TIMO SOO JIIDASHO LEH SHANLADEE KA BILAABATAA

  Рет қаралды 48,400

Quluud Hair Affairs

Quluud Hair Affairs

Күн бұрын

Пікірлер: 341
@QueenSomali-y9t
@QueenSomali-y9t 3 ай бұрын
Abaayo shanloyinka muqdisho noo keen
@QuluudHairAffairs
@QuluudHairAffairs 2 ай бұрын
Brushka wuuyalaa lkn shanlada weeyn usoo socota bishaan inshalalh Numberkaan laxariir +252612481986
@cafiifacafiifa8947
@cafiifacafiifa8947 2 ай бұрын
Mahadsanid abyo ​@@QuluudHairAffairs
@aishaayuusha-zg4sv
@aishaayuusha-zg4sv 2 ай бұрын
​@@QuluudHairAffairsthank you
@Leylocdy
@Leylocdy 2 ай бұрын
Abaayo tindyda dhirir urabaa weyna daaddanee😢​@@QuluudHairAffairs
@qamarcalimacoow3772
@qamarcalimacoow3772 2 ай бұрын
Abyo igu caawi tinta ma ii baxeyso waxna uma awoodi said eh tugul waye side ugu fudud ee igu dheeran karto isheg plz🙏​@@QuluudHairAffairs
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 3 ай бұрын
mashalah inanta wa runteed cilmiga timaha si fiican ayay utaqaana dhanka shalnada ama saqafta kuwa yaryar ayaa ku feeranjiray waligay malin dhawayd ayaa soo iibsaday saqafta wawayn wlh cajiib waxba igama go,in si nasiiba isaka soo gatay
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤
@abdiali402
@abdiali402 2 ай бұрын
Madoowga aan yarayn waaye taan isticmaalo mana la la isticmaalo groub b ayaan ahay gabdho waawaliishiina OO idin leh kusaliya nabiga scw
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤❤
@Heaven-u9
@Heaven-u9 2 ай бұрын
Fiiri haka boodin casharka fadlan balanku wuxuu ahaa routine ka timaha asbuuca sida loo hagajinayo please waxyabaha muhiimkaa kaso haddal 😢shanlo barnamij hak dhigin adi awoda inaa video ga dhexdisa
@JuweyriaAbdalla
@JuweyriaAbdalla 2 ай бұрын
Shanladaada inaa laguu saxo iyo inaa qoftimihiisa daawatid kee kuu fiican abaayo keep going baankulee yaha suaashaydii na iigasoojawwaab❤
@Bahja-k5p
@Bahja-k5p 3 ай бұрын
Group A shanlada somalida caadiga ah oo ilkaha yar leh tintane wey goyne😢
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
Tan alwaaxa aa ka fiican abyo tan somalida cadiga naqshadeda waye dhibka
@ShamsaHassan-co9ir
@ShamsaHassan-co9ir 2 ай бұрын
Msomali Gani anaacha kichwa chake wazi
@HananAli-y1z
@HananAli-y1z 3 ай бұрын
Abayo isbucii 2 ama 3 cshar no so gali hdda awoodo 🙏
@Maxkamada-n8h
@Maxkamada-n8h 2 ай бұрын
TEAM QULUUD ONE LIKE 👍 ❤❤
@Aminojnh
@Aminojnh 2 ай бұрын
@edmanmohamud4431
@edmanmohamud4431 2 ай бұрын
Abayo qaabk ugu fiican loo shanlaysto iyo nafaqooyinka lamarinaayo nala wadaag
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 3 ай бұрын
Jasakallah xbbti shukran ❤❤❤ waxaad nala wadaagtaa muuqaalo aad iyo aad ayaan ugu baahanahay waan kanga mahadcelinaa mahadsanida noosoo muqaalada timaha ❤❤❤❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 ай бұрын
Shampoyinka iyo nafaqooyinka so gali 3c u fiican
@AmisheyAhmed
@AmisheyAhmed 2 ай бұрын
Team B ehay shanlada brushka eh isticmaala 😊horaan kaligey isticmaali jiray hada lkn xfda Dan ba idahdho brushkaadhi nasii anina wan iskasiiya xasidnimo mafcnay😅😂
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
HHhH masha Allah tahay deeqsiyy lkn mid labad so gado tasna wada sii 😂
@dr.amalmohamed7607
@dr.amalmohamed7607 2 ай бұрын
Abyo i have done all ur vedios plz nosoobadi waasugynaa me 3A , go aan qaatay inaa badalo routine kayga from today cz i need to shine at the end of this series 😊 we are truly proud of u dear❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤
@DiidanTolmoon
@DiidanTolmoon Ай бұрын
Mahadsanid abayo wax badan kaa faaiiday.
@Sabirin81
@Sabirin81 3 ай бұрын
Team B ahay timada weee idaatan lkn shanlada waawayn is ticmala, brush kana waa isticmala, jnsha allah next vedio kasoo dhig qaabka loogu shanleyo, shanloyinkayga ani bes ah ku isticmala❤mahadsanit abayo❤
@aishaayuusha-zg4sv
@aishaayuusha-zg4sv 2 ай бұрын
Asc walshay Quulud musasalkan ad iyo ad ayu I canfacaya wad ku mahad santahay sida ad nagu so dadashay ❤ keep going
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤
@Naano970
@Naano970 2 ай бұрын
Aniga way bixi waayen waanay go ayaan imbadan ka go aysa😢😢 wajilisan yiin waxna ma marin wa udgalasho
@farduusacarab1505
@farduusacarab1505 2 ай бұрын
Anina kulaa mida ahy
@HibaaqMohamed-z8e
@HibaaqMohamed-z8e 2 ай бұрын
Shanlada waa layla isticmalaa wana shanlada cadiga ay somalida ubadan tahay tintayda kalar waligay mamarinin jilciso mamarinin lakin damej ayay qabtaa oo qayb waa qafif qayb waa ay badan tahay qayb waa qalel qaybwaa cadi wana carly tintayda mahadsanid abyo
@xamdaxiis6580
@xamdaxiis6580 2 ай бұрын
Masha allah shanlo iyo burush❤❤ alla maxa wax badan kaa bartey qali quluud xita ano biyo ku bufin ma shanleyo thanks xppti🎉🎉🎉🎉❤
@nastehaabdiabbi2023
@nastehaabdiabbi2023 2 ай бұрын
Shanloyinka cagaa carbi iyo mida waweynaka o somalidu canka kutahay
@saudahmohamed1437
@saudahmohamed1437 2 ай бұрын
Mahadsanid abyo❤ Casharo aan u baahneen oo faaido leh ayd na siisaa,guuleyso wll qaali🎉
@MiiraMiira
@MiiraMiira 9 күн бұрын
Mahdsanid qli😊
@zeynebali6957
@zeynebali6957 2 ай бұрын
Thank. WAXAAN. Leyahay. Timo. Jilcan. Oo.dheer Markan. Takada. Kuxiro Lafta. Melo qar. Wa muuqdaan.
@Hamdisalad194
@Hamdisalad194 3 ай бұрын
Abayo mar kegi hore timahega waybadnajiren lkn hada wey yaraden waxan mariya agtif e wax madhibta maxasa ufican mariya
@faihas-y3s
@faihas-y3s 2 ай бұрын
Waxan isticmaala mid dhagaxa oo Yar oo afkeedu isku dhow dhow yahay AND THAT’S THE PROBLEM!! 🤦‍♀️🤦‍♀️ Waxaan islahaa malmahan maxaa timahagii badnaa eed seexin kali la’ayd jifiyay ee yareeyay 😂😂😂
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 Ай бұрын
Timahayga abyo said dadanayan jilciso iyo kalar iga haleyen see uso celin karah foda hore xtah waiga biben qafif noqden
@unknow1871
@unknow1871 2 ай бұрын
Abyo vedio ka kan kahoreeyay maskiga and conditions ka iyo moutizure iyo leave in conditioner ugu fcn aad taqaanid nala wadaag waan ku wareeray iyaga dhan mid all qeybaha timaha lo isticmalo no sheeg vedio noogu samee😢
@xabibohassan9835
@xabibohassan9835 2 ай бұрын
Abyo dhibka tinta iga hesto wax waye wax walbo aan isticmalo tinteyda ma qaadato teda kle dhibka ugu ween wax waaye tinteyda waligeeda dhagta ma dhaafin waa low prsti curly 3a marka qof marwana wan ahay su aasha aan qabo waxa waye majirta tin aan bexeynin ? In aad ii soo jawbto aan rajeynaa quruxey thanks ❤
@hawaoumalkair5490
@hawaoumalkair5490 2 ай бұрын
Groupe B
@AmusedFrogmouth-tz6fi
@AmusedFrogmouth-tz6fi 2 ай бұрын
❤tamasha weegogo aanabaayomaxaan marsadaa abaayo isoo sheeg❤❤❤❤❤
@MaryamoMaxamedabukar-sh4xt
@MaryamoMaxamedabukar-sh4xt 2 ай бұрын
Halnoc bisle isticmala mida yarista ah labada dhinac leh mida kuxigta xoga kawayen wana lela isticmala
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 3 ай бұрын
Low porosity ahay 3b , tinta marka dhaqo oo maba qalaleyso goormeba salid marina shalay tintayda dhaqay ilaa hada wey qoyantahy
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 2 ай бұрын
Abyo ma ifahan siin karta ani wa fahmi wye low io hay porosity
@RedwaanHassan-d6z
@RedwaanHassan-d6z 2 ай бұрын
Tinteyda afka ayey ka xirantaaa mxan ku sameya oo iiga ba aysa
@dahabomohamed3959
@dahabomohamed3959 2 ай бұрын
Xaadir xbbty quluud aniga brushkga ayn isticmla iyo shanlo ilko kala baxsan leh guriga wan ka qarsada aniga kaliya aya isticmala ❤
@AminaMusse-r7v
@AminaMusse-r7v Ай бұрын
Amina❤❤ ❤❤
@Ayanidil.
@Ayanidil. 2 ай бұрын
Thanks sister but I would like inaa xijan xirato because I live you and wanaaagaada jeclhy please respect your religion and what Allah says❤
@zaalaxayup2505
@zaalaxayup2505 2 ай бұрын
Abaayo routinki ha iloobin 2a high porosity kasoo bilow
@Catiifo-gl4en
@Catiifo-gl4en 2 ай бұрын
Shanlo cadi isticmaal family isla isticmaalnaa tan kale abyo isbuucii 2jeer video noo soo gali ama video daqiiqadaha noo kordhi hadeey macquul tahy❤
@Userabtazia
@Userabtazia Ай бұрын
Timaha waxa fogeeya noosoosheeg abaayo pls😢
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 2 ай бұрын
Abaayo product sida masjuraysar ka saliida cerly cream halkee kahelna abaayo waxaa ahy dadka curly 1a and procity lower yahy
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 2 ай бұрын
Asc wllo anigu, qof,kulashanlayto ilaa,wagaan yaraa iigar bay aheed shanladaydu
@RidwanSiyaad
@RidwanSiyaad 2 ай бұрын
Shaladaan 🪮🪮waa kan waana isla isticmaanaa 2 shalo guriga taalo lkn ani midan cml soo kate kenya tinteeda GroupA lkn waa wax yar tin teyd wey kadhaxbexee mashal leyneeso mida waaweyn maxaa xala😔
@HiboQooryare
@HiboQooryare 2 ай бұрын
Aniga b ahy shanlada somaliya taalo lee isticmaalaa brush hada kahor ku shalay is dhahy dhib ka qaadee waayo ani biyo io saliid lee isticmaala tintaydah waxaana ahy dadka timaha badan oo cabaar kabacdi afka isaga dhageyzo
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 2 ай бұрын
Shanlada wood ka o space ka leh wan isticmala tin igama goysa lkn tan kale a heysid tinta we iga goysa
@amuunjama126
@amuunjama126 2 ай бұрын
Timahyga jilciso kalar midna ma iimarsana lkn problem weyn bay qaban daadasho jajab bixid la aan siisibasho salka ah so i think im group A with problem not chemical damaged
@Bushra-td1bh
@Bushra-td1bh 2 ай бұрын
Timaha go go aayo abayo kasohadal qafif waye mxan mariya please abayo
@fihima6618
@fihima6618 2 ай бұрын
Wll Hargeisa ayaan jooga sideen ku helikaraa shanlada space-ka leh
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 ай бұрын
Wll wxay taaala asli mines
@kharizah1081
@kharizah1081 2 ай бұрын
Shanlo waweyn io carbi gabdhaha ila dhashe dhan wa isla isticmalna🙂
@MaryamaMaxamed-it5bg
@MaryamaMaxamed-it5bg 3 ай бұрын
Abaayo meeqamar kulahadle ani low aa ahay 3c waaehe marka shanbo iyo nafaqo igu haboon iisooshek plz😢
@NuuraMahamed-z7k
@NuuraMahamed-z7k 2 ай бұрын
Quluud full routine timaha 3a and high porosity ah noso samee please
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤
@JuweyriaAbdalla
@JuweyriaAbdalla 2 ай бұрын
Abaayo lamberkaaga ma iisheegi kartaa adoo mahadsan😢
@EzaBella-m4g
@EzaBella-m4g 2 ай бұрын
Mahadsanid abayo noso badi ❤
@NasrinAhmed-n3e
@NasrinAhmed-n3e 2 ай бұрын
asc abyo sidee loo dalbadaa alabtada wanku wareeray
@rumanmoha709
@rumanmoha709 3 ай бұрын
Abayo pls tinta aad bay iiga siibmeysa shanlada wey buuxsameysaa 😢😢 tan kle video hore wax yalaha aad soo sheegtey sida maskiga curly cream conditioner ka kwa ugu fcn noso sheeg
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 3 ай бұрын
Aniga sidaas ah runtii wayba iga dhamaden aniga subxanalaah
@NimcoDagan-kj1fx
@NimcoDagan-kj1fx 2 ай бұрын
Dee quruxey shanloyinka nosoo dhiib ileen waxanan heli karin in naloo sharaxo waxba nooma taraso
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 2 ай бұрын
waligey mafooneysan shanla in liila isticmaalo maba jecli e Nairobi shanlada makahela.
@Hafsa_cuud
@Hafsa_cuud 2 ай бұрын
Shalo waaweynta caadiga isticmaalaa waana la ila isticmaalaa
@ayaanmaxamad1165
@ayaanmaxamad1165 3 ай бұрын
Gourp B Baan ahay shanlo yar yar ku shanleystaa tintii waa nacay inaa iska xiiro baa iheysa😢😢😢 iga soo gaara
@najlaboqoradamilaano
@najlaboqoradamilaano 2 ай бұрын
team A
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Anani kaligeey waxa sooshaqeysan dhari goni usarasho uguronow raaxooy ruqiyaaba kaa roon hadaan kuriimeey iriixdaa anaga goni wax nolasin jiray timaha hadi dono waa jaran jirnay shalahaba jarida kajecleen timaha salida kabadi yaa laga qabaninee
@Maymuun330
@Maymuun330 3 ай бұрын
A iyo b mau dhexeen karaa weligey jilciso halmaraa marsaday markiiya igu danbeesay iguna horeesay kalarkana madowesada gacmaha Lamarsada marsan jiray marhora igudanbeesy 5sano wax kalar ah ma marsan
@Xaliimocabdi8844
@Xaliimocabdi8844 2 ай бұрын
abayo side loo ogada inay qabto aflaqa plz no sosheg❤😢
@haniali2250
@haniali2250 2 ай бұрын
Plz next video shambda iyo salido fcn nosheek
@QamarQamarmaxamed
@QamarQamarmaxamed 2 ай бұрын
Jilciso iimarsan mxa xal ah abyo🥺
@MiiraadeydaaTwalbah
@MiiraadeydaaTwalbah 2 ай бұрын
AByey anoo jilciso marsdy ma marsankaraa dhaga yara iyo basal❤😢
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 2 ай бұрын
Wll waxan ku dhereyo iso sheg😢
@FAADUMOBEATYSALON
@FAADUMOBEATYSALON 2 ай бұрын
Abaayo agoolka maxaa lagu sameeya
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 2 ай бұрын
Abyo aniga timaha way iga daatan wxna ima marsano lkn hda saliid ayan sameystay qumbe ayan ku kariyay dhaga yare ubaxa qalalan iya xabad sowdo xulbo sanjabiilka qoyan
@Taliziina
@Taliziina 2 ай бұрын
Thnkz qalpiyeey
@HoodoNuradiin-o9n
@HoodoNuradiin-o9n 2 ай бұрын
Abayo ka so hadal timaha tuxubta le
@btsarmygirl9694
@btsarmygirl9694 2 ай бұрын
Group B ban ahay color ban mariye halmar lkn waxa ahay Wavy 2C Iga so gaar abayo
@FaadumoShire-c4w
@FaadumoShire-c4w 2 ай бұрын
Timaha boratiinka la mariyey ka waran wll ka soo hadal
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 ай бұрын
Wll aniga tintaydu xoog bay gunta uga sooo goo,aaan mxn sameeyaa
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 2 ай бұрын
Abayo ilahy kacabso timuhu ine yihin coro maoktid miya abayo ilahy kacabso 🎉
@AniisaMaxamuud-v2j
@AniisaMaxamuud-v2j 2 ай бұрын
abaayo tintaytu guntay kasoo go aysaa maxan sameeya
@meymunmohamedsiyaad795
@meymunmohamedsiyaad795 3 ай бұрын
Plz timaha daciifka ah daaweyn tooda kasoo hadal abaayo
@nasrocabdi5397
@nasrocabdi5397 2 ай бұрын
Xaadir ustad quluud ❤ group B ahye means damage hair leyahy
@aziiza9281
@aziiza9281 2 ай бұрын
Aniga timaheyga qafif wye xoga wala arka salka mxaa xal ah oo strong uga dhiga 😢
@naemamuuse432
@naemamuuse432 2 ай бұрын
High porosity hair products ka soo hadal please
@_____7661
@_____7661 2 ай бұрын
Group A ahay Haa WAa Layla isticmala wana brush
@muniishmuniish8983
@muniishmuniish8983 2 ай бұрын
Thnks sister lkn shaladan inte laga helaya somaliya ma tala tan
@ShooMoha
@ShooMoha 2 ай бұрын
Burashka ayaa ku shanleestaa cidna lama shanlesti abyo timaheyga afka ayee iskaaga dhagaayaan mx xalaa
@fadumoabdulhi911
@fadumoabdulhi911 2 ай бұрын
Ani shaladi waynayd bari hore isticimalah
@nastehohashi-c1t
@nastehohashi-c1t 2 ай бұрын
Tinteda color ma ii marsano jilciso neh waligee ma marsan hada neh wee daadanee abyo😢
@Bushranoor-n8o
@Bushranoor-n8o 2 ай бұрын
Shalda walaila isticmala wana any shanlo oo adag😢
@IfrahAbdirazak
@IfrahAbdirazak 28 күн бұрын
Abayo timaheyga jilciso marin jiray dhibato ka bixi wayy timo tiro badan qawaa oo hadan shaley isdhaho garbaha i xanunaa saas jilciso umarin jiray lkn jilcisada waxan ka dhaxly dadasho jajab timo aan qurxanen foneye ebar ugudhigay 😂😂 marki danbo waan xiiray walibo sakiiin alx hada hal sano igo day way iso baxdy waxan rabaa inee dhaqsi iso baxdo waxa qalelka ama fuufka iga yareyo noso gali abyo shan ladadaneh gurigadhan isla is ticmalno😂😂
@fardowsahusseinmaalim788
@fardowsahusseinmaalim788 2 ай бұрын
Walaaley quluudhey aniga tima qaleyl abayo igacaawi
@QamarRikoor
@QamarRikoor 2 ай бұрын
Abyo gabadheyda A ah tintedana waa malaas said ah waxan uma riya hal mar cilaan iyo ukun hadane mar kale uma ma rin 😢
@HaniLiiban-hg9fu
@HaniLiiban-hg9fu 2 ай бұрын
Aniga shanlooyinkan danbe oo tinta ufiican isticmaala lkn 4gabdhood ku istcmaalnaaa
@HaniLiiban-hg9fu
@HaniLiiban-hg9fu 2 ай бұрын
Brushka istcmaalNaaa
@salmaadan9424
@salmaadan9424 3 ай бұрын
Ani shanlo caadi eh gana weyn ku shaleynstaa mid kale kuma shanleyn karo Tinteyda badan lkn ma dheero
@ajmala522
@ajmala522 3 ай бұрын
Abayo xal maloohelaa tinta frizzy oo hdana split bey leedhy oo weykalafiiqmee xalka mainaa jaro baa mise 😢
@FardiinaQurux
@FardiinaQurux 2 ай бұрын
Abaayo tinta lafteda waala arkaa marka maxaa sameeya
@SaaraHaji
@SaaraHaji 2 ай бұрын
B Baan Ahay Chemical MaMarsado Wey Ika Gurantaa
@SubeerXasansh
@SubeerXasansh Ай бұрын
Quluudo shanlada waaweyn magced
@munamohamed1078
@munamohamed1078 3 ай бұрын
Abaayo shanlada an isticmalo waa mid afkeda gaban yahy timahaygana aad bay u gurmayaan dhibaato wayn baa haysato wax kiimiko ahna ma isticmaalo
@NasroAbdiFarey
@NasroAbdiFarey 2 ай бұрын
Abyo Maxa kugo dhacay musasalka hala han miya nogo gusay 😢
@rukiamursal9017
@rukiamursal9017 3 ай бұрын
mashallah
@asmaacabdikariim3691
@asmaacabdikariim3691 3 ай бұрын
Naa hppiyal plz tintaan ka quustayeh iigu duceeya 😭😭
@Farasta_Cad1
@Farasta_Cad1 Ай бұрын
Team A Waa idin salamay 😂
@mandeeqyarey1478
@mandeeqyarey1478 2 ай бұрын
Haa wa leyl is ticmalaa way iga dadneysaa lkn waxa kimiko ma marsdo aboyo
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤
@MiinaSaciid
@MiinaSaciid 3 ай бұрын
M.a abaayo shalda waye burush maya b wayae wayo qaleel iyo goow waye
TIMAA BAXEENIN (RAG&DUMAR)
12:09
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 25 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 40 МЛН
OKE MAXA LAMARINA TIMAHA ?
10:24
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 48 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 352 М.
از ۲۲ تا ۳۲ سالگی چی یاد گرفتم؟
14:04
Zahra Jafari
Рет қаралды 8 М.
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
MY RAJO
Рет қаралды 140 М.
The Secret to Fixing Oily & Dry Hair
13:49
Blowout Professor
Рет қаралды 4,3 МЛН
Ilkacase qeys Boqorada Putland  Arooskii sundus saacid
3:21
Moha Films
Рет қаралды 1,3 МЛН
TIMAHA LOW HAIR POROSITY
8:26
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 24 М.
SELF CARE ROUTINE🛁🧼 BY RUUN CHANNEL 🥰🥰❤️
3:54
Ruun Channel 🥰
Рет қаралды 10 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12