Tolow sixirkiisii wax ma kaa soo gaadhay | Hazard | Sixiroolihii ugu darnaa!

  Рет қаралды 103,555

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/...
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 315
@derejo2707
@derejo2707 3 жыл бұрын
(ويتعلمون ما يضرهم وﻻينفعهم )
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 3 жыл бұрын
Qisada Reer Baabil Ayadoo Dhameestirin Nsoo Daay Ustaadi❤️
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
@somali lander aad iyo aad sxb anigaba ruwayadaas ayaan ku daawaday
@mohamedsiizza5356
@mohamedsiizza5356 3 жыл бұрын
Wryahe kitabki antikhiristoos aha ka fiiri halka ba kahelehe😂
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 3 жыл бұрын
@@mohamedsiizza5356 Hye Wllka 😂❤️
@mohamedsiizza5356
@mohamedsiizza5356 3 жыл бұрын
@ayuub_thiago8 wll inan tagero ku ahy so uma jedid na😂
@qamarcali974
@qamarcali974 3 жыл бұрын
sababta kaliya ee aan la imaan karnaa waa in aan alle xagiisa uga cararnaa adkaarta dhufayska noo ahna aan aqrinaa midkasta xiligeeda iyo makaankeeda allow na waafaji yaa wahaab
@aarkatogwajale4193
@aarkatogwajale4193 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll insha Allah moqifkagaa alle haa ku rumeyo ✌️
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 3 жыл бұрын
Thanks next masoniyada& dadka caanka ah💪
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Scw❤
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 3 жыл бұрын
Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢 Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲 Aamiin aamiin aamiin❤❤
@marwan4346
@marwan4346 3 жыл бұрын
Maxad la dawaraanaysa kartidaada iskusoo saar
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 3 жыл бұрын
@@marwan4346 waa nooc baryo kusoo koray.
@cabdallacumar7062
@cabdallacumar7062 3 жыл бұрын
إلى الأمام دائما يا أخي الكريم آدم.💚💙💜
@cabdirisaaqmaxamed1630
@cabdirisaaqmaxamed1630 3 жыл бұрын
Wall tariikhda garyaqaanki ina sanwayne hadad wax ka ogathy nala wadag
@marwan4346
@marwan4346 3 жыл бұрын
Aqoonyhan somaliyed aadan🖤👑
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 3 жыл бұрын
Fbc c k go hnc
@mobaar5767
@mobaar5767 3 жыл бұрын
Maji maji wax kasoo diyaari aadan sahan🙏🙏🙏
@abdallaroble836
@abdallaroble836 3 жыл бұрын
Team ciyaaraha inta ciyaaryahanka Hazard u maleeyse markii hore halkaan isku muujiya likes
@Somalifunnywaye
@Somalifunnywaye 3 жыл бұрын
Labo sanaa chennalka ku xiranahay In aan wax ka faaiido maqasarin Illahya haku xifdiyo wallal Aadn💯💯
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan khadar oo ku magac dheer aadan sahan Hal suaal ayaan jecla in aan ku weydiiyo Markaa ka hadleysay taarikhada waxaa sheegtay markuu jarmalku qabsaday paris in uu booqday xabashaha nabaliyoon Markaad ka hadleysay nabaliyoon waaxad sheegtay in uu ku dhintay meel jasiirad kun aasan yahay sidee leysku waa fijinaya laba aragtiyood Mahadsanid jawaab wacan
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 жыл бұрын
Wllkeenow Allaah Haku Sharfee Qof Nagu Wayn Ayad Tahye Aan Kula Taliyo Oo Ku Buraarujiyo Waa Iga Codsiye Fadlan Muuqlda Gabdhaha Timaha Qawan Iwm Nakuso Darin Muqlkaaga Qrxon Si Ay Uxumeyn
@fardosamohamed2055
@fardosamohamed2055 3 жыл бұрын
Kacdonkii majimaji ee tanzania wxan ku dhiganay tariikhda (kenya ayn joogaa) lkn sidan uma aqoon Waad ku mahadsantahay marwalba xogoha aad noo so gudbiso wll adan sahan
@khaalidcawl5056
@khaalidcawl5056 3 жыл бұрын
Aarbal like ta lasheego isaara. Ana aan barte
@amiinyeega
@amiinyeega 3 жыл бұрын
Mansha allah wxd soo gudbisaa wax yaalo faido noo leh allaha ku sharfo wllaky wxd i bartay wxn wligay maqal❤
@mawaahibclraxmaan1844
@mawaahibclraxmaan1844 3 жыл бұрын
UstaaD ilaahay masakaxada hakuu. DaayO
@mubaarikcolaad8787
@mubaarikcolaad8787 3 жыл бұрын
Xogaha sahanka from 2017 up to 20 _21 ma sha allah 3 years ❤
@mohamedkorow971
@mohamedkorow971 3 жыл бұрын
I like you are videos Thanks iam in Nairobi
@Waalakasaa
@Waalakasaa 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax badan ayaan kaa faaiday Allah kubarakeeyo
@fatimaahmed3526
@fatimaahmed3526 3 жыл бұрын
Oh Allah please forgive me for everything Amin yaarabi shukarn your video mashalah
@faysalali8095
@faysalali8095 3 жыл бұрын
One of my favourite channel ❤ 3 sano ku xiirna kanalkada
@qaalidabdirahmanmohamed7063
@qaalidabdirahmanmohamed7063 3 жыл бұрын
Saaxib mahadsanid
@goldman6733
@goldman6733 3 жыл бұрын
Sidan adi kUu dhagaysTo macalin Uma dHagysTo allah hakugu anfoco aqoonTada wllo
@alihersi7825
@alihersi7825 3 жыл бұрын
Amiir Aadan rabi ha kaa rali noqdo waxaaad tahay qof garasho dheer
@yacquubibraahim5644
@yacquubibraahim5644 3 жыл бұрын
Wll Aadan waxan ku waydiiyay dadka qaarba sameeya intay quraan soo dhigaan wadnaha raaciya maku dambibaa mise waa La isticmaali karaa Iisoo jawaab adoo mahadsan wll 😊
@a-alfatixi.3017
@a-alfatixi.3017 3 жыл бұрын
Maansha Allah walaal. Bal inantaana jacaylkana mar barnaamijka inoogu casuum..
@ficilwanaag1548
@ficilwanaag1548 3 жыл бұрын
Walal.. kahadal........ Ereyga............(goat).......... Eey soomalidu isticmaasho..........🐐🐐🐐🐐🐐🐐
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 3 жыл бұрын
وماهم بضارّين به من احد الا بادن الله ، ويتعلمون مايضرهم ولاينفعهم ،
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 3 жыл бұрын
Ilahay aqonta haku barakeyo weligay ma arag qof kaa xogagal san arimahan aad ka hadasho
@hanadrosez5115
@hanadrosez5115 3 жыл бұрын
Zxp kaynaan kasoo hadal wll
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Saaxiib ✅ Walaal ✅
@ifrahahmed4206
@ifrahahmed4206 3 жыл бұрын
Ascm wll wxaan uu bahna inaad tarikhdi kharudiin barbaroos nooso galisid
@ahmedali-vp7fb
@ahmedali-vp7fb Жыл бұрын
Ilahay ayaba ino shegay waxanu yidhi waqaala qareenuhu haada maa ladaya catiid midi wa raqiib iyo catiid oo kuwaasi wa malaaig oo iyagu shaqadoodi ayay watan laakiin qareenka kale wa basaaska jinka waana halis sido kale nabi yacquub waatuu yuusuf kulaha yaa abii laa taqsus ruyaaka fainna kaana shaydaanu caduwun lil muuminiin cs qisooyinkaaga iyo siraahaaga hawga waramin walaalada maxa yeelay shaydaanku waa cadawgii muuminiinta marka waayahaaga laabta ku hayso ayuu nabi yacquub ku laha hadii kale qareenka cadawga ayaa walaalada kugu dirayee yuusuf waati cee!ka walaaladi ku rideen marku sirihiisi haysanwaayay wayo ciyaabu aha marka
@mobaar5767
@mobaar5767 3 жыл бұрын
Waana taariikhda form 3 lagu dhigee Aan wax ka ogaanee
@naygolokente4374
@naygolokente4374 3 жыл бұрын
Keep going pro sahan xogaha
@apthurahman_thahir4994
@apthurahman_thahir4994 3 жыл бұрын
Asc wallo aadan inta aadan xuzhmaD u hayza like iizara🙏🙏
@abdikaniceero1141
@abdikaniceero1141 3 жыл бұрын
M.A bro haru soco Aadanoow
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Thanks wll Aadan
@Maxamedsomali
@Maxamedsomali 3 жыл бұрын
Walalayal SUBSCRIBE ii sara ilahay waxad ku faraxdan if iyo aakhiraba alle haydin siiyo inad igu caawisan ban u baahanahay
@mohamedcabdalegym3601
@mohamedcabdalegym3601 3 жыл бұрын
Aadan khadar cali musharax cuzub ee golaha deganka gobolka raga Do you vote it ✅ Me yes ☑ Adoon qabiil ku raacayn AMA ugu codeyneyn
@asmaraden6779
@asmaraden6779 3 жыл бұрын
Hadii ay taasi dhacdo waxan isku dayidoona inaan burco imaado oon u codeeyo aadan from hargaysa idaaacada
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
Lkn isagu madoono xilka ilatahy
@Ahmed_farah_m_dalab
@Ahmed_farah_m_dalab 3 жыл бұрын
Hadey dhacdo taas aniga dhanka Kenya ayan ka iman lahaa sii an udorto 🙏
@ramlocadey533
@ramlocadey533 3 жыл бұрын
Muqdisho malooga so codeyn kara
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Hargeisan Codka ka Soo dhiibin zxp
@cabdishakur6259
@cabdishakur6259 3 жыл бұрын
Masha Allah, shukran wll, ur doing a great job. May Allah give u the strength and courage to continue. .................... Maji maji rebellion of Tanzania So "maji" is a kiswahili word which means water I stand to be corrected
@daudabdirashidawil4419
@daudabdirashidawil4419 3 жыл бұрын
luuqad laga hadimaayo maji waxay katimid kalmada carabiga ah maa
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Maaji barnaamij nooga soo diyaari aqoon yahan somaliyed aadan sahan
@xasanxarago4168
@xasanxarago4168 3 жыл бұрын
Keep going Aadan zahan zhp
@yaanyehire6567
@yaanyehire6567 3 жыл бұрын
HORAY UZOOCO ADAAN SAHAN
@Seven4kk
@Seven4kk 3 жыл бұрын
Adan ma jirta wll meel lagag si xidhidho wan ku bahn wll aad welib
@zu_ath_ezmail389
@zu_ath_ezmail389 3 жыл бұрын
mahadsanid wll alle ha ku barakeye ❤❤❤❤
@abdalasiciidabdala7455
@abdalasiciidabdala7455 3 жыл бұрын
Adan sahan macalin aan wax badan ka baranay
@runsheegewaxhalabarto4674
@runsheegewaxhalabarto4674 3 жыл бұрын
Waa sax sixir kaas aya Adunka sameyey waa run Adan wllhi black magic of Kabbalah astaamihiisa wey na agyaalaan
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Mnzha allah waxyaabo khibrad leh ayd nozo gudbizaaa jazaakall khyr
@hipomohamedali1939
@hipomohamedali1939 3 жыл бұрын
Zxb waa wllky maxmuud sh faarax waxaa igalumay tilifonkii zxb iisoo sheeg lanbarkaaga
@sofiaabdi9184
@sofiaabdi9184 3 жыл бұрын
Masha Allah ❣️ Tabaraka Allah 😍 Allahuma Barik ❤️ Allah Dartii ku jeclahay wll qli keeep Going 💪
@hamzaarashid3407
@hamzaarashid3407 3 жыл бұрын
وثائقي حقائق واحداث Waa Chanal af carabi wax kuso gudbiya oo aad iyo aad aan uugu xidhanahy. Chanalkan Sahanka xogaha isna wxa uu Afsoomali kuso gudbiya xogahas oo turjuman. Hawl wayn ayad haysan runtii. Cajiib!
@zamiirinahamu3952
@zamiirinahamu3952 3 жыл бұрын
M.allah waa chanell aan wx badan Ka faa'idesaney horey u soco wll
@mukhtaareagle403
@mukhtaareagle403 3 жыл бұрын
Horumar Wacan wll mcn 😊💥💫
@jookermedia2179
@jookermedia2179 3 жыл бұрын
mashallah bro guul iyo gobanimo hore u soco dayaxa gaadh
@M_A_M407
@M_A_M407 3 жыл бұрын
Aadan sahan alle hku daayo wllo
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 3 жыл бұрын
maasha allah aadan yare allah yacisak bro
@moustaphabawaar94
@moustaphabawaar94 3 жыл бұрын
Mshllh hore usoco shodhahygi
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Imika maxaad noo sheegtay ???? Inyar ayuunbaad Ku so celcelinaysaa
@ahmedshariif37
@ahmedshariif37 23 күн бұрын
Wll qisadii Çin iyo bin noo sheeg plz ❤
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
Waxaad isoo xasusisay xalqadii 3aad ee antikhirisitos inaana iyo hazard
@cabdirashiidofficail4029
@cabdirashiidofficail4029 3 жыл бұрын
Qoflkii subscribe i dhahoow illaahay adiga iyo waalidkaaba raaali noqoy oo jannada idin ku kulmi
@footballfan6118
@footballfan6118 3 жыл бұрын
Aadanow zxp haddad fariintayda aad akhrisato wxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegto buugaagtaad akhrisatid pleas🙏🙏
@footballfan6118
@footballfan6118 3 жыл бұрын
@somali lander baa zxp
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 3 жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay ustaad
@aboudiqaadac7816
@aboudiqaadac7816 3 жыл бұрын
Bro maad nala so wadaagtid hadad wax ka garanyso ama ka fahansantay qawmiyadii vikingska la odhan jiray
@Raadkuyeellasho
@Raadkuyeellasho 3 жыл бұрын
Waxaan la yaabaa dadkeyga somalida Ma yaqaanaan sida fikrad loo dhiibto Walaalkeena barnaamijyo jiro ayuu inoo soo gudbiyaa anagana waxaa nala Gudboon inaan fikirkeena ka hadalno Lknse ma arko midaasi Walaalkeena had iyo jeer waxaa uu inoo gudbiyaa xaqiiqooyin jira Waa run in maanta kabala magic ay aduunka iyo siyaasiyiinta isticmaalaan Xataa waqtigaan aan joogno wax walba Google ayuu ku jiraa sida magic ama sixir loo sameeyo Marka waxaan walaalahayga soomaalyed ka codsanayaa In fikirkooda ay ka soo gudbiyaan Micno iyo subscribe ii saar ma ahanee fikir ku soo gudbiya Thanks wllkeyga saxanka xogaha Hore u soco wax badan oo naga maqan oo aan aqoon u lhyn ayaa jira wasalaam
@khadarofficiall9719
@khadarofficiall9719 2 жыл бұрын
nin isku fikir nahay
@shaaifahmedabdkani8167
@shaaifahmedabdkani8167 3 жыл бұрын
Laakiin sidee bu ku dhintayna?
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah aadan 👏👏
@ismaaciiladam5040
@ismaaciiladam5040 3 жыл бұрын
M.a keep going wll
@axmedbarre6872
@axmedbarre6872 3 жыл бұрын
Asc wll waxaan kaa codsanayaa innaa ka hadasho maal mahan dambe wax yaabaha baraha bulshada la isla dhexmarayo ee ah gabdha tigreega iyo gabdhaha somaliyeed ee ragga somaliyed ey dorbidayaan gabdhaha tigreega Wll wa iga codsi @sahanka xogaha xushmad weyn ayaan uhayaaa💝💯
@axmedbarre6872
@axmedbarre6872 3 жыл бұрын
@AxMed BaRrE
@cabdiyuusuf52
@cabdiyuusuf52 3 жыл бұрын
Faa ido malaHa wllo waxaasi ee wllo wax klei ino codso
@hanadmoha9808
@hanadmoha9808 3 жыл бұрын
Wll maaji af kiswahili waa biyo waana run taaa kacdonkas waan maqlay markasana lagu daray afka kiswahiliga
@amiirkack9427
@amiirkack9427 3 жыл бұрын
Allah haku sharfo💘💘
@galoolchannel4949
@galoolchannel4949 3 жыл бұрын
Wa laal aad u mahad santaha in aad noo turjumto kitaabada siraha gaalada fashilinaya
@zamiireero7013
@zamiireero7013 3 жыл бұрын
KEEP GOING MY pro
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Sii soco ✅ Walaalkay = aboowe = boowe ✅
@xograadiye3089
@xograadiye3089 3 жыл бұрын
Nin aan layaabay baad tahay ilaahay cadowgaaga ha jebiyo oo balaayana kuma wax yeesho
@hindaismail8701
@hindaismail8701 3 жыл бұрын
Macalin aan waxbadan ka bartay 👏👏
@Mohamed-qo6gx
@Mohamed-qo6gx 3 жыл бұрын
Hore u soco bro
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 3 жыл бұрын
Thanks man for the information
@dhufsay6924
@dhufsay6924 3 жыл бұрын
Adnaw wllo ksoohadal kogona ksoodiyaari dalka turkiga
@abdikarimhassen4082
@abdikarimhassen4082 3 жыл бұрын
Aden sahan waan ku taageeraa
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 3 жыл бұрын
Mash allha sheekh yariisow
@4d63
@4d63 3 жыл бұрын
Dad ku jecel ayaa nahay markaa halkaan kaala soo xidhiidhna wll
@elyazheybe70
@elyazheybe70 3 жыл бұрын
?
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Hore u soco pro✌
@abdiosman2779
@abdiosman2779 3 жыл бұрын
Walaal adan waxaan ku weydiina jeclaana laha inaad barnaamij kasoo diyaariso " waxaan la kulmay shaqsi wareysanaya waxow ugu yeeray awliyo markana uu ka wareysanayo qofka u yimid tusaale shaqsiga waxow oganaya qofka u soo socdo shartiisa haduu yahay sixiroole waxow leyahay qof heblaayo yuusan ii imaan waa sixiroole " Qofkaas markaad xanuunka ku hayo oga shekesana waxow kuu tala siinaya sida dhaqtarka'Dr' asago ku leh *quran isi saar *waalidka xus oo u ducey Shaqsigaas kwrn walalkeygiyow mahadsanid Xukunka qofka u tagana maxow yahay ?
@Ceeblaawe
@Ceeblaawe 3 жыл бұрын
Ka dib marki aan ku soo biiray waxaan ogaaday xogo badan oo awal iga daahsoona wlhi wll waxaad tahay qof ku dayasho mudan
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Mansuuniyiinta wa,ayo horta intabadan wad zhegtaa aadan sahanow
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Koox caabuda shaydaamda chanalka gadaala u daawo waad la hiking
@sumayasiman7353
@sumayasiman7353 3 жыл бұрын
Keep going wll
@Dayr12
@Dayr12 3 жыл бұрын
170K SUBSCRIBE congratulations
@jeybozz4232
@jeybozz4232 3 жыл бұрын
zxpyal waxaa jiro groub ee ardayda sahanka xogaha ay sameestayn waa @ardaydasahankaxogaha waa nowgu so biiiri kartaa wll
@amiirkack9427
@amiirkack9427 3 жыл бұрын
Waxaan rabaa inaan ka midnoqdo chp Igu soo dar 😇😇
@Ahmed_farah_m_dalab
@Ahmed_farah_m_dalab 3 жыл бұрын
Linkiga so dhiig hadad ruun shegeyso dee gezi
@amiirkack9427
@amiirkack9427 3 жыл бұрын
Link sideeya pro groupku ma whatsapaa ma facebook miyaa ifahansii horta chp
@Ahmed_farah_m_dalab
@Ahmed_farah_m_dalab 3 жыл бұрын
@@amiirkack9427 broh ma aqano ee whsappka xiita Link ayu leyahay
@jeybozz4232
@jeybozz4232 3 жыл бұрын
Zxpyal waa groub telegram Iiga raali noqdo hadii niiga ilowbay kaliya sida u so qoray ku search kareeya xaga iyo telegramka mahadsanidiin
@abdiwaliabdirisaq6002
@abdiwaliabdirisaq6002 2 жыл бұрын
اللهم قني عدابك يوم تبعث عبادك يارب العالمين
@maantawaxataagan7987
@maantawaxataagan7987 3 жыл бұрын
Aadanaw walaalo aad ayaad u mahadsantahay, lakin waxad i xasuusisey buugii ahaa ninka Baabila ugu hantida badnaa.walalo waxaan jeclaanlahaa inaad nala wadaagto buugaas aniga iyo dhallintaba waa buug runtii ka hadlaya dhaqaalaha ay maanta dhillintu raadiso sida loo abuuro walalo.mahadsanid walalo.
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Kkkk Maku Soogaaray Markaad Na leedahay Ma iso Gaaray maad tiraahdid Aadanow Jaceyl adaaba ku dhasheeH
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Wcs wll labada malak ilahay dhulka usoo diray inoo soo diyaari wlo
@samataradam8969
@samataradam8969 3 жыл бұрын
Talow inanku salaanta muxu u dhameystiri wayey marka kasta salaamu calaykum kaliya ayu leeyahay
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm Жыл бұрын
Illuminated sixirka wanagsan ee yaqaanan
@mahadliy0744
@mahadliy0744 3 жыл бұрын
Keep goinG proH wllHi wN Ku taGeRaa zhP hoRe uzoco💞
@sacdiyohassan1641
@sacdiyohassan1641 3 жыл бұрын
شكرا يا أخي
Maalgashiga Masiibooyinka | Gumaadka Aadamaha
11:58
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Rendille | Qabiil Soomaalida ka lumay.
10:38
Sahanka
Рет қаралды 292 М.
Joseph Stalin | Kalitaliskii Dilay 50-ka Malyan.
12:24
Sahanka
Рет қаралды 62 М.
Marka uu Ilaahay wax kula doonayo | Qisada libinta Jack Ma!
10:24
Motorola | Shirkaddii dhashay moobillada.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 27 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 29 М.
Wuu soo baxay buuggeenii koowaad | Hayaankaygii Rumaynta.
11:42