dileen hada 2020 rer leyahy lkn wiilkas dhab isku jecleyn welina u jeclahy aduunyo geridisa weli xanun bey igu reebtay😭😭😭😭
@mariamufs2023
@mariamufs2023 4 жыл бұрын
Allaha u naxaristo maskinka midka hada ku qabana mid ku jecel allaha ka dhigo o ku wanajiyo abaayo
@salmoabuukar2540
@salmoabuukar2540 4 жыл бұрын
😥😭😭😭sory
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Жыл бұрын
Lamaanaha qarniga Hodan and Mursal nolol intan ka sii qurxanba u rajaynayaa dhibanayaasha ku guuldaraystay xidhiidhadana ha niyad jabina baan leeyahay Way iman ayaanteenu😮 Intan ku sugaayay Dhaqaaq xilliguye Dhismaha aqalkena U taag dhidibkiisa.
@pdf5_
@pdf5_ Жыл бұрын
Heestan qofkii iga danbeeya 2023 /2024 ila dhageysanaya doona like ha iga ilaawin Memories 🥺💔💔😭
@ruwaydoAli-wk3ze
@ruwaydoAli-wk3ze 14 күн бұрын
Allow yanan dhiman anon kudhaxlin from future 2025🤍😀
@hayatabdi9205
@hayatabdi9205 4 жыл бұрын
Meysan dhiman walee weey u dhaxday ♥️🤦🏽‍♀️
@zermahdi8817
@zermahdi8817 4 жыл бұрын
Allah wuu ka aqbalay deeh😂😂😂
@hayatabdi9205
@hayatabdi9205 4 жыл бұрын
@@zermahdi8817 haa wlhi
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
Wagasaa samada furneed malah waxna waka dhexeyen
@abdiqaadirmaxamuud9657
@abdiqaadirmaxamuud9657 4 жыл бұрын
Hayat channel waa sidaa
@abdiqaadirmaxamuud9657
@abdiqaadirmaxamuud9657 4 жыл бұрын
Runtii way heshy
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allow yaanan dhiman anoon kuu dhixin"Riyo rumowday mashalh Finally way udhaxdey😅 "Jaceylka dhabtaa ma dhamaado"❤❤❤
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaaniinta hodan cabdiraxman iyo mursal Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Ciyaarta 100% Goobta aad bey uquruxbadan tahay 100%
@suppermoha28
@suppermoha28 2 жыл бұрын
Abowe Stylka waxyar soma ahan Neh
@marizajosof593
@marizajosof593 3 жыл бұрын
Whose ganna watching after 7yr. It is my lovely song, i think im fell in love 😪
@UpdyKani
@UpdyKani 4 ай бұрын
2024 fri,24'may-2024 xasuus waku soo lapan doona sanado kadib ❤
@aliwarsame551
@aliwarsame551 4 жыл бұрын
Shansano ka bacdi wakaa jaceylkii rumoobay waligaa jaceylkaaga haka quusan😍😍
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Waa ziDaY Thypa
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 жыл бұрын
Heestan Diba ayaan u dhageesnaayaa jecelkii guuleestay balse fiiri cimilada maalintii heestan la Duu waayay wexee aheed jawi roob🌧 waqtiga roobkan samada ayaab furan waan loo aqbalya ducdood maash Allaah isku waara 🤲
@baariyeyyy
@baariyeyyy 2 жыл бұрын
Oo cadaa🤣🤣
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
FINALY they have married and this is called a promise with dua 🤲🤲
@oumalyoussouf-le6bb
@oumalyoussouf-le6bb 9 ай бұрын
absolutely 😢
@FartunAbdallahAli
@FartunAbdallahAli 9 ай бұрын
Hestan Ani markay so baxaysay wil Ayan jecla allx ubad alle iga siye o wan is gursanay hodan iyo mursal na sido kale marka hestan waa ino taariiq ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@madarhaydar1593
@madarhaydar1593 6 ай бұрын
Ilahay kasokow jacaylkaa waxa hirgaliyay xilibaan xasan dhuxul laabsaalax❤❤❤2024
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Immikana waad is hesheen. Allhammddullillaahi Rabill caallammiin ❤️ MaashaAllah callayka ❤️
@khhadaralahi7772
@khhadaralahi7772 Жыл бұрын
"Aloow yaanan dhiman..anoon kuu dhixin"😢iyagu hees bay uga jeedeen ilaahay ducadan wuu u aqbalay❤😊
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Labadan Tuug ayaa Daawanaya 2019 😂😂😂😂
@hafzamohamet3063
@hafzamohamet3063 5 жыл бұрын
😅😅😅☝☝
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Somali American aduu meelkasta mad joogta 😂😂😂😂
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣me
@khadirahassan6262
@khadirahassan6262 4 жыл бұрын
😂😂😂me
@mashacilese1813
@mashacilese1813 4 жыл бұрын
Somali American kkkkkk maxay ka xadeen
@sundusabdikani6507
@sundusabdikani6507 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysan 2022 allow calaf iigu dar Boqorkeyga nolosha ♥️S♥️allow anan dhiman anoon kudhixin l love you mcnow
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 Жыл бұрын
Aamiin yaa rbbi
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 11 ай бұрын
Sorry
@zabnaamohamedciise1161
@zabnaamohamedciise1161 4 жыл бұрын
Hodan Markaan hees May Qaadayne Way Ducaysanaysay 😂😂
@mustafemohamed248
@mustafemohamed248 2 жыл бұрын
Kkkkkk wllhi wd iga qoslisay
@iidlehujale694
@iidlehujale694 Жыл бұрын
Heestan waxa aan dhagysanaya may2023Arbaca ah safarna u. Ahy Doolow somali hbn saacadu tahay 1:00Am anigoo maanka ku haya jeceylkeyga Miski allow Calaf igu dar Maalin waaan soo boqon donaaa inshallah
@hamdamousehamdamouse1585
@hamdamousehamdamouse1585 Жыл бұрын
Ma is calaften 😢
@iidlehujale694
@iidlehujale694 Жыл бұрын
@@hamdamousehamdamouse1585 wali waan wada soconaa inshallh waqtiyr inoo dhiman
@iidlehujale694
@iidlehujale694 8 ай бұрын
Haaah alxm❤
@GuleidOmie
@GuleidOmie Жыл бұрын
Heestaan waxa i bartay Jecelkeyga. Wa hees aad u macaan 🎉❤❤🎉❤
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 Жыл бұрын
2023 Ayaan daawanayaa. Jacaylku waa gob markaad leedahay qof kujecel oo daacad kuu ah.
@dr.abdihakimmohamud8442
@dr.abdihakimmohamud8442 3 жыл бұрын
Allow yaanan dhiman anoo kuu dhexin. Waleee waaa udhexday intaaadan dhiman 👌👏
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 3 жыл бұрын
Ducadaas waa la aqbalay allow taayadana aqbal🙏
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Allayle u rumowbay jacaylki waxbadan la dhawr sugayay u hambalyeeya somalay xasidnimada daayo💪🏾😍
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
Yaaaa ALLAH ana irume inan mar un helo qofkn jclhy aamiiin 🤲😪😪 2020
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
alaha mursaliyo hodan ducadooda aqbalayow🥺anigana teyda ii aqbal😥❤alaha isu sahlo inta israbta
@abtihawd434
@abtihawd434 4 жыл бұрын
Hodan heestan way ku ducaysatay alle yaan dhiman anoo ku dhixin Alle waa urumeeyey waana saygeedi Intii ila dawanaysa 21 March 2020 habeen axada gacanta taag intii iga danbaysa like haygu cumaadan
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
2021 hada ban soo boqdey
@sacdia-xabeb
@sacdia-xabeb 4 жыл бұрын
Ayago is qaba Inta Ila firsaneyo like iSara👍.
@marwaadhaybe1296
@marwaadhaybe1296 Жыл бұрын
Allaw yaanan dhiman, Anoon kuu dhixin...."👌❤️
@beautifulnature3841
@beautifulnature3841 4 жыл бұрын
Markee mareeso numberkaan 3:43 fiiri see isugu faraxsanyehii. I am so happy for them from 🇺🇸
@salmasaleban5826
@salmasaleban5826 8 ай бұрын
Jacaylku waa samirka iyo daacada mnta waa lamane marakayn ku wada nooL alle inti is jecel ha isu so dhaweeyo❤
@cabdirisaaqkaabe333
@cabdirisaaqkaabe333 4 жыл бұрын
Ma dhama noloshuye Inbaa iga dhiman Allaylehe intii ka dhinaydna way heleen.💯❤️👍 After 6 years they are Family
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 87 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 63 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
GLOBAL MUSIC
Рет қаралды 229 М.
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,9 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HA IGA DHICIN HOOYO l HEES CUSUB 2024
6:26
Kabarai Films
Рет қаралды 142 М.
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO SURBACAAD 2014
7:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Mursal Muuse (GOB) Somali Music 2014
7:15
SomaliNewMusic
Рет қаралды 735 М.