Dadkan in la laaayo weeeye ummadii way baabi'iyeen
@DegaliahАй бұрын
Hooga waxani somalia halaga masafuriyo maaha dad asal ahaan somaaliya 😮😮 bal day wawadaa bilaa naxariis
@GuleedAhmed-ig7fwАй бұрын
Asc.maxaawata saree und 100.waa saxaAthya.50 Saxaamfirs👮8:12 2024
@MunaHussein-w3gАй бұрын
Wale xamar wa loyaba, ciilqabayashan, Allaha naga qabto
@jaamacdagaale5145Ай бұрын
Hala dilo xabsiga yaanan cunto iyo jiif lagu siinin
Ай бұрын
Dila. Shabaaab asxaan ma lahan. Naxariis na Ma lahan.
@CumarCabdi-l3xАй бұрын
White House shabaab😂
@osmanmoalin7771Ай бұрын
General shuto xuquuqda maxaabiista ilaali waxa lagu sameeyo waa bahdil hal dhinac ah? Somalida kale lagama hello qof shabab ah halka dadka koonfureedka aad Mar walba mass mediaha aad soo dhigtaan
@MahamidMaxamuudАй бұрын
😂
@MsKeyfАй бұрын
13 waa xager
@jamahussein6860Ай бұрын
😂Reer xamar ku aad bey uga tirsanyihiin as ta 😅.
@muqdishogirl9244Ай бұрын
Hal hal haloo jar jaro si ey ugu quus qaataan kuwa kale Meeqo sano aan dhamaneynay eeyaha
@muqdishogirl9244Ай бұрын
Balaayo ma qareen ayaad u sameyseen dadkii 14 October xasuuqa geystay omg
2023da dugsiyasha dareerisks galab malaga dhigay waa nahaaab kan nacalad haku tale khawarijka hala togto eygu dhalay😡
@faadumojimcaale-ek3qdАй бұрын
Khawaariijta halalaayo
@muqdishogirl9244Ай бұрын
Oo maxaad daawo nooga qasaariseen maad is dhaafisaan doofaarka
@osmangiire1349Ай бұрын
Kangaroo court in the jungle with out rule of law😂
@hassansalad7246Ай бұрын
shalay maso baratay eraygas goofy
@mos1954Ай бұрын
Shuute Adiga Iyo Teamkaada Allaha Dhowro, Kuwaan Iyo Kuwa Lamid ah Dalka Wax Dan ah Umahayaan Ee Umadda Hala Hordhaafiyo. Waxba Xabsi Ha iskudaalinina Waa Kansar Umadda Lagubeeray!