TILMAAMAHAN HADDAD RIYO KU ARAGTO WAXAA XAQIIQO AH INAAD WADDADIID GUSHADA AY SOO DHAWAATEY

  Рет қаралды 43,854

FASIRKA RIYOOYINKA

FASIRKA RIYOOYINKA

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
riyofasir1.blo...
Ama / riyooyinka1
Facebook PAGE
/ %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

Пікірлер: 159
@faadumoali8365
@faadumoali8365 Жыл бұрын
Yaarabi ilaahayow adoontada ahay ee faraj khayr qabo oo wayn ii fur Yaarabi adoontada ahay aniga iyo intii muslim ah
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
❤️ALLAHYOW ❤️adoonkaagaan ahay riyo igu tus NABI MUHAMMAD ❤️SALALAAH ❤️❤️CALAYH ❤️WASALAM ❤️iyo KABCADA AMEEN YAA RABBI
@user-mu7un2kj5y
@user-mu7un2kj5y Жыл бұрын
Àmiin yaa rabi🤲
@nimcobile4726
@nimcobile4726 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي جزاك الله خيرا شكرا لك sida aad noogu soo fasirto riyo yinken اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم جزاك الله خيرا 💖
@mariomanka33
@mariomanka33 8 ай бұрын
Allow muradkyga macsi lahen ii sahal 😢aamin yarabbi 🥺🤲
@leyloomar2577
@leyloomar2577 7 сағат бұрын
War somaliyey wiilkaan malyan uu uqalmaa Maa harsiisaan maxry tahay inaa wax badan ka faidno waxna aan uqaban illhey qeer hasiyo aamiin ❤
@samirobintoisse3707
@samirobintoisse3707 4 ай бұрын
Alxmdulilaah waan arkay riyo rasuulka csw😊
@SiidowSiidow-sp4mu
@SiidowSiidow-sp4mu 2 ай бұрын
Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jawhara4154
@jawhara4154 3 жыл бұрын
Mansha'allah jazakallaahu khayr walalkeen wlhi qaybtaan wax badan Ayan ka faiday aan riyo ku arkay maraan idin so qoray alx hadan helay iyagoo aad I noogu fasirtay shukran yaa akhil caziiz
@mrsayid3640
@mrsayid3640 3 жыл бұрын
Jazaakumulaahu khayran jazaa wll balse insha allaah wixii hada ka dambeeya hadii ay suuro gal tahay kaliya ku ekee codkaaga oo kaliya kana daa wll codadka kale ee dhex socda arinkan aad nala wadaagayso igana raali noqo hadii ay gafay
@fartusaid8054
@fartusaid8054 3 жыл бұрын
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah
@shukricabdi2439
@shukricabdi2439 3 жыл бұрын
Asmin aamin ustaad axmed aadbaan ugu xiranahay barnaamij kaaga waana ku qancaa fasirkaaga lknse meel an kaalasoo xiriiro wan waayey
@shadiyoaadan4618
@shadiyoaadan4618 3 жыл бұрын
Asc sheikh qof aa taqaanid oo jini kadhex hadlaayo hada riyo ku aragto maxay ka micno tahay 2jeer gabar walashey ah ku arkay ayado jini kuso dagay oo kadhex hadlaayo
@aminamohamed8312
@aminamohamed8312 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah mahadsanid Allah hakuxifdiyo
@shadiyoaadan4618
@shadiyoaadan4618 3 жыл бұрын
Aniga hada kahor kuriyooday ilahey oo ila hadlaayo ano salaad tukanaayo oo ilahey idhahaayo saladaan sujuuda dhexdeda kudhimane ilahey oo ila hadlaayo markas aa diiday wa baryaayay waxana diidadaye dhimashada markas oo ilahey iga carooday aneh ina sujuudas kudhinto aa kabaqaaye😢😢😢
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
Ilahay barii Wllshay please please ducada badii sujuda ku oy salatu tasbix tuko wll hadan aqon culimad qof kii kudhow utag kaso baro tukana
@leyloomar2577
@leyloomar2577 7 сағат бұрын
Mahdsanid walaal
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Жыл бұрын
Ilaaheey qeeyr ha ku siiyo WAX BADAN I FAHANSIISAY ILAAAHOOW NA BAD BAADI
@sagalilyaas8814
@sagalilyaas8814 Жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ❤❤❤ salalahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين وسلم ،💚💚💚 صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم💚💕💕💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 3 жыл бұрын
Saliga nabiga scw waxn aqriyaa kun ama 5boqol
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 3 жыл бұрын
