YURUB GEENYO & QAADIRO JACAYL | HEES TALANTAALI AH | 2018 LIVE MUSIC HARGEYSA SHOW

  Рет қаралды 4,255,100

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

5 жыл бұрын

YURUB GEENYO & QAADIRO JACAYL LIVE QAADIRO SHOW MUSIC RODUCED BY: MAAHIR MEDIA PRODUCTION

Пікірлер: 990
@muniiraar3407
@muniiraar3407 Ай бұрын
Xasuuus qor heestan talan taaliga ah 05:35 pm 19/06/2024 Gobolka daadmadheedh Gaar ahaan magalada xidh xidh Anigoo ah mustafe maxmed aar Iyo zhpkay xiis maxmed jamac Galabtan oo aanu kuso xasuusanay Wayo tegey iyo murugti jacaylki baadiyoway wayo wayo wana inoo sanadkan sanadkiisa ❤madheedhko bislaadiyo ubaxyo mankoo baxay nafta muhashadeeday . Maskaxdiisa caashaqaaa midho aan kaguranee mcn ha iga dheeran Aynu maalin iyo layl kalgacaylla maalnee ma hungaadhin caashaqaa Laki tu waa dhankina ❤ 100/100 Maseexo do habeen ki oomataba ma daya oo waala igu mudanyeee Uu midaba badan oo waa maax jacaylku hadba soo mirkacayeee Ilaahay milgiyo sharaf haku siiyo Moomus lin
@Shiine_Qamarji
@Shiine_Qamarji Ай бұрын
2030 hadaan reply kuusoo geli waayo waan dhintayee iisoo duceeya alle ha idaayo maalmaha yar ee noloshu tahay taariikhdu waa 20/06/2024 maalin khamiis ah saacadu maqrib 6: 30 jooga hargeisa xaafada cawa dhalad meel ku shaaxaynaya ka fikiraya jacaylkaygii umalkhayr xasan axmed cabdilaahi lkin aanu kukala maqan nahay dagaal iga aaday sheekh walhi waanu is jecelnahay noosoo duceeya inaanu is calfano saaxiibayaa❤❤❤😅😅 War soomaaliland maala citiraafay ileen waa 2030kiiye😂😂
@Queendaha
@Queendaha 10 ай бұрын
Hees taan waxaan jeclaa 2016 waagas waxaan jeclaa wiil Ibrahim la yiraah do anigoo xamar ka tagay 2015 oo aaday gobal ayuu iyiri gobalka ayaan kugu imaana anigana gobalka wiilasha jooga lama hadli jirin 😢 malin taas farxad ayan la seexan wayay habeenkii 4bari kadib wan kulanay maalma badan oo farxad ah ayuu isiiyay gobalka aan joogay markaas wxaan ahaa gabadhii ugu horay say oo wiil diyaarad darteet u soo raacay magalka dhana waa laygu sheekay sanaayay waqtigaas ayeeyo ayaan la noola runtii sxbna waan la ahaa oo ayeeyo wxba kama qari jirin hoyona xamar ayay iga soo jirtay 3sadex bari ayuu iisoo laa laabty wan xasus taa 😢 kadib aniga ayeeyo wan ka soo tagay oo hada Gobol kale ayaan imid oo qofna ii joogin lkn asaga wax walba ila garab taagnaa 😢 waqti badan kadib shaqadii aan meeshas u imid ayaa ii dhamaaty waxaan jeclaays tay inan xamar soo aado lkn 😢markan xamar imid hadana wuu iga daba imaaday kadib calaf ii ma galin 😢2019 ayuu qaran ku dhinty ilaa hadana Mar walba waan xasus taa Ibrahim qof ka wanag sana waligay mana baran sidaan ayaan Mar walba uga sheekeeya aadna waan u jeclaa lkn wx kasta calaf kaa ka wayn😢😢😢 ilaahay jano fardowso ha geeyo 🤲😢
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 5 ай бұрын
Ax qalbiga😢 Ale ha unaxaristo Wwlahi wkanaxay Qalbiga ale Haku qabojiyo samir io imaan❤
@abdisamedomar7502
@abdisamedomar7502 2 жыл бұрын
Heestan waa hees badasha shucuur tayada dareenkayaga aniga iyo boqorada an dunida ujclhy 6 sano Ayan xidhiidh jcl oo qoto dheer dhib iyo dheef leh wada marnay walina is Manan helin waxanan kala joogna Dhul runtii aad ukala fog balse niyadan ka wada joogna mar walba Waxan filaya Inu Rabi noo rumayn doono riyadayada anago meel wada joognana heestan wada dhagaysan doono, boqora dayda wn ku jclhy❤️ Comenkana xusuus ahaaan u halkan noogu ooli doono insho allah
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 Жыл бұрын
7bilood kadib 😩❤️
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 Жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in aad is calfan doontaan saaxiib.👋
@janadakacabooallekaafarxi5090
@janadakacabooallekaafarxi5090 7 ай бұрын
Saaxiib ma heshay gabadhii
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
Waxan rajaanayaa zxp qpih iney marwadada noqon doonto i.a 😢❤
@asad-hamal
@asad-hamal 3 ай бұрын
In aad is calfataan baan Eebbe idiinka rajeynayaa. Marka aad is calfataan noo sheeg. IA.
@Mo_jama
@Mo_jama Жыл бұрын
LYRICS🥰 Waxaa tahay marleey dumar Middii ugu sareesee Marwadoodi noqataay Sida mayaga roobkuu Maanshayay dunidee Naftu kaa maqsuudee Gacantayda midigee Mataantayda nolashay Moolahu isiiyaay Ha igu maalin iyo layl Kalkacayl aan maalnee U mugaabi caashaqa Alla mahadii weeyee Midkii iga maqnaayee Mudo aan sugaayoo Maalintaan ku halacsaday Muxibadu iqaadoo Maankay ku raacoo Maskaxdayda hanatoo Miirkayga qaadee Sideen kaaga maarmaa Ilaah milki iyo sharaf Ha kusiiyo Maamuus Mahad badan ku noolow Qurux lama masuugee Mii iyo magaalaba Adigaa u muuq roon Marayrkoo bislaadiyo Ubax iyo maankoo baxay Nafta muhashadaydaay Mas'aladiisa caashaqa Miraha aan ka guranee Macaaan, haiga dheeraan Ha igu maalin iyo layl Kalkacayl aan maalnee U mugaabi caashaqa Murtiyahaan aqoon badan Geesi aanan la mari karin Rag mudanahiisoo Maseexdoo habeenkii Oomatada ma daayoo Waa layga mudanyahee Wuu midabo badanyahay Waa maax jacaylkoo Hadba soo murkacayee Ilaah milki iyo sharaf Ha kusiiyo Maamuus Mahad badan ku noolow WAX KALE HEESTANI HEES WAA DHAAFTAY
@Biladsame
@Biladsame Жыл бұрын
Mnshallah
@subtosaamitheemperor3319
@subtosaamitheemperor3319 Жыл бұрын
Eesh calaa hees
@aadanmaxamed5684
@aadanmaxamed5684 9 ай бұрын
Gg
@abdiladifmohamedali6059
@abdiladifmohamedali6059 7 ай бұрын
Erayo badan ayaad khaladay 🤪
@lifestyleandbeautyshaamsha6806
@lifestyleandbeautyshaamsha6806 6 ай бұрын
0:54 0:54 0:54
@apdimahadofficial8546
@apdimahadofficial8546 4 жыл бұрын
Heesaha talantaaliska heesta ugu macaan in ay tahay hadaad aaminsanthy like ii saar
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 7 ай бұрын
Waligay hees ilin iga keenta waxaa qaada fanaan isaaq ah thanks Isaaq from Puntland
@alimacruf5889
@alimacruf5889 5 жыл бұрын
Runtii waa hees qaali ah oo rag waa wayn u gacan qadeen Erayadii Abwaan Daaha Abdi gaas Laxankii Qaadiro jeceyl music Cumar Shariif codadkii Yurub geenyo iyo Qaadiro jeceyl waqti hore ayey qadeen heestan Dubai ayaana lagu doobay goob joog ayan ahaa xiligaa.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
ali oo heesta copy ma aha miyaa waxad mood hees hore habaalda waabir niyow Daah abdi gaas nin la yqano m aha hadan wa anin heeso macaan waxan ku barety hesta Bk intaan ku dhashaan hadan ku dhaqmoo abwanku ma qurbaawi baa ma aha nin fanimo kaliya ku shaqeysta ilalhey cimraga iyo cafiimadaka ha u daayo ianiga waan taageeraa waaa asal somalilander heesta baanku saxey
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
ooooooooooooof caleek heestan waa heesta kaliya aan ka dhageysto somalida dambe walahi top waxay iila mid tahay anigoo 1976 ku daawadey ruwaayadii la odhan jirey dumsitii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga national theatre hargeisa waa hees qaaliya walahi
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 2 жыл бұрын
Heestan wax aan ku sheego garanba maayo wlhi waan salaamay qaadiro jacayl iyo yurub geenyo iyo waliba daaho gaas waan idinka haynaa 🙏 Aynu maalin iyo Layl kalgacaylka maalne hoo mugaabi caashaqa 🙆‍♂️
@bashirabdi3723
@bashirabdi3723 3 жыл бұрын
Heestan ninkan iyo gabdhaas waa ka baxsadeen Inta heeso ah ee talantaali ay u qaaday ma arkin hal hees oo xun illahay cod buu ugu hibeeyey heestan heesihii hore ee hobalda waabari ayaan ku daray
@sacadjamac8891
@sacadjamac8891 5 ай бұрын
Amazing heestan caawa oo bishu tahey 17/2/24 waxa wada dhegeysanaya aniga iyo xaaskeyga, waa hees ku dareensineysa nolosha dabta ah (Real life) ,walalnimada, kalsoonida qof aheeneed insha'allah waxan rajeyna in aan ahaan doono qoys badhaadha i love you so much bbe.
@mahmoudahmeddin2244
@mahmoudahmeddin2244 5 жыл бұрын
I am actually from Eritrea l love Somalian we have many things in common viva Cush I don’t want to see you down my brave brother s
@hashikarkaar8314
@hashikarkaar8314 5 жыл бұрын
We love You GuYs So much ma brother's and sister's From Eritrea much love much respect ❤❤❤❤✔
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 4 жыл бұрын
thank you
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Mahmoud Ahmeddin Eritreans&Somalins Brothers for life Somalia❤️Eritrea
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 4 жыл бұрын
Thanks we love you too Erithea peaple
@honabdidhubad3059
@honabdidhubad3059 3 жыл бұрын
Brother Somalia and eratarea are one people. I believe the Horn of Africa Community are the one Community of all.
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
2 sano ka hor ilaa hada waan dhageystaa heestan qof kasta aan u diro, wuu ii mahad celiyaa, aniguna qofkii sameeyey iyo codadka macaan iyo music waan u mahad celinayaa thanks
@hamseindhoofficial6294
@hamseindhoofficial6294 2 жыл бұрын
Cadi Mahan way igu socota
@shugrishafanii4093
@shugrishafanii4093 7 ай бұрын
Wow wow❤🎉 wlh
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic 11 ай бұрын
Waan soo laaban doona hadii aan nolaado si aaan uga yeesho heeskan macaan xasuus❤
@abubakarawil3086
@abubakarawil3086 2 жыл бұрын
Waaw waxaasa fanaana salaan gobeed qaadiro jacayil vs sawtu raxma yurub geenyo waan jecelahay heestaa
@nuuneomar4593
@nuuneomar4593 4 жыл бұрын
qurux lama masuugee miyi iyo magaalada adigaa u muuqdoo ,,, madheedhkoo bislaadiyo ,ubixiyo mankoo baxay NAFTA muhashadeedaay 💗 yaa illaahal caalamiin,,, NAFTA xadraysa sidi oday ehlu saara
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 4 жыл бұрын
Heesta markan dhagaysto waxan dareemay qiimaha jacaylka balse cidna ima jecla cidna ma jecli 😢😢😢 Ilahoow igu sin anoi haysta qof idareemaya plze say aamin
@niciimadeeqcabdi205
@niciimadeeqcabdi205 3 жыл бұрын
Aamiiin amiiiin
@Bogasho1
@Bogasho1 3 жыл бұрын
Aamiiin
@catirrasta4919
@catirrasta4919 5 жыл бұрын
Hdaaba jcyl dareemayaaa inta ila dareemyso like isaara
@indhodeeralayabdirahman6705
@indhodeeralayabdirahman6705 4 жыл бұрын
Hees cajiiba weeye incha allah ilhy haygu simo intaan frxda kula qadanayo my king of my life Mskxdeyda qaado miyirkeyga qaade sideen kga maarma ❤
@rememberv_i_p9231
@rememberv_i_p9231 Жыл бұрын
Ma is calfanteeen tolow imnka🥰
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
#Gacantaydii midigeey #matantaydii noloshee mawluhu isiiyey axyaa #ereyo waa #cajiib heestu alle heesaha ha inaga MADOOBEYO #intii #sanadkan dawanaysa halkan iska soo #xadiri bal👇🏃‍♀️😥 27/12/2019
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Hadad comantiskayga aragto like ha ila dhafin hesta dhameso way shidan tahay wah wah qabojiye&yurub 👌
@khalitapdala2145
@khalitapdala2145 5 жыл бұрын
adiga azaLdhaLadY meeL wLpa kugu arakY heheh
@mustafagk1270
@mustafagk1270 5 жыл бұрын
Adaa kashidan
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Asal dhalan faraxsan, naa walaal waan kaa yaabaye horta KZbin ma dhex seexataa, khaanad walba waad ku jirtaaye, anigaa is lahaa meesha waad ku waalatey adigaaba iga waran 😂🤣😂
@mustafeabshir9067
@mustafeabshir9067 5 жыл бұрын
Asal dhalad faraxsan adigu KZbin ka ayaad buste dhex dhigatay igahor dhaqaaq hadad Ilahay taqan 😁😁😁😁😂💪🤘👈✌️
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
@@mustafeabshir9067 adna saw S i dh kama tihid mesha xagad igu aragta 90ka alaberka surafinimada wan isla qabna sawmaha dee
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
allah yuruub geenyo waa allah maahadi illahaye haadu qadeed weyn tii nooga soo ceeliyeey whale yuruub teed baa soo nooqoteeye iso quruux deedi mansha allah indr qaali salaan from somaliland gabiley
@alial-somaal3631
@alial-somaal3631 4 жыл бұрын
yurubtadu meel ay so marin malahan kkkk wa hanti qaran shanti Somaliyeed
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 4 жыл бұрын
Kkkk
@deeqdeeq9032
@deeqdeeq9032 4 жыл бұрын
Waa hanti qaran oo somaliyeed naaye iska sax hadalaka huuno
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
ilahayoow somali noo xafid jiilba jiil ha isku dhiibo walahi heestan waa top anigoo soo dhagayystey ilaa 1970 somali ilahay ha idin xafido proud to be somali
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
GEELJIRE OO YAA QAADI JIREY WAAN YAABEY MIDHAA MACAAN INAAN AHEYN DADAKAN CUSB EE SHEEKADA MUSIC SAAREE
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 sxb kuman fahmin farta miyan lagu galin
@tonijoshua9807
@tonijoshua9807 5 жыл бұрын
Who else watching 👀 2019 Waan ka helay Heestan 🎵 🎶🔝 ❤️❤️❤️❤️🔥✊🏾
@cumarmaxamad9520
@cumarmaxamad9520 Жыл бұрын
❤❤❤
@amounnour715
@amounnour715 4 жыл бұрын
1.April.2020 Las'anod to Hargeisa roob safar iyo heeskan❤️🌨🥀 كانت احلا رحله🙈
@jookarsoor275
@jookarsoor275 4 жыл бұрын
مع دكريات ......صاح؟؟؟؟
@bustaale6554
@bustaale6554 4 жыл бұрын
و احلا أغنيه وجو مريح اوي من كندا الي هرجيسا
@ahmedibrahim8959
@ahmedibrahim8959 2 жыл бұрын
@@bustaale6554 اختي استمعي كلام الله بدل الاغنية
@ahmedibrahim8959
@ahmedibrahim8959 2 жыл бұрын
@@bustaale6554 الله يحفظك وإيانا في الدنيا والآخرة
@ahmedibrahim8959
@ahmedibrahim8959 2 жыл бұрын
ولو تريد أن تتعلمي القرآن الكريم ببلاش اتركي رقمك هنا اللهم اجعلنا من اهل القرآن وخاصته
@amranahmed6782
@amranahmed6782 2 жыл бұрын
Waa hees aad iyo aad u miisaaman, cod iyo music. Waa hees anshax leh iyo 2 fanaan oo Allah cod ku manaystay.
@aminahabdih356
@aminahabdih356 2 жыл бұрын
Heestan waxay kamid tahay heesa shucurtayda badala waxa siwadajira ujecel aniyo boqorkayga adunkan ujeclahy ílhy hakujoogu hakumaganyele waxan wada socona mudo 6sano ah ismalihi qisadina Halkan bad kusokobikartaan lkn alx ilhybay mahad usugnatay wan is haysana wadajirna walow qaradahan kalajogna kalafogyihiin waxa aad isugu dhaw qalbiyadayada ilhyna inta hadhay Khair hanogudhameyoh waxan ílhy kabaryaaya Inu halkujoogo igunabadyelo I wish this commet Inu xasuus I ahaado
@rooblecade8845
@rooblecade8845 5 жыл бұрын
Nacalaaa shaydaan ku yaale heestu midho culusaa laxankuna ka daranaa quruxdana haba sheegin sowtu raxma ragbaa iskugu tegey wale heestan mnshlaa hadad igu raacsanthy like iigu rid
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
waaaaw ma tidhi
@rooblecade8845
@rooblecade8845 5 жыл бұрын
@@surlaydumar2412 haa miyaadan arag laxanka macal musica wuxuba wa is hystane
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
+Gabobe abdi Gabobe haa wale ilaa xaad waliba heesta Ina hees aanso mqli jiray heesta ugu sidata waye wxnka hen kuwii hore Axya dhamestiran iga dheh 😍😍
@rooblecade8845
@rooblecade8845 5 жыл бұрын
@@surlaydumar2412 haa ad iyo aad wlh
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
+Gabobe abdi Gabobe 👍
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
kooxdii waaberi hees ka dembeysay oo aan ku celceshadaa waa heestan walahi macaanka kama dhergo best for all the time after waaberi guuleystaa .
