"Tiknikadii Aynu 30-sannadood Dhisnay Ma Hadyad Baynu U Bixiney,hadaan Laga Adkaan.."Jaamac Shabeel

  Рет қаралды 68,937

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 391
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 Жыл бұрын
Maansh’allah Jaamac shabeel geesi geesi dhalay oo run sheeg ah waa in dheer garad waa ragii soomaaliyeed ee la arki jiray guulayso❤
@charmarkeabdillahikamil464
@charmarkeabdillahikamil464 Жыл бұрын
Huwaneey mashxaradiinu macno noo malaha ee inigoo ooyaya inuun la ini arkin ! ragii soomaaliyeed ku te anagaa saaranay saarana saaraan doonana soomaali daad sheegayso...
@abdifatahwarsame2425
@abdifatahwarsame2425 Жыл бұрын
@@charmarkeabdillahikamil464soo soco Siraadeey
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
waxa ragodu ooyaa waa isaaq miidiyuhu waa maekhaatiga nool cida ooydaa waa layaqaan
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
waxaa la ooyayaa walaan la ooyayaa anaa og
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
igadaa qalbadaa ixanuunaaysa axaxa waxaasi waa isaaq miidiyha saa uga baroortaa ragoodu adeer xitaa nasabkaa malinba reer lagu sheegaa irircarab yuhuud ugu danbaayn oromo car abtirso car car
@hawamohamed9455
@hawamohamed9455 Жыл бұрын
Rabi dhibka iyo dagaalka ha ka qaado soomali meel kasto oo ay joogaan Aamiin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Жыл бұрын
Amiin Amiin
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Allahuma Amiin
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Wariye lagaa badi, sababtuna waa runta,.Ilaahay swt umaddan kala dhaqaaqday ha isu soo dhaweeyo, runta ha la sheego dadku dhagool maahee
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 Жыл бұрын
Professional speaker, talented man
@sabaahsiyad1809
@sabaahsiyad1809 Жыл бұрын
walahi waa ninka kaliya ee ku jiro somalilan ninka haa laga dhiga madaxa weenaha soomaliyo dhan❤
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Masha Allah Runta Ayaad Ka Sheegtey Jamac Shabeel
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Haduu Jamac Shebeel madaxwayne ahaan lahaa anaga reer sool salute 🫡 baan ku salaami lahayn 😂 runtii runtii Allah haku xafido adeer oo cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban hakugu irsaaqo Amiin
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Dhulbahante inaad tahay shaki ayeey leedahay. iidoor waa isku mid. Gadh Xejis hadii ay madaxweyne iidoorland u noqdaan Muuse oo kale iyo siilaanyo oo kale uun beey noqonayaan waa isku mid
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 Жыл бұрын
❤Maashaaa Allah jazakallahu kheeeyral jazaaa jaamac Shabeel
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
الله يجازيك جامع سبيل سياسي مخطرم وعاقل لكن العصابة التي تحكم البلاد لا تستخدم العقل ولا الحوار إلا لغة القوة
@bashiiradem4568
@bashiiradem4568 Жыл бұрын
Nin runtii Soomaali ah OO Kaa Wanagsan ma arag alle haku Sharfo Siyaasi
@Syfyany
@Syfyany Жыл бұрын
Jama Shabil is a courageous and distinguished personality among politicians. He proved that he is a seasoned politician. Somaliland needs such a distinguished personality.
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 Жыл бұрын
Dee haaye shabeel markay habar Jeclo dagaal Ku hanjabayso Waxay u jeedaan dawladii baan hogaaminayna oo shaadh dawladeed Bay soo.xidhanayaan yaa Lada ah
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 Жыл бұрын
Haayr shabeel jitin haw taalee Hadar leefin
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 Жыл бұрын
Kanyari waaba umuu.bariyin Mee sareeye gaas.maxamed.siyaad bare ciidankii shanta soomaaliya Ninkastaaba Ku jiray oofwareen Waydii
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 Жыл бұрын
Mr jama shabeel speakes on Hot line Go ahead
@haboon180
@haboon180 Жыл бұрын
Waa maddaxada wadani. Magaca garxajis wuu ku hadlaa. Reerku isagu ha is xoreeyo. Reerkii waxa uu ku dhawyahay, in la aamini waayo, ilaa ka masajidka jooka.
@Jamuux
@Jamuux Жыл бұрын
Waxaan ahay harti walahi baanan necbayn somaliland waxaana jeclahay wanaaga somaliland, ninkaan waa nin aad macquul u ah jecelna Somaliland, ilaahow muuse ka qabo ummada somaliland bohol buu Ku riday hadana kusii wadaa
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Jamaca shabeel Alllaha ku xafido Brother
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Kaagan Ciyaal Suuqa ah ee Jaamac Shabeel Wareysanayo jawaabtaadu waa tan. Qaniimadii SNM ee uu Leylatul Qadarka Keenay ee Gooja Cade & Maraaga SSC ku Furatay (1) 41 Abdi Bille (2) 10 ZSU -37 Auto Cannons (3) 30 ZPU Auto Cannons (4) 2 - BM 21 Grad (5) 11 APC's PersonalCarrier (6) 3 Type 63 Multiple Rocket Launcher (7) 3 Towed Arltilary (8) 15 Trasport Trucks (9) 7 T 54-55 Tanks (10) 5 Trucks Shidaalka (11) 20 Mashiinada Qodista Dhulka & Dhismaha iyo wax kaloo tiro beel noqday lacag 30 Million usd ku fadhiday. Muuse mahada kaliya & abaalka ay SSC u heyso waa ka qeyb qaadashada Dhisida ciidama Qaranka SSC wixii 30ka sanno SNM ku qaadatey ayuu Muuse Aftaag SSC ooga hibeeyey 3 Saacadood waana guul & galad Allaha sxwtc bixiyo Aadame aanan sheegan karin.
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Warka leexo ninku waa run sheege xaqiiqda isuma sheegtaane abti ku noolow geesinimadaada hady caqli leeyihiin way kula tashan lahaayeen (a uu caqiil)❤
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
LIBAAX WEEYE JAAMAC SHABEEL UQALMA SOOMAALI INUU MADAXWAYNE UNOQDO🎉🎉🎉 EEBOOW XIFDI AAMIIN
@siciidcalimaxamed6384
@siciidcalimaxamed6384 Жыл бұрын
Jama shabeel he is grand politisian
@ahmedafqarshe7382
@ahmedafqarshe7382 Жыл бұрын
Ilaahay caqliga Hakuu barakeeyo
@hassanyare2298
@hassanyare2298 Жыл бұрын
ASC,Maamulka Soomaali land,Siyaasiinta Soomaali land,Salaadiinta Soomaali land iyo Shacabka Soomali-land,waxaan u soo Jeedinayaa,kula Talinayaa in ay qaataan Nabadda ay ku baaqeen Garaadada iyo Maamulka SSC,25/08/2023. Waxaana waafaqsanahay,Taladaas Jaamac Shabeel soo jeediyay.
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc Жыл бұрын
Masha allaah Geesi aragtidheer leh. Ilahay aqliga hakuusiyaadiyo Intaasba dad fara badan oo taasi garanla ayaa jira
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Jamaac shabeel hadalkuu sheegay baa dhacay in hargaysa iyo burco laga barooran markaa dadku waa dad lawaalay
@gaagaalayaasha
@gaagaalayaasha Жыл бұрын
Laandhere habar yonis Jamac shabeel
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 Жыл бұрын
Allaah haku xafido jamacoow
@mohamedcabdi8189
@mohamedcabdi8189 Жыл бұрын
Isaaq ninkan iyo dhowr kala ku haray wax miyir qaba
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 Жыл бұрын
Masha-Allah, walee waa caaqil Alla raggu kala caqli badanaa.👍
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Жыл бұрын
Jaamac waa nin aan runta Ka gaban
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi Жыл бұрын
War ningan madaxwaynne udoorta
@quduschenal7479
@quduschenal7479 Жыл бұрын
Nio ninkan haduu madaxwene ahaan laha wlhy dhulbahante maba go een qofkii caqli lehna wuu fhmaye ninkan
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 Жыл бұрын
Wax garad , run sheeg aha . Geesi nolow waliga
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
Muuse biixi should listening to this guy advice
@AbdirahmanMao-q2b
@AbdirahmanMao-q2b Жыл бұрын
Man of the moment jamac shaweel😂😂
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 5 ай бұрын
Walaahi ninkaan caadi maaha soomaalidii xalaasha ahaa weeeye alaha ku daayo jaamac shabeel waalaahi waa nasab weeye
@mustafanur1353
@mustafanur1353 Жыл бұрын
Masha Allah geesi geesi dhalay baad tahay walaal
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
“Dagaal madhicin”😂😂 Belo!
@mohameda7585
@mohameda7585 Жыл бұрын
Wariyihii larabay in uu xogta hayo, hadii laftigiisii xaqiiqada ogeyn waa dhib.
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Жыл бұрын
qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂🎉😂🎉❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ADEER SHABEEL ALLAAHU MACAAK
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Жыл бұрын
Kan weriye maha waa mid qiraysan hadad wax isku hayso kalay jiida hore Jamac shabel nin runta shega geesi
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Subxanallaah weriye ku sheegu wu Cabsanaya kuma lahoo ciidanka qaranku ma dagaalamin.o hadaysan Dagaal galin aaway ciidankii gooja cade joogay iyo maxabiistan maydadka faraha badan kuwo cararay Aaway wixi tikniko ahaa ma hadiyad Bay u sii yeen SSC wa wiil been iyo Huuhaa ku so bar baaray indho sarcaad iga dheh cuidankii jabay hooga Iyo halaagu ku dhacay snm in laqariyo
@mohamedbaashe5046
@mohamedbaashe5046 Жыл бұрын
Jamac shabeel isaaq waa caqligoda
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 4 ай бұрын
Xukuumada haday rabto colaad ha la timaado yaa dan kaleh. Balse habar jeclo muuse wuxuu u taro ha arkaan. Walle waxaan waxbadan laga sheekaynayn
@ahmedafqarshe7382
@ahmedafqarshe7382 Жыл бұрын
400 maxaabiisa dagaala ma dhicin
@Puntland1
@Puntland1 Жыл бұрын
Siyasi shabeel wu yabay, wariyuhu ma isaga isku jawabaya mise jawabu raba.
@NimcoMohmed-i5w
@NimcoMohmed-i5w Ай бұрын
Manshalah manshalah intaa aqligale weye
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
KANI WARIYE MA AHAN EE WAA MOORYAAN AF KU DHIIGLE AH. DAGAAL MA DHICIN KULAHA ! BEENLOW XAQIIQDA KA FOG. FAYSAL BOTAN AYAA AFKIISA KA QIRTAY IN DAGAAL XUN QABSADEY ISAGOO BAXSAD EE DIRAC GASHAN OOG LAGA SOO QABTAY. YOU & ASK GEN. FAYSAL BOTAN. ?
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 7 ай бұрын
Wallahi,Mareexaan ayaa dagaalka soo gali doona,waaho Dhulbahantd waa walaal keena.
@Its_Ariya-c1i
@Its_Ariya-c1i Жыл бұрын
Hadii Aanu dagaal dhicin maxaa Sababay dhaawacyada goojacade looga cararey jaamac shabeel waa rug cadaa ogaal badan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Jamac shabeel xataa wuu yaqana Gudoomiyaa Huwanta in kastuu ugu yeedhey madxweyna ma ha madaxweyeh waa Gudoomiya Huwanta Fardhiye
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Жыл бұрын
Siiyaasii. Jamac. Shabeel. Aad. Baan. Ku. Tageeraaa. Siyaasi. Ruun. Sheeg. Ah. Baad. Tahay oo. Ciidnaa. Ugabaan. 👍👍👍
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 7 ай бұрын
Isaaq waa walaal Somali,dhib naguma hayaan,goosta laakiin,farHa ka qaaa Dhulbahantd iyo Warsangali.
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Жыл бұрын
Jaamac shabeel waan ku taageeri jìray. Laakiin Faaruq ayaa tahay.
@hiboabdullahi5350
@hiboabdullahi5350 Жыл бұрын
Kkkkkk oo maruntaad kaga dudday ...waa xaqiiq wuxui sheegayee...mise Sida Kan wareysanayee aad mood inuu 25ogst uu dhashy ee Leh dagaal madhicin war wuxui Nin weynbuuba u egyhye siduu u fakarayaa...kaasad la caqli thy miyaa wall adiguna runta in la isu sheegtaa Wacan haba khadhaadhaatee Sida jaamc shabeel
@Axmad50
@Axmad50 Жыл бұрын
Oo Sabab ?.
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 Жыл бұрын
Hhhhhhh waxaan maqli jirey aabaa yaabay haatan jaamac baa yaabay hhhhhh waxanoo miidhan baa weriye sheeganaya war waxan cilaajka kasoo baxsaday kuceliya meeshaad ka keenteen
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
Jaamac Shabeel kan yar propagandadii ayuu sideeda u cabay🤣
@mkahmed5075
@mkahmed5075 Жыл бұрын
Jaamac shabeel waa caaqil aragti dheer
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 Жыл бұрын
Waa halka shakhsi ee maanta nool oo isaaq oogu aqli badan waa indheer garad saadaashiisa la arko
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Жыл бұрын
Xildhiban maxamed abiib Xildhiban Axmed khaliif
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Rag kale oo gar-yaqaanno ahna way ka buuxaane xoogaa isu awwood sheegad iyo in shacabka runta loo sheego oo laga war wareegayo iyo shacabki oo iyaguna baqaya oo qofwalba is lee yahay qaranki buu ka hor yimid yaan lagu dhihin baa jirta, waa la kala cabsanayaa been baa la kala qarsanayaa marka, Allaha sahlo umadda Soomaaliyeedna Allaha isku soo celiyo
@abdifatahxoday9936
@abdifatahxoday9936 5 ай бұрын
Jama Shabel Waayo Joog Waya Arag Jawabtisa Waxa Jira Xaqiiqda ka Hadla Meesha ku danbayn doonto Og Ha laga Barto Siyaasada Waqooyiga ???
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Wariyuhu waa nin hurdah waxuu leeyahay ciidanku madagaalamin hubkii iyo ciidankah waa laqabtay iyo sarakiishii markaa may isdhiibeen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Jaca shabeel waa xubinka mid ah Huwanta iyagaba shegaaa Garaadadu oo ydihaa Jamac shabeel waa anaga waa doqan calooshis a u shaqeystaa
@faarahmohamed8694
@faarahmohamed8694 Жыл бұрын
Jamac run sheeg
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Jamac Shabeel Wa Nin Runta Ka Hadlay Runtii
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 Жыл бұрын
Hartigu Igu soo orod maaha 😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Жыл бұрын
Lione ❤❤ waa nin wax bartay jecel in nabad lugu wada noolado
@hamsemohamed4793
@hamsemohamed4793 Жыл бұрын
jaamac shabeel geesi run sheeg badan
@CabdiDeeroow-mx4wl
@CabdiDeeroow-mx4wl Жыл бұрын
Runtu waa qaraartahay
@baaruudbrdbaaruudbrd7573
@baaruudbrdbaaruudbrd7573 Жыл бұрын
Horn cable maahan dhexdhaxaad dhagaysigeeda mar danbe waa in laga fiirsadaa
@abdixareed4087
@abdixareed4087 Жыл бұрын
Been baad rabtaa iyo waxaan jirin walaal meela laguma gaadho ee runbaa bini aadamka deeqda runta aqbal
@aamincabdimacalin450
@aamincabdimacalin450 Жыл бұрын
Jaamac waan salaamayaa waa siyaasiyiinta loogu jecelyahay somalia geel jire ayaa naheysto iskadulqaado
@mrjamac
@mrjamac Жыл бұрын
maaido dhego malaha hadii malagu yimaao habar jeclo dhego wax maqla malaha muuse uun baay maqleyn lakiin iyagaa u aayo doona wixii soo gaara dad iyo duunyaba
@awilahmed328
@awilahmed328 Жыл бұрын
Jaamac shabeel ninka ugu caqli badan Isaaq
@manasufi3421
@manasufi3421 Жыл бұрын
Well said 👏 👌 👍 adeero runtu waa xanuun
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Jaamac Shabeel waa waayo arag iyo indheer garad runta sheega in badan buu lahaa ciidanka oo bad qaba keena OOG .. Muuse Biixi dhagaysan waa arinkaa , maantana OOG Baa la joogaa kadib jabkii weynaa ee dhacay 25 augostg 2023!
