Alle qaranka hayno barakeyo iyo madax daba Shacabkana iyo dawladana alle haka dhigo qaar qulubtodu midaysan tay SOMALILAND 💚🤍♥️
@Abdikey00Ай бұрын
Manta hadii aan qalinka gacanta kuhayo Si toos ah baan ugu duugi lahaa madax banaanid Somaliland Allah haidinxifdiyo ❤ Wala somaliyeed🎉
@HibaadHibaadhabaneАй бұрын
❤❤❤❤ inaaaa tahay nin geesiya go e waan ogsoonahay mbc
@IsmaaciilCilmi-u2lАй бұрын
Muuse biixi cabdi geesi geesi dhalay waliga ku ilaawi maayo runti waydin kala tagin ismaan odhon waa luguu xiisi doona inbadan ishalah adoo nabada soo noqo nasiib wacan lasoo kulan😭😭😢😊
@ayanismail624Ай бұрын
Allah SWT Mr president Ale ha kuugu asturo Xilka, thank you to my president Riyaale and president Muuse Biixi, this is fantastic Somaliland made again and again History, my people are proud.
@MuhammadAhmad-ki7jcАй бұрын
Yaa Allah xilka ku astur oo ku guulee Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi ...aamiin...اللّه صلّ وسلّم على محمّد
WAA run Somaliland Waa Waddan Dimuquraadiyad Ah Maaha Dal Qabiil ❤❤❤
@Naturemedia-y1gАй бұрын
Ilhay ha la qabti xilgaah manta loo dhariyah mdaxwanah iyo Ku xigeenkiisa soomalildan guuL inshalah❤🎉
@MaxamedApdi-u3dАй бұрын
Maasha allah ibadal cusub
@taqriidabdullaahi9811Ай бұрын
Mansha alah geesi geesi dhaley ilahey ha ku xifdiyo madaxweyne muuse bixi Cabdi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@avoidcruel744Ай бұрын
Doqon yaw ma quruxdaad quudhi wayday Jamhuurida Somaliland❤❤❤❤❤❤❤ ka naxaw naftu hakaa baxdo dhakhso inshaa allaah ❤❤❤❤❤❤
@FadxiyaMowliidАй бұрын
Masha allah guuuuul muuse geesi guuuuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiRage-xq6wmАй бұрын
Congratulations congratulations to all Somalilanders I wana say hi our USA anpasator welcome to Somaliland democracy
@AwohashiAbdi-xr1gfАй бұрын
Ilahay xilka ha ku Astru,ciro kolay muse ma kugadhayo aqon siyasad karti hal adayg, dacadnimo,xaga wadaniyda.
@SuhaybAbdisalaamАй бұрын
Legendry muuse❤🎉
@MahdaHindiАй бұрын
❤❤❤
@abdiaziz_khaireАй бұрын
😅
@SiyaadCabdiraxmanАй бұрын
❤❤❤❤❤guulayso soomaaliland hanoolaato
@KawsarAdam1Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@SacadAxmed-o6zАй бұрын
Maan shs alaah
@migo244416 күн бұрын
Anigu reer Sheekh Isxaaq ayaa ahay laakiin laakin British Somaliland ✝️ waa baadil dad muslimiin ah oo Soomaaliyeed la isgu dirayo oo diiintana ka so hor jeeda
@Abdirahman-1020Ай бұрын
S O M A L 💚 🤍 ❤️ I L A N D
@yuusufBoodhleАй бұрын
Midnimo iyo walalnimo
@JamalmaxamedCandilahiАй бұрын
😅😮😮😢😢🎉😂
@BreakableLucidАй бұрын
💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️🇺🇸🌍💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻ethiopia 🇪🇹
@muunakhadarАй бұрын
❤
@MuhammadAhmad-ki7jcАй бұрын
اللّهمّ إيّاك نعبد وإيّاك نستعين....نكفر بالطّاغوت أمريكا وبريطانيا وأتباع الصّهاينة من البنوك الظّالمة الرّبويّة
@JamalmaxamedCandilahiАй бұрын
😊😅😅😮😢🎉😂
@SuadMohamed-r9sАй бұрын
Amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@CabdiDhere-z1uАй бұрын
GUUUUUL GUUUUUL IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