Wall malaiqabo waxna kuriyoday anoo iskufirinyo miraayada qolka jiifka iyo mirayada armajada dharka Mana iiyaalan ani wax miraa yad ah qolka waxan ahy groob ifasir wll plz plz
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 3 жыл бұрын
@@aaminomohamed8037 mashallah tabarakallaah waa khayr iyo guur wll
@sacdiyaosman6455
@sacdiyaosman6455 3 жыл бұрын
Mansh Allah horay usocda Ayaan kuleyahay
@azizohashi4263
@azizohashi4263 3 жыл бұрын
Ilaahey ha kaa amaal mariyo janaatul firdowza sheikh
@IbrahimAli-pt2es
@IbrahimAli-pt2es 3 жыл бұрын
Mahadsanit wll. Shukran
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 2 күн бұрын
Hadan ku riyodo kwrn wll ano aad u qosly. Walib kaligy man ahyn anig iyo haydey iyo 2 qofo kle ii fasir wll hadd waxa igu dhanto 🙏
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 3 жыл бұрын
Walalow isojawab miyaarada madhala kawada mise miyaaradii laisku fiirinaye
@sacdiyoabdi8796
@sacdiyoabdi8796 3 жыл бұрын
Walaalow gabar dhashii kaso yara daahday ahay saka sodohday baa iso wacday waxeyna idhahday xalay waxaan Ku riyooday anoo leyso wacay oo leydhahaayo magacaaga intii la iisheegay baa la, i yiri mataqana haa baan dhahay bey dhahday kdb baa ley dhahay hospitaalkey taala oo wey dhashaye u imow adoo cunug Ku agjiifaan kuu iimaday bishaaro ma iinoqon karta mise fasir kaley leedahay mhdsnid inaad iiso fasirto aadbaan ujclhy mhdsnid
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Ай бұрын
@@sacdiyoabdi8796 ilaaahy haku siiyo ubsd saalixiina wlo istiqfaarta badso ilaahy hakuu bishaareeeyo
@habibaahmed5489
@habibaahmed5489 3 жыл бұрын
Sheekhe Mark uwaxiryado waanuula Ekawarn
@jannahmohamed2320
@jannahmohamed2320 3 жыл бұрын
Asc please ka soo hadal nabi Yusuf araktida
@umudardaaafgoye6756
@umudardaaafgoye6756 3 жыл бұрын
Sheekh waa mahdasantahay hadan waxan wadaa duqeenta diyaar loo yaqaano cali kabatar oo iduqeyneso aan kacararyo
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin jazaka Allahu kheer
@saabircadde43
@saabircadde43 3 жыл бұрын
Walal qali Allaha ku barakeeyo ee halkan riyo iisoo fasir
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh jazakallah Khery.
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا،🙋
@ikraamcllaahi9518
@ikraamcllaahi9518 3 жыл бұрын
Sheekh khayr Allah hakusiiyo what's apka Xagee lagagasoodarsanayaaa
@ikraamcllaahi9518
@ikraamcllaahi9518 3 жыл бұрын
Wxan doonayaa what's apka Aan kusoodarsado sidan su,allahan qabo kugusoogudbiyo
@FardoosoNuur-qo2xc
@FardoosoNuur-qo2xc Жыл бұрын
Allah huma celaa sayidinaa muxamad wacalaa aali sayidinaa muxamad kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali inraahiima inaga xamiidul majiid
@user-to5js8je4m
@user-to5js8je4m 5 ай бұрын
صلي الله على وسلم
@sofirobleh9862
@sofirobleh9862 3 жыл бұрын
Waxaan.ku.riyooday.nabigeena.hudgoon.scw.scw.scw💋❤💙💕💓💜💛💚
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka 3 жыл бұрын
الله اكبر اللهم صلى على محمد وآل محمد
@alishabbe949
@alishabbe949 3 жыл бұрын
Scw scw
@makoabdulaqadircismaanmakocabd
@makoabdulaqadircismaanmakocabd Жыл бұрын
Yarabi riyo igu tus nabi muxamad ya allah ya rabi ya raxman ya raxim
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 6 ай бұрын
Anigu waxa kuroyooday nabi maxamed lknse wajigiisa masuuraynkaro mana xasuusto
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
Mnsha allah ilahay haku xifdiyo sheekh riiyoyin baadan ban ku riyoda hadan yara sexdo malin iyo haben wan riiiyoda sheekh waxa yabo iga yabiyey please number kaga ireeb
@malyounmohammed7238
@malyounmohammed7238 3 жыл бұрын
walal maheshay lanbarka shiqaa
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 жыл бұрын
Alaah ha hakA abaalmariyo wanga aad ino heyso thnks pro
@youi7889
@youi7889 3 жыл бұрын
Qofka ku riyoda wax barasho qof wax baran haya wa maxay wll
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka 3 жыл бұрын
wll waa riyo waaksan -- inaad heleyso kheyr tiro baddan insha allah, nolo degan maal baddan, sidoo kale iinaad qadeyso mas'uliyad culus, sidoo kale mashruuc guurna waa ay noqoneysaa
@ikraamcllaahi9518
@ikraamcllaahi9518 3 жыл бұрын
Masha allah wll lkin wax badan ayaan ku Riyooday Anigoo wax baranaya mxay Noqonaysa
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
Walahi waxan ku riyodey ilahay oo ila hadlaya wajiga raabi maa arag daah ama xijab aya no dhexeyey ee iso fasir maxa uso tukan weydey ayu i laha raabi
@LadiyaHappy
@LadiyaHappy Жыл бұрын
asc wllo inabadan waxan arka ilmayar kadibna wanwaaya
@khaalidxasan716
@khaalidxasan716 3 жыл бұрын
Asc wllo waxaan ku riyoda anigo dhar cusuub xidhanayaa sad dogaa iyo haf cusuub ruri cusuub galaya
@abdiazizmohamed723
@abdiazizmohamed723 3 жыл бұрын
waxan rabaaa fasirada riyada waxan kuriyodey anigoo sawiro laiqadayo oo qarsodi ah wana qabtey qofkiii sawirka igaqadayey
@hibaaqahmed5313
@hibaaqahmed5313 Жыл бұрын
Asc wllo waan ku salamay markasde waxan ku riyooda timaha oo iga dadta iyo ama go ayaa
@sadiaismail1825
@sadiaismail1825 3 жыл бұрын
Masha allaah
@halimamusaali6851
@halimamusaali6851 3 жыл бұрын
Wcs wan ka qaadnay walal adigana rabbi hakaa raali naqdo
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 3 жыл бұрын
Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍
@faizamucawi5317
@faizamucawi5317 2 ай бұрын
Amiin yaarabi ❤
@fartuunhasan2334
@fartuunhasan2334 Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo wll
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 жыл бұрын
What app
@ladaniishabbe4648
@ladaniishabbe4648 Жыл бұрын
Scw scw masha allah ilhy ayaa mhd eh
@maxamedmukhtar8757
@maxamedmukhtar8757 3 жыл бұрын
Sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam ❤💚💯❤💚❤💯💚❤💯💯💯💯
@xafsaxasan6333
@xafsaxasan6333 3 жыл бұрын
Asc wll alle haidn
@farxiyojr2673
@farxiyojr2673 Жыл бұрын
Alhmdulilaah ilaahow iirumeey yaaa rabi 😭🤲❤
@saadofaarax5748
@saadofaarax5748 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@balkhiisomukhtaar8977
@balkhiisomukhtaar8977 3 жыл бұрын
Xijabka ka lumay maxu noqo kara iyo anig oo nin an oqo nin isaara yo dabaq dheer ifasir wall mhad sanind
@balkhiisomukhtaar8977
@balkhiisomukhtaar8977 3 жыл бұрын
Isoo fasir wall ado mhad san 💚
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 3 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyr
@jamaalali7417
@jamaalali7417 3 жыл бұрын
mn sha allaaaah
@umaxmed4797
@umaxmed4797 3 жыл бұрын
Aniga wn ku riyoodaa safr ah o wandki u socodo
@qadrohassan5395
@qadrohassan5395 Жыл бұрын
ScwbelovednabiMuhammed
@user-kq2dm2ur7k
@user-kq2dm2ur7k Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@bayruudosmaan1267
@bayruudosmaan1267 2 жыл бұрын
Sala lahu caleyhi wasalam Sala lahu caleyhi wasalamSala lahu caleyhi wasalam
@cadogedi4630
@cadogedi4630 2 жыл бұрын
Wcs wll insha alah wax khayrle
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 3 жыл бұрын
S.c.w
@aragzansidahooyadeed6227
@aragzansidahooyadeed6227 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@safaabubakar5273
@safaabubakar5273 3 жыл бұрын
salalahu caleyhiwasalim ❤❤ ♥ Aamiin yaarabi 🥰 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤yaagalbi 😭👍✍
@mrcalifarax4426
@mrcalifarax4426 3 жыл бұрын
Scw
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️SALALAAH CALAYH WASALAM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@adenhakar8733
@adenhakar8733 3 жыл бұрын
Asc wll waxan rabaa telkada
@ramlaadan8136
@ramlaadan8136 3 жыл бұрын
Masha alaha ameen yarabi walal
@ishwaaqcaddeey4986
@ishwaaqcaddeey4986 2 жыл бұрын
Asc ale hakubarakeyee waan kuriyoday tuke dudun hoosted tukakale ku asaya ?