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Niyaw anu waxan garan waayay dadkani ma muusay mucaaridayan mise somaliland bay mucaarid ku yihiin????
@Ukaalay
@Ukaalay Жыл бұрын
jamac Shabeel waa maskax xor ah. kan dawaqsan ee waraysanaya ayaaba qosol ah. Hadaan dagaal dhicin Walaal BOOTAAN ma habaabay?
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 7 ай бұрын
Reer sheikh Isxaaq inay go'aan waxba kama qabno.
@abdulqadirhassan2322
@abdulqadirhassan2322 Жыл бұрын
Asc jamac shabeel su'aal ayaan waydiinayaa Horta SCC xagay ku taal dhubahante sool ayuu dagaa qayb ka mida marka sanaag bay sheegteene hadalkaagu waa sidee siyaana waad sheegtaaye
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Malaha Inan yar baa tahay deegaamada la wada dega aan loo sheeg. Geography class kaaga dib oogu laabo huino.
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Жыл бұрын
Jamac Shabeel Waa Siyaasi Wax Badan La Socda Waa Siyaasi ku Dhex jira Dad Waalan
@faiza10ally35
@faiza10ally35 Жыл бұрын
Maxaad ku qolwysaa ma caafimaad qabtaa !! Waakaa madax waynuhu waa ka dhabiyay Askarta qatanka hasays casillo .Fartiina ayaydun aadi hala waydiiyo wuxu ka waday !! Isna ma caafimaad qabaa waa is waydiin!!😊
@abdikhadar.baraag
@abdikhadar.baraag Жыл бұрын
Isaaq ninkaan baan ugu garasho badan, waa caqligii iyo garashadii ka maqnayd Isaaq, war talada u dhiibta waa garyaqaan cabqari ah .
@siciidcalimaxamed6384
@siciidcalimaxamed6384 Жыл бұрын
Jaamac shabeel adigu horay baad u sheegtay arimahan
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc Жыл бұрын
Jaaaamac shabeel waa wiil hoog runta sheega haba qashaadhaatee
@quduschenal7479
@quduschenal7479 Жыл бұрын
Qalbigiisa isagu kuma hadlaye muusa kadhex hadlaya
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Jaamac shabeel waa nin caqli leh runtana la nool
@rayaansharif9703
@rayaansharif9703 Жыл бұрын
ilaahey janada haku geeyo abti nin caqli badaan ayaad tahay
@Hanuuuniye4024
@Hanuuuniye4024 Жыл бұрын
BUURTA BAA ILOWDAY😂😂
@mahadahmed8331
@mahadahmed8331 Жыл бұрын
Doqon haduu haduu jiro?????
@Hamid_storyteller
@Hamid_storyteller Жыл бұрын
Jamaac shabeel waa oday ugu garasho wacan somaliland
@sheekh_baruud72sheekh_baru68
@sheekh_baruud72sheekh_baru68 Жыл бұрын
Sual niin kan ma askari dhar cada mise???
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 4 ай бұрын
Jaamac shabeel oo wax kasta og ayuu doonayaa sheekadii adna aadan inuu ula tago iyo bukhbaaradii hoos ka halgan
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Wiil yaroo makarafoon la ordaya oo cadiifad qabiil ku jirto sidee run u sheegaa. Xitaa gaalka wariyaha ah ayaa beentaa oo kale ka xishooda. 342 hubkii cuslaa oo taangi, beybey, Suu, Shilke, 37, sikaawe, jiib, dhishiike, baroon, hubka fudud, agabka 8 cagaf Kuwa taangiyada lagu qaado, isbeer baarti, 7 conteenar oo rasaas ah, inaa oo miinooyin, 7988 askari oo la waayey meel Ay jaan iyo cidhib dhigeen.
@nasraxasan3657
@nasraxasan3657 Жыл бұрын
Odaygani inuu duqon yahay waxaad ka garataa qosolkiisa. Ihi ihi ihi..waa kii.ugu doqonsanaa.
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 ай бұрын
Hhhhhh maahee Runtaaa Qadhaadh
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
Kan yar oo wariyaha ah makuniinbuu qaataa mise waali cas weeye xaalkiisu Ilma abaaro waa kuwaa caqli inaba majiraan beentii loo alhriyay ayay ku cel celinaayay waana bilaa akhlaaq Nin kawayn oo waaya arag ah oo xaqiiqda sheegaya ayuu waxuu ogyahay ku qabanayaa macal asaf kanoo kale Mudane Jaamac Shabeel kanoo kale iyo wax lamida wax wara hasiinin.
@mohamedkhaliif5081
@mohamedkhaliif5081 Жыл бұрын
kudarsoo waliba ina khaliifkii khaayinka ahaa markuu is-casilayay waa ragii uu u mahad naqay ee cadowtinimadu midaysay,waana kii lahaa waxaan u mahad naqayaa JAAMAC SHABEEL.... waakan hadalkiisa aad maqlaysaan qudhun
@maaxdirir2240
@maaxdirir2240 Жыл бұрын
Wax miir qaba jaamac shabeel baaa idinku hadhy iyo wixii la aragtiya. Caqliga bku dabayshu ha sidatoooo
@baashie
@baashie Жыл бұрын
15:18 😂😅 North Korea
@Maalqabeen-sg2cq
@Maalqabeen-sg2cq Жыл бұрын
Waa runtii Jaamac, Colaad iyo Dagaal lagu keeni maayo midnimada Somaliland ee caqligu ha shaqeeyo oo hab kale ha looga wareego dagaalka hadii kale sidii maraykanku Afghanistan uga soo baxay ayuunbaa ugu danbayn Sool looga soo bixi.
@adamsarab3744
@adamsarab3744 Жыл бұрын
Nabad aa naas la nuuga leh
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Жыл бұрын
Jaamac waa Runtiis
@mohamedkhaliif5081
@mohamedkhaliif5081 Жыл бұрын
kudarsoo waliba ina khaliifkii khaayinka ahaa markuu is-casilayay waa ragii uu u mahad naqay ee cadowtinimadu midaysay,waana kii lahaa waxaan u mahad naqayaa JAAMAC SHABEEL.... waakan hada;lkiisa aad maqlaysaan qudhun
@alikarbash
@alikarbash Жыл бұрын
madaxweyne jaamac shabeel
@mohamedbaashe5046
@mohamedbaashe5046 Жыл бұрын
Jamac shabeel waxan ku casuunay laascanod
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Calanka qaranka sudh markaasu imane askartana fasax!
@keyowxgaldile2863
@keyowxgaldile2863 Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4049 haduu madax Wayne ahaan laha jamac shabel anaga udhiman lahayn qarankad shegayso lkn nasiib daro musa madax Wayne ka ah
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 ай бұрын
Hhhhhh waar subeer awal waa ka noogu yaroo Caqali badan kuma jiro calooshiisa la ciyaar weeye Bal wax ka fahan jeegaantaa meeshaka hadlaysa cay iyo Faan mooyeeee
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
RUNTU WAQARAR
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Cuqubada halkii lagu galay baad caw ku huradaanee ( Habar Awal & Hbar Jeclo)... Carruurtay ka leysaa ninkii caanno baas dhama e( MUUSE AFTAAG), Can dhafoorka kugu yaalaa baan haaddu ku casheyne, coofleyda duushaan indhaha ciida kaa marin e... caweyskaa laguugu imaan adigoo cadhadhey waagii e...(Maxbuus Gen. Faysal Fuley A Botan)
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 4 ай бұрын
Siyaasiyiinta habar jeclo xor maaha gebilay ayaa looga taliyaa markaa go,aan habar jeclo ma gaadhi karto balse waxa ku dhaca daawada
Dhalinyaradda Xaafadda Daami oo ku Biirtay Xisbiga Kulmiye.
7:16
Horn Cable Tv
Рет қаралды 5 М.
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 8 МЛН
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 30 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Xaalada Laascaanood.
25:14
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
DEG DEG Siyaasi Jamac Shabeel''Muuse Bixii Waa Hoogay Waana Jabay''
28:10
Maxaa qarsoon ee Jaamac Shabeel iyo Muuse Biixi,  isku qabteen ?
47:34
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 8 МЛН