@yahyaidaaja2353
@yahyaidaaja2353 4 жыл бұрын
2020 1 1 4:40 galabnimo waa malin cusub bil cusub sanad cusub jaceyl an ku hungoobaY hada ka hor blze maanta igu so laba kac leeYaY waxan muquunanaYa neecawdi macaanaYd een caashaqu hada ka hor igu dili gaadhaY waliba Yaraan ti wa xasuuso cusub iiso duceeYa in aan jaceylkayga nasiib u helo waaYo hora lo Yidhi caashaqa ha aaminin calafka muhiime wanu kala fognahaY waliba laba qaaradood banu kala joogna bal ducadun ila ogaada dadkaYgiH♥️♥️
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 5 жыл бұрын
25.7.2019 from oulu to Helsinki heestaan ayaa ii shidan waxaan soo xasuustay qof aan sheeko wadaag ahaan jirnay Tanzania sunshine peach weekendhiga hawada ku qaadan jirnay heestaan dhageysan jirnay nacalaa sheydaan ku yaal
@rabiicdiaby9167
@rabiicdiaby9167 5 жыл бұрын
Caawan caashaq dartii uso raadiyay heeskan anaa udanpeyee inta iga danpeysaay likta is mujiya
@apdifataxahmettjd2894
@apdifataxahmettjd2894 4 жыл бұрын
Sxb Wana kugu racaya waa hers cajib
@abdiqadiribrahimgulied2096
@abdiqadiribrahimgulied2096 4 жыл бұрын
Heesta dhankasta wayka dhisantay Hadaad ugula taageersantay fadlan like hayla dhafin
@mohedxabashi5315
@mohedxabashi5315 5 жыл бұрын
Heestan erayada waxa leh abwaan culus oo dhalinyara ah oo rer somaliland ah waxa layidhaa daaha cabdi gaas laxanka qaadiro jacayl
@asmacumarismaaciil534
@asmacumarismaaciil534 4 жыл бұрын
Okey
@asad-hamal
@asad-hamal 2 жыл бұрын
June 05, 2021 SAT 02:34 PM. Jaceylkeygii oo aan wada joogney Xamar oo ka dhooftey aniga oo ayna ii sheegin. Waxay ii sheegtay markey dal kale degtay. Xasuus jaceyl oo aad iyo aad iigu weyn oo xasuus gaar ah ku leh noloshayda, marna aanan iloobi doonin. Jacaylka la sheegaa mar waa janno qabow, marna waa cadaab kulul. Khamiis, 30 Sept, 2021 09:34 pm
@user-kx3ck2jp9h
@user-kx3ck2jp9h 7 ай бұрын
Ilahay million sharaf haku siiyo maamuus mahad badan ku noolow alla maxay heestahay abahed waste 😂
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Salaamaad! Waar heestu ereyo culusaa. Abwaan daaha cabdi gaas markan wuu inoo awood sheegtay. Allah yacisak abwaane
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Cawa Heestana aniga iyo walasheyda Isla dhegesaneno habeen i xasuus waye sababto walasheyda iga safreyso iyada kuu soo xasusana 29/3/2023/😢
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic 11 ай бұрын
Waxaan idinku duceenaya inaad wada jogtaan waayo badan❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 11 ай бұрын
@@-khaalidfantastic aamiin yaa rabbi mahadsanid wllky❤️🙏
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic 11 ай бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 mahad badan ku noolow♥️
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Nada ayaa u dhistey yurub walee way ku fara yareysatay.mataantaydii noloshee mawluhu isiiyaay😍😍😍😍😍
@zahraawi1812
@zahraawi1812 2 жыл бұрын
meeshaaan cododka ka dhacaayo wlhi dhagaha caafimaadkooda waayey 🎶🎶🗣️🗣️🫀🫀💋
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
Hada oo ay tahay 26/11/2023_11:37pm- ayaan dhageysanayaa waxana u qaadayaa waliba niyada uga qaadayaa marwadeydii mardiya mohamed osmaan jaamac alle ciriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyee hada way iga darugsan tahay waxaaad tahay marley dumar ❤🫂💝👸
@naasirxooshka7691
@naasirxooshka7691 5 жыл бұрын
Yurub geeyo ayaanba ayaanta ka danbaysa way sii yaraanysaa mnsshallah allah haku dhawro fanaanad aan jecelahay
@dun-soomaalidun-soomaali4280
@dun-soomaalidun-soomaali4280 5 жыл бұрын
Wllhy qaybta yurub geenyo haddaan heli lahaa gabadh itidhaahda naftoo dhan waan u hibeyn lahaa 😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
DUN LOL SAXIIB DHAARTA KA REEB MALA XARIIF MAGAALO TAHEY
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 Жыл бұрын
Inta heestan xusus ahaan usoo dhagaysandontay isoo xus anu maanta oo ay taarikhdu thy 14/6/2023 ayaan xasus ahan udhagysanayaa 😊🙏😫
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 2 ай бұрын
Waxan joogaa Miami USA 🇺🇸 meel xeeb wana casar liiq waxa laabtayda ku jeefta xaskayga ❤ I hope adna inad lanagaysatay xaskaga
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 2 ай бұрын
@@farhanhagi4764 markan comments qorayay wadanki Ayan ku sugna lkn inti comments ka danbeyay Ayan tahrib Galy Alx zxp hada lkn wan so dhafy
@abbelnichola3792
@abbelnichola3792 5 жыл бұрын
I am digging this soulful Somali 🎶 music. From Ethiopia. Music have no boundary. KZbin Rock.
@ahmedhassan4141
@ahmedhassan4141 5 жыл бұрын
Abbel Nichola indeed
@sadakali3039
@sadakali3039 5 жыл бұрын
Yap no border in Music
@EQTIntegrity
@EQTIntegrity 4 жыл бұрын
Music s a universal language
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
yarta farida ah dhidhidhka ka tirtirays faanaka marwo dheh wa uhul sharaf waa duamrk a ragu ku ducayso awoowo nin kheyr qabaan kugu duceeye oon ku dhibin amiin amiin waa dumarki hore somali waana gabdh yar
@feysalalihussein4395
@feysalalihussein4395 3 жыл бұрын
Ilaa hada yaa dhageesto heestan aadban ujeclahay wlh 💖
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 3 жыл бұрын
Waching from moqdisho 10/2020 iyo anigoo ku soo caajisay diyaarintii madada internal combustion engine afkiina cano mac ma waayo
@korontostudio5448
@korontostudio5448 5 жыл бұрын
Wlhi waa ka daali la'ahay heestaan, miro, laxan, music iyo codba waa 100%. War heestu macaanaa
@haadiofficial7146
@haadiofficial7146 3 жыл бұрын
Aynu maalin iyo layl kalgacaylka maalnee hoo mugaabi caashaqa❤ Tuducaas dad badan baaa ku wareeray💑
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 Жыл бұрын
Heestaan waxaa ku xasuusta Habeen wiil dhalin yaro ah Shpo aptina u ahay Aan Gabar uu la soo baxay ama uu soo mehersanayay aan la Kexeeyey Allah isku Barakeeyo❤🙏
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Heestan heesihii hore ha lagu daro inaba caadi maha wlhi dareen inaba caadi ahyn ka muuqda qaadiro jacayl iyo yurub geenyo codad cajiiba 🥰
@mohamudkariye8084
@mohamudkariye8084 2 жыл бұрын
Qofka duubay kameradq waxaa la hubaa inui yahay qof qibrad leh! Sida uu isugu dheelistiray baan la dhacay... Masha Allah. Sxb salaan sare👏
@user-nc5gy8dv3l
@user-nc5gy8dv3l 2 жыл бұрын
2022 ❤️inta daawaneysa❤️❤️❤️
@ileyskaxaqa5061
@ileyskaxaqa5061 2 жыл бұрын
2022
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye reer somalilandoow noolaada insh tacaalaa intay nololi jirto,, wax kasta oo la jeclaadaba idinkaa laydiinku yimaadaa,,,
@abdijamal5596
@abdijamal5596 Жыл бұрын
all of idoor is sick beacuse to become independance country but neverever that you like to say idoor country your dirming beacuse when u Born your mad foolish than how can u become a goverlment you can fight one by one but how can u live now are normal not than u need Dr
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Qaadiro jacayl hadii aad ila aragtay Inuu dib usoo rogaal celiyey like hayla dhaafin 🤞🤞🤞🤞
@faisaj5072
@faisaj5072 5 жыл бұрын
Nice song 💕👌
@malireaction7596
@malireaction7596 5 жыл бұрын
Axsan fanaan qaadiro
@manokahin8977
@manokahin8977 5 жыл бұрын
👆
@kiineyabdi181
@kiineyabdi181 4 жыл бұрын
Ugu danbeyn waa ku helay sa Ku radinayay l really like this song 🔥🔥😭 From 🇸🇴🇿🇦💃
@khalidfantastic
@khalidfantastic 4 ай бұрын
@AnwarAnwar-kl5uq
@AnwarAnwar-kl5uq 5 жыл бұрын
WAH WAH ESH CALAA HEES Waxaba icajab galiayay geenyo buskut waaye wlhi indhaha loma dhameys tirikaro isha baxarka
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Heestan dhegaysigeeda Kama daalo waxaan Dhegasanaya 23/11/2019 Qofki Ila dhegaysanaya like Hayla dhaafin
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Keep going Rasuulkena Muxamed Scw
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho 5 жыл бұрын
Heestan waa hees aad u qiimo badan erayada iyo laxanka iyo codkaba waxay u dhigantaa heesihii hore qaadiro jacayl iyo yurub geenyo maansha allah
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 жыл бұрын
Ree woqooyigu magac bixinta way ku fiican yihiin yurub maxamed cabdi ayadoo naanaysta geenyo kaliya ah wadata ayay jigjiga ka tagtay kadibay sawtu raxma dheheen alla maxay la heleen waaba naxariis caadiya codkeedu laydh aad aragtaa ku maraysa 👌👌👌👌👌👌👌👌
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
hhhhhh wanka sidana dhanka ma tidhi yakhi #nin qurbaha bayhoofay
@Ifften2010
@Ifften2010 5 жыл бұрын
Hargaysa waa hoyga funka xamarna waa hoyga quranka.
@deqohashi7751
@deqohashi7751 5 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay has to
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Farxiyo Bare khaf Rabag xabbti sida wax lomamatalo saxiib habarka jooji hoyga diinta iyo awqaftanunahaye waxa hanagu odhan qofka muslimka ah wa qofka walalkiya khayr udaniya. Somali meelkasta heeso iyo music waladabadhigaye Illahay haynaga masaxo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Waladaba dhigaye Illaha haka masaxo
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Жыл бұрын
Xazuz haben anan iloobi karin me iyo walashy iyo hablahan abtiga u ahaa aan kuwada qadanay waqti hargeisa allow nakulansi Markale miss you more 🖤😫😫💋🫂🥲🫂💋😫🖤🥲
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
Anigu heestan waan download gareystey waa waxyi xaga samada ka yimid caawa waa 10kii dambe ee ramadaan waan ku suxuurtaa walahi been ma sheegayo ilaa 1974 dab jacayl kari waa iyi bad jacayl badanaa ayaan soo daawadey waa hees qaaliya heestan dhalinta somaliyeed ilaa aakhiro ayaan idin dhageysan doonaa macaanaa heestu
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Sowtu rahma, waxaasaa coda, walee yurub geenyo iyo muhashada codka Hodan abdirahmaan cod laguma gaadho.😍😍
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
ASC yurub iyo caadiro waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks yurub iyo caadiro best yusuf jama UK Birmingham
@AnfacD
@AnfacD 10 ай бұрын
Masha Allah Yurub & Qaadiro waan ku haystaa heestan. Noolaada kuligeenba.
@bintuzultan9226
@bintuzultan9226 23 сағат бұрын
Waa 21/7/2024 habeen isnin soo galayso 9:00pm Waxan Halkan ku qoraya xusuus qor Waxan xidhidh wadag nahay wiil la yidha Abdirahman Mohamed 7 sano Waa qofki igu wanagsana Ee aan barto i baray jacayl aan qiyas lahayn Waa qofki ugu badana Ee aan wakhti ku bixiyo waxana sababay wanagisa ❤ Waxan rajaynaya in uu Alle nugu guuleyo jacaylkayga 👫😍❤ Ilahay milgiyo sharaf ha ku siyo mamus mahad badan ku noolow❤
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
farxad weynaa walalahygii ig dambeeyey oo heestan sameeyey ilahay ayaan idiinka mahad celinayaa guuleysta somali masha allah
@khadrasaid6824
@khadrasaid6824 5 жыл бұрын
#Wooooow absolutely fab song) it's definitely reminders me my other half #keep it up #very emotional 😂❤💋#
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 6 ай бұрын
Boqorada codka sawtu raxma jecliya alow mar un itus heseheda makala dhacan ❤ still 2024
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
Run ahaanti waa hees aad u tabata qalbiyada dadka mucaashaqiinta ah alle laba walbo balan dhigtey isna jecel how rumeeyo still watching 2024 waxaan ujeclahay gacalisadyda oo hada wakhtigu nasoo kala fogeeyy waxan wada soconaa 7years alle wana kala fognahay balse qalbiga ayaanu aad isaga dhownahay alle hanoo rumeeyo rajadayada gacaliso aad ayaan kuujeclahay alle haykaa xifdiyo meel walboo hoogto nolol qrux bdan iigu noolow i.a malin uun wad noqon doonta marwadyda dhabtaa i wish comment gan inuu noo noqon doono xasuus😢😢❤
@darsamusa320
@darsamusa320 5 жыл бұрын
Wow amazing Voices.especially this lady. Thank you for this nice job.
@somalilandburco4
@somalilandburco4 5 жыл бұрын
Heestan hees igaga sameyn badan ruunti man arag. 23 jir ban ahay 10 sannp ka badan heeso wan dhaqeysanayay tan mid la mid ah man arag.
@talaabo2065
@talaabo2065 4 жыл бұрын
23 jir xagee Ku nool.?
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 2 жыл бұрын
Waxaa iman doonta maalin aan farxad la qaadan doono mataantayda noloshee mawluhu isiiyo anigoo ku qanacsan kuna faraxsan waxaan dhegaysiin doona heestan aadka u macaan ee dareenka lamaanayaasha is jecel loogu talo galay waa balan hadii alle yidhaahdo
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 3 жыл бұрын
Qofka ka cod macaan yurub geenyo qarnigan masoo marin somalida saan aamin sanahy
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
heestan waa top arimaha ka socda background waa dad aan ka helay hawshooda
@Alonebird575
@Alonebird575 11 ай бұрын
I love this song 🎧 ❤🎉😢 07/08/2023 11:13 pm maalin isniin ah ❤
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
My favorite song😰😰❤️❤️ Aad Ayaan u jecellhy hestn😢💯
@xamsesalaf4036
@xamsesalaf4036 5 жыл бұрын
Esh calaa hees qaadiro iyo sawtu raxma yurub geeyno wa iskuso baxeen
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
ooof caleek anigu sahra axme magool amina abdilahi ayaan soo dhageystey balse heestan qalbigeyga ayay degtey noolaada maalin walba wan dhageystaa masha allaha
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
SIDAA kaa dareemay dhowr iyo Lixdankii dadkii dhashaa tahaye cibaadada badso
@iam_yaass
@iam_yaass 4 жыл бұрын
Gacantay Midigey Mataantay Noloshaay Molow Isiiyey❤️😍
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 5 жыл бұрын
Meel qaadiro jacayl joogo wlhy cod iyo murtiba way taal kaama Sowtu raxma boqorad heestn wn iska jeclhy wlhy
@niin128
@niin128 4 жыл бұрын
Fanankeni qaadiro jcyl wuu is bdalay that is the time
@qadriinaalpi557
@qadriinaalpi557 5 жыл бұрын
Wixi jacel halelay kusayac miraha gurta 😚😚😚😚😚😚
@nimoweheliye2290
@nimoweheliye2290 5 жыл бұрын
Qadriina Alpi ioo
@abdirashiid5shekh344
@abdirashiid5shekh344 4 жыл бұрын
RashiidPol has 6
@khadarfilipiinciiltire8963
@khadarfilipiinciiltire8963 5 жыл бұрын
Heestaan Hees Iga Dheh like inta dhagaysatayoow
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
top weeye heestan weligay hore umaan dhageysan dadkan waan ku celceliyaa walahi intaan soo joogey waaberi heestan ayaa ku dhow dhow aad baan ugu mahadnaqaya dhalinta heesta qaadeysa anan aqoon balse heesta yaa qorey, waa hees aad u macaan walahi fananiinta ma aqaan anigu
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 3 жыл бұрын
12/8/2020 intaa waxii ka dabeeya intii nool isobokho
@AOmer-mu5wh
@AOmer-mu5wh 5 жыл бұрын
Labada gaban midna garanta cas wato midna buluga waa mataaano yaa ila arkay like io subscribe isugu kay dar bro
@barkhadali2968
@barkhadali2968 5 жыл бұрын
watching 2019 who is with me
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
of Caleek Walle Waa fanaanad Sowtu Raxma Yurub Geenyo codkeedu wuxuu I xasuusiya waayo waayo halahi waberi ugu codka macaan sida magool mandeeq zahra Axmed Khadra Daahir geenyo Alow Ku dhowr cod lagu daaye qaadiro jacaylna Hore Usoco Saxp Nin culus baatee
@mohamedtaher3274
@mohamedtaher3274 5 жыл бұрын
Yo wax baa kadha cay
@hibokaamil9491
@hibokaamil9491 5 жыл бұрын
Wale lagayaab
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
ehlu khayr weli heestan waan dhageystaa waa hees aad u macaan hambalyo
@queenqueen7369
@queenqueen7369 5 жыл бұрын
Hestan mlinka lovekyga kulno ina dhgydto wye insha alh😍
@idirizxassan7258
@idirizxassan7258 5 жыл бұрын
HEESTA heesaha kama daalo heestan 2019 ayan dhawr jeer ku ceshaday
@yusuffarah351
@yusuffarah351 4 жыл бұрын
Anigaa xataa waxaan dhagaysanayaa dhawr jeer.
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 жыл бұрын
Heetsan xasuus ayay iledhy jaceylkeygii calafku ididaa iqadi jiray ma iska oyaaa hda
@axmedmaxamud747
@axmedmaxamud747 5 жыл бұрын
Iska ooy hadaad doonto
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
hooygii wanaaga oo heestan in maanta la qaadey ayaan moodeyee ma horey ayaa loo qaadey, naa bal isoo sheeg xaga ay iga dhaaftey waaban ka helay heesane.
@aaminalakiaden6804
@aaminalakiaden6804 5 жыл бұрын
Ha hooyine aaamu xppti
@munamaanka4292
@munamaanka4292 5 жыл бұрын
Iska ooy huuno
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
@@munamaanka4292 huuno heestan maalin walba dhageystaa miyanad arkeyn codka music iyo laxma wada socdo iyo tirisaada ku dhex jirta, waa hees igu qaali ah
@queensaaba2680
@queensaaba2680 2 ай бұрын
Tanaa hees laga dhahaa malin malmaha ka mid ah si wada jir wa u dhageysan doona jaceylkeyga mohamed walow hada iga dheer thy malinta dalka dib ugu soo labata hadiyad kaga dhigidona i.a❤😢
@salmanabdisalanmohamed3147
@salmanabdisalanmohamed3147 2 жыл бұрын
Who is still listening to this masterpiece. EID MUBARAK TO ALL MUSLIMS
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 жыл бұрын
Waaaaw caadi maahan heestaan xagey iiga qarsanayd waaahwaaah mmmmm
@princesszagal23
@princesszagal23 5 жыл бұрын
waw heestan goormaa igu dnabeyzay😅😅😅😍
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
top heestan yaa qorey ma xasan geney baa waa hees qaaliya 1970 ayaan dareemayaa walahi waa hees cajiiba
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 5 жыл бұрын
Daaha gaas nin ladhaha ku qoran erayada inu sameeyay
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 жыл бұрын
Heestani waa heesaha aadka kuusoo jiidanaya markaad xaalad Ku jirto ❤❤❤🤗😑😑😴
@maxamedcali8622
@maxamedcali8622 5 жыл бұрын
heees aduun💗💗💗
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,2 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
RAHMA HASSAN | MA DICTOR IS NACAY BAA | SHOW DJIBOUTI CIID EL-FITR 2023
6:08
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO FT ABDIWAHAAB BOOSKA LAGAMA MAARMAN VIDEO 2023
3:56
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 3,9 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Hees cusub by yurub iyo beele
6:05
Omar Mohamed
Рет қаралды 251 М.
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 1,6 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 38 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 8 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН
Почему Мона Лиза такая дорогая🤔
0:31
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН