Qosolkii Aduunka Ubax fahmo iyo Gabadh Codka Oromada ah leh maxaa kala qabsaday

  Рет қаралды 815,393

Somali Global

Somali Global

Күн бұрын

Hinda waa Gabadh Fanaanad ah sidoo Kalena Ah Majaajilaste waxay caan ku tahay inay qaado Heesaha qaraamiga iyo iyada oo waliba ka qoslisa Bulshadeeda
#like #share #subscribe

Пікірлер: 597
@jamiilaibraahiim9291
@jamiilaibraahiim9291 4 жыл бұрын
Subxanalaah kulaha mashaalah halkaa kasii wad heesahaa May waxdhaama kudhiiri galiso
@IchbinRex
@IchbinRex 4 жыл бұрын
wow hdaan la hagraneynin cod aad u qurux badan ayeey ledahay masha allah heesta ey qaadayna inaba caadi mahan
@kyniyod620
@kyniyod620 4 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo my sister Hinda long life.
@anisaasallad8610
@anisaasallad8610 4 жыл бұрын
Wow sidee heesta uqaadeyso iyo sida aaay u hadleyzo😱😱😱😱😱 ccodka heestaaan haley ❤❤❤
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 4 жыл бұрын
🌍Waa marwadii allh hawnaxariistee abwaan( AFGUDHIYE) hinda waxay kamid ahayd horaantii sagaashamaadkii fanaaniintii Djabuuti
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Waa ban yaabnay
@dhacdooynkadunida9843
@dhacdooynkadunida9843 4 жыл бұрын
anigu kii naxwi kuma hadalayo afsomali kii naxwi kuma hadlayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 inta ila qososhay like ta igu qabo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Wallahay Waykeentay Hinda Masha Allah Hinda Iskuday I Aad Fanaanad Reer Somaliland ah noqoto Walaal
@logan-dx3en
@logan-dx3en 4 жыл бұрын
Way jilaysaa ee run hamoodina lkn way LA keentahay wlhi
@nasrasaaacid3016
@nasrasaaacid3016 4 жыл бұрын
Sax weeye say heesta uqadayso ka garnysaba
@nimcomahmed4552
@nimcomahmed4552 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk ubaxa fahamo jeceliyaa ❤️ san ma af somaliya ku garneysa 😄
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 2 жыл бұрын
Khadra Daahir Allow U Naxariiso amiin!!!
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Gabadhu Waa Somaliyad Laakin Waa Majaajilayste Top Ah Ubah Fahmo Hinda Noosoo Badi Caadi Maha
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA 4 жыл бұрын
Haa wasomaliyad wlhi funny
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 жыл бұрын
WE LOVE FANANIINTA Waa Oromo wll
@suleekhamaxamed7174
@suleekhamaxamed7174 4 жыл бұрын
Waa 0romo hindi 😂😂
@haradigeedalein9740
@haradigeedalein9740 4 жыл бұрын
Taasaan been ahayn inay tahay soomaaliyad jilaysa sida dadka ajaanibka ahi ku yihiin afsomaliga
@Somaliboy516
@Somaliboy516 4 жыл бұрын
She really has a golden voice. I like her voice. WAAAAW WAAAAW.
@xuseencabdulle2796
@xuseencabdulle2796 2 жыл бұрын
Qq
@deeqasaleebaan3093
@deeqasaleebaan3093 Жыл бұрын
Faarax martiile
@xamsebare5848
@xamsebare5848 4 жыл бұрын
ubax fahmo hooyo macaan alle hanoo kaa daayo si niyada ayaan uqosalay waana ku jecelnahay
@xamdadahir236
@xamdadahir236 4 жыл бұрын
hhhhhh wllhi qosol iguma hadhin hhhhhhhhhh😂😂😂istaqfurulaaa Top weeye hinda😊
@الحياةحلوه-س8غ
@الحياةحلوه-س8غ 4 жыл бұрын
xamda Dahir wllo istaqfurulaah maahan astaqfurulaahm waye is meesha aad kadigeysid waa as
@user-ho9qh
@user-ho9qh 4 жыл бұрын
Lĺĺĺl
@yusro_4159
@yusro_4159 4 жыл бұрын
Wallhi aniga xitaa🤣🤣
@salimsalim2859
@salimsalim2859 2 жыл бұрын
Xamda dahir miss u
@Mustaferooney
@Mustaferooney 4 жыл бұрын
Qofkni waa majajliste yaa igu raacsan
@ahmedshagaxleye
@ahmedshagaxleye 4 жыл бұрын
Mustafe Rooney war ani ayaa kugu racay
@Mustaferooney
@Mustaferooney 4 жыл бұрын
@@awalali8074 haa sax wan grty wll
@hananosmanciisehideous7830
@hananosmanciisehideous7830 4 жыл бұрын
Weer
@MaxamadSheekhdayib
@MaxamadSheekhdayib 27 күн бұрын
Wa wax ay matalayan san jecelahay
@MaxamadSheekhdayib
@MaxamadSheekhdayib 27 күн бұрын
Matalad cajib ah
@loveblooms3644
@loveblooms3644 4 жыл бұрын
Manshallah cod macaanbay leedahay 🔥🔥...
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 жыл бұрын
Sideey heesaha ugu luqeeyneeso iyo hadalkeeda kaaf iyo kaladheeri wlhi mashaAllah. Ubax fahmo qosolkeey iga dhameeysay haku qoslin beey leedahay ayadiibaa qosleeysa kkkkkkk
@saydahmed3661
@saydahmed3661 2 жыл бұрын
Hadalka way jilaysaa walaal ee maaha ka dhab
@guleidjirde2535
@guleidjirde2535 4 жыл бұрын
Cali oromoo hooyadii waa la helay
@asmacali454
@asmacali454 4 жыл бұрын
Haa waleee
@ifrahzagal4675
@ifrahzagal4675 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@azmodhaaki6149
@azmodhaaki6149 4 жыл бұрын
gulied jirde 😂😂😂
@nusaybagurxan3195
@nusaybagurxan3195 4 жыл бұрын
Guuleed
@nimcoladan7367
@nimcoladan7367 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@mriddisleharis1413
@mriddisleharis1413 4 жыл бұрын
wow wow wow mashallah hinda she has got a excellent voice. pls help her. she is our muslim sister.👍👍👍❤❤❤❤
@اانمورد
@اانمورد Жыл бұрын
Way matalaysa maha oromo
@Lilac_Bowa8890
@Lilac_Bowa8890 4 жыл бұрын
this sisters are amazing
@noolowchannel6827
@noolowchannel6827 4 жыл бұрын
Wale cod macaanaa gabadhan mashaallah magalada fanka Somali ugu horaysay ee borama hanoogu dhigto show .
@axmedmaxamed9276
@axmedmaxamed9276 4 жыл бұрын
Waw cod macaanaa
@axmedmaxamed9276
@axmedmaxamed9276 4 жыл бұрын
Kkkkkkk warka kii qaadqaadayso
@mohamedgurre4159
@mohamedgurre4159 2 жыл бұрын
Yaaa salam yaaa salam eesh calaa waxba ka dhacay allayle gob ba is heshay cod mcn qosol riwayad jiibta iyo jaanta isla helay
@Cadey12345
@Cadey12345 4 жыл бұрын
Soo ceeb maahaa in lagu madsado umad afka baratay?
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 4 жыл бұрын
wallhi waa first mujaajilo anku qoslo waaydan danbe si kal iyo laaba an ugu qoslay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
2050 marka taariikhdu tahay, waxaa la saadaalinayaa in Oromada joogta Hargeisa iyo Boorame ay noqon doonaan 25% dadka Somalida marka loo eego, waa arrin dhab ah, 30 million oo Oromo ah ayaa waddanka ku soo fidaya waliba haddii Barwaaqo iyo Horumar iyo Shaqo abuur yimaado, Marka Berbera Dekedda iyo Berbera Corridor to Itoobiya la dhammeeyo, waa laga sheekayn, Somalida maamuladeeda meel kasta ha joogo ma laha siyaasad cad oo qaxootiga , Oromada si yar bay Somalida ugu dhex milmi karaan, waliba markay ku dhashaan waddanka
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n Ай бұрын
Masha Allah Hinda cadi mahan lovka kiimaran ku lahaa ❤❤❤❤❤
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 жыл бұрын
Ciyar ciyaar aniga maaha aniga dawlada I taqaana. waxaad mooda inay riwaayadii matalayso oy somali tahay.
@munacisman9545
@munacisman9545 4 жыл бұрын
waan jeclhy wllhy aniguba heestaa samirkiyo dulqaadka
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 4 жыл бұрын
Wlhi barteeda dhigtay heestii Khadro Dahir
@khadramohammed1309
@khadramohammed1309 4 жыл бұрын
Khadra daahir miyay dhimatay hn
@roodarazmi
@roodarazmi 4 жыл бұрын
@@khadramohammed1309 may wll
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 2 жыл бұрын
Mashalla Gabadhu waa jilaa aad fiican, Si aad ahna uga qoslinaysa dadka. Halkaa ka sii wad.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Kolkii dambe mobile ka baa la keenee, memory ga aan gashanayee"""
@alladaayow4785
@alladaayow4785 4 жыл бұрын
Ubax fahmo allaha ku xafido huuno gabadhaas hinda ah waa gabar somaliyed isdhiig ayanahay sidaas haloo aruuriyo somalida
@abdallaabdalla1962
@abdallaabdalla1962 4 жыл бұрын
Woow masha Allah qosol iguma harin
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Manshallh gabadhan cod maxaanaa waa gabar oroma ah
@aminamuhmed8840
@aminamuhmed8840 4 жыл бұрын
Kkk hinda muxumed sahal halkeedaad dhigtay walee majaajilo waaloodhashaa 👏👏👏♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍💯💯💯💯💌💌💌
@saadoahmed3227
@saadoahmed3227 4 жыл бұрын
MashAllah 💝💜
@gemstar416
@gemstar416 4 жыл бұрын
best show so far
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 4 жыл бұрын
nin ba si buu ku soo galaa Fanka gabadhi anigaKii Oromo ahay ku soo galaysaa fanka well done
@what-fv2vf
@what-fv2vf 4 жыл бұрын
Afsomali waa lakufsaday..Astagfirullah😁😁 If you agree with me..like hapa
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 4 жыл бұрын
Hinda you are too beautiful, you can sing my Oromo syster!!!
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 жыл бұрын
Oromo maahan ee waa jileysaa sxb waa somalia
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 4 жыл бұрын
@@ahmedabdi2065 Waa Oromo sxb
@najiibdeek8341
@najiibdeek8341 4 жыл бұрын
Jaahilin ayaad tihin somaliya wllhi qof ka ajinabiga ah ee raba loqadiina barta waad ku qoslaysan wllhi hadad ka kalena si aad loqadoda u barato wakhti ayay ku siinayan lkn idinku ilbixi maysan 👮‍♂️😢🙅‍♀️
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Somaliya maha and this is obviously fake doqonyaahey
@najiibdeek8341
@najiibdeek8341 4 жыл бұрын
Sultan Yusuf war adigu jahil ayad tahay e waxa an ka hadlayo fahan anigu somaliya kuma udhan e somali ayan ku dhahy 🙋‍♂️😁
@asmaabdi6895
@asmaabdi6895 4 жыл бұрын
Waar way matalayaan ee wax fahan anaga somaliya hanozheegine adaa jaahilee
@hamdixiis7418
@hamdixiis7418 4 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 doqon cunsiriya baa tahay ma somalia ayaa kuu bahan uf dofar hdl kiis waa ledahay 90ka ictiraf raadiya mana heshan qayamaha baa dhacayo idinkoo ictiraf radinayo uf mamul goboled xun uf uf
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@@hamdixiis7418 hana sheeganine ajakiskagi dawo somaliland layidhahda qadaadweyntu aren't welcomed
@mahamedyuusuf703
@mahamedyuusuf703 4 жыл бұрын
mashalah inantan maskaxdeeda sifiican u shaqeynaysa waad meteshay qatar tahey nolow inadeertay
@HassanAli-sg2mn
@HassanAli-sg2mn 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk mashallah funny girl real comedian
@mohamedgurre4159
@mohamedgurre4159 2 жыл бұрын
Wlahay cod macaan qosol baa ka dhacay allaylaha caawa si wanaagsan ayey u xadreeyeen axyaa dad qaali ah
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Khadra daahir hala dhagaysiiyo gabadhan kolay hada waa waayeeloo KZbin-na dan kama lahee
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Hinda Hala Abaalmariyo Afkeenay Xishmaysaye ❤️⚪️💚
@ahmacodanbe7565
@ahmacodanbe7565 4 жыл бұрын
Xaqiiiiiq
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 4 жыл бұрын
BuRco Love
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 7 ай бұрын
Dadkaaseey leeyihiin samali maahan oo inkirayaan Dirtii dhaladkaca ahaa oo Samali iyo Sab dhalay Allah hano dembidhaafo, Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@saedsaakho2271
@saedsaakho2271 4 жыл бұрын
Inta ila daawatay Like ta ayaana idinka horeen
@manalnura601
@manalnura601 4 жыл бұрын
waa somaliyed waliba rer japuti ah lkn waa majajileste ax heesta khadra dahir top
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Jabuti xagad ugesay somaliland weeye
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga 10 ай бұрын
Hinda is soo funny i love her accent will ban garanaya jecel iyada iyo codkeda ba 😂😂
@sareedo8184
@sareedo8184 4 жыл бұрын
10hargaysa dhay waa qiso waqti danbe laga warami doono. Sheekadan waa ku qabso ku qadi maysid
@istahilwarfa2724
@istahilwarfa2724 4 жыл бұрын
Ubah iyo gabadha kale xushmad xumaa inteey isku jeestaan ayeey ku qoslaan
@fowsiomar9245
@fowsiomar9245 4 жыл бұрын
waardee maaha oromo ee waa gabadh reer hargaysaa
@iqbalabdi
@iqbalabdi 4 жыл бұрын
Istahil Warfa gabadhan hadalkan waysamaysatay
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
Waa ogaan wey sameyneysaa hadalka majaajilo ahaan
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Tan dharka cad wey dishibiliin xuntahay qofka qalbigiisa wa la ilaaliyaa sida fananada ubax fahmo iyadoo fuurtay misna is qarineysaa sasa larabaa 🙏😥
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 4 жыл бұрын
Haa tan wa badawad
@hamseabdilaahi1763
@hamseabdilaahi1763 3 жыл бұрын
Haa sx wan ku fahmyaa waa ishbinin xuumo
@abdirizakabdulahi2662
@abdirizakabdulahi2662 4 жыл бұрын
Wllhi cajiip gabadha wa talent cod halaasi bay leday qosl iyo nashaadna waban ka qadnat😍😍😍
@nasrinmaxamed424
@nasrinmaxamed424 4 жыл бұрын
gabadhan kalee aggadhida ee fananada waabay dhaanta codkeeda mansha alaah bilaa music kumacanyay
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
WAA OROMO ASALKEEDII WAA SOOMAALI MAASHAA'ALLAAH
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 4 жыл бұрын
Wanyabay sey utaqan afsomali hesihiisa wlhi anigu maqan
@mahaabdo8409
@mahaabdo8409 4 жыл бұрын
Qurundho qurundholay nagadaa oromadan
@layladhemanmaxamuud8411
@layladhemanmaxamuud8411 4 жыл бұрын
Wooow mansha allah cod mcnaa ❣❣
@guurdoonyoutubechannel3753
@guurdoonyoutubechannel3753 4 жыл бұрын
Allow #HOOOOOYO MCN janadii geeey. #AAAAAAMEEEEEN DHEH. 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭 wll illaaahay dartiis #SUBSCRIBE iigu saar
@guledosman3022
@guledosman3022 3 жыл бұрын
Hinda waa xaajiyadii alla ha naxariistee abwaan afgudhiye waa somaliyad lkn hibo leh ayku madasho ruwaayada afafka kale
@geelehersi140
@geelehersi140 4 жыл бұрын
Ubax fahmo fanaanada aan aad utaageero hore usoco wllaashey qaaliya
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 жыл бұрын
Viva oromo girl❤👍🏾👍🏾
@sihaamrashiid3209
@sihaamrashiid3209 2 жыл бұрын
Wow 😮
@Bashaashtech
@Bashaashtech 4 жыл бұрын
gabdha wa msha allah cod mcn bdn ayay leedahay
@mehmetsirinnas3500
@mehmetsirinnas3500 2 жыл бұрын
Dönya meelkasta waan rabaa inaan guursado waan ku jeclahay
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Hubsimada wey fi antahe hal kaba la siista dee🤣🤣🤣
@fahima6186
@fahima6186 7 ай бұрын
Masha Allah codku waa hibo Wallahi ciyaar ciyaar maaha waa runteed 🙌🏼😂😂😂
@masuusow1093
@masuusow1093 2 жыл бұрын
Maasha alaah dhib malahan weey barandoontaa luuqada soomaaliga. Maadaama shiineesku bartey. Waa ku mahadsantihiin sedaxdiina.
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 2 жыл бұрын
Way jaysa ee wa Somaliyad Afsomali cid ka badisa ma jirto
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 4 жыл бұрын
Ubax Fahmo is also a proud Hargeysaawii and hails from jarso
@ADIRAHIM.JAMA123
@ADIRAHIM.JAMA123 4 жыл бұрын
Marwo hinda oromo weeyi macalin
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 4 жыл бұрын
Alle dartii subscribe iigu saar hadaad akhridid commetgayga
@hodanshaxshax8739
@hodanshaxshax8739 2 жыл бұрын
Mnshallh
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Gabadh horaysa iga dheh kulaha Dawlada ayaa i garnaysaa kkkkkkkk
@jamakarshe7132
@jamakarshe7132 2 жыл бұрын
Very nice show and outstanding entertainment 👏 👌 👍
@yasoocadey1531
@yasoocadey1531 4 жыл бұрын
Inta tiktok kusoo aragty like saar
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 9 ай бұрын
Haboo waan qoslay
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 4 жыл бұрын
Afaka ajnabiga marakan baraneyno wa sidano kale lkn nalgulama qoslo plz qofkii alaha barto waa lagu ixtiramaa hindo sodhawaaw walashen
@jimcaalemuuse9120
@jimcaalemuuse9120 4 жыл бұрын
Hinda mux'ed sahal walaashay aad baan kuu salaamayaa
@sedaabdilahi3106
@sedaabdilahi3106 4 жыл бұрын
De gabadha haku qoslina😏
@hassanyare2016
@hassanyare2016 4 жыл бұрын
Wlhi waa qosol Hinda😂😍
@mxamedismaaciil2805
@mxamedismaaciil2805 4 жыл бұрын
Waa soomaaliyad gabadhu way iska badh badhaysaa af aysan lahayn
@arjantiinmedia8689
@arjantiinmedia8689 4 жыл бұрын
Wlhi ubaxda wadanka udhalatay Ayada la cod mcn magacii illaaheey Markaasey kuqoslayaaan Dee iska Aaaamu
@fatimamohaali341
@fatimamohaali341 4 жыл бұрын
Dee hindi maaha oromo ee waa gabar sacad muuse ah oo soomaali pure ah ee way jilaysaa uun
@justforidea1282
@justforidea1282 4 жыл бұрын
@@fatimamohaali341 Hanna waalin tani somali maaha,
@1001-q4l
@1001-q4l 4 жыл бұрын
@@justforidea1282 wlee wa somaliyed jilaysa oromo
@fatimamohaali341
@fatimamohaali341 4 жыл бұрын
@@justforidea1282 wlhi wllo waa naag isaaqa only way matalaysaa
@mehmetsirinnas3500
@mehmetsirinnas3500 2 жыл бұрын
Sussanhacni Waan ku jeclahay jaceylkeyga
@ahmedmumin3061
@ahmedmumin3061 Жыл бұрын
Wslhay qosolki adunks berka xanunigaray
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 4 жыл бұрын
Waa somali mahaa Oromo Heesahaa waxy uqadaysa sidii saxdaaa ahyd Tonkayka hesaysah waa kii cadigaa ahaaa
@بحيرةالحب-ظ6ظ
@بحيرةالحب-ظ6ظ 4 жыл бұрын
Way dhici karta qofka inuu hees luuuqad kala ah xifdiyo luuqadiina jajabinayA🙂
@xasancali5905
@xasancali5905 4 жыл бұрын
Waa edaday Hinda sheekh
@missjama2943
@missjama2943 4 жыл бұрын
Walal usheeg dadka kuhaya waa oroma
@abdirahmanmohamed9913
@abdirahmanmohamed9913 3 жыл бұрын
Maansha Allah maansha allaah
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 4 жыл бұрын
Naagtan Oromo maaha waayo waxay sheegaysaa darmo inan la jiifsado kalmadaas qof yaqaan waa somali
@zainabesse8609
@zainabesse8609 4 жыл бұрын
Way xifdiday waayo luqado kale heesa ah dadka qaarba xifdiya sida heesaha Faranceska ama hindiga
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
@@zainabesse8609 kkkkk waa somalilander dhab ah oromo maaha
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Xaqdaro waran wey jileysaa af Oramadee,naagtu meeshay ku dhalatay.
@hindaahmed8412
@hindaahmed8412 4 жыл бұрын
waw
@gahnuugmohamedgahnuug6905
@gahnuugmohamedgahnuug6905 4 жыл бұрын
Lkn ubax fahmo markay u tagtay ee ay rabtay inay wareysato miyaanay isu sheegin magaceeda ileen qofkasd barnaamij ka doonayso khasab waa in aad isku sheegtaa markaa imika ayey ka dhigayaan dad isbartey lkn Hinda iyo ubax aqoonbay isu lahayeen
@AbdikadirOmarHussein-v5u
@AbdikadirOmarHussein-v5u Жыл бұрын
Sidey hestii qadra dahir uqatee iyo sidey Afsoliga ugahadli waa kaaf iyo kladeri but practice more ♥️
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 4 жыл бұрын
Inantu somaliyad weeyaan maaha afka bil caani ujajabinaysa, heesaha fasiix bay uqaadaysa.
@nimcocaydiid8717
@nimcocaydiid8717 2 жыл бұрын
Keep going mom
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 Жыл бұрын
Maxay isla yeeylyeelay way taqaanaa af soomaliga hadaan ka soo daawaday KZbinka iyadoo leh qof baa layga afduubay sidiican bay u haslaysey
@ahmedharoun5708
@ahmedharoun5708 4 жыл бұрын
Naagtani waa comedy number one Eeshcala fanaanad
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 жыл бұрын
Waa hees iyo cod halaasi ah 💕💕💕💕💕
@hawomohamed7653
@hawomohamed7653 4 жыл бұрын
Sa
@hamseahmedabdilahi1597
@hamseahmedabdilahi1597 4 жыл бұрын
Still Ubah Fahmo Best Stayle👌👌
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo Жыл бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Marwo hinda sidaasi bay ku noqotey muwaadinad reer somaliland ah. 2.0. Haddaba waa guul iyo gobanimo. 3.0. Waan hambalyeynayaa.
@farahanamin6309
@farahanamin6309 3 жыл бұрын
Hindo keep going
Hinda Oromo oo Qaaci ku heestey, Ubax Fahmo iyo Buulo Xuubey oo Yaabay
30:36
Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday
12:02
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 23 МЛН
Barnaamijka Haweenka: Martida Hinda
30:07
SAAB TV
Рет қаралды 25 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Qosolkii Aduunka Hinda Oromo Iyo Buulo Xuubey  ubax Fahmo oo Yaabtey
5:32
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 904 М.
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 11 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН