Meesha dhan Laaqiya darteed baan u imaadaa oo wlhiya ✋✋😂😂😂😂🤗🤗
@asmaqurux73456 жыл бұрын
Ax maanta Waa xanuun iyo murugo filim ku😭😢😢😢
@ilkacas76856 жыл бұрын
Alaa saan u sugaayey dhareerka ayaa iga daatay mar kasta waan fiiriyaa chanalka pls soo daaya qeybaha kale. Mamada waan jaceyl xaasid. Daacad waan taageeraa markasta oo aan daawado waxaan ku soo casuustaa qof nolosheyda qaali ku ah
@khadraismail90916 жыл бұрын
First Ayaan ahay. Ayey kagaa dhegtay 10 qof. Ayaa odhanayaa anaa ugu horeyaa. Bal maxay. Ka faidayaan 😂😂
@umuayman7936 жыл бұрын
Dacaad inta tagersan like ha ila dhaafin
@beerlula10476 жыл бұрын
I am first plz like 😂😍❤️ ruwaayad aaad u xiiso love u dhamaantiin.
@beerlula10476 жыл бұрын
Haye wll aisha
@raximachannel41536 жыл бұрын
Niyow mar walbo ahmed murugu ku jira Inti ila aragtay liketaa de
@a_m_gureylion-heart12106 жыл бұрын
Basbaas iyo basal miidhan ayuu soo adeegay halkii cabitaan lagasugayay waxan soo xasuustay filmkii nin hinaasay naag kadaran🤩🤩😂
@nusaibaabdulrhman36656 жыл бұрын
laaqiya wiilkaas film kasta ma daba socota balaayo😂😂😂😂
@najahibrahim57216 жыл бұрын
Walhi waan ilmeyay waxsi waa wax calamka ka dhicii karaa😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdiasiiszain30156 жыл бұрын
Najah Ibrahim walaal wax caalamka ka dhici kara kaliya maahee waa wax ka dhaca badanaa
@najahibrahim57216 жыл бұрын
Haaa huuno waay dhaceeba
@ayaanmuuse67896 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@hajjialiomar70506 жыл бұрын
Filinkan wuu shidan yahy m.a wan jclahy dawa shadisa plz like isara asxbteyda √√√
@sawsanabdi85946 жыл бұрын
😂😂 ala laaqiya iyo Axmed bay iigu baxdaa 😂😂
@rahmaali20506 жыл бұрын
Meesha Laaqiya shidaysa inta ila aragtay ee igu raacsan like isaara
@asaldhalad93716 жыл бұрын
First one 😗😗😗
@hamdaabdi136 жыл бұрын
Horta jigjig tube wllo meeday wixii kale dee waxay intan yar uuun agah
@axmedqaboojiye99115 жыл бұрын
wlhe man sha ala dacad inta ilaa tager san dacad like saar
@filsanahmed15696 жыл бұрын
Waaaw xagee gasheen away filimkii INA aaboy
@SaajinMuse6 жыл бұрын
Laaqiyo love From Canada 😘😘
@zakariyaha49466 жыл бұрын
Qof ugu horey maanta aniga noqodey like ha ila dhafin asaxbta inta laqiya tagersan
@malyuunahmed78266 жыл бұрын
Wwww manta anika u horeeyo filinkan inta jecel oo sugi weeys need liketa isara hee
@yussufsuraw98006 жыл бұрын
I
@koosaliadan37885 жыл бұрын
Allah ahmed maxay saas ugu Galeen caku laaqiyo filmka qayb kaga so dara iyada sidii ayisha ha la waalo
@sahrabashiir42856 жыл бұрын
Laaqiyaa odayasha libaaxyo waraadyo uga sheekee kulahaa😂😂😂
@abdiwaliomar59496 жыл бұрын
Sahra Bashiir hi l if you CD ABCD ABCD
@sahrabashiir42856 жыл бұрын
@@abdiwaliomar5949 waaba hadaan ku fahmay maxa tiri😂😂😂
@mohamudabdi30666 жыл бұрын
Waaaw! Wankaxumay, Ahmed sii logaley.
@kairolewis13723 жыл бұрын
you all probably dont give a shit but does anyone know of a tool to get back into an instagram account? I was stupid lost the login password. I love any tips you can give me!
@marwo22856 жыл бұрын
Dee haaye walal so yara badiya gaabanaa bisinke
@nuurahenna6 жыл бұрын
Daqiqadaha caadi ka diga 30 minutes yaan laga ilawin waa dhadhamo sane 😎😂😂😂
@najmquen97566 жыл бұрын
khadra Nuura
@heartlightqueen39856 жыл бұрын
Aniga odeyga & gaasira / laaqiya way iga qosliyeen Allaha xafido dhammantood Allahuma Aamin odeyga markusoo ordo dhaho nayahee 😂😂😂😂😂
@queeninamohamedmohamed34306 жыл бұрын
qofkii 2aad ayan noqday laqiya hadaa ku heysato sideyda like isaar
@cismaanshawaali44236 жыл бұрын
Hhhhhh ana u dameyee like israa
@filsanahmed15696 жыл бұрын
ASC qosal Naga dhamesen wan iddin taageerna huuno waxan dhowrana qeebaha kale nalaso gaara thanks
@adoontiialle98136 жыл бұрын
oo ma qaybtii ugu danbeysey baaa noo soo badiya plz yey intaa ku dhamaaan