Waxaaa kuriyooday toog raba in uu dhaco moopeelka balse asoo albaabka soo furay asoo albaabka qolka furi raba oo barandada taagan ayaa soo kacay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 maxaa lagu fasiraa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc wll fasirka kalunka am malayga kaso hadl adi iib sanesit kalun ceyriin
@faizaahmed5729 Жыл бұрын
Subxanlaah waxa ku rabiyow tuug midi dheer wata oo ani kaliya rabay inuu idilo lakiin mrkn dhahy idhaf wuu idhafay
@XaawofaaraxMaxamed9 ай бұрын
Walal isheg fasirka jamjada😊
@marwohassan2866 Жыл бұрын
صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤
@adootiiallah4464 Жыл бұрын
Salalcleyhi waslma🥰🥰🥰🥰🥰😙🥰😙😙😙😙😙😙
@mohametfarah2026 Жыл бұрын
wll waxan ku riyooday anigayo wiil an inaapti nahay anago meherad udhacayna oo maryo ka xadayna kadib nalagu soo galayo lakin aan nala dareemin oo meeshi aayar ka baxsanay?
@monamedia88213 ай бұрын
Iso duceya wllyal 😢
@shamsosuleiman1794 Жыл бұрын
asc waxan kuriyoday sxbtey ayan isla soconay niman tuga ah aya telka ka dafii rabay anigana wan qeyliyey wan ararnay wan ka badbaney allow kheir
@xaalicalixasan-ll5nz Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ salalaahu caleyhi wasalim
@wardamoh4603 Жыл бұрын
Asc wllo wax ku riyaada dharkaygii uu tuug xaday oo meel ka lehay ninkii xadar
Wll plz isoo fasir. Danbka. Roobka. Kaas oo ku dhacya. Qaar ka mida. Faamliga
@safiyogeedi10663 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw acw scw scw
@Fardososaid Жыл бұрын
Aniga xly koridy😢😢😢😢😢
@marwohassan2866 Жыл бұрын
Asc sheikhana illahay khair haku siiyo saaka barkhadi an ku riiyoday tuug guuriga an deganay so galay aniga shaqsi ahantayda waxan ahay gabar an weli guursan marka tuuga waa nin ajanib ah wan is naqna caadi ahan tuugo waa nin madow midab ahan da'a ahan waa nin dhalin yar marka waatan riyadayda Tuuga guuriga ayu so galay weliiba waxan laha nusqusha ayu galay marki hore marki dambe meesha an dharka gu guurto aya ku jiray o ah mel an laga jirin kadib dadki guuriga joggay an cikiyey wilal iyo gabdho lknse tuuga wa an qabanay ee wax igama xadin kadib tuugi wa an garacna xatta aniga dacda garacay an ku jiiray xata waxa an is dhahaya meesha tuuga an ku garacayney waa guurigena hortiisa xata dad badan aya imidey xata tuuga jebkiisa gacanta an geliyey si an uu hubsado inu lacag iga xaday Kadib jebka marka an gacanta geliyey wax lacag ah igama xadin isku gagabe adigu aniga ahan iyo dhaman guuriga an galo tuugo hal shay xata kama qadin lknse waxa gacanta iga dhiibay muftaxa meesha an dharka ku guurto weliba muftaxa o qalocan inan waa tuugo qasab ayu ku furay و بالله توفيق Adigana wll juddigada allaha ka abal mariyo aduun iyo aakhiro
Wxan Ku riyooday aniga oo meel Toga xaraa badan yalo jooga
@Xamda-d9x3 ай бұрын
Azc wllo want ku riyoday anigo la joga islan tugad an markii hore tugad ma ahin ka dib waxy iga talawsisay wabi marka gabdh aya nasoo grab Marty iyada ayy ka xaday Ana wan la qaday waxy ahen dhar anigu wan is ka turay wxan kala so qaday wxan xasuusty alle wamxy fasirkeedu wllo
Asc wll waxan ku riyoday gawar an saxibo nahay hadana aad an is ku gu dhaw nahay anigo guri geda bac ana aqoon waxa ku jiraa ka xadayo wlhi wan la cararay
@hiboabdiofficial Жыл бұрын
Asalamucakum waxankurinyoda markasta tug guriga jabsadey anago hurudna waxan arkey Markan sokacey gurigi oo lajabsadey albabkiyo furan mise hurdadan kaso Kacey mise wuxu wa rinyo
@fartusaid80543 жыл бұрын
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah
@fariidomaxamed16453 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@munamohamed70853 жыл бұрын
Ascwrwb walal Ilahay haku xifdiyo waxan ku riyoday wiil an dhalay oo cunaayo eyga timihiisa kalarkana waa garay iyo black maxay noqonee jzkl khayr
@mabruuka2634 Жыл бұрын
Aniga agoo lacag xadaya baan ku riyoodey 😩😂
@AbdiAbdikadir-i4w2 ай бұрын
Walale maxaa keenah riyadah cabsidah
@farixaahmed30742 жыл бұрын
Wllo aniga waxa layga xaday buug iyo sawir kur ah albaabkana wanka xidhay lkn albabka hoostiisu kala baxay ana muhiim uman arkayn wuxu iga xaday
@aamina97852 жыл бұрын
Kan anigu ku riyoday waa uuu carayey mann qaban tugaa
Asc pls waxaad iso fasirta labo jeer ku riyoodaya dumashigaya dharkiisa oo la xadayo
@Sahro-ze3oh4 ай бұрын
Sheeqoow Waxaan ku riyodayTuug gurigena Cid ijaar ugu jirtoAma I dagan wax ka kazoo baxsadey tuugana waxuu u ekaa nin Xaafada daganlabo guri iyo .jid.Cade.ayoo dhaxeyo.darbiguu.kasoo booday hadana darbiguu kazoo boo day ayuu ku noqday Ani Culays.waan u jeeday.mana.ka dhigin
@Malikahmed9613 жыл бұрын
Riyada timaha laguu dabayo iiso fasir wll
@SihaamSharmaje9 ай бұрын
Asc waxaa kaa codasana ina iga sowacado wsbaka
@ayanmohamud8473 Жыл бұрын
Sheekhoow nmbrkada ma heli karo adoo raali ah
@ilwaadgwal31073 жыл бұрын
Wllo mel lagala so xariro iso sheg
@najmacumar41402 жыл бұрын
Sallhu calehi wasalam
@jamaldiinofficial49433 жыл бұрын
Sheekh kawaran hadaa ku riyootid adigoo Quran akhrinaayo
@fasirkariyooyinka3 жыл бұрын
wuu soo socdaa jawaabtaas wll ins hallah saacado kadib ka daawo kzbin.info/www/bejne/mmK5f2mebdJnb5o muqaalkas channalka ku xiran ins hallah
@CnuurcraxiimAmiin5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@najmacumar177 ай бұрын
Bisinka tuug mar walba ku riyoda hana ga cabsiiin
@ikraammohamed5717 Жыл бұрын
Walalayalow ninkan fasiradiisa see u fahantan wa yaabe bal sifican uso fasir tuug badan o guriga guranaya o alab yar yar qaatay on mihiim ahayn bananka igaga daba yimi mobile ka ayay igu qabsaden dad badan ay ka aruursanayan mobile lada
@fadumoabdi5763 жыл бұрын
Riyaxun hadaytahay marabo
@oksure74852 жыл бұрын
Shiekh garigayga cusub oo kayga cadayo ku riyiiday iyo gabar iga meshan ku parking gareyay aan ka wayay gariga
@Xanaanmaxamedaxmed7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Dahirmuse-f7e11 ай бұрын
😮😢😢😢
@SuhaybCabdi-t6b9 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Uknownw2 жыл бұрын
Riyada tuug raba guriga inuso furto anago kujirna lkin wali muso galin lkin wuso furi rabay albabka wan maqlaynay wana udiyaar garoowney ani iyo ninkeyga marka maqalnay inuso furirabo albabka guriga ayanka bxay riyad
@fartusaid80543 жыл бұрын
Sheekh waxaan ku riyoodey aniga iyo walaashey Oo gaari wadney waxaa naga soo hor baxa jidka oo madoo oo bohol ha jidka hortiis waa cagaar quruxbadan
@fasirkariyooyinka3 жыл бұрын
JAWAABTA WAA TAN kzbin.info/www/bejne/rZPUk5iblK-Sndk
Acs walla aniga waan ku riyoodey nin iuo naa tiiisa oo baabuur wataan ninka baa iyire soo raac baabuur ka mar kaan raacay waa ila fakadey woo dii dey inuu istaag. aniga ma leey furin ninkiihi waan isdagal ne ninki raruurta. Aan udhaley
@Fardososaid Жыл бұрын
Woso galy wll hdini walaa qabty Wana arky Bal sificn ima sojawab
walaal muqaalkan aan hoos kuuso dhigey channelka ku xiran ayaan soo dhigi rabba 1 saac kadib halkaas ka dawo kzbin.info/www/bejne/mmK5f2mebdJnb5o
@ayanmohamud8473 Жыл бұрын
Asc Sheikh, aniga walal waxan ku riyooday anoo wado maraya baan arkay qof dumara oo qof weyn ah oo nin tuug ah oo dhalin yaro ceyrsaneysa, markan weydiiyay beey igu tiri waa tuug la qaban is iri markan ku dhaqaqay beey kab mise wax gacanta ugu jiray madaxa uga dhufatay markaasan baqay oon is iri armuu dilaa markaasan qeylo afka furtay oo ku dhawaaqay tuug anoo isleh soo bixi dadka oo dhan waxaan hadana kusii dhawaaqay walalkey magaciisa hebeloow oo cod dheer aan waligeey ku qeylin gurigeena ii dhowaa markaasaa Hooyadey iyo gabdho walalahey baa soo yaacay wiilki aan u qeylinayay muuna kujirin dadka, gurmadki markuu yimid Islaanti baaba igu qeylisay aan caawinayay maxaad u qeylinaysaa oo dadka isugu waceysaa beeyvtiri aniga naxdiin ,waxaana soo kacay anoo naxsan wadnaha igaraacmayo
@ayanmohamud8473 Жыл бұрын
Wax badan baan soo qoray walal lakin fadlan iisoo jawaab
@jazerabdi9316 Жыл бұрын
Walal whats up number kaaga ayaan rabey insha allah
@ifkaxasan74332 жыл бұрын
sheekhan balaaqadiisu aad ayaay u hoosaysaa hadalka wuu da dajinayaa eray bixin tiisuna af carabi ayaay u badan yihiin intaan fahmay iyo inta aanan fahmin inta aananan fahmin ayaa badan
@rahmaali3071 Жыл бұрын
Ninkaan waa beenloow acuudu bilaah
@MaxamedXuseen-f5z6 ай бұрын
Cabsi weyan riyadan
@jazerabdi9316 Жыл бұрын
Walal whats up number kaaga ayaan rabey insha allah