Imtixaan kan wuxuu ka kooban yahay laba qaybood. Isku day inaad si dagan uga jawaabto Wixii su‘aal ahna aad comment ga noogu reebto. Nasiib wacan Mahadsanid
Пікірлер: 84
@bintujimcale98082 жыл бұрын
Sadax ayaan qalday waad mahadsanthy
@zahramaxmud23502 жыл бұрын
Vielen Dank unser lehrer. Macalin ila halsano baan kugu xidhna waxa badana waa kaa faa idey wad mahadsantahay. Waxaan ka codsanlahaa in aad saa nogu wadiid su, aalah anaguna aanu ka jawaabno👌👌
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Masha allah aad baan ugu faraxsanahay mahadcelintaada
Danke schön wlh wax bdn aya saxy ila 6 sual lkn inta dambe xoga idibty wakaga mahdcelinaya malin inoso badi ✌️😘
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
💚
@ilyazomer35032 жыл бұрын
Mahadsanid macalin wanka faaidnay
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
💚
@Ibnu.Abdi.shakuur2 жыл бұрын
Macalimoo qeybta horay waan saxay lkn qeyta dambe xooga marka lehrer waxad noo so galisaa sidaa adiga iskaga hadli la heyd markaa jopcenter aadeys oo kalle oo cabshadaada o gudbiso mahadsanid 🤝
@NadiifaKulmiye27 ай бұрын
Wan ku xiiranahy acshard ad biixso iinkasto iigu adayahy Deutsch ku
@nasromohmed5705 Жыл бұрын
Macalin adiga oo mahadsan, 1 xabo bas ayaa iga qaldantey taas micnaheeda wnku gullaystey ma is dhihi karaa
@baroafjarmalka6385 Жыл бұрын
Haa wllo masha allah 💚
@abdulkarimomar53232 жыл бұрын
ASC ...Aad baad u mahadsan tahay.. waa channelkan wax badan ayaan ka faa'iiday sidoo kale markaan bilaabay barashada luuqaddan aad buu ii dhiiri galiyay
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Aad baan ugu faraxsanhay wllo💚 masha allah
@yooniscadeflims262 жыл бұрын
Intixanka b1 fadlan macalin
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Waan soo galin doona insha allah B1
@yusuf50132 жыл бұрын
2 ayaan qalday inta kale waan saxay mahadsanid danke schön
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Masha allah
@xamdaabdirahman27072 жыл бұрын
Leipzig aniga ayaa ku Nool A2 noo soo dhiga walib artikel
@fitimamohamadnor24 күн бұрын
Dnke
@nurtoadam19722 жыл бұрын
3 ayaa qalday 7 ayaa saxay 🙂danke schön 🥰 😊
@khadramedel15482 жыл бұрын
Viele Danke 🙏
@sasuke-rg2gh9 ай бұрын
A hat es
@yahyaalimohamed95042 жыл бұрын
Walee caawa waan is tijaabiye Ich war in Deutschland vor fünf Jahren und luqadana aanan kuhadal hdana wan wada saxay
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
oo walaal shan sano hadaad joogtay maanad khabiir ku ahayn
@xamdaabdirahman27072 жыл бұрын
Mansha allh wllo alle khayr badan ha ku siiyo wan isa tijabiyay caawa inta badan wan saxay wllhi wan faraxay alx school ma tago guriga ayan ku dhigta wada madsan tahay
@rayanyahya-gn6ov Жыл бұрын
Masha Allah ich danke Ihnen
@somalimg9032 жыл бұрын
Ustad qayr alle ha ku siiyo 7 gartay saddax wan qalday mahad sanid
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmanali20582 жыл бұрын
Inad Sidan queuxda Bdan wx inoogu so gudbiso dabcan Waqti bdan ba Kaga baxay wankaga Hayna abalkas mhadsanid wll
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Adaa mudan wlli❤️
@halemamuhudin26102 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ridwahaji75882 жыл бұрын
Danke 🙏
@hanydahir74492 жыл бұрын
Danke schön 🥰
@abdiaziizmohamed15142 жыл бұрын
Dankeschön und vielen Danke
@sacidabshir35232 жыл бұрын
Kuli wax ka khalday 1 waana tii u dan besay zxb waad mahad san tahay guul zxb ino soobadi zxb mahad sanid 👑👑👑 boqor ayaa tahay
@nadirally29112 жыл бұрын
Runta Haddii aa sheego 1 bis qaldey waana kan ugu dambeeyo.
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Masha allah
@nadirally29112 жыл бұрын
Wll Konjunktion igu adag sida ( indem , trotzdem, bevor , nachdem....) cml igu adag adigoo mahadsan wll imtixaan waa igu soo dhawyahey wll Haddii waqti heesid noo soo duub insha allah waa kaa sugaa wll waana mahadsantahey.🥰
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
@@nadirally2911 waan soo galiyay wllo video ka hadlaya marhore
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
walaal buugaag noosoo geli readingka lessen
@balqiisaabkow40132 жыл бұрын
A2kuso dhaqso macalin February imtixaan galirabaye
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Haye insha allah
@malyuunmaanka2014 Жыл бұрын
2 qalde😂
@sasuke-rg2gh9 ай бұрын
C am
@Tapalomero2 жыл бұрын
Dank Ihnen kann ich besser deutsch sprechen Vielen Dank !!!
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
💚
@said.janagaleofficial27162 жыл бұрын
Vielen danke 🙏🏻1qalday
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Masha allah
@sasuke-rg2gh9 ай бұрын
2c: aus
@amiiraali38232 жыл бұрын
Wall jiro oon ku reero raacay sidan channelkaga u dhegaysanayay ayay maalin dhowayd Schule iso direen galas 3bilod socdan madax madax u galay macalinkii ila xata habar meesha maamule ka ahayd anigi ayay waraysi igu dhaqaqen kulaha ma school kale ayad ka timi maya ayan ku idhi imisa sano ayad joogta ayay igu yidhahden Germany waxan ku idhi sanad weliba lay diidana schoolka kulaha xage kaso baratay luuqada wiil somalida cawiya ayan ka bartay ayan dhahay KZbinkiisa Wallo labada daaroodba guul ayan ku rajaynaya ilahay kuma hoojiyo o kuma ciilo ciil tirow somalidu qofkooda wanagsan ma dhiiri geliyan adiga iyo dhowr wiil o kaleba dad goba oon dadkoodi haysan ayad tihin hoyoyinka ila midka ah e wuxun idinka faiida abaal ayay idin hayan big Respect🙏 wan WADA fahmay casharka danke danke danke schön
@baroafjarmalka63852 жыл бұрын
Aad ayaan ugu farxay qoraalkaaga markaan arkay. Dhiirigalintaadana way isii dhiiirigalinaysaa wllo. Aad ayaad u mahadsan tahay waanan ku faraxsanahay inaad wax badan iga faa’iday. Dadaalkaga sii laba jibaar ayaan ku odhan lahaa ana halkaas uun ha ku joojin❤️🙏🏾
@amiiraali38232 жыл бұрын
@@baroafjarmalka6385 hye wallo in lagu dhiiri geliyo iyo in lagu mahad celiyaba ada mudan adigana waxan ku faraya si channelku inogu shaqeeyo hadad awoodo update so noqo insha Allah casharada saan o kale ahna so badi guulayso wallo 👑
@shukrisharaf87752 жыл бұрын
Amiira abayo ani maaa icaawisid iskuul Ma dhigto wadanka waa ku cusbahay