Ustaad salaan sare Albumka nasteexo ayey ku jirtaa heestu sidaan u qorey eyey u qoran tahay hadaad weydo fadlan soo geli heesta jabaq ama nasteexo maxamed saleebaan tubeec adigoo mhadsan
@MustafeLakimustafe10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamedkaapa4762 Жыл бұрын
Wooow shaqo fiican ayaad heesaan halkaas ka siiwada
@shaajacsheekh Жыл бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@AbdirashidMohamedHaji Жыл бұрын
Albumka nasteexo dhamaantii waxad ka heleysaa you tube ka DeeQ Somali muusig
@shaajacsheekh Жыл бұрын
Haye walaaal
@AbdirashidMohamedHaji Жыл бұрын
Yaa ustaad salaan sare fadlan soo geli heesta _ diiriyoow maxamed saleebaan Tubeec _ muusiga cabdi salaan jimmy fadlan adigoo mhadsan
@shaajacsheekh Жыл бұрын
Waayahay sxb laakin magaca sax miyaa?
@shaajacsheekh Жыл бұрын
Diiriyoow ma fahmin sxb 🤔🙋♂️
@MustafeLakimustafe10 ай бұрын
Shusjac
@maanmaalbuureedgurxan34032 ай бұрын
Cajiib!! Muusikadii yaabka lahayd ee mar la maqalka ahayd ee Cabdisalaan Siciid Jiimi baad soo quftay. War bal kuwuu Xasan, A. Cali Cigaal, Sahra Axmed, Saynab Cige, Maandeeq, Jaamac Yare, Abdijibaar Khaliiji iyo Saynab labadhagax u tumay soo daa iyagana!! 🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉
@AbdirashidMohamedHaji Жыл бұрын
Sxp aad baad u mhdsan tahay maadaama aad codsigeygii ii tixgelisay sharxad ku nooloow