Tijaabadooda | Sida Muuqaalada loo sameeyo , Cabdiwali khaliif

  Рет қаралды 53,872

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 149
@ogaansho
@ogaansho 2 жыл бұрын
kanaalka Abdiwali Khalif : kzbin.info
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
omar sxb niyadeyda oo dhimatay ba so nolesay hal video oo aad ledahay ba i badashay🙏🙏
@Hubaaltechnology
@Hubaaltechnology 2 жыл бұрын
Waan ku xirnahay ustaad ka
@shafiwaters
@shafiwaters 2 жыл бұрын
Waxaan QABAA suaal ah sideen lacag ugu samaynkaraa KZbin ka
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
@@shafiwaters wa walatay🤣
@Hubaaltechnology
@Hubaaltechnology 2 жыл бұрын
@@shafiwaters si aad lacag usamayso waa inaad haysato 1000 subscribe 4000 veiws Waa in account kaagu verify kuu yahay Intaas baan kaaga sheegi karaa wll
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalkey Cumar. Bah Ogaansho intooda ku hamineyso iney wax soo gudbiyaan waxaan rajeynayaa inuu Muuqaalkan Wado u iftiimiyo.
@Abdirisak_Sharif
@Abdirisak_Sharif 2 жыл бұрын
Shukran wll Abdiwali Khaliifa.
@jshhsy572
@jshhsy572 2 жыл бұрын
Mhadsanid macalin
@iam_iprah
@iam_iprah 2 жыл бұрын
Thanks Teacher I Need This Course
@Mohamett72
@Mohamett72 2 жыл бұрын
Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋
@maahirmohamett6621
@maahirmohamett6621 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@cdecabdi4346
@cdecabdi4346 2 жыл бұрын
Sᴄᴡ
@amiincabdi9428
@amiincabdi9428 2 жыл бұрын
Scw
@saeedadam9960
@saeedadam9960 2 жыл бұрын
Shukran zhpyaal. Omar Inshar iyo Abdiwali Khalif waxan idiinka mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad dadka waqtigooda ugu ilaalisaan oo wax Cilmi ku dhisan ugu soo gudbisaan sababtoo qofka ku daawanayaa waa in uu waxuun ka faa'iido haddii kale waxd ka dhigan tahay qof dadka waqtidoodii ka lumiyey. .السلام عليكم
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@gafdiid3581
@gafdiid3581 2 жыл бұрын
Mansha allah Omar iishar horey uu soco sxb Runtii waan jeclahay xogaha aad soo gudbiso 100% ✅✅✅✅✅
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✔ n ❌ Maa Shaa Allaah ✔ n ❌ ماشاءالله Cumar ✔ iinshaar Saaxiib
@liibaanahmed5987
@liibaanahmed5987 2 жыл бұрын
Dhiiri Galiyaheenii UstaaD Cumar Baan Ku Maleynay inaan Manta ArkeynO ilhy Cumrigiisa Ha Barakeeye😍
@farxiyoinaxasanfarhiafarax5680
@farxiyoinaxasanfarhiafarax5680 2 жыл бұрын
Chanelkan waa chanelka ugu jeceshahay muuqaladisa runta ku hadlaa 🥰🥰🥰🥰
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
Ustaad abduwali khaliif thank You🙏
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
First Veiw Guulaysta Ogaansho TEAM
@Mohamett72
@Mohamett72 2 жыл бұрын
Hadaad toos udaawato chanellka ogaansho like isku muuji ❤👊
@SomalitupeMaxamedbaahse
@SomalitupeMaxamedbaahse 2 ай бұрын
Reply me hadaad noshahay
@Mohamett72
@Mohamett72 Ай бұрын
@@SomalitupeMaxamedbaahse haa alxm
@motech2022
@motech2022 2 жыл бұрын
Maanta nin culus baad soo qabatay maansha Allah Salmaan madowna soo qabo dadka nadiif ta ah ee social media da wax tayo leh ku soo gudbiya 💪💪💪. Hore soco abdi wali khaliif 👍👍👍👍
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 2 жыл бұрын
Aad baan utaageera una ugu xiranahay ustaad khaliif allaha barakeeyo waa Nin xigmad leh oo caqli usaaxiiba
@tiitecabdi2576
@tiitecabdi2576 2 жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw
@rudwaan
@rudwaan 2 жыл бұрын
Waar waa runtii, ani mar ayaan ku duubay xaga dambe mahadsanid sxp maalin horana wax fiican ayaad ii sheegtay
@islaam_nimo
@islaam_nimo 2 жыл бұрын
Ustaad Cabdi Walli Khaliif 🥰🤗
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 2 жыл бұрын
شكرا الف شكر
@muhiimaddafahanka6194
@muhiimaddafahanka6194 2 жыл бұрын
Masha allah wadashaqaynta caaqilladaan u jeedaa
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid wll
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 2 жыл бұрын
Nice vedio
@fadumomohamed346
@fadumomohamed346 2 жыл бұрын
Saxipky alle haku sharfo ❤🥺👍🏾
@hamuruugooninchannel3833
@hamuruugooninchannel3833 2 жыл бұрын
Raag culus aya maanta is helay,mahadsanid macaliminta ugu wacan baraha buulshada
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
1waad baan ahay omar inshar macalin i dhiri galiya big respect🙏🙏🙏🙏🙏
@Dhedo_media
@Dhedo_media 2 жыл бұрын
Abdiwali khalif our Mucalim❤
@SahanRaac
@SahanRaac 2 жыл бұрын
Qaybta codka iso sheg mazuul microphone ka iyo barnamijadka ku sifeeya codka..... Thanks
@hamseabdimohumed8707
@hamseabdimohumed8707 2 жыл бұрын
Mash allah. Aad ayàn ula dhacay barnaamijkan..
@hassanmooge1578
@hassanmooge1578 2 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah muqaal an baryahaano dhan aan raadinayy Ana wayy balse sifudud ban ogaansho ugu helay wllkay omar ad baa umahdsan tahy
@Adanizza
@Adanizza 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته إستاد
@mariya-ze2of
@mariya-ze2of 2 жыл бұрын
Masha Allah 💫💖🌟💫
@Amavi023
@Amavi023 2 жыл бұрын
Legend always Legend ❤ keep going bro
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
1.Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor Legend = Halyeey Keep going = Sii Soco Boowe = Aboowe = walaalka
@mazarimedia8222
@mazarimedia8222 2 жыл бұрын
maanshalh walhy waxabadan baan kafaiday Alle haka jasaaimario wllo
@BintuAhmedofficial
@BintuAhmedofficial 2 жыл бұрын
Mahadsanidin
@saedmoh1450
@saedmoh1450 2 жыл бұрын
Thanks brother wax badan ban maanta ka faiiday
@ahmedabdi9092
@ahmedabdi9092 2 жыл бұрын
M.a keeping pro 👌😎👏
@weproduction1804
@weproduction1804 2 жыл бұрын
Masha ALLAH
@kinggoleygoley712
@kinggoleygoley712 2 жыл бұрын
Ustad an wax badan ka bartey omar inshaar we love you 😍 ❤ ♥
@cabdiraxamaanxasanfaara431
@cabdiraxamaanxasanfaara431 2 жыл бұрын
Scw
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 2 жыл бұрын
Shukran walal
@bashiribrahim5175
@bashiribrahim5175 2 жыл бұрын
Allah idin barakeeeyo
@ahmedmuhumed1524
@ahmedmuhumed1524 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad ayaad u mahadsantahay. Runtii waxbadan baan kaa faa'idey Chanel-ka waan Ku xirnaan donaa. Allah ha'idin Xifdiyo.
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 2 жыл бұрын
Ustad abdiweli waan ku xirana wax badna waan ka faa.idey🌺
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 2 жыл бұрын
MchlH waa shaqsi talo iyo tusaale wngzn alle haka abaal mariye
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Keep going bro legend
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 жыл бұрын
Waaa Barnamij Loo Baahan Yahe
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 2 жыл бұрын
Keep going
@redgaming1232
@redgaming1232 2 жыл бұрын
Cumar inshaar
@mohammednur6169
@mohammednur6169 2 жыл бұрын
Masha Allah aad bad u mahadsantahy
@jaalefuaad2949
@jaalefuaad2949 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay wll abdi wali💯👏💖
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 жыл бұрын
Mnsha Allah mawduuc fiican
@hamzadjama7006
@hamzadjama7006 2 жыл бұрын
From Djibouti Djibouti
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 2 жыл бұрын
mashallah wll
@ahmedqoote789
@ahmedqoote789 2 жыл бұрын
Rutii aad iyo aad umuhiimsantahay Waana jeclahay inaan sameyo sidaan
@maxamedcabdifaraaxwasiim7865
@maxamedcabdifaraaxwasiim7865 2 жыл бұрын
Wll cumar waan ku salaamay 😍😍
@diegomaradona3317
@diegomaradona3317 2 жыл бұрын
Wll cumar fadlan asc ii soo qor
@baarliinofficial573
@baarliinofficial573 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@abdiqadirmohamed374
@abdiqadirmohamed374 2 жыл бұрын
Shugran walal aad ayaan umahadsantahey
@abdirashid0
@abdirashid0 2 жыл бұрын
Masha Allah Labadiinaba Waa Idinla Socdaa Sxbayal❤
@XogdoonMedia
@XogdoonMedia 2 жыл бұрын
I'm here
@shafiqarasta6827
@shafiqarasta6827 2 жыл бұрын
Keep going my sxbkay koce
@thesmilingcrow
@thesmilingcrow 2 жыл бұрын
thanks
@barkhad-
@barkhad- 2 жыл бұрын
Mashallh
@maxamedmuxumedmakaraan7745
@maxamedmuxumedmakaraan7745 2 жыл бұрын
Labadiinaba waan idinku xeranahay waana kufaraxsanHay
@mohacarab664
@mohacarab664 2 жыл бұрын
Maclin Omar respect
@muxsincade2520
@muxsincade2520 2 жыл бұрын
Good
@maxamedxasanmakoma9037
@maxamedxasanmakoma9037 2 жыл бұрын
all the best man just maintain your development
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Maxamad Xasan Makooma Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@maxamedxasanmakoma9037
@maxamedxasanmakoma9037 2 жыл бұрын
@@C.2022-t7y kuma fahmin ilahda
@kawsarfaaruuq9173
@kawsarfaaruuq9173 2 жыл бұрын
Mashaa_allaah ☺❣
@Zakaria-Ad
@Zakaria-Ad 2 жыл бұрын
Asc ustaad waan ku salaamay marka hore salaan kadib waan kugu hanbalyaynayaa da,daalkaga iyo wakhtiga qiimaha badan eed galisay barnaajumada quruxda badan waxaan ku leeyahay anigu wax badan ayaan kaa faa,iiday allaah hakaa abaalmariyo waxaan kuu arkaa qof meel fiican ka gaadhi toona baraha bulshada maxaa yeelay waxaad soo gudbiso ayaa ah wax umada Somaaliyeed Anfacaya💪
@PSA4
@PSA4 2 жыл бұрын
Walal sida muqala lojarjaro lohabeeyo taa nala wadaag
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
First ✊🏻
@rudwaan
@rudwaan 2 жыл бұрын
Wa runta codku Waa muhiim
@zirmohamed9
@zirmohamed9 2 жыл бұрын
Waxa aad soo diyaarisaa software aad isticmaasho ustaad muqaaal ka soo samee
@abdihakimfarah1924
@abdihakimfarah1924 2 жыл бұрын
Wa tilmaan fiicn qof kii doonaya inu bilaabo video samayn
@usaameislam4457
@usaameislam4457 2 жыл бұрын
Omer inshar wlky wan kusalamey bro waxaad kasoo hadashaa websiteyada aan kabaran karno sida KZbinr loonoqdo
@foosiomer4279
@foosiomer4279 2 жыл бұрын
Omer inshaar wlhi anigu aamin sanahay inaan macluumadka iyo faaidooyinka aad isiiso inaaney macalimiinteydii isiinin
@faysalmaxamuud4977
@faysalmaxamuud4977 2 жыл бұрын
Goo d
@Hubaaltechnology
@Hubaaltechnology 2 жыл бұрын
KZbinr baan ahay weligayna ma isticmaalin camera iyo iPhone midna Hadana waxaan jeclahay inaan dadkayga usoo gudbiyo muuqaal qurxoon
@redgaming1232
@redgaming1232 2 жыл бұрын
First coment bayoool ..........
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Celinta: Hadal Celin Fal Celin Dareen Celin. irid ✔ الباب albaabu (carabi ) Kansho = فرصة fursattun (Carabi )
@WWESHORTS1234
@WWESHORTS1234 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@suldaanduureedd
@suldaanduureedd 2 жыл бұрын
Wan lasocda ustaadka
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 жыл бұрын
Maxaa ku dhacay wall ogaansho miyaa la jabsaday chanalkii
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Xaliye isku eegyihiin
@Mohamudgaacir
@Mohamudgaacir 2 жыл бұрын
ustaad camerada iyo microphone iyo leer kaba waan heystaa lkn wax diyaarinta baa ku dhibanahay
@SanaagCable
@SanaagCable 2 жыл бұрын
Wll battery giisa mala helaa microphone ka
@SanaagCable
@SanaagCable 2 жыл бұрын
Boya
@Hiiz2
@Hiiz2 2 жыл бұрын
Wllo maxaa Afganistan ku dhacay
@ubax7758
@ubax7758 2 жыл бұрын
Cumarow adna sidaa nogo soo duub inkasto wajigaaga arkay 2017 xiligii qadaafi😂😂😂😂
@yasirmohamed7413
@yasirmohamed7413 2 жыл бұрын
first Conant 📌 pink
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 2 жыл бұрын
Pink waa kusiiyaya
@Gobmedia1
@Gobmedia1 2 жыл бұрын
Microphone kan Waa isticmaalay Ciladda kaliya uu leeyahay Batteriga ayaa ka dhacaayo Muddo markaa iscticshaao
@farowleboy2660
@farowleboy2660 2 жыл бұрын
Wasoo dhaweynayaa iskashiga cusub, waxaan rajeynayaa inaad noqotaan kuwo hormariyo mihnadooda cusub . Arkale cmar kusalamyaa .
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 2 жыл бұрын
Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll
@bashiribrahim5175
@bashiribrahim5175 2 жыл бұрын
Qofka ugu hooreeyay
@AbdixakimMohamed
@AbdixakimMohamed 9 ай бұрын
Ustd sidee asigo cashir uduubi kara
@nimcocismaan3461
@nimcocismaan3461 2 жыл бұрын
Calankii uguxumaa ban qoshay
@poweraxmed2399
@poweraxmed2399 2 жыл бұрын
20 ila 30$ oo dhan ayad leday waa raqiis .bis milah
@KAHENSSomaliTech
@KAHENSSomaliTech 2 жыл бұрын
waa talo aad u wanaagsan dhanka codkana isku day in aad qolka eco free ka dhigto
@handhise5059
@handhise5059 2 жыл бұрын
Marabo inaan camera hor fariisto Waxaan jeclahay qaabka ogaansho inaan wax uduubo manoo sharaxi kartaaa
@nagafiloproduction9516
@nagafiloproduction9516 2 жыл бұрын
omar wll igalla soo hdl gmailka fariin ayaan ku soo diree
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 2 жыл бұрын
Qofka Xiga Nooga dhig Hosow pro inta igu Raacsan liketa dhac 👇👇
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs kkkkkkkkkk 👌♥❤m.g
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk 👌
DEG DEG NINKII DIINTA KA SAARAY WIILKII WADANIGA AHAA OO XABSI LA DHIGAY
29:51
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,2 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
WAA SIDEE XAMMAR WAYNE
28:10
X HARGEISA
Рет қаралды 56 М.
Sameynta Muuqaal Quruxbadan | Sharaxaad A-roll & B-roll
7:27
ArimaHeenaTube
Рет қаралды 47 М.
Sidee Loo Diyaariyaaa CV wanaagsan
19:52
Mohamed Ali Bile
Рет қаралды 30 М.
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 31 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН