No video

"Tii Laascaanood Oo Kale Noqomayso Geeska Afric Oo Dhan Baa Guban Doonaa"Siyaasi Ramaax

  Рет қаралды 32,595

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 358
@husseinomar5942
@husseinomar5942 6 ай бұрын
And the truth shall set you free ❤ you from Kenya 🎉
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 6 ай бұрын
Mad man.. United Soomaali is the Key to African Unity 🌍🇸🇴👏💫🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🌻🐪🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🪡🇪🇷🌾🌾🙏🥦🥦🫛✈️
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 6 ай бұрын
War ninkan weyn waxaa ukashekanayo oo is barbadhigaya Ethopia iyo rushia Ethopia waa dal kula deris oo 140milyan mida kale ethopia iyada dadledii macaluul haysa waa dadka marqaansan
@suadasmar6821
@suadasmar6821 6 ай бұрын
Well said , Somaliland plse untied let us put Somaliland first
@samowsamale3490
@samowsamale3490 6 ай бұрын
Waa sax waa in Ethiopia meel looga soo wada jeesto oo cadow soo jireena
@rodajama7111
@rodajama7111 6 ай бұрын
So discusting you and this guy it should no be allow to Somalia, who says I am saling my land and come and tell me that I am axista Just carazy somiland Regime. We need stop and safe our land and all somali people need to protect their country.
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 6 ай бұрын
MerqaakankanJaadka ku hadalsinaysa 🌍✍️
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 6 ай бұрын
War etibooya iyo ruusha is cabir maaha. Ruusha derikulama ah dadka ha waalin
@MaxamuudXasan-uv5ox
@MaxamuudXasan-uv5ox 6 ай бұрын
Tani raashiya maaha ee waa dal jaarka ah oo ku taamayay 120 sano sidii uu ciidan uleeyahay cagaha saaraan mana yeelayno haday nu nahay dhalinyarada aad aayahooda aad horay ugu ciyaarteen
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Siilki hoyada yaa kuwaydiisanaya faqash halkan loogama baahna
@hodaledame631
@hodaledame631 6 ай бұрын
Nacas xoolo ah baad tahay wale
@samowsamale3490
@samowsamale3490 6 ай бұрын
@@Mo_Daud.2caydaas hooyadaa ayaad u soo jiiday ee la soco
@ashanor8035
@ashanor8035 6 ай бұрын
Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Somalia wayn guul guul amxaaro hadhado
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 6 ай бұрын
Geesi geesi dhalay ramaax 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mohomedusman862
@mohomedusman862 6 ай бұрын
Siyaadbare haku cararine caruuro aan lala ciyaarinba jira arintani wa waraabow dhagtayda dhandhami xamar iyo siyaadbare hanagu mashquuline aayaha caruurtayada lacag lagu mirqaamo ladhaafsanmayo haku wareerin.
@june6206
@june6206 6 ай бұрын
War qariya nacas tadii wey wada baxeen e siyad ma muuse itoobiya u bixi maya dhulbahante Ha kuu soo celiso garxajis halkuu xidh xidhi samaroon halkuu cabudhiso kursana ku dul dhimin cimriga aqli xuma war muuse qawane itoobiya dhar ay ku asturto ma hayso
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 6 ай бұрын
Loo joojin maayo adoo kale Dawlada Somaliland way socotay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
@mohmad,Halkan faqash loogama baahna hoyada siijeedka xun kawase
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
​@@june6206 idinku sidaa ucabaada faqash aaway garcad?😂 waxaad waydeen cid bilaashku qaadata
@user-nc3kv9ez7e
@user-nc3kv9ez7e 6 ай бұрын
Ramax dhuuso wayne haba lagu aqonsadee somaliland away marerkina huurale
@abdidirie9966
@abdidirie9966 6 ай бұрын
GEESKA AFRIKA AYAA GUBAN WAAN SOO DHAWAYNAYNAA INAAD GEESKA AFRICA GUBTO ADEER SIYAAD BARE AYAA LABAATAN KUKIREEYEY, KIRO WAA SAX, BALSE SIYAAD BARE MA IIBSAN 20KM ISASAARAN OO BADIYO BERI ISWATA RAMAAXOOW DHULKA DADBAALEHE HAKURIYOON DHULKAYAGA INAAD GUMAYSI GACANTA U GELISO.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Siilki hoyada faqash lagalama tashanayo Markaad wayday garacad cid bilaashku qaadata ayaad cabaadaysa somaha😂 sida ucabaada
@KusyJi-wm4xt
@KusyJi-wm4xt 6 ай бұрын
NINKA RAMAX WARAYSTAA WAA NIN DAAYEER GAAJOONAYA WARAYSTA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Rabaax geesi
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
GUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 6 ай бұрын
Duhurkaas cad buu SIRKHAANSAN yahay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Faqash halkan loogama baahna hoyada siijeedka xun kwse
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 6 ай бұрын
@@Mo_Daud.2 guri xun baad ku soo kortay
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 6 ай бұрын
Hadaa cawayskaa galay DUBBE raba
@housseindjibril3618
@housseindjibril3618 6 ай бұрын
HORAA LOO YIDHI SHAYDAAN NIFTIISSAA JANO LALA DURAANTAA) WAA AYAA INAGA INAGA DILA WAXAN WARIYEYAASHA SHEEGTA WAX NOOL OO AAN GARASHO IYO GARAAD MIDNA U LAHAYN WAX U DAN AH ISAGA UBADKIISA SHACABKIISA DALK IYO DAWLADDISA. ALLAAH KARIIM
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Wxba isaga khaldan wxn malasodirsaday mise way sixranyihiin cadow bay ushaqeynayaan wixii isaga iyo wadankiisa udana maba garanayaan😂
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤❤
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 6 ай бұрын
Ramaaax geesi qaran! Suunta faqasthaa ka ohiseey,buuufiiiiii faqashataa!🦠🦠🦠
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 6 ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hassannur8022
@hassannur8022 6 ай бұрын
Somalia cagtaanu marinaynaa cadowga kowaad ee Somalilad waa Somalia.😊
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 6 ай бұрын
We will never hesitate to woreship. God bless SOMALILAND insha ALAAH
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Guuul soomaliland government waa guuuul muuse guuuuul
@Maankalkaaliye
@Maankalkaaliye 6 ай бұрын
Somaliland Somaliland Somaliland ❤
@abdihasan6050
@abdihasan6050 6 ай бұрын
Ramaxaay tan waa tagu nacasan idoor 😅😅😅😅😂😂😂😂
@adelwaliadan3522
@adelwaliadan3522 6 ай бұрын
SOMALIYA GUUL BALAN WAYE IN SHA ALLHA 1964 1977
@smeshcel3025
@smeshcel3025 6 ай бұрын
1977 maha wll wa 2024 marka khiyaaliga iska dhaf
@AbedaffelIsmaeldenville
@AbedaffelIsmaeldenville 6 ай бұрын
يا صاحب الفضيلة ، محمد شيخ طاهر ، بدأ يلعب بذيله ، وما هكذا تتأتى الأمور...
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 6 ай бұрын
Siyaasi ramaax waan ku taageer sanahay in danta qaranka ladifaacaa
@shaficali5991
@shaficali5991 6 ай бұрын
Qaran iyo qabiil meel mawada galaan waxad tihin qabiil kamid ah qabilada somaliyed lakin waxaa idin dheer cuqdad iyo ciil iyo naceyb somaida kale aad uqabtaan . Abaagadhe yaal yohow amusa
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 6 ай бұрын
Waa geesiyada fara ku tiriska ah ee ujawaaba cadawga soomaaliland alle ha xafido
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 6 ай бұрын
Lataliyaha muuse ee mucaaradka sheegan jiray waa nin waalan.🤔Uu egyahay.
@wardayusuf3857
@wardayusuf3857 6 ай бұрын
Somaliland💚🤍❤️ guul ilmaadeerayl gacmaha isqabsada geesi geesi dhalay
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 6 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmandheere8465
@abdirahmandheere8465 6 ай бұрын
WARIYAHANI WALI WAXA ISAGA QALDAN MUCARADADA IYO JIRI TAANKA SOMALILAND SUBXAAN.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
War wxn wariyaha sheeganaya nadal lakiraystay weeye
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 6 ай бұрын
Maxamuud caloooowdirir waxaan kuugu hambalyeynayaa difaaca dalkaaga iyo daljir ramaax
@OptimisticCorgi-hh6sn
@OptimisticCorgi-hh6sn 6 ай бұрын
Dhulka ankaale waa kiraysanay kuwadoonaya in dhaqaalaha soomaalilan koonfur lageeyo ee ubartay taa waan katashanay
@Halgame334
@Halgame334 6 ай бұрын
WAAR KHILAAF JIRA MAJIRO ADEER
@truecomment3650
@truecomment3650 6 ай бұрын
CIDNA XAASID IDINKUMA AHAN.Jeceel la idin qabo ayaa la idinku diidanyahay Ictiraafka marka saaas u fahma. Itoobiyana inaad bad siisaan xaq uma lihidiin dana idinkuma jirto. ❤
@cumarcali5512
@cumarcali5512 6 ай бұрын
Waa ay dhamaatay colaaduna hadaadan ogeyn waxay gaadhey meel ka fog halkii hore waxayse u taal reer somaliya hadiiba ay doorteen godka cadaabta anaguna waan la qaadaney waxanad arki doontaa iyadoo sidii hore u dhacday laysku gudbi waayo kuwa xamarjoogaana kabtay meeday ka dhacday iyo dhulkaa dheer cirkaa dheer kuwa xagan joogayna sidoo kale
@yurub5288
@yurub5288 6 ай бұрын
Mashalla Allah ramaxa waa geesi qaran kan weriye maha guul somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE somalilaan ❤✊✊✊✊✊
@shaficali5991
@shaficali5991 6 ай бұрын
Geesi qaran mahan ee waa hadhaadigii faqash kaso hadhey ee luflufka ubartey . Qabiil isaaq layirahdo ayad tihin lascanod alibari ka aqrista in qalbigiina idin dhayo
@asadaxmed218
@asadaxmed218 6 ай бұрын
Reerkan dhulbahante iska celin wayay geeska afrika kulaha .ma xishodayal fan badan
@saedaden9722
@saedaden9722 6 ай бұрын
Odey asaasaq ah ayay wareerstaan wariyaasha somalia odey nolosha ka dhacay SNM tii
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Aqoonsigaa horeeya guuul muuse
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 6 ай бұрын
#SOMALILANDFIRST2024!!!☝️☝️
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 6 ай бұрын
Ramaax duli indho indhihii samaroon guulwade waa guulwade walahi ruux ka fulaysan ma jiro xaarwayne
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
Guul somaliland
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 6 ай бұрын
MashA allah ramax waa geesi qaran runbu kuhadlay xiirsii waa faqash khainal waadan waa ninka wareejiyay hawadeena in sharciiga lamariiyo weeye dawladuna la xiisabtaman weye xiirsii iyo maxamuud xaashi halaga qabtoo dalkan si dag daga
@haboon180
@haboon180 6 ай бұрын
Faqash iyo moryan weligood qaran ma noqon karaan. Waa tuug , waxa ay qaybsadeen juboyinka iyo shabeelooyinka. Dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay daadsan yihiin meel kasta.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Caalamkoo dhan guuuuul British soomaliland
@AhmedyoussoufMohamed
@AhmedyoussoufMohamed 5 ай бұрын
Maachaallah noolo gentelmaan
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 6 ай бұрын
Ninka jaahilka ah ee isbabardhigaya saldhigii military Russia ee Barbara iyo damaca Ethiopia oo rabta in aye badda Somaaliyeed qadata isku mid ka dhigaya.
@hodaledame631
@hodaledame631 6 ай бұрын
Wale adaa xoolo ah nacay dhexjiifo
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Siilki hoyada faqash waxba lagawaydiin maayo
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 6 ай бұрын
Mansh Allah mr ramxiya waa geesi qaran waxan layaabanahey saxxafad Somaliland ma waxey ushagesa xamar mis waxey ka shagastan Somaliland taa is wasual aan wadinayo saxafad ader doorash waa dhacasa wadankan wala citirafay ku guuso cadowga gudah guul Somaliland
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 6 ай бұрын
Viva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@crisaqHussen-kv9ct
@crisaqHussen-kv9ct 6 ай бұрын
Wara illaan nacasa nimad wa llo dhashaa sida raganimad loogu dhasho xoollowa balla daya waxauu ku hadallayo eega waxan kuwa dhegasan iyo kuwa warasiga ka qaadaya daya ee siyaadi lehe eega
@MmmI-pt7yd
@MmmI-pt7yd 6 ай бұрын
Mxuu ka hadlayo nacasnimo ah😢
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 6 ай бұрын
Geesi Geesi dhaley 🎉
@AbedaffelIsmaeldenville
@AbedaffelIsmaeldenville 6 ай бұрын
يا حبيبي تعاركت معي البارحة على قارعة الطريق ، على كشك بائعة القات فى شارع أثيوبيا بجيبوتي...وما يتحاكى من اجراءات شبه مضمونة ، هناك سؤال يطرح نفسه ومؤداه ، ما هو الإطار الأمثل والأوفر حظا للوصول إلى الغاية المبتغى...
@iali8540
@iali8540 6 ай бұрын
Khilaaf siyaasadeed kama jiro somalilande dad xanuunsanayee xisbiga wadani isugu tegay ayaa doonayaa in musharaxooda kooto loogu xidho doorashada oo ururada laga reebo.
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 6 ай бұрын
Odayaashu War itoobiyo Lacag ma bixisee Hub maad Dhulkiina siisanaysaan Alle Caqliga ha idiin sooceliyee
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 6 ай бұрын
Anigoo woqooyi ka soo jeeda waxan odeygani sheegayo walaahay waa munaafaq beenaale ah 20% ayaa run ka ah Waar dadka beenta ka daa dadku waa wada soomaali
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 6 ай бұрын
Geeska afrika mawaxa gubayaa dawladaii halqabiil ookaliya iska celinweydey
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 6 ай бұрын
Wuxuu yiri 20 Sano ayey Soomaali na gumeysaneysay, 10 Sano dagaal ayaan ku Jirnay, 33 Sano Qaran ayaan ahayn ayuu yiri Odagan yar oo Kale weeye waxa Gumeystaha Ithopia na hoos geeynaya, war dee Beruu dhimanayaa odagaan yar tuu na waalin waa kuwii Shalayba nagu daray Xamar ee Soomaali ma kala maaranto dee.
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 6 ай бұрын
Qayb kamida beesha dhexe unbaa ku soo hartay gooni goosad ayaguna way soo laaban insha allah
@American_patriot110
@American_patriot110 6 ай бұрын
Hadhow buu odhan markale ban khaldanay sidi 60 ki markaan Garyaqaano mareykana wax u dhiibanay 😂
@khadragelle7801
@khadragelle7801 6 ай бұрын
Maxaa oday nacasa jooga xabashi wax dhaama keena nin dhulkiisa cadaw ka iibinayaa dilbuu .istaahilaa .xabashidu .iygiibaa gumayste ah
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Faqash halkan loogama baahna hoyada siijeedka xun ka wase
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 6 ай бұрын
Aduunyo ciise muuse hanjebayo wallahi waa aakhira samaan.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Hurdo la'aanba idinku dhacday somaaha😂 sidaa ucabaada
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 6 ай бұрын
kan dhiig somaali maba lahaa, kan waa Oromo ama South Sudan 😅.
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
Kkk guul somaliland
@MMATvs
@MMATvs 6 ай бұрын
Geeska africa maxaad yeeli kartaaa jaaamac siyaaad ayaa hubkiii kaaa dhigaye
@mudiali719
@mudiali719 6 ай бұрын
Reer Hargeisa beenta maxey ku falaan 70 jir iska hadlaaya Hargeisa laga helaa amar Allah
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 6 ай бұрын
WARIYE KU-SHEEGGA SU’AALIHIISA WAXAA KA MUQDA AQOON DARRO BAAHSAN MAXAYEELAY WAXAA ISKAGA QALDAN MURACAARID IYO MUKHARIB KHAAINUL WADDAN AH!!!!!!!
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 6 ай бұрын
Somaliland hadaanu ilaahay dagaalka ku jirin somaliland maantaba masoo gaarteen waayo adunko dhan ayaa ku heshiiyay inay baabiyaan manay suurto galin somalia inay heritage /isdhexgal/lacag/lascanood/Boraama shirkoolaan ilaa ilaan cumar ayaa AVC ama faalig ku dhacay markay waranka xaga somaliland usoo riday waxaaso difaaca ma Mowse ayaa galay mise ilahayba ka danbeeyay ???????????????????????????? from saylac city somaliland republic
@shaficali5991
@shaficali5991 6 ай бұрын
Kan waa hadhaadigii Faqash kaso hadey . Heego naasdheer baroorta iyo qiirada kala daaya. Qabiil qaran noqon waa. 25-8-2023
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 6 ай бұрын
Madax sare noolow inbadan RAMAAX
@mahadahmed3012
@mahadahmed3012 6 ай бұрын
Isaaq waxa uu doonayaa in qabiilada kale u afduubaan sida ay iyagu doonayaan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Qaar badan baahalkan kasoo cabaadaya😂 war faqash io hawiyow bada ma idinkaa leh War hadaan doono imikaan ku kaajayaaye
@hodaledame631
@hodaledame631 6 ай бұрын
Boofi CBB
@saalaxawad6322
@saalaxawad6322 6 ай бұрын
Waxay ahayd gobol ka qaatay xornimada ingiriis kofurna waxay ka qaateen talyaani.. kadibna jamhuriyad abuurantay
@mohamedsfirstwaadseali724
@mohamedsfirstwaadseali724 6 ай бұрын
Smaliland waa qaran iyo wadan difaaca dalku waa Wajib Xuduudaha difaaca halaga galo
@BatutaMedia
@BatutaMedia 6 ай бұрын
Mujahid Ramaax, waa midhmidhka inagu jira ee dalkiisa difaaciisa xiligii loo baahnaa u hagar baxay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 6 ай бұрын
Adduun,Adeer Taariikh da been haka sheegin ,dadku wax bey barteen,Siyaad barre 60 kun oo kamaandois ah ayuu haystey ,24 saac baa loo qabtay inuu ku boxo,baad ayuu Ruushka ka qaadi jirey,jiidda badda cas ma keligaa baa dega , puntland 2 badood Ayaa mara,badda cas iyo hindiya, ithopia yaa kaa kicinaya,xirsina wuu kaa aqoon badan yahay
@salmanyare9243
@salmanyare9243 6 ай бұрын
Wakan aqilka somaliland wuxu yiri aqoonyanka besha reer isaaq dhan kuma kalsoni ninka habeenki na qayila subixi na jifa indhihisa bal sifecan uu ega in lasacanood soo dhafi wayaay aya casimada umada somaliyeed muqdisho ayaan kudulaya😅
@khadragelle7801
@khadragelle7801 6 ай бұрын
Hadaad iska daysaan siyaad nin dhintay ayaa sheekadiinii ka dhamaan wayday maanta mid caqligii siyaad hayaa ma joogaa somali oo dhan waydinkaa gatay dhulkii badiibaa hadhay oo waataa maanta la gadayo sirtii fashilantay hadii ictiraaf yimaado ma jirayso somaliland maalinba in ayaad gadi lahaydeen allah haydinka qabto dadka iyo dalkaba
@Hure31816
@Hure31816 6 ай бұрын
Ereyada deelqqafka ah iyo ileen bootadu waa ceeb
@FreemanV99
@FreemanV99 6 ай бұрын
Ninkani, nin wayna wuu u muuqdaa, haddana male mamuuskeedi. Hadalku inta u uurkaaga kujiro ayaad leedahay. Waxan aad ka hadlaysaana waa Social media.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 6 ай бұрын
Abee waxa uu hore u yidhi: " Itoobia waa inay ku heshaa BAD xoog amba xeelad. Ramaaxow toos oo ha iibin wadankii Raggu u soo dhinteen.
@mahadaydid5255
@mahadaydid5255 6 ай бұрын
Aragtida qoys awood shisheeye doonaya inay ku noqdaan kaligii noolaade ayaad hor gale u tahay adiga iyo muuseba
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 6 ай бұрын
Haday. Caadoowagu. Taalaabo. Qaado. Waa. Laala. Qaadii. Taasoo. Kaale. Iyo. Mira. Daaran. Waar. Caadawaga. Isaka. Ceesha. Haday. Idiin. Soo. Doonataan. Dad. Isaka. Dhiiga. Caadawaga. Meelisaka. Saara. No. Jiile. Jileec. Joojiiya. Bisiinka. Bisiinka.
@DavidEric1
@DavidEric1 6 ай бұрын
Jeegaan kaliya ayaa aqoon ku hadhay intaasina way soo Laaban
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah guuuul somaliland nooooolaaaada❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
Kan waa muuse kaba qaadkiisa
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 6 ай бұрын
Rijaal rijaal dhalay wataa muwaadilka dhabta ahi ku dayda inta bilaa khibrada ah ama siyaasiyiinta socod baradka ah?
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 6 ай бұрын
Isaaqu keligii dowlad ha noqdo oo dadka kale dhulkiisa ha u daayo itoobiya iyadaa hada is cuneysa
@Jasminmuse124
@Jasminmuse124 6 ай бұрын
Acudubillaah only snm older people use so hateful speech in the public. You will never hear any other soomaliy leaders using hateful words . snm killed lot of my families but I don’t hate all isaaq
@DavidEric1
@DavidEric1 6 ай бұрын
Waa Iidoor isku jawaabaya oo jabuuti iyo Somalia ka hinaasay . Qabiil qaran ma noqdo . Sadexdiina tuulo ku heshiiya. Somaliland kulahaa . Kabaha ayaad gacmaha ku sidataa . Aqoonsi ma dhul samaroon ayaad ku raadsanaysaa. Qabiil qaran ma noqdo
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 6 ай бұрын
Halkaaga ayyaa lagugu qabirayaa carruur uun baa weli caydhsana nolosha dadka ayaa badbadou bàahan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Afsomaliga baro kahor inta aanad wax sooqorin
@ilays-camuudchannel3865
@ilays-camuudchannel3865 6 ай бұрын
ISAAQOOW DHULKIINA KIRAYSTA GALBEEDKA REERAHA DEGAN WAA AY DIIDEEN WAXAAD WADIIN
@elmihassan6054
@elmihassan6054 6 ай бұрын
Beelaha
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
Yaa ku aqoonsaday ??? Kkkkkkk Ummadan 40 sannadood beenta lala hor fadhiyo kkkkkkkkkkkkkkk
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 6 ай бұрын
Warkani wariye maha adomucarida kulaha
@marada2770
@marada2770 6 ай бұрын
Subxanallah wa waxlagaxumaado dadmahaan waxani ee waraabayal xoolo ah
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 6 ай бұрын
RUUSHKU WAA DAWLAD WAYN oo isku filan, addunka kale wax tara waxna ka iibisa. ITOOBIYANA WAA DAWLAD FAQIIR AH OO DAWARSANAYSA, oo aan isku fillayn, oo mar walba cid kale u baahan. Waxay doonaysaa inay ciidan xagga badda kaa dhigto xagga xuudana ka dhigto oo ay dhexda ku galiso, oo dabadeedna farta kuugu yeesho. Waa dullinimo.
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 6 ай бұрын
Nacas nacas dhalay Faarax macalin Ilhaan cumar Midna manta degimaayo Lughaya M8dna beeshisu ma degto lughaya Midna qabiil ugama hadlin seylac Waxa dhiigoosa dhaqaajiyey Wsxay u qarsan waayey ficilkoda Waxay ugu badhedhen ka hadalka Waa dhul soomaaliyeed meeshani Waa dhul tuug cadow ka iibinayo Waa hanti ka tegeysa Soomaali Waa wax qof walba kaxumaado Adigu hadaad ORGOB uhiilineyso Adigu hadad akhiro rernimo jogto Dadkaasi waxay jogan qaranimo Iibsada Berbera iyo gurigiina Ha boobina beelaha kale Ha u dawladeyn reero kale 26:11
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 6 ай бұрын
Waa kuwa ushaqeeya Amxaaro Waxa aad ubaaqaysaa gumaysi cusub iyo kuwii cadawga kuu ahaanjiray abid yaadilay awoowgaa iyo awoowyidii kahoreeyey
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 6 ай бұрын
Geska Afrika iskada ee sofuro oo baryo ku sofuro maxabista lascano lagaaga hèisto, waxba how habjabin owdal.
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 6 ай бұрын
Sakhraan muuse farshada u qaado ayuu wareysanayaa xishooda waxaa umada ha hor keenina
@aliabdalla4509
@aliabdalla4509 6 ай бұрын
Hala yaabin SAAB TV . Waxa eey ushaqaysa cadowga Somaliland.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 6 ай бұрын
Habar Awal shaleyna iyagaa calankii Xamar geeyey maantana Ethiopia ayay u wada ololeynayaan in dhul la siiyo waa caqli xumo
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 6 ай бұрын
Adeer adigu waxba maad ogayne habar awal shaqo kumay lahayn Ina cigaal buu ahaa kii yiri waar inoo kaatiya lakiin waxaas wax ka xoog weynaa baa Ina watay
@JamalBoqorabdilaahi-jj3hi
@JamalBoqorabdilaahi-jj3hi 6 ай бұрын
Dadaku waa kaa around iyo caqli badan yahay.naftaada u xishood
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 6 ай бұрын
wuxuu sacyi ugu jiraa in itoobiya la siiyo qeyb ka mid ah soomaaliya, wax ka beddelanna mahayaan waa intaas uun waa nala dilay iyo wax la mid ah itoobiya sii haddaad adigu leedahay badda haba la arkee yaac yaac bey baratee , laga iibsan maayo adeer dhallinta soo koreysa ee somaliland badda iyagaa leh loona ilaalinayaa
@hodaledame631
@hodaledame631 6 ай бұрын
Somaliland MoU gashee queue yuuna kaabuuxsamin
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,6 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,6 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
ku qancida arsaaqada iyo geerdia illaahay kuu qoray. Sheekh Dirir
21:11
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 10 М.
Why Leaders Lie: The Truth About Lying in International Politics with John Mearsheimer
1:25:47
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44