Abdiqadir wa funny aniga wale wa iga qosliya xita hadey habeen nuski tahay
@fatimahirsi4138 Жыл бұрын
❤
@xadiyoxadiyo4644 Жыл бұрын
Abaha xageed ku ilowday maskinki walaalaha ay xaajiyadiisi kawateen ?
@tash7356 Жыл бұрын
Qoftan ugaaso uso sheeko diibtay wexey ordeysa orod bila fikrad ah sidey ogu waranta ninka ey ogtahay in u cadaw kuyahay ilmaha ey raadin hayso loona sheegayo mar aya lo sheegay in u isaga kadambeyo qaadashadi hore hadana wey usi warameysa wa run abdiqadir farsamo maba taqaan bila fikir aye iska socota
@saxarlawaayeel9285 Жыл бұрын
Ugaaso sheekadeeda ka helaa
@cabdimahad257 Жыл бұрын
Lkn
@HappymaxamedHoney Жыл бұрын
😢😢
@tash7356 Жыл бұрын
Adiga shaahid iyo dacwo ayad uraadineysay mise waba qofka xun e qaadicu rixinka ah e ilma yar o ilmahisa ladashay qalbiga kanacay wa nin xun o aana banaanen in lala noolaado abdiqadir adigana waad qaldantahay cadeynta wamaxay ninkan kahore waki iyada kuyiri wilkan hoyada ugee
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Sorry wll allah wiilkaaga ha kuu sikhiro odaygaas inkaarta qaba iska fur nin kuu noqon maayo 😢😢sorry wll
@lamiahassan887 Жыл бұрын
Okiyaalaha iska dibi dhisanaya 🤣🤣
@hipishmohamed7290 Жыл бұрын
Asc
@xadiyoxadiyo4644 Жыл бұрын
Shakiira maxaa keenay ilmaha igu soo wareeji inuu ku furo miyuu rabaa ?