MAXAMED BK | NOLOSHA MA ISU DHAARANA | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 8,368,538

Tusmo Films

Tusmo Films

5 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA:Xadiis maxamed yuusuf
LAXANKA :MAXAMED BK
MUSIC : A. WALI FURINLE
CAMERA: Fahad,carab,mataan
EDITOR: Abdi weli beeyo
PRODUCERS: A. WALI BEEYO, ABDIQANITUSMO, ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 1 400
@Boqorkatiktok
@Boqorkatiktok 5 жыл бұрын
Anigu hees amaani meeye inta quraanka kariimka jecel farata hataagan likee
@sagalin555
@sagalin555 5 жыл бұрын
Meshaan maxaa kasoo dontay hee hadaa tahay qof fican oo quman
@khadarjiciir9046
@khadarjiciir9046 5 жыл бұрын
رىللفففلل
@caashoosmaancaashochaanal6643
@caashoosmaancaashochaanal6643 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️❤❤❤
@caashoosmaancaashochaanal6643
@caashoosmaancaashochaanal6643 4 жыл бұрын
Wuu fiicanyahay lkn wuxuu rabaa inuu alaah nixasuusiyo itaqulaaah walaasheda ama walaalkeya cabdilaah keep going pro
@nasramohamud2610
@nasramohamud2610 4 жыл бұрын
👈👈👈👈👈👈
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Hhh BK ma aha xataa nin xidigaha u baahan kaligiibu koox yahay. Inta #BK taageerta #like ii saara
@muslimasheikh6747
@muslimasheikh6747 5 жыл бұрын
Runta wayo gulled
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
True 👏❤
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
@@F13500 subscribe ii saar madaxeey
@sadammunasar8371
@sadammunasar8371 5 жыл бұрын
guleed maka xuntahay jiri tanka xidigaha geeska
@ilhaannaasir8539
@ilhaannaasir8539 5 жыл бұрын
🤘
@ermrenxoogsade2583
@ermrenxoogsade2583 5 жыл бұрын
Xaaskeyga igamaqan wlhy Aqyaarta aad ayaan ujeclhy Igusoo duceeyo iney si nabad igusoo noqoto #Bk kutageera sxb
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Maheshay wll
@AminoMohamed661
@AminoMohamed661 3 ай бұрын
Xaskga myku imaaty wlle
@zakariyezaney7542
@zakariyezaney7542 5 жыл бұрын
Intiii Salada jcl Like sara 😪😪😪😪😪
@ahmedadam8269
@ahmedadam8269 5 жыл бұрын
Walalaha Mombasa
@mohamedabdisamd4089
@mohamedabdisamd4089 5 жыл бұрын
fiska
@mohamedabdisamd4089
@mohamedabdisamd4089 5 жыл бұрын
raxiyofiska
@kamacniceonenolashamaiskud7709
@kamacniceonenolashamaiskud7709 5 жыл бұрын
Wow nice one dhuxeenanah maqebsana nolasha ma isku dharena
@nimcomaxamed5314
@nimcomaxamed5314 5 жыл бұрын
Heesba meesha ka baxayse maxa salad keenay
@carabotawa
@carabotawa 4 жыл бұрын
Heestan Xasuus gaar ah ay igu leedahay March 2019 maalin jimcaa Gabar jaceyl igala dhaxeyo illaahada baa idartay iyadoo timaha isalaxeyso😿❣, Really Heestan Illaa Hadda Waxaan Udarema Siqalbi ah😭💋.
@khadijomuhamed4315
@khadijomuhamed4315 3 жыл бұрын
Ishkuulba irima
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 2 жыл бұрын
Hda caawe
@lulaothman
@lulaothman 5 жыл бұрын
Nasteexo makugu dhaqaa Aroos ma ku dhiirannaaa Raaskeena ma wada dhisnaaa Rajada ma dhabysannaa Dhaliil Maka baajinnaa Farxada mala dhaygagnnaa....... Way igu socotaaa wlee😭💏❤
@haniabshirhaniabshir3846
@haniabshirhaniabshir3846 4 жыл бұрын
Alla ya raxma jaceylkeygi u horeyey wu geriyooday 😭lkn nolosha wx bdn ka barty i liked bk hestisa
@bishircali5568
@bishircali5568 2 жыл бұрын
Alle haw naxarsito qalbiga alle haku qabojiyo
@afbakeylejaama6458
@afbakeylejaama6458 Жыл бұрын
M.a
@mohamednoor4644
@mohamednoor4644 Ай бұрын
@@bishircali5568pp
@mohamednoor4644
@mohamednoor4644 Ай бұрын
Pppppppppp
@mohamednoor4644
@mohamednoor4644 Ай бұрын
@@bishircali5568p
@stress1474
@stress1474 5 жыл бұрын
BK Runti waa fanaan buuxo oo aad u cod macaan waana qof furfuran wuxuu istaahilaa fanaan qaran qofkii igu raacsan give me thumbs 👍 up 👆
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
Aniga kugu raacsan sxp Ninkan Waa Fanaan buuxa Cod & heeso micno leh buu qaada runtii
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@somaliland community qaran wxa ladhaha qof matalaya dowlad dhamestiran lkn hadiba qaran nimadisa riyoland ku egtahy ciyaalka xaafada lee Wye magac qaran Uma qalmo
@honestybaby6155
@honestybaby6155 5 жыл бұрын
👍
@stress1474
@stress1474 5 жыл бұрын
@@aziiz94 bro aniga waxaan hadlayaa micnaha waa Somali nimada waana fanaan somaaliyeed magaratey
@zahrasaafi7221
@zahrasaafi7221 5 жыл бұрын
Boqorka.fanaaniinta.qaranka
@nasrocabdirubac8789
@nasrocabdirubac8789 5 жыл бұрын
Waxaan guursaday 23 mishaan heestan aniga iyo ninkayga waan wada jacelnahay 😘
@sharafcaligeedi5421
@sharafcaligeedi5421 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 2 ай бұрын
Kkk
@nicaamamaxamed1747
@nicaamamaxamed1747 5 жыл бұрын
Waxan la yaaba dadaka jecelaada beenta shegnaya jecelka dhabta ah waka hal mar la arko lana dareemo☝Xiiska dhadhan kugu haaye dhamaystire may ahan🌎❤
@abdullahahmed519
@abdullahahmed519 4 жыл бұрын
Fariin igu reeb apaayo
@sosomodric8897
@sosomodric8897 5 жыл бұрын
Fanaanka kaliya heesahiisa dhan ay iga kadanyihiin wlhi big respect 👏keep going 😍
@InaElmi-ce1cy
@InaElmi-ce1cy 11 ай бұрын
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 жыл бұрын
*xinjiro mawdhaamiya heestan cidii ku haysata liketa hayla dhaafin*
@xanannour2049
@xanannour2049 4 жыл бұрын
Asc
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 5 жыл бұрын
*Weey weeey Bk & Tusmo oo is helay maalmahan halkaa kaga haya saaxibayaal*
@mohaaz6906
@mohaaz6906 5 жыл бұрын
Somalida inteda bdn xilika school iyo yaranta jacelka xanunkisa arkaan mise waa kaligeyga 😭😭😭😭❤️
@hasanmubarekabdi6882
@hasanmubarekabdi6882 5 жыл бұрын
Sasa lo badan yahay
@axmedsayidnour4387
@axmedsayidnour4387 5 жыл бұрын
Mohaaz Mohaaz waa sidaas zhp xataa aniga 💯
@nicaamamaxamed1747
@nicaamamaxamed1747 5 жыл бұрын
Wa runta wlhi wlo😥
@ayanquen9091
@ayanquen9091 5 жыл бұрын
💚💚💚💚💚💚😁
@qalanjobureeqa7169
@qalanjobureeqa7169 5 жыл бұрын
waa runta wlll
@Maxa_iga_rabtaa_wll_macan
@Maxa_iga_rabtaa_wll_macan Ай бұрын
Heestan wakee soo baxesay ilaa hada wa jeclahay 2024❤😅😅
@apdifataahjowle1675
@apdifataahjowle1675 5 жыл бұрын
inta aaminsan heesuhu inay xaaran yihiin like iisaar😢😧
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 4 жыл бұрын
Waa runtaa
@abdimajidmohamedabdi629
@abdimajidmohamedabdi629 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂maxaaa kukeni meshan
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 4 жыл бұрын
@@abdimajidmohamedabdi629 haye maxaa kuqosli afwey yaho
@imsohappy3704
@imsohappy3704 4 жыл бұрын
Aniga waxan jecelaha quraanka kariimka ah
@asmiitalove6885
@asmiitalove6885 4 жыл бұрын
Haday xaran kula thy mxa ku dhex taagay
@miratshuguxe4124
@miratshuguxe4124 4 жыл бұрын
Frm South Africa , i dnt understand Somalian language bt im in-love with Mohamed Bk's music,all his songs a very nice n i like so much,God bless you sky-size Mohamed Bk.
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Waaw fantastic bro you welcome
@ericjaxtyn5970
@ericjaxtyn5970 2 жыл бұрын
Instablaster...
@hackeroftheworld7264
@hackeroftheworld7264 2 жыл бұрын
Are muslim ☪️
@abdiqafarkulow9589
@abdiqafarkulow9589 Жыл бұрын
@@badboyforever8894 he's lieying bro.. South African mahaaan saqajaanka
@farduusmaxamed1780
@farduusmaxamed1780 Жыл бұрын
@@badboyforever8894 p
@mustafeguled1599
@mustafeguled1599 Жыл бұрын
Heestan wa heestan heesaha ugu jeclahay waayo mar walibah waxa dhagaysan jirtay Gabadh aan ad iyo aad ujeclaa oo wakhtigu isu kaayo diiday inan mid ahaano😢. Wan ku xiisay 5 sano kadib intaas oo dhana halmaalin niyadayda kamad bixin😢
@shakurcali2588
@shakurcali2588 5 жыл бұрын
Waxay ahayd 9 sano ka hor waxan Fcboog iska baranay gabar kaftan badan hadal iyo sheko mcn naxarisna leeh waxayna intaasi sababtay in an jacayl faro badan isu qadno waxa xiriir kayagu socday 4 sano caqabadaha ka hor yimi oo sababay in uu guul darayso waxa sabab uu ahaa anago ku kala nolayn labo wadan oo kala foog iyadu waxay jogtay Canada anigana yurup wayna ahayd gabar gacanta walidkeed ku jirta oo jamacad marka dhiganaysa waxayna ku khasbanayd in ay qadato amarka walidkeed xiita hadi uu iyada dhibkeda yahay mushkilada ugu waynayd waxay ahayd marki uu abaheed uu ku khasbay in ay ina adeerked ee guursato , wax kasta marka bay bur bureen waxan xasuusta hadalki ugu dameyey ee ii dhahdo weliba iyado indhehada ay ilmo ka qubanayso oo ahaa, Side qof ana jeclayn nolasha farxad oga heli doona weliba ayna naftu ku qanacsanayn ,lakin anigu wax jaban aah uma ana ahayn an ugu jawabo ariinta ,lakin waxan uu rajayyey in ay nool farxad leeh ku nolato anigu mudo ka diib wan guursaday waxa ahay abbe sadex caruur aah uu jogto gabadhi an jecla nasiib xumo ninki lagu daray marki uu hal ilmo uu dhashay buu naag kale ka racay wuna furay diib bay iso radisay gabadhi waxayna ii shegtay in ay jeceshay in an nolasha ku midowno lakin arrinta ma aqbali karin sababto aah ma donayo in an qalbiga ka dhawaco xaaskaygi wanaga badan oo dawaysay murugado qalbigayga ku talay , qof kasta waxan kula talin laha in uu qof jecel yahay gursado hadi kale nolasha da.e waxa saxiib kula noqon dona murugo iyo tiranyo adan waxba ka qaban karin walidkana waxan dhihi laha fadlan gabadhada guurkeda xor haa uu ahato oo haso fato gashay , heesaha jacayl aah aah waa waxa keliya oo uu hara qof jacaylkisa wayo ,salan sare asxabta
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay sababtoo ah hada ayaan xladaan kujiraa waalidkay baa masuul iga ah inkastoo aan xor u ahay dookhayga hadana waxaan isjecel nahay wiil wadan kale iga jooga markaan reerkayga usoo bandhigo waa ka cabsi qabaa lkin Khayr baan filayaa. Waan dareemi karaa adiga wlaal inaadan qof xun ahayn lkin xiligaa idin ciilay hadii markay kusoo noqotay aad aqbali lahayd waxaad noqon lahayd kii ayada halka cunug ka dhalay oo soo xumeeyay ookale waa iska aduun way heli doontaa qof farxad siiya aduunka adna reerka hayso Allaha Kuu barakeeyo.
@kawsarcumar7513
@kawsarcumar7513 2 жыл бұрын
Jacylba calf bn u nacy😭
@dinomohyaden9661
@dinomohyaden9661 4 жыл бұрын
Bk waa fanaan lamid ah fanaanintii hore markaad eegto akhlaaqda fankiisa iyo sida heesihiisa loogu raaxeysto
@minachic1780
@minachic1780 5 жыл бұрын
Intii jeclayka aminsan ee haysta qof jecl oo ku farxsan like isaar Ha waaro jeclayku🌹❤️💑👫
@khaliilahmed6577
@khaliilahmed6577 5 жыл бұрын
.🎈 Happy Birthday! 🔥 🔥 🔥 📍 📍 📍 📍 📍 📍 🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂 🎂🍓🎂🍓🎂🍓🎂🍓 🍓🎂🍓🎂🍓🎂🍓🎂 🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂 🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂 🎅🎅🎅🎅🎅 👕👙👔👗🎽 Santa is coming!
@najmajaanbiirjaanbiir6110
@najmajaanbiirjaanbiir6110 5 жыл бұрын
Ma sha Allah bk wllhi waa halyey qaraan
@minijr8763
@minijr8763 5 жыл бұрын
Neve gave up love
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Mina Chic waan haysataa qof ijecel alx allow isku keen calaf anaga iyo inta nala midkaa
@hodanm2481
@hodanm2481 4 жыл бұрын
Alx Nolasha farxadedu qaa jacayl
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 6 ай бұрын
Watch Is 2024💔💔💔
@suhaybomerr
@suhaybomerr 5 ай бұрын
Kula mid
@user-so3cz3um1x
@user-so3cz3um1x 4 ай бұрын
Waa jiraa 2024 jacal ❤❤❤
@BAHJA-se3ul
@BAHJA-se3ul 4 ай бұрын
​ , , , 90
@user-eh5ci3vg4b
@user-eh5ci3vg4b 3 ай бұрын
🎉 🎉
@user-vq8tc6qg7p
@user-vq8tc6qg7p 3 ай бұрын
Yes
@simanqaali8758
@simanqaali8758 5 жыл бұрын
Jacelka Maku dhigaa Dhiigeyga makugu habaa Dhaydiisa makuu lisaaa Www ishqayazak Axlaaa heees iyo badh BK Tusmo Flms hugan iyo hadal mabakara🎤💯👈🌷☑️😍
@nimohussein813
@nimohussein813 5 жыл бұрын
Nolsha maysu dharnaa axsan bk
@minitasaw2171
@minitasaw2171 4 жыл бұрын
Asc
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
@@nimohussein813 y
@qofkujeceladoojecel5373
@qofkujeceladoojecel5373 5 жыл бұрын
Waa nin cod dheer iyo gaabanba ku heesa intii igu raacsan like ta igu qabta ilmadeerayal 🥰🥰
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 26 күн бұрын
Isaagana ugu cod macaaan waxa heesa❤ nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdilahiali968
@mohamedabdilahiali968 5 жыл бұрын
Bk Hdad jeceshay like saar waliba dhaladkii Somaliland tahay❤❤❤
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 4 жыл бұрын
Somalian maihi lkn waa kusaara aboowe
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 жыл бұрын
Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Axyaa Fanaan Qaranku ku Faano BK.
@abdirihimrodol5629
@abdirihimrodol5629 4 жыл бұрын
Wan kugu fana wllo
@abdirihimrodol5629
@abdirihimrodol5629 4 жыл бұрын
Wan kugu fana wllo
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Dhiiga somaliland one love
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 5 жыл бұрын
fan nooleeye Bk Inta Taageerto like ta igu qabta
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
ninka Iyo Jacaylka isga mala badiyaye Bk legend fanka weye 🔥🔥🔥
@saaraqurux3849
@saaraqurux3849 5 жыл бұрын
2015 waxan ku biray jmcd jmcda wxan qof dadka ku dardarsanin o dadka qaar ba kibir said ka muqda idhaihi jiray markan marayo sandki 3 wxan asxab noqonay wil wxu aha qof wangsan jmcda wada dhignenay wana isku si dhawanay wxuna i qaday jecl aniga runti manan daremin wu iso ban dhigay wana ku diday inti muna iga harin e marwalba frxd iyo qosol iyo walaltimo igu badalay waxwalbo ubahdo in la idono mrl dher iga doni jiray heer aan garay si wali inan ujeclado wa qofka ibaray jecl wa qofka inacsiyay wil odhan wa qofka ibaray farxda nolsha imikna wan kala harnay dhibato bdna maray hdana wan farxsanahy alxmdullih 😍
@hamse_guray
@hamse_guray 5 жыл бұрын
Wow mcHa alaH Tusmo xaqiqdi Horad Usocoten 👏👏👏📛 weydinka Hore usocda
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
Yaa dhegeysanaya Bk Oo somaaliweyn Noqday😂😂😂from Habaryoonis Nolow inader Dadkaga Hayska soocin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Indr H.yonis nin jileec waligeed ma lahan jirin o gar adag bay ahan jireene maxa imika so kordhay Way oo way reer suguloow idin meee 😥😥😥
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Ma aragaty isago #HARGEISA YIMO QADADWEYN BUFIYEY😂😂😂😂😷😷😷
@samiyacabeye1852
@samiyacabeye1852 5 жыл бұрын
Woooooow🙈🙈🙈🙈🙈 axyaaaaa wacad labo qof kuhaboon ayu kadhawajiyey😭💎✨🙏🏾❤️ abtigay maxamed bk💁🏼‍♀️✨✨✨🎤🎤🎤🎤🎤
@mustaphehassan9114
@mustaphehassan9114 5 жыл бұрын
The first man of musian Mohamed bk my bro I say you keep goingoing ever
@sabiriinabdullahi1514
@sabiriinabdullahi1514 5 жыл бұрын
Bk jecelka dhabtaaa ayaa ka hadasha wlhi daremay hestan allaha KU xafido 😍💞
@SAALAXwaberi
@SAALAXwaberi 4 жыл бұрын
mahadsanid
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 жыл бұрын
Somalida jaceylkodu waa hees oo kliya xaqiiqda nolosha dhabta markay lamanuhu ku kulmaan aadba ukala fogtahay si kastaba hees uunba jaceylada lagu dhameya🙏✅
@Edebsan444
@Edebsan444 Жыл бұрын
Y6p
@Edebsan444
@Edebsan444 Жыл бұрын
@ahmedshakir4447
@ahmedshakir4447 5 жыл бұрын
ilaahow naga madoobeeee heesaha dhagaysigooda
@hamdakaahin1557
@hamdakaahin1557 5 жыл бұрын
Aaamiiin aamiiin
@zmzmcardp
@zmzmcardp Жыл бұрын
Qalbiga waad ku dheertahoo Xiskaa dhadhab kugu hayee Dhameestir ma ii ahaan.. 💖💖 Wwww THE GOAT BK i miss you
@xawocabduqadircalixawocabd7019
@xawocabduqadircalixawocabd7019 Жыл бұрын
Really good fanan
@ducaysane1994
@ducaysane1994 5 жыл бұрын
Nin isku filan oo dhab fanka ka yahay,oo dhuuxa iyo hidaha uu kasoo baxo af soomaaligiisa,lkn su aal ma u dhashay mise wuu bartay????Salaan from Tronto!!! I 🇨🇦 i love walaalahay soomaliland noolaada!!
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Ayo ma u dhashy deee indhabararow hhh
@faisal2350
@faisal2350 4 жыл бұрын
Ax yaaa heez iga dheh
@zuhur66
@zuhur66 5 жыл бұрын
Niyada wad Ku dheertahoo! Xiskaa dhadhan kugu Hayoo! Dhameystira may ahaan?! Aabaha jaceylka #BK hore usoco! Full respect an kuhayaa🙋🙋
@MohamedAbdi-dc6os
@MohamedAbdi-dc6os 5 жыл бұрын
Ababay esha cala hees al fanan mahamed sicid cabdi bk iyo tusmo Films salan kal iyo laab broo 😍
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 4 жыл бұрын
10 times baan caawa dhagaystay cawa jaawi dagaan aniga iyo naftayda waada cawaynayna July 16/2020 😍😍😘❤️❤️❤️
@mohamed_deeq14
@mohamed_deeq14 2 жыл бұрын
Nov/6/2021 noloshadii mahaysaa wali
@gudbayeofficial7953
@gudbayeofficial7953 5 жыл бұрын
Masha allah xidigaha geeska iyo shabakada Tusmo filimis wxan idin leyahay hormar wacan🇸🇴✌
@maryanbashiribrahim7780
@maryanbashiribrahim7780 5 жыл бұрын
Qofba xad dhaf ujclhy hestanh dhagisigeda kama dalo ina kugulesto iso ducey dadkeygiyow🤗😍😘
@mannesta3383
@mannesta3383 5 жыл бұрын
Inshallah waxan ku leeyahay waxa jaceshahay alla haku seeyo maryan
@suadxo9028
@suadxo9028 5 жыл бұрын
Guuleysta wlalo
@kadoohaji4575
@kadoohaji4575 5 жыл бұрын
Allah hakusoxaragaliyo Faraxad jeceshahay
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
maryan Bashir Ibrahim Allow isku kiin calaf oo Khayr iskugu kiin dar
@rihaanrich821
@rihaanrich821 4 жыл бұрын
I.a noqoda kuwi gulesto
@mariajamac9948
@mariajamac9948 3 жыл бұрын
Inta marku fanka kabxay hesihiisa u solabtey is muujiya😂✌
@queenikhlaas9177
@queenikhlaas9177 5 жыл бұрын
Madax tarmuus waka baxsate 😍😍😘keep going adeero hees iyo badh iney Anika ika hadleso modaa 😢🙌🏻🙌🏻allow dadka is jcl isu sahal oo dhaxdoda cadowga ka saar
@shiineshaby8685
@shiineshaby8685 5 жыл бұрын
BK fanaan aa taageero keep going tusmo films waa ku aaminsanhy somali meel walbe jooGto
@qaasimbare7115
@qaasimbare7115 5 жыл бұрын
bk waaaaa kutageraa from Kenya😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@khadarfarhannoor6826
@khadarfarhannoor6826 4 жыл бұрын
Kuuli waacan
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 5 жыл бұрын
In uu fadhiisto ayuu damcay lkn wuu ka labtay hadad ila aragtay like ku qabo
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Ilaahey amarkiis Bk fanaan aan ku doranaayo malahan xoog baan u jclhy heesihiisa
@hamzegolden8319
@hamzegolden8319 5 жыл бұрын
..... quluubta ma wada dhaynaa..... Mohamed bk fanaan jiraa 😍
@qosoliyoqaraaxo6366
@qosoliyoqaraaxo6366 4 жыл бұрын
Legend is Always legend Bk Nolosha ma Isu dhaaranaa, 13 08 2020 feeling ❤️ like Saar Inta hesaha bk Balwad u tahay
@hadijamohamed1613
@hadijamohamed1613 5 жыл бұрын
Bk All The Way Up😍I Love he's songs
@hanangacalhanangacal5617
@hanangacalhanangacal5617 4 жыл бұрын
Markaan heestaan dageysto qalbigaa idhaqaaqo 💌❤💓markaas ayaan dareemaa jeceel meel uu ka imaaday aan garaneynin😥😥🤴
@ektazulthan3482
@ektazulthan3482 5 жыл бұрын
Axdiga dhidibada ma u aasnaa dhuuxenana ma qaybsana nolosha ma isu dhaarana best fanan bk😍❤
@zainababdi6293
@zainababdi6293 5 жыл бұрын
BK idnt have a word to describe you but you are hero nolooow
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 3 жыл бұрын
Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Aniga
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
To the 1% who is reading this comment. I hope you're having an amazing time and enjoying every bit of your life. If you're single I pray You will get a good life partner who shares his happy moments and worries with you and I hope you will do yhe same.😍👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇😍
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Why is this abandoned?
@sc-yardhuka9438
@sc-yardhuka9438 4 жыл бұрын
Pray for us all ,though we live to hope...
@faaz380
@faaz380 4 жыл бұрын
Ameen
@zakihumble
@zakihumble 4 жыл бұрын
Am in the 99%
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi 2 жыл бұрын
Ameen, hope you are doing well and healthy.
@ladanhassan3116
@ladanhassan3116 5 жыл бұрын
The One And Only Ma Legend Mohamed Siciid Abdi Bk Well Done Wllalaha Tusmo Films ☆Axdiga Dhidibada Maw Dhisnaa☆ ☆ Dhuuxenana Ma Qaybsanaa☆ ☆Dhalaan Ma Barbaarina☆ ☆Dhaayaha Maku Doogsanaayo☆ ☆Nolosha Nolosha Maysu Dhaarana☆
@naruuracaday148
@naruuracaday148 Жыл бұрын
Xasuus ii tahay heestaan 2019 anoo ku cusub Kampala dhageesan jire xaafad ladhoho kisenyi 😢❤
@sheeylong9946
@sheeylong9946 4 жыл бұрын
Bk wa fananka ogu sareyo dhanka fanka Hadi runta laga hadlo... Somalida fanka qabyalad beey ku saleyen lkn Bk cumamadisa garabka laguma hesaan kaaro...wxn kaso tageraya malmo hoor usoco Bk
@nasrudiinofficial1776
@nasrudiinofficial1776 5 жыл бұрын
Maxamed Bk Inta Suuqa Hargaysa Ku Aragtay Farta Taaga 😍 Tusmo Flims Big Respect 😎
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 5 жыл бұрын
Aduunka ayan u jeclhy inan la kulmo Lkn haben black summer time ku arky
@amiin.yuusuf
@amiin.yuusuf 5 жыл бұрын
Ninkan wa xidig caadiya lama arko badan
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
@@amiin.yuusuf nin waalan 😂😂😂😂
@womanpowerzalima7668
@womanpowerzalima7668 4 жыл бұрын
From🇸🇴 love Legend Respect🌹❤
@khadarabdikadir9564
@khadarabdikadir9564 5 жыл бұрын
Big singer bk meshaad dhigtay fanaan %# muqalka quruxda badan wxaa isku duba riiday abdiqani tusmo goforwd
@moxamudmudy1730
@moxamudmudy1730 5 жыл бұрын
Maxamed bk what a song mwaaaah I love it
@shirwahussein9018
@shirwahussein9018 5 жыл бұрын
best song bk nin culus fansnka kaliya aan kufaano 🙏🙏💯💪😭😭
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 5 жыл бұрын
Hees Dareen tabasho leh Fanaanka Waqooyi Bk
@yousufali2904
@yousufali2904 5 жыл бұрын
Dhaayaha maku doodsanayoo Nolsha maysu dhaaranaaa 🎀♥️♥️ Halakaa noo wabi aanka degnee bk
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 4 жыл бұрын
One of the best song 2019 hadaad wali 2020 dhagaysanayso like isaar😆
@somaliwood137
@somaliwood137 5 жыл бұрын
Maxamed Bk oo so rogaal celiyay cidi bk tagerya like hala dhafin
@kiinqaali2469
@kiinqaali2469 5 жыл бұрын
Mazh allh ilaahay haku xiftiyo adeer qaali fanaan qaran
@sumayahchanelkids4944
@sumayahchanelkids4944 5 жыл бұрын
Axdiga dhidibada maw dhisna dhuxenana maqayb sana dhalan ma bar’barina dhayaha maku dogsana nolosha may su dharana 😍axsan ya hes
@abdinasirali2773
@abdinasirali2773 4 жыл бұрын
Raali galintii Bk iyo bilowgii 2020 bilowgiisi saacdii horre Yaa daa wanaaya
@ayaaanqurux7383
@ayaaanqurux7383 5 жыл бұрын
Bk bk bk bk adeerooy goormaad jacaylka nagadaynasaa aanu heesaha iska daynee adaa nawaalaye
@qadramaxabe9535
@qadramaxabe9535 5 жыл бұрын
Hhhhhhh walhi waa runtaa
@zershafiyoz1577
@zershafiyoz1577 5 жыл бұрын
Malintad qolka iskabulada ka baxdo
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 5 жыл бұрын
😂😂😃🤣
@fatihaheif34
@fatihaheif34 5 жыл бұрын
Ayaaan Qurux kkkkkkkk
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiali8029
@abdiali8029 5 жыл бұрын
Aroos ma ku dhiiranaa nasteexo ma kugu dhaqaa reezkeena ma dhamaysanaa zafiya 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Ай бұрын
Bk legendary inkasto aan cabdi hani dhagaysto Anuu hdana heestani wa top❤️✌️
@ruuneyofficial4953
@ruuneyofficial4953 5 жыл бұрын
Woow axsn hees runtii qofki wx grd ah waxu darema mrku bk hesihiisa dhageysto inusan wali gurin fanki hore bk jir oo joog
@bilanahmed5854
@bilanahmed5854 5 жыл бұрын
Bk heesahgi xigmda laha noso celisay hanblyo bk inta iga danbisa like
@fauziaahmed8863
@fauziaahmed8863 5 жыл бұрын
Mashallah 😘 🌹❤️ waan jeclahay Walai 💖💝
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Masha alaa hada waan kutageeraa somaliya waa mid☝️🇸🇴☝️🇸🇴
@xasancabaas823
@xasancabaas823 4 жыл бұрын
Bk axsan fanaan waaaye runti . Waxi dacaayad eh gooni waaye . Lakin ninkan banakisa uugu dhacay KG 👏
@shamuuqmedia2119
@shamuuqmedia2119 4 жыл бұрын
BK isteel inuuyahy qofta ila aragtay like iisaar
@faisaj5072
@faisaj5072 5 жыл бұрын
Maxamed B ManshAllha beautiful song Somailand 💕
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 5 жыл бұрын
Xanuunkii 2008dii igasoo gaadhay ilaahadaan iswaydiiyaa talaw ma riyay ahyd nolashaasi wakhtiga. Tiiyarad ilaa maanta sidii uunbay xafadooda loxooxda ugu dubtaa Waase kala fognahay axaxaxaxaxaxaxaxax 💍
@abdirashidomar5909
@abdirashidomar5909 5 жыл бұрын
xiligaan xaladan ku jiroyo xakaarka jacayl bal heestaan xan xanto igu kisisay alaa noloshaydiyey saan xal mahane iikalay oo xumaha iska iloow aan is xalashane faraxd iyo noloshuba waa agtaade
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
abdirashid omar Alla haday imaqlayso wiilka sida udhaan baan dhihi lahaa
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii 🙌🙌🙌🙌
@ahtahammohaa988
@ahtahammohaa988 5 жыл бұрын
Melwalbo like tugso
@azuumaqani9391
@azuumaqani9391 5 жыл бұрын
Adigu wax kle ma taqanid hhhhhh waad iga qoslisaaa
@khalidmohamed6987
@khalidmohamed6987 5 жыл бұрын
Esh Cala Bk and Tusmo✌🏻
@karaamahassan1233
@karaamahassan1233 Жыл бұрын
Ninkaan heesaha uuqado mid la duuro malahn hees wlpo waa top m.a waanku wataa legend waa wada romance wlhi fanku adoo kuu bahnaa
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 4 жыл бұрын
ori xalal ah maku noqda u ubad maku dhala macanka maku siya asal dhalad bk one love to bk fanan mansha Allah
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 4 жыл бұрын
Like iisaar 2020 wixii iskaabulo ah I LOVE MY SOMALI dadkayga❤
@fantasticgirlsacdaabdi840
@fantasticgirlsacdaabdi840 5 жыл бұрын
Bk fanantagero really ur songs is best hormar wacaan
@wardibae3861
@wardibae3861 4 жыл бұрын
Hada waa duruus ereyadaa meeshaa kasoo burqanayaaa axyaaa dareeeen🔥🔥🔥🔥🙏
@abdirizakcambe137
@abdirizakcambe137 Жыл бұрын
Jcylkaygi ugu horeeyay wan waaayay Blse waxan la kulmay jcylo badan oo ka qurxon kii hore❤
@famsmuller4144
@famsmuller4144 5 жыл бұрын
Listing from Germany I like he’s melody 👏
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 3 жыл бұрын
Pppppppp
@muznaahmed1789
@muznaahmed1789 5 жыл бұрын
Bk is everything😍
@sharmarkewaaberi8523
@sharmarkewaaberi8523 4 жыл бұрын
Wow ruunti waa hees qali ah Mahamed BK horay soco bro👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@munamohamed499
@munamohamed499 5 жыл бұрын
Aww the first viewer😘
@kadijaomatahmed4840
@kadijaomatahmed4840 5 жыл бұрын
Listening from Kenya viva bk
@layloadam5571
@layloadam5571 5 жыл бұрын
Waaw beautiful song❤️👍
@spmodel2776
@spmodel2776 2 жыл бұрын
Am baCk 4lisTen jaCeLka ma dhiGa maSterrrrpieCe🖤
@foodiyacali6927
@foodiyacali6927 5 жыл бұрын
Bk haybad fanaan marka hore ayuu lahaa heesahana waxaad moodaa in uu soo xushay ninkan
@moxamudmudy1730
@moxamudmudy1730 4 жыл бұрын
If Bk quit singing I also stop listening to song... a living... Thank you very much
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
Wuu joojiyay jooj adna
Maxamed bk (DHAKHTARKII JACAYLKA) Official video Hees Cusub ! HD
4:44
Somali New Entertainment
Рет қаралды 10 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 261 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 485 М.
Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD
5:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 17 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,3 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 489 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 38 М.