Tobanka Bishaaro ee Ku Jira Salaada Subaxa | 10-Ka Bishaaro ee Ku Jira Salaada Subaxa

  Рет қаралды 470

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

Жыл бұрын

Salaadda subax oo lala tukado Jamacada masaajidka ayaa leh fadli aad u weyn waxaana cadeeyay Axaadiis badan oo Rasuulka Allah (scw) ka sugnaatay:
Qofka Salaada Subax Masaajidka Jamacada Kula Tukada Waxaa Loo Qori fadliga iyo Ajarka Qof Habeenkii Oo Dhan Cibaado U Taagnaa.
Qofka Salaada Subax Masaajidka Jamacada Kula Tukada Wuxuu Ku Jiraa maalinkaasi Naxarista alle iyo Damaanada Allah .
Qofka Salaada Subax Masaajidka Jamacada Kula Tukada, Malaa’igtu Waxay Allah u Gudbiyaan Warbixin Fiican, isagoo Allah uga ogaal badan iyaga .
Allah (sw) Wuxuu Balan Ku Qaaday Qofka Tukada Salaada Subax iyo Casarka inuu Janada Galiyo.
Qofka Salaada Subax Masaajidka Jamacada Kula Tukada Waxaa Loo Qoraa inuu Bari Ka Yahay munaafaqada, Maxaa yeelay Munaafaqu Salaada Subax Ma Yimaado.
Qofka Salaada Subax Masaajidka Jamacada Kula Tukada Allah (sw) Wuxuu Siinayaa Maalinta Qiyaamo Nuur iyo iftiin Dhamaystiran.
Labada Rakcadood Ee Sunada Ah Ee Salaada Subax Ka Horeeya Waxay Ka Fadli Badan Yihiiin Aduunka iyo Waxa Ku Dhex yaal.
Alle ha naga kuwa ka faa'iidaysta fadaa'iisha ku jirta Salaada Subax Aamiin Amiin yaa rabi

Пікірлер: 1
@asmamohamed4564
@asmamohamed4564 Жыл бұрын
Wlhi wa run
Tobanka Caado ee Dadka Farxada Badan ay Leeyihiin
8:31
TOBANLAYDA
Рет қаралды 723
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
DHIBAATADA UU LEEYAHAY HADALKA BADAN (TALKATIVE)
11:26
WACYIGELIYE CHANNEL
Рет қаралды 7 М.
The Amazing MYSTERIES of CATS in Islam
13:33
Virtuous Islam
Рет қаралды 366 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН