TII WALI NUURE WAX KA SHEEGTAY WIIRO WIIRO EHEED CABDULLAHI ZULFA FAL XAASID IYO FAQIIR WAX HELAY

  Рет қаралды 137,989

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@AadanAli-x1z
@AadanAli-x1z 8 ай бұрын
Walee gitar bass ka dhacay wuu is laba furaa gacal god kaa galay reer shingani hamarwene waabiri viva ku dar xamar jajab ilaa afar irdood
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Waligeey ma iloobay xasuuuuus (ekiz fiyoore muuse maxad sisofanka tumaay alle yaaraxma ❤❤❤❤❤xasuutaan iskaga noolahay
@abdiqaninuurgeelle3692
@abdiqaninuurgeelle3692 Жыл бұрын
Danbigiisa Alle Sxwt Ha Dhaafo Zulfa, Waxaa Mahad leh Alle Sxwt Soo Hanuuniyey, Waxaa Dhacay in uun Tafsiirka Quraanka Kariimka ka Aqrinsan Jirey Masaajid, Waxay is Barteen Sheikh Ay Kitaabka Wada Raacan Jireen, Sheikhu War Uma Hayn in Zulfa oo Ahaa Fanaan kooxdii iftin Bands uun Ahaa Fanaan Dhalinyarada Soomaaliyeed ugu Dhagiysi Badan Yihiin, Markii uu Yimid Aqalkii Sheekha Ayaa Dhammaan Caruurtii Sheekha Ay Mar Qura ku Soo Xoomeen iyagoo ku Dhawaaqaya Zulfa, Maanta Zulfa, Waa Macalin Quraan Maggaalada Jadeh Ee Boqortooyada Saudi Arabia Halkaas oo ku Xanuunsan Yahay, Cudur kilyaha ku Dhacay, Alle Sxwt Ha Caafiyo, Danbigiisa Alle Sxwt Ha Dhaafo, Somalia Waxaad Aqrisataaan Heestiisa Wali Nuur Wax ka Sheegtey.
@aqoon-kaabechannel8625
@aqoon-kaabechannel8625 2 жыл бұрын
i aad baan u xasuustaa anigoo aad u yar ayaan dhagaysan jiray, aad baan u jeclaa heestan iyo heesaha sulfaad oo dhanba....mahadsanid
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 2 жыл бұрын
Qaraare legend xasuus badan sxb iyo waqtigeyga marku ahaa🙏🙏
@ilhaancabdi4338
@ilhaancabdi4338 2 жыл бұрын
Wadaantiiii jaceylkee ilasoowadooyee wadkiisaa galay kiiweecihaayee alaxasus ayan galay anoo iskaley eh dhageysanjiray
@hagajiye8549
@hagajiye8549 2 жыл бұрын
Aaada u mhdsnthay bro wa hees igu qaali ah waliba xausu wey ileh ustad zulfa Riwayadi fal xasid & faqir wax helay cabdi salam yusuf jimi & xalima hilac ba jilayay atore & atarisho bro cadabti casha soradi thnks
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Ruwayad fal xasid iyo faqir wax helay ku jirta axsan hes wabayo marid wadnaha ka gartay waqtiga galo wajib waye ina u dhinto wadanti jacelka ila so wadoy wadkisa galay ki werar mago
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 Жыл бұрын
This song is making my heart. Golden days will never get old.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 11 ай бұрын
Heesaha beeysaaniga.
@AbdirizakhSallax6251
@AbdirizakhSallax6251 2 ай бұрын
Waa xasuus leys, weydiin doono AL,fanan C.dullahi sulfa
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 2 жыл бұрын
Wayo wayo aad bad u mahadsan tahay waxa aan galay xasuus iyo sidetameyadii
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 2 жыл бұрын
Lakin heesaha wuu ka tanaazulay wallow hada uu iimaam weyn ka yahay Dalka sacuudiga..( unforgettable Somali greatest singer)...
@Neymar-sq7fw
@Neymar-sq7fw 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 thanks bro for sharing the best song
@AadanAli-x1z
@AadanAli-x1z 3 ай бұрын
Jeestaan base gittar waa la tumaa viva iftin
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 жыл бұрын
Qaraare thanks
@warsamemaxamed8558
@warsamemaxamed8558 Жыл бұрын
Wow another remember of my first love 2002 i will not forget am warsame Mohamed
@nimcomohamedahmed285
@nimcomohamedahmed285 2 жыл бұрын
Weli iyo wadaad kaama wareejinkaraan
@jamaalabdinasir54
@jamaalabdinasir54 Жыл бұрын
Micnaha cid geerida dib u dhigo Marta maleh
@sanweyne100
@sanweyne100 2 жыл бұрын
Ruwaayadii Fal xaasid iyo Faqiir wax heley
@sanweyne100
@sanweyne100 2 жыл бұрын
Waxaan ku xasuustaa inuu Sulfa batteryga isla asaga garaacanayo
@niinaabuu2933
@niinaabuu2933 2 жыл бұрын
Waa Baaayo mariid🙏🙏🙏
@Xaasibismaanhilowle
@Xaasibismaanhilowle 10 ай бұрын
Hestan hasus maqayada shekh nuur isgoska xalwo banadir bosaso
@alijama103
@alijama103 Жыл бұрын
Saaxiib ma inoo heli kartaa filimkii falxaasid iyo fiqiir wax helay
@Ayuub143Ayuub14
@Ayuub143Ayuub14 Жыл бұрын
War
@SirtaJaceylkaby
@SirtaJaceylkaby Жыл бұрын
Asc
@adammohamed5339
@adammohamed5339 11 ай бұрын
Ayadoo ruwaayad eh maku jirto miyaa yutubka sxb
@Maxamed-t4k
@Maxamed-t4k 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Maxamed-t4k
@Maxamed-t4k 10 ай бұрын
❤❤❤
@AadanAli-x1z
@AadanAli-x1z 8 ай бұрын
Cadaabta caanshaqa
@adamillex4813
@adamillex4813 2 жыл бұрын
Iiwad
@adamillex4813
@adamillex4813 2 жыл бұрын
Qarai
heesihii riwaayaddii falxaasid iyo faqiir wax helay oo dhan
35:31
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 12 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 155 МЛН
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 200 М.
Xabiib Sharaabi Xabiib
7:01
Somali TikTok
Рет қаралды 13 М.
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 96 М.
HAMIGA HA IIGA HALAYNINEE ZULFA RIWAAYADII CADAABTII CAASHAQA
4:51
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 310 М.
Somali Lyrics   Song   Darbi Ka Boodooy   By Sulfa
6:02
faisal hussein Ali
Рет қаралды 111 М.
WITH LYRICS ILAAHA AMAR WEYN ZULFA RIWAAYADII KALA SAARKA JECEELKA
8:52
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 72 М.
WADANKIIS NINKII KA TAGEE C/LLAHI ZULFA RIWAAYADII SHAYDAAN BUULOW
6:58
Khalidinho production
Рет қаралды 56 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН