MARQAATI:-Anigoo leh haku dhufan ayuu Xabada ku dhuftay.XUKUN TOOGASHO.

  Рет қаралды 46,120

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@somaliview1746
@somaliview1746 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركا ته Wuxuu nabiga yidhi s.a.w. markuu diiga daato dilalka bataan qofkii cibaadho kumashquulo wuxuu lamidyahay qof isoo hijroodhey ookale. ajarka mayaro diiinta aa barano ciyaalka halabaro quraanka iyo tafsiirka iyo qof walbo jahliga waa mugdi Allaah Raxmaanka ah ayaa kabaryeena inuu xaqa nafahamsiiyo aamiin yaa Rabbi
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(وَيَعْلَمُ مَا تُسِرُّونَ وَمَا تُعْلِنُونَ)سورة التغابن ( WUU OGYAHAY (ILAAHAY) SIRTIINA IYO WAXA SOO BANDHIGAYSAAN ) Surat Al-Taqaabun ADEER XUSEEN
@abshirmacalin3737
@abshirmacalin3737 Ай бұрын
Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo toogtaa, wlhi askarta qaar marki aad aragto sida foosha xun ay dadka ula dhaqmayaan wadanka ma' isaga tagtaa ayaa ku qabaneyso, cadaalada iyo xaqa allah nawada tuso
@Niomilaklassikern
@Niomilaklassikern 2 ай бұрын
Marxuumka allahunaxariisto taliyaha sidu uhadlo icajabisy si xaq ah uhadla allahxafido asnh umada xaqa allahtuso dhamaantod
@djamahassan8366
@djamahassan8366 Ай бұрын
Aaway taliyihisi dee isagna hala xukumo 😢😢😢wa dambiile
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢 illaahey aktiisey xisaab jirtaa ilaahow xaqa tusi
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Waxaas.qashinka.Ah.ayaa.ciidan.looga.dhigaa🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 ай бұрын
Kan wijigisan ujeeda ...dad badan buqabaa ....ee hasoobaaroo ... Subxaana Allah
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
MashaAlaah.ninkaan.difacahaan.waa.daacad
@Upderahman
@Upderahman 2 ай бұрын
Eye for an eye ends up making the whole world blind .
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 2 ай бұрын
Askartaan Shacabka kaliya ka adag oo maalin kasta Xaqa iyo Dhiiga shacabka banestay in maxkamad la soo taago oo sanado la iska daba wareego ma fcno kii wax dilo isbuuc gudihiis tiirka hadii la geyn lahaa wlhi askari dambe inuu dhiig galo banesan lahaa ma jiro 😊
@AnyaXiifa
@AnyaXiifa 2 ай бұрын
Tuug tuug dhashay Madax ilaa majo waa eeyo bahalo ah
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 2 ай бұрын
Waa kugu Racsanahy 😢
@bulohus8548
@bulohus8548 2 ай бұрын
Wallee Somalia Sidii Dawladii loo - Dumiyey! Mooryaan iyo Dugaag- Dad cun Ah Xaaraatii iyo dhiig ii - Dadkii Muslim ka Somalida Ahaa - Ee dhiigooda iyo maalkooda la - Banaystay Guryihii Dadka la Qaxiyey ! Caruurihii lagu dhalay - Waxa Noqdeen , Shabaab iyo - Shayaadhiin kale !!’ Uun waa masiibo Dadka la daristay!’ Xaqa Allaha u hiiliyo!!
@ABDIQANIHASSAN-oc2hq
@ABDIQANIHASSAN-oc2hq 2 ай бұрын
anigu fahmi wayay reer muqdisho
@mohamedomar754
@mohamedomar754 2 ай бұрын
Guul
@ALQUDUSALAQSA
@ALQUDUSALAQSA Ай бұрын
SHUUTOOW GUDO WAAJIBAATKAAGA EE DAAADL QOF KASTO OWAX DILO IN AAD KU XUKUNTO DIL TOOGASHO
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 2 ай бұрын
Malintaas haduu miyir qabin manta buu miyir qabaa
@HousseinRobleh-wv5hl
@HousseinRobleh-wv5hl 2 ай бұрын
Wadanka somalia layidhahdo dad ayaa ku noolaan jiray hada dad kuma noola dugaag suurada bini,aadankaleh ayaa ku nool waan In aduunyada kaleh lagaqabtaa inta ay ku faafin
@bulohus8548
@bulohus8548 2 ай бұрын
Run badnidaa! Dad ibnu’aadmi Ah Oo muxtaramiin Ah baa ku noolan Jirey! Laakiin hadda!!!?
@barefootnomad77
@barefootnomad77 2 ай бұрын
Somalia waxay ka qurunte wa konfurta gar ahaan mugdisho. Cuqabi hantidi shacabka iyo tan dan guud la dhacay ba umadan haysa.
@ahmedhusein9276
@ahmedhusein9276 2 ай бұрын
Dil hada rabnaa hoyadisa haa was Waa kabir nacas dil ku offi nacaskaas
@XamseKarton
@XamseKarton 2 ай бұрын
@xusencumar9824
@xusencumar9824 Ай бұрын
Wacadahay.dilkaan.kufuliya
@SaleymanNunow
@SaleymanNunow Ай бұрын
Doofaar gafuur doofaara leh war kan haddey dowladda iyo garsoorka iyo maxkamadda ay caddaaladi kajirto kan halla toogto waliba sida ugu dhaqsiyaha badan sababtoo gabar uur leh ee xaamila ayaduba gargaar ubaahan intuu dharbaaxay haddana walaalkeed xabbad kudhuftay asagoo maama wayn oo xushmo leh dhahaysa xabadda hakudhufan ayuu kudhuftay xaq maba ulahan inuu siinoolaado waayo alle ayaaba jideeyey oo annaga ayaaba nolol noogu sugan sida alle kitaabkiisa munazalka ah kucad
@djamahassan8366
@djamahassan8366 Ай бұрын
Waa bolis aan la barin sida dadka loo badbaadiyo 😮😮😮😮 oo la baray sida dadka lo dilo😅😅😅 waa yaab police dib halgu noqdo😊😊😊
@aliililboy7173
@aliililboy7173 17 күн бұрын
Askariga hubka ma waxa logu dhibay inuu inigu igu dilo mise inuu igu difaaco
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Wajigiisa.ayey.kamuqataa
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 2 ай бұрын
Tiiirka tooogashada hala geeyo gabadhii uuurka laheed hadisho daaaalumkaaan
@Himiilo-
@Himiilo- 2 ай бұрын
Illahey hanaga qabto waxan dowlad wax taqano mahan war askariga wax dilayo dad gurigoda iska jogo dilayo askari wiilal yaryar oo shaqeysanayo oo bajajleyda ah war askarta marka laqorayo hala soo baro farahisa iyo cafimadkoda uf please intan la qorin hala soo baro marka hore askar Ala iska dhahaya waa shufto
@XamdiXiish
@XamdiXiish 2 ай бұрын
Askari waxaa noqdo caasi.damiin.qaadcun. ma,ahaane qof wax bartay balwad laheen manoqdo dhibka waa halkaas
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 2 ай бұрын
Waa in si dagdag ah lootoogtaa si dagdag ah 12 saac gudahood jenenal shuute iyo Líban cali yarooyow sidagdag ah Allaahna Ajir ayuu kaa siinayaa waa misa lajifayaa bannaan lajoojiyaa bannaan Wayahay aragnimadaada bilaajo kaasho iyo waxbarashiidana kaashada waana xaqiiq warkeyga cid ama dowlad hor istaagi kartana majirto waa ninkii liban cali yarow sawirka kaa qaaday markaad bararafka ku sawirneden cid ama qabiil wax idinka qaadi kartana majirto???
@JamaMohamud
@JamaMohamud 2 ай бұрын
Wasakh xun waaye isaga iyo taliyaha watayba hala toogto daalim ka.
@user-umuAli
@user-umuAli 2 ай бұрын
Somalia cadaalad mataalo hooyo wiilkeda 20sano korineso ayuu dilay madaxwenaha dalka dhalinyarada Somali joogtey ayuu amaankoda sugi la ayahay markaas buu dhahayaa dadkayga haliisoo celiyo wiilkan dhintay waxaa fiicneed in madaxda dowlada ay dhalaan alle ha unaxaristo 😢😢😢😢😢
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Awalu dhiigyacab aha
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre 2 ай бұрын
Xamar qashin ayaa Ku nool
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Koox.tuug.Ah.ayaa.heshay
@SaleymanNunow
@SaleymanNunow Ай бұрын
Halla dilo doofaarka dhuunta dheer baastarka qoriga madadka masiinta ayuu uqaatay eyga
@caliabuukarmaclin5961
@caliabuukarmaclin5961 2 ай бұрын
Kan waabaastir hala dilo
@MandelaMoha
@MandelaMoha 2 ай бұрын
Halatoogto eygan
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 ай бұрын
markahore a ba ciidan lagamadhigto ni mooryaan ah oo akhlaaq laheyen oobalwadleh
@ruqiyoxyusuf6531
@ruqiyoxyusuf6531 2 ай бұрын
Halatogto xawayaanka
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(وَيَعْلَمُ مَا تُسِرُّونَ وَمَا تُعْلِنُونَ)سورة التغابن ( WUU OGYAHAY (ILAAHAY) SIRTIINA IYO WAXA SOO BANDHIGAYSAAN ) Surat Al-Taqaabun ADEER XUSEEN
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 ай бұрын
Kan wijigisan ujeeda ...dad badan buqabaa ....ee hasoobaaroo ... Subxaana Allah
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo lasoo qabtay iyagoo hubeysan.
19:24
Shuute iyo Askar NISA Dharcad ah & Maxkamadeyn.
17:46
Somali cable
Рет қаралды 36 М.
Subxaanalaah: Hooyadaa ma toogan lahayd? daawo Qisadani
7:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 354 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН