Heshiiska waxba kama badeli kartid abowe . Sxbyal waxaad ogaata Itobiya wadan Duceeysan ee NABIGEENA MAXAMED ( NNKH ) ugu Duceeye inay tahay hadana Boqolkiba (75%) MUSLIM ogoow .Doqonow hishiisku adiga ayaay naftadu ku badbaadeysa😢😢❤
@AbdiaziizIsse-w5r15 сағат бұрын
Xasantuug
@kiinhusen9 сағат бұрын
MA HOOYADAABAA AXMED ISLAAM ADIGA IYO CULUSOWGA AAD SHEEGI TOONA WAXBA KAMA QAADI KARTAA
@Xasbunalahwanimcawakiilan7 сағат бұрын
Guul madaxweynaha ❤😂🎉😢😢
@Axmedsaafii14 сағат бұрын
Guull ayaan lehay somali weyn
@kiinhusen9 сағат бұрын
Hawiye iska celiya Etoobiya ayaa idiin soo socota
@noorabdulle860313 сағат бұрын
Xasan xoolo waa munaafaq waana buka 100%
@Keenadiid1007 сағат бұрын
Marka hore is jeclow,dalkaaga jeclow.Cadowgaaga isaga iska tagaya.
@عبدوحد-ح9خ14 сағат бұрын
😔😔😔🫣😥😥😥wllhe waan kaxumahay Ethiopia qufaan igeen maa jiro in ay cadawga somaliya tahay
@Sacdia_siman12 сағат бұрын
Subxaanallah kan Hooyadiisa so habaartay xasan xaraash allaha na dhaafiyo xeelad iyo xoog nin wax ku keenayo ma.ahan duf ku bax dheh
@Layla-nw8nr4 сағат бұрын
Suxbaan Allah shame Hassan sheikh
@muruudi49615 сағат бұрын
Dagaalkii sanadka lagu difaacayay badda buu hada Xasan Sheekh markaliya uu ka noqdoy
@bashirbudul16238 сағат бұрын
If Ethiopia gets military naval base in somali ...It will pose a threat to the region
@CaliCAAC15 сағат бұрын
Ilmo amxaaro abgaal
@Blackiislo14 сағат бұрын
Daroodkii futada u dhaqi jiray eithopia miyaa Naga caqli badan abgaal dhulkiis waa xur no more oromo 😂😂😂😂
@SacdiyoAden-j3v14 сағат бұрын
@@BlackiisloDaarood Ethiopia 🇪🇹 sidii adoontii baan ciidankoida u isticmaalna lkn Hawiye doqon futo u dhigasho, shumis bada iyo dhul u saxiix Daarood Ethiopia 🇪🇹 inaan wax ka qaadno mahne wax ma siino lkn Hawiye jaahil jaahil futo, dhul, bad iyo lacag buu Ethiopia 🇪🇹 isugu darteen caqli xataa Ethiopia u istcmaashid ma leheden Ethiopia 🇪🇹 sidi kaadomkii buu Abdullahi Yusuf u isticmaalay dhul iyo bada ma siin ufffff
@user-vg9kt7up4s10 сағат бұрын
Xasan Munaafaq ilaahey ha ku cadaabo
@kiinhusen9 сағат бұрын
ITOOBIYA KUMA LAYNE XAQII IYO GARDARADII BAA KU LAYSAY
@firdowsmusay-ze9gs15 сағат бұрын
kacdoon wadanka dib looguso celinayo
@AminoHussein-c3e10 сағат бұрын
Subxanallah subxanallah War ninku mafayoba miya😢😢
@SacdiyoAden-j3v14 сағат бұрын
Villa Alshabab iyo Xassan Alshabab waa tuug Ethiopia 🇪🇹, Alshabab iyo shidheeye ku shaqeeya inu dhul , bad, qeeradka wadankeena iibiyo ama xarasho, dagaal beeled maamulo nabad ah la wareero, ciidanka Somalia 🇸🇴 uu jabiyo mahne Xassan muxuu Somaliya u qabtay Xassan waa agent inu Somalia 🇸🇴 cirib tiro loo soo diray
@MustafeGaas-p8q13 сағат бұрын
horta Xasan sh halagatuuro madax nimada maqaadi karo mas uuliyad wadan tuki malaha wadanka wuu naqiyaamay
@Tea4ever-o8h2 сағат бұрын
Wallahi waa talawaayey meel laga difaaco muqdisho and tarayaangal 🤔🤔🤔❓😡😡😡⁉️⁉️🤔😱😱😱😱😭😭😭😭🇪🇹🇪🇹❌❌❌🛑🛑🛑🤠🤠📛⛔️💔💔💔💔💔💔💔🖤
@husseinaden756010 сағат бұрын
Shacabka somaliyeed aamusnaantiina waxay la mid tahay inaad raali ka tihiin
@kiinhusen9 сағат бұрын
WAX DHAAXAAD DAD XRIYAD DOONA OO GUMAYSI NECEB OO WALIGOODA DAGAAL KUJIRAY OO DADKOODII LAGU DHAMEEYAY AAD KU CAYSEEN GUMAYSIGA ISKE QAADA. HADA ISKA CELIAYA
@mohameddahir729312 сағат бұрын
Day siduu u dullaysan yahay .waa 10 wajiile. Dhalin yrada iyo cid kastoo damiir leh ha laga saaro munaafaq xassan sheik.
@abubakarabdi-f2w8 сағат бұрын
Turkey waxay gubtay siria war iska firiiiye
@Fardawsacc10 сағат бұрын
Akhasay ninka dhaha Ethiopia iga xadaarad way muxu yhy ish waxas baa somali ku jira kulaha somali xadaradeeda waa 200 o Sano ethio 500 waa labalaby. 🤢
Ninkaan waa dalka laga qabto waa dambiyo qaran waxa uu maalin walba uu galaa waad iska fiirsanaysaan.
@saynab750315 сағат бұрын
xabashi kuma dile somali is difayso oo aad kusoo duushay oowalaladaa ah baa kudishay lkn hadaaba luguu dhiibay itopia oo ay badaadi kuugu xukumi oosomali badeedi loogu talini haduu ilaah naga qabto moye markamarkuu soo daabulaayay wiilasha maxad sidan ugu soobixi waydeen oo ugu hadli waydeen axmed wuxuu diidana maleh bro isagaa isku dilayay wiilal somaliyed kuna soodaad gureyay maamul dhib kajiri oo nabad ah axmed islam haduu dad dilayo ama uu yahy nin somalinida neceb wuxu dhibaatayn lahaa kuwuu qabtay
@ibrahimabdiali18259 сағат бұрын
waa sax
@aliabdi834714 сағат бұрын
Turki ayaa lala tashtay, marka maxaad rabtaan?
@halimahersi845411 сағат бұрын
Xasan asagaba Dhuuniraacyadu kamidyahay
@fatahomar719014 сағат бұрын
Arlan hala dilo magazine ma ahan
@Fardawsacc10 сағат бұрын
Hadaa nahy somali wayn kulaha Adeer dee somali oo dhan isku soo qorina ee koofurtina yar ka hadla anaga madax. Noo ma,aha xasan, dhul io bad buu leeyhy ee kiisa hasiiyo hadu wx siinayo
@halimadirie530112 сағат бұрын
Nafta ay u hureen maxay ahayd dhibaatada somalida waa mid cadowgu sameeyey ay ethiopia ka mid yahay
@zahraabdul98795 сағат бұрын
Afkiisa inuu ku hadlo maxaa u diiday
@warsanahmed306013 сағат бұрын
Adam alah nature kaabax anaguu itobiya nokenay
@sharmarkeahmed286411 сағат бұрын
Ethiopia waaba cadowe sey nabad iigu ilaalisaa
@bulohus85488 сағат бұрын
Dadka Qaarbaa Qabyaalad u - Dhiiga ka gashay !! Kkkkkkkkkkk!? Salaama Mootaani dhib badanaa !!
@halimadirie530112 сағат бұрын
Kan iyo muuse biixi way is shabahaan cadowgay u nugul yihiin ciidamada siday u jebiyeen tala xumoda bad iyo dhul iyo ciidan midna uma roona
@husseinaden756010 сағат бұрын
Turkigana waa munaafuq
@FartunK10 сағат бұрын
war dadkaan ma walan yihiin war in la heshiiyo ma danbi baa
@NightingaleTorso14 сағат бұрын
Turkidu waa dilaal dadka iibiya
@JannatXareed14 сағат бұрын
Xassan dhiiqo Lee ma ahooo
@korontogulledghidhi373314 сағат бұрын
itobiya waxba nagama bi in karto waxna nagama qaadi karto ee turki baa lugaha noo qabanaysa Kuna tala gashanayd intii a Arin tani jirtey madax diciif ah iyo shacab qaybi ducufo tahay bay noosoo fuulen
@farahsaid691310 сағат бұрын
Cismaaniyiin dheh
@abdiisseahmed418812 сағат бұрын
Beenaale waye Hassan sheikh
@IqroAbdi-l7o7 сағат бұрын
Waxaan talin jirin marka xil loo dhiino waa iska sidan