@user-gj7qn5mx8f
@user-gj7qn5mx8f 3 жыл бұрын
Aamiin
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 3 жыл бұрын
Jazaa ka LLAAHU kheyraa jzaa
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 3 жыл бұрын
Waxaada so shege ta Riyada dahabka luugah waxaan ku riyada anigo luutada Dahabka ku jiiro waxaataha waan garanaya
@sacdiyoshire2874
@sacdiyoshire2874 3 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
@ayaninastyle8834
@ayaninastyle8834 2 жыл бұрын
Riyada farantiga so fasir ustad
@huda9105
@huda9105 2 жыл бұрын
AMIN yaa rabi
@deqoadan2936
@deqoadan2936 3 жыл бұрын
Ani suasheda inaad iga sojwbi Weydy waxa walbo ee ithy anaa kuqancsan
@psychologyman4040
@psychologyman4040 3 жыл бұрын
Walaal waa 0682897029
@deqoadan2936
@deqoadan2936 3 жыл бұрын
Walal
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 жыл бұрын
اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
@aminamohamed8312
@aminamohamed8312 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@Forfysa
@Forfysa 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi mashallah
@munscilmi8462
@munscilmi8462 2 жыл бұрын
Wll waxan ku waaydiinaya qof aad jececshy oo aad oo aad lajogto isaagu qaaba qof kale maxay tahay
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخ
@farxiyocedarus5269
@farxiyocedarus5269 3 жыл бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scwscw
@zeynabxassan2605
@zeynabxassan2605 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@malyounmohammed7238
@malyounmohammed7238 3 жыл бұрын
asc walaal lanbarkaga so qoor
@fardowsaxmed184
@fardowsaxmed184 2 жыл бұрын
Jasaakallaakhayr
@nadiashire4515
@nadiashire4515 Жыл бұрын
Riyada tinta kalarka leh nosodhig kalarka jallaha wayo wanku riyoda plz nosheg ado mahadsan
@maxamedcabdi76
@maxamedcabdi76 Жыл бұрын
Wllo timah calor leh kuriyooday
@azizohashi4263
@azizohashi4263 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@azmaraaj3977
@azmaraaj3977 3 жыл бұрын
Asc aad baan ku saalmey ❤ Waxan ku riyoodey ilaa 3 times aniga oo walashay aderkay dhalay is Dagaalneynaa Waxan ahay xaas lkn iyada lama qabo
@halimoali8145
@halimoali8145 3 жыл бұрын
Asc wll waxan kuriyoday anigo buuran gaadhi raacaya hooyo xaamilana ahay ifasir
@fatiimaabdi7229
@fatiimaabdi7229 3 жыл бұрын
Asc waxaan ku riyooday ninkeyga oo xaaskiisa kale lajoogo asago cuuryaan ah oo an socon karin
@mucadhasanmucadhasan1276
@mucadhasanmucadhasan1276 3 жыл бұрын
Asc walal markasata waxan ku weydiya mana iso jawabtid waxan ku riyoday anigo qanisin idawa jogan o ey igu dhag dhagayan pls iso jwab hadey riyo xun tahy xita
@nafisojama1291
@nafisojama1291 3 жыл бұрын
Waxaan ku riyoday iyadoo lay leh yahay matukato oo naga ilayihii oo aan leyahay way idulminayan misna aan rabo in aan cayo lakiin waxaan i dhih Istaq furulaah
@jamaalali7417
@jamaalali7417 3 жыл бұрын
calayhi salaatu wasalaaam
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Asc wall mobile ka go jaban riyada ka so hadal
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 3 жыл бұрын
salalahu calayhum wasalam
@fardowsocabdullaahi2527
@fardowsocabdullaahi2527 3 жыл бұрын
Scw acw scw scw
@IfraahCabdi-yg3zx
@IfraahCabdi-yg3zx 6 ай бұрын
Wllyaal isoduceeya hamileyhy 😢
@fartusaid8054
@fartusaid8054 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 12 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 176 М.
qofkii aqristo suradan wlhi aduun iyo aakhiro wuu ku faaida inshaa allah
14:24
Сеҳри кӯҳна (қиссаи аҷиб)
16:08
РУШД ТВ
Рет қаралды 205 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 68 М.
Fasiraada Riyada Guurka & Waxyaabaha Soo Raaco
15:14
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 66 М.
DEGDEG SHUUTE IYO KIIS NAXDIN LEH, MD XASAN??
26:31
TUBTA WARARKA
Рет қаралды 1,1 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН