Toos: Sarkaal Boolisaa & Taliye Shuute maxaa kala qabsaday?, Afduub & dil Argagax leh

  Рет қаралды 108,461

Daauus Media

Daauus Media

2 ай бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 88
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Hunguri xume hanti xaaraana xaguu ku gayin omg ragii waa dhamaadeen omg 😳 muxuu ganacsade
@mahatmohamedabdi8763
@mahatmohamedabdi8763 Ай бұрын
Waxaasa wadanka mamulayo kwrn, Subhan Allah😢
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Ilaahaa idilaayee naxariis malaha ee yaan lakala reebin kuligood hala tookto hadeey cadaalad jirto
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Insha. Allah. Dhamantood. Sidaas. Ayaa. Looso. Qabanayaa. Allxamdulillahi. Allxamdulillahi. Allxamdulillah
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Ай бұрын
Waa in dhamaan Poliska la wada baaraa, in ay dad quman yihiin iyo in kale.
@doone9873
@doone9873 Ай бұрын
WAXA MAHAD ISKA LEH MARKA KOBAD ALLAH MARKA LABAD MAXAKAMADA SARE IYO CADALADA WADANKA WA MASHALLAH IN QOFKII DAMBI GALA LA SOO QABTO WA GUUL WEN O SOMALI O DHAN U SOO HOYATAY WA GUUL MASHALLAH
@faisalabdiali2073
@faisalabdiali2073 Ай бұрын
Waxaa qalad eh qof sarqaansan ama daroogo isticmaalayo inshaqo loo dhiibo dowlada haa kontoroosha shaqaalaha baaritaan haa mariso mar walbo uu shaaqalaha shaqada soo galayo
@AH-mn9jm
@AH-mn9jm Ай бұрын
Waxaa iiga soo baxay sedex arimood. In aqoonsi beena lawada haysto oo jidadka lagu maro Iyo in bolisku khamriga iyo daraaga isticmaalaan. Waxaan kaloo iga soo baxay imisa KIIS oo Kan la mida oo aan la ogaan baa jirikara
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Dowladnimo mayaqaanan allaha kaqa to umada
@faatimabashiir3806
@faatimabashiir3806 Ай бұрын
Sargalnimo manta haku bad badiso dad ba laysaye
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Waa dhashii qaxa iyo burburka bililiqada isbaarada kaxaa xaabiya raga soomaaliyeed
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Rabi baa kashifay mujrimiin Rabiyaw umada kaqabo iyaga iyo intalamidkaaba
@Anbiyo__cali-nu3ps
@Anbiyo__cali-nu3ps Ай бұрын
Aamiin
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Ай бұрын
Hadii qofwaba shaqsiyadiisa Iyo aqoontiisa u Shaqada ku heli Lahaa oo aysan qabyaalad Iyo garabeeshin shaqada ku madeen qofkastaba Wuxuu illaashan lahaa shaqadiisa Iyo sharaftiisa lkn tani tusaale noogu filan
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Sumxanalah
@dhoofchanell2076
@dhoofchanell2076 Ай бұрын
masha alah waxaad doonto inkir waxaa hor joogtaa cadaalad daacad ah iyo gudoomiye shuute
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Ай бұрын
Subxanalaahi
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Ай бұрын
War waxa laaya inkaari ku dhacday
@user-bj4qo4yh8c
@user-bj4qo4yh8c Ай бұрын
Subxaana Allah
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Ай бұрын
Shuute iyo majaajiliiste Jeyte AUN ma walaalo Baa?because way isku Eg Yihiin. Waxaan Soo Xasuustey Jeeyte
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Bal eegga ninkan iimaan laaantiisa iyo dulmigiisaa allah soomaali dawladnimo ka dheer bal eegga indha adaygiisa war gaalsanaa
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 Ай бұрын
Dowladda haday run sheegayso waa inay (( random oo urine test qofka ciidanka ah asaga oon filaynin in la baaro kui drugs laga helo hala xiro hana la ganaaxo shaqadana halaga racdeeyo markaas ayay nadiif noqonaayaan wlhi ani l believe ina waziirada aya wada sarqaansanyihiin waayo dhaqankooda laga garanayaa
@fadumawarsamemumin4232
@fadumawarsamemumin4232 Ай бұрын
All Shaba a le lagu Haye Polis dada cun ah Qamriga iyo qaramark Cadi utahay illahow adig nomaqan
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Inankan yar maxaa xilka intaaleeg logu dhiibay iyadoo muqdisho amnigeedu wali fadhiyin? Wa wiil yar oo caloshiisa laciyara ah ooy walibaa khamri usii dheeryahay 😢 reer muqdisho iska jiraa cidaa taliayayasha ini noqonaysaa
@iman1527
@iman1527 Ай бұрын
Asaga BAs ma ahan waxa jiro dad badan oo an uu qalmin xilka ay hayan oo mesha lagu kenay qabil qofka xilkas uu dibay xita Wa in laso qabto
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
@@iman1527 laxowla walahi dhibkeeeday ledahay
@Asmoabdi-lk2gw
@Asmoabdi-lk2gw 6 күн бұрын
Lagaa yaabee iney madaxdaa xataa adeegsadaan oo ayagaa xilkaa udhiibteen😢😢
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Waa very dangerous wallahi rag waalan weeeye because dhamaantoood way kuheshiiyeen warkana way kuheshiiiyeen omg 😳 liiban kala sheegayo waa very dangerous acuuudu billah
@bishaaroali9877
@bishaaroali9877 Ай бұрын
Subxaanallah
@Anbiyo__cali-nu3ps
@Anbiyo__cali-nu3ps Ай бұрын
Wlhi qosol qosol beey ugu cadahay
@zammyali3047
@zammyali3047 Ай бұрын
Umadii dadkan dhameeyeen subhaana laah
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa dilka waxa lagu fullinayaa kuwan: a). Taliye qoslaaye. b). Qoone. c). Liibaan oo ku maqan dubai. d). Askarta kalleeto iyo dhiin dhiin dhamnaantood waxa lagu xukumayaa 40 sanno oo xadhig adag oon saamaxaad lahayn.
@user-oj4lx9ew2b
@user-oj4lx9ew2b Ай бұрын
Aakhiranah allaha ku cadaabo
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Ninkani wajigisa waxa miqda cabsi iyo khalkhal markas dilka asaga aya fuliyeey iyo kooxdisa
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Cadi maaha Xasbunallah
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 Ай бұрын
Qamri ayuu isticmala waana xaaram Dhalinyarada maxabista ahna waxa lagu soqabtay daroogo asiga xerayana Qamri ayuu isticmala Kaaaaaaaas waa xarami wlhi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Wallaahi waayaab soomaali waa laiscunaayaa
@nazdalaan
@nazdalaan Ай бұрын
Waxaasi xaafad dhan policekeeda ayuu madax u ahaa. Hadaan kugu iraahdo dawlada xitaa waa ARGAGIXISO… سبحان الله
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
ALLOOW UMADAN KAQABO SOMALIDA DOWLADNIMO MAYAQAANANE
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Tuug Allah yaa qaribag taliye baas xasan dhiiqo ragii waa madhiyey 💔😱😱😱😱😱💔💔🤔🤔😭😭😭
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f Ай бұрын
Hadu I yaqaano ha ii abtiriyo kulahaa kk ma hoyadaaba dhashay marku kuu abtirinaayo qof kastoo ku yaqanaa ma inu kuu abtirsha
@maskasaciid5619
@maskasaciid5619 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Afkiisa xataa caadi ma ah
@subeerabdiosmaan3808
@subeerabdiosmaan3808 Ай бұрын
Dhiigu ma qarsoomo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Cadaab ka rabi bilaash uma san mujrimiin Rabiyaw umada kaqabo
@saynababdi6226
@saynababdi6226 Ай бұрын
Wllhyi somaalida waa la dhamaynayaa bal maxay dadkooda ugu hogaminayaan falka noocaasa
@FreemanV99
@FreemanV99 Ай бұрын
It's hard to trust anyone out there in Mogadishu these days.
@yusufabdullemahamed8770
@yusufabdullemahamed8770 Ай бұрын
Waa lagaa ceeyriyay, duur kaaga joog. Xaaraan ayey kaa tahay Muqdisho
@AmalMohamed-um8yi
@AmalMohamed-um8yi Ай бұрын
@@yusufabdullemahamed8770run waye qof muqdisho ku nool in la amino wa xanun wlhi sandkan
@user-fo5xr3mw4s
@user-fo5xr3mw4s Ай бұрын
Bal fiiri qofkaan umad dhan amnigooda loo magacaabay waa wiil yar oo tarajada qabiil lagu siiyey oo maafiyo ah waxaa jira kuwa isaga lamida oo saraakiil sheegta oo mar walba ku hawlan falal ka xun xun tan oo xitaa ciidamada ay xukumaan ee booliska ah in ay ku khasbaan inuu ciidamada ka baxo waayo waad nafahansantahay oo siyaasi baa tahay markaa masuuliyada dadka loo dhiibayo ee amniga muwaadinka lacag baa laga sameeyaa taasna waxaa dhibane u ah qaranka awoodiisa la isticmaalay
@garqaas4926
@garqaas4926 Ай бұрын
Waxan dowlada leyahay Hala sameyo jack point bixitaan ah waayo mid so galid ah bas ayu leyahay dalka WA xaqiqo in wax isbadalayan hadi Al helo mid lagu hubiyo waxa si baxayo In la ogaado
@user-rs8ec3zm1u
@user-rs8ec3zm1u Ай бұрын
Walaahi waayab dadkii lagarabay ayaa waxdilaayo wax yabihii filimada hida ayey sameeyen ilaahey nacaladiisa niigu rid kuwan waa al shabab
@user-eo8ev8kk8t
@user-eo8ev8kk8t Ай бұрын
Ilaahey idin mari oo meel xun idin geey mujriminta Allaha soo wada qabto waxan dhihi lahaa bacda uu ku ciqaabay isne halagu ciqaabo cidoyaha halaga siibo xaniinyahayaha jalaga siibo kadib hala dilo
@dr.kassimabdulkadir2521
@dr.kassimabdulkadir2521 Ай бұрын
Saleebaan weligood mooriyaan bay ahaayeen
@SamaraAbdurahman-lm3io
@SamaraAbdurahman-lm3io Ай бұрын
Qoslaye waxa u dhiman inu dhoho ma ahi Aniga qoslaye
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 Ай бұрын
Waxaan ookale dowlada umada yey kuhalaagin mas'uulna ooga dhigin.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Ай бұрын
Lagusii qaad baan maqli jiray
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Sarkaal kan bistoolda loo dibtay waa ina asagana talabo lagadho hubka dawalada ayu suga kuu haysanaya shaki ayaa jira
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Of course way wada dileen 🛑🛑🛑🛑❌❌🤠🤠🤠😳😳😱🤠😱⁉️😭😭😭
@user-in5vp9ip5t
@user-in5vp9ip5t 23 күн бұрын
Bahalween bahalafa aabahoo
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 Ай бұрын
Shuute hal nin ayey dilkiisa iska kashadeen waad ku mahadsan tahay inaad labo nin loo dilo
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Ай бұрын
Waxan udan u cadama ah ayu inkiraya kawaran tugan taliye Laga digay
@Hasnktal
@Hasnktal Ай бұрын
Ninkan qoslaaye waa in umada ladhaafiyo oo latoogto dawladu way kumahadsantahay
@youngingace2674
@youngingace2674 Ай бұрын
Taliya shuute 😂😂
@Englishtosomaliinstitute
@Englishtosomaliinstitute Ай бұрын
Ani maa indhaha la wax dhan maba arkee
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Sirdonka waxan waa qibradoda anago dhan si diciifa uaragno Laakin meeshan alle amarkiisa shaqeynaayo Aalcoleystayal fashilmay
@user-rs8ec3zm1u
@user-rs8ec3zm1u Ай бұрын
Ninkan inwaqti lasiiyo maaha hala togto gabadhana asgaa kuriday ilahey imanka kaaqad
@MASTARGallad
@MASTARGallad Ай бұрын
Dilaa gan wuu cad yahay
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 Ай бұрын
Kuwaan aadad lagu aamunaa waa yuhuud aloow nagaqabo
@user-ly6pk6fz4h
@user-ly6pk6fz4h Ай бұрын
Kani maxkamad magayo maalagubo. Tab ayay istaahilaan tab
@Husseinabdallah123
@Husseinabdallah123 Ай бұрын
Wiilkaan yar siduu ku noqdey kabtan balaayo
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Ай бұрын
Qoslaye maxa Lu waydin Layahay gabada ceelka U kuriday
@hoogmasheege
@hoogmasheege Ай бұрын
Yaab afkeygaa juuqda gabay. Laaxowla walaa quwata Ilaa Billaahi Alcaliyyil cadiim. Sumcadii howlaha amaanka ayuu meel weyn ugadhacay midii dowladnimo Poliska ayuu meel uga dhacay.
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 Ай бұрын
Waar qoslaaye iyo group kiisaba laaya kelaabta eeyda ku shaqey sanayeen direeska dawlada ku qadhaaban jirtey laaya
@baladomar7798
@baladomar7798 Ай бұрын
Waxaan oo kalo markii u mad madax looga dhigo masuuliyad waxaa leh cidii ku kaal meeysay oo qaraabo iyo laandheero nimo Meel Haku geeyso
@Abdullahifiigaay
@Abdullahifiigaay 16 күн бұрын
Kan tuug waaye dila
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 Ай бұрын
Khaladka uu galay waxaa ma masuul ah ninkii taliye ma dhigay😅 ee garaaddo Ku tixay😅😅😂..
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Qoslaaye shabaab buu u egyahay is ilaaliya aada halooo garaaco acuudu billlah nikaan dadka wuu fidmeeyey !?😳😳😡😡😡😭😭😭❌❌📛🚨🚨🚨🩸🛑🛑🇪🇹🇪🇹🤠😡⁉️☢️☢️☢️☢️🇪🇹☢️☢️❌❌❌📛 plus god kaas inta qof ee uuukuriday soo waydiiya plus liibaan 🤠🤠🤠⁉️⁉️❌❌📛📛 meeesha laga sheegayo why lacag wuuu haystaaa!????😱😱😱😭😭😭☢️🤠🤠⁉️⁉️🤠🇪🇹😳 dalka ayuuu argagax simagaalada loooga cararo shesheeye ayuuu ushaqayin hala kala guro askarta jaahiliinta omg 😱
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Ай бұрын
Saldhig iska dhan oo sakhraansan
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Ай бұрын
Nacaladi idinku dhacday Omar Bin Khadab RC ha nabsanina cadaalad idinka foge......saadaq john kuwii laayay goormee maxkamad lasoo taagaa?
@xasanmaxamed9319
@xasanmaxamed9319 Ай бұрын
Kanyaa ladeeyn waa bahal nagu dhex nool anaga 🔫😡
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 Ай бұрын
Beenaale gacan ku dhiigle tuug, hala dilo.
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
tuugada hala toogto
@user-eo8ev8kk8t
@user-eo8ev8kk8t Ай бұрын
Yaan lakala reebin kuwaan waa masiibo
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 770 М.
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 706 М.
SIYAASADA DFS | SOO AF-JARIDA CIIDAMADA ITOOBIYA | NISA | KG
16:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Soomaligii ka qayb galay Dagaalkii Israël iyo Masar...
20:17
MM Somali TV
Рет қаралды 18 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 396 М.
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 770 М.