TOBANKA SHAQO EE UGU LAYAABKA BADAN

  Рет қаралды 425

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

Жыл бұрын

Dadka bani'aadamku waxay arroor walba u kalahaan shaqo si ay nolol maalmeed kooda u dabbaraan ooy baahiyahooga gaarka ah ee kala duwan ay u daboolaan
shaqooyinkaas ay dadku ka Shaqeeyaan waa kuwo kala duwan intooda badanna Waynu wada naqaanaa qaarna waaban ka shaqaynaa balse waxa jira shaqooyin badan oo aadan rumaysan doonin inay jiraan kuwaas oy dad mushaar ku qaataan Hadaba daawade muqaalkan waxaan idiinkusoo bandhigi doonnaa, tobanka shaqo ee ugu layaabka badan caalamka ee lasocod wacan.
Fadlan hadii aad ku cusubtahy jaanalka sabskraayb noo saar gambaleelkana furo si aad u hesho muuqaalo noocan oo kale ah mahad sanid.
1. Shaqada In qof kilkishiisa la ursado
2. Shaqada In qof loo galo saf
3. Shaqada In taargada gaariga la qariyo
4. Shaqada la ursado warqadaha musqulaha
5. Shaqada kala garashada digaagga labka iyo dheddigga
6. Shaqada Nadiifinta matagga
7. Shaqada oohinta iyo baroorta
8. Shaqada dadka lagu riixo tareenada
9. Shaqada Inaad hurudo
10. Shaqada In la dhaco bangi si sharci ah

Пікірлер
Duco si dhakhsa loogu helo lacag iyo shaqo
3:01
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 374 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
Tobanka Caado ee Dadka Farxada Badan ay Leeyihiin
8:31
TOBANLAYDA
Рет қаралды 723
Toban Calaamadood oo lagu garto saaxiibka been abuurka ah
6:51
Wakhtiga ugu mudan noloshaada wax ku qabsan karto ✔️
7:40
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 812
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН