Ciro waanu u hanwaynayn waanu u codaynay laakiin waxaa sas iyo fajiciso nagu noqday in ciro ku cabaado Somaliland baa burburaysa. Somaliland ma burburayso ee Aqalka Ciro ayaa burburi doona.
Warun manoqonka ro Ciro madaxwayne umana qalmo alleh nogama dhigo nin an dad iyo daltona danaynayn okursi dartii udagaalamaya Aamiiiin yaarabi allow hanoga dhigin madaxwayne
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Masuul ma noqon karo xitaa naftiisa isma oga SHABCAAN CONGRATULATION 18MAY thanks
@jamuriyadabarakaysan18582 жыл бұрын
Cirro qaraan dumis wadanka halaga eryo
@mahdibmou32792 жыл бұрын
gabadha wa runted
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Wuxuu ahaaba Biddaar wuu ina daayey tagay walaashay aad baad ula hadashay haduu caqli ku jiro use malaymaayo thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo
@medmahdi20202 жыл бұрын
Shabcaan Ismail 🙏👑
@sulekhasaid28912 жыл бұрын
Waruntada walahi ciro dhukura wa qaran dumeisa umada Allah ha ka qabto ciro dhukura wu fashilemaye hadu waxa isku falayo waxso kale kumu hadlena somaliland ma lagu amine mayo wa mental illness ka shaqeynaya isku dirka umada somaliland wa one cadowga somaliland Allah ciro dhukura umada ha ka qabto sharkisa marke horen waxu u adegaye afwena faqashata manta xarmajo iyo tugta daba socota faqashata ayu u adgeya ciro dhukura maha nine hpgamena kara somaliland wa mental illness ka shaqeyna kala beynta isku dire ka shacaba wada dhashayye somaliland Allah ha inada dhaciyo ciro dhukura iyo teamkisa wada faqashata e u adgaya cadowga somaliland dhamantoda isma dhaman wa isku wada mide ciro dhukura xirse tuga silanyo khiyameya kasa ciro dhukura u taleya o xadake ka sareya ciro dhukura bila damera waye uma qalamo madaxwen umada Allah ka qabto
shabcan waa gabadh abniga wadan keda jecel waa qof la gu daydo
@nimcoxasan68262 жыл бұрын
Meesha ka fadhiiso waa bilaa is casile ,qabiil baa kaa hadlaniye waanu ognhy .😝😝😝😝
@abshirmohamed99352 жыл бұрын
Waa jajaban soo bargoday marka warkeeda ka baxa
@user-mb2ob6kg8z2 жыл бұрын
well done that s true sister
@nuralanur4902 жыл бұрын
Yes he can’t be a leader !!!
@munayusuf49492 жыл бұрын
Imisaa ayuu muuse ku siyey oo aad Adna akhiro lagaa xisaabin. Get lost gabadhay. Muuse anaga saaranay anagaana ka dejinayna adigoo arkaaya. See you in NoV 13!!!
Cajiib dhamaantiin waxaa tihiin ciilqabayaal gabadh baa hadashey rag iyo dumar ciilqabayaal baatihiin muuse isagaa wadankan xukuma iyo inta ciilkaqabta ninwayn oo alkabttii hooyadii gabadh ku caayaya weligay maan arG ragu gabdha jam hadli kirin waa maxay ciilqabayaasha xoogiisii xaarnaajo kala tegay walee ciilqa atal iyo ciilqabe muuse waa rijaal kaga wad cabaadiyeyi tey left,egyihiin Wales ciilqabayaal muuse ciil idinma qabo because waa wada jirantihiin ragu iyagaa iska kii jewel ee kadaaya qoqobka iyo reerhabel waakuwaa habeen hore Isla joogay lAkiin kuwii kayiri dagaalama wa kuwii caayey ciro meelaha hunguribaa kugeeyey madaxtoogDa oo anagaa been nagu kor alifatey meeyey sidhigii isaga halagu aguero xaarmajo tag boomer lacag danbe oo ciyaal been loogu sheegi adeer ururDiiwhy Duran yihiin ila ciilqabayaal
@abdirahmanhussein62302 жыл бұрын
inaanu ciil qabno iyo inkale waad arki ma dorashaa laga baryayaa walaahi in tariikh ay qormi oo somaliland sida lookala badan yahay ee lookala dhul badan yahay laysku muquunin hargeisa nin Ethiopia kayimi masii joogi karo faysal ali warabaa shegay cabaadka iska daaya dorashdana ha qabto kursigana ha baneeyo haday been tahay after 5months haynoo ahaato
@amsamatarstudio2 жыл бұрын
Ciro cod idiinkama baahne naagahan esebta daran kala fadhiista suuqa anagu naago uma jawaabno dhadigyahow
@engkhadarshiine88422 жыл бұрын
ciro hala nasiyo odayga siday qoral uguso dhibayen waay daliyen
@neimadeka60732 жыл бұрын
Sax sax
@khiderijaam13102 жыл бұрын
Iska hadasho Inan hargaysa
@sheikhadamali56932 жыл бұрын
Shaqaalaha dawlada waxaa ka mamnuuca inay siyaasada ka hadlaan, tani waxay ku tusaysaa inaanay garanaynba sharciga shaqaalaha dawlada.
@abdullahiomarali52412 жыл бұрын
Shacbaan waa dadkii asalka ahaa ee reer somaliland hadaana qaldanyeen magaa aa reer Asal Hargeisa ah
@galkagundelibaax28662 жыл бұрын
qoosh kii wll ha ilaawin.
@axmadcawed33882 жыл бұрын
Haday dhego kuu daloolaan dhawr jeer wax lagu yidhi
@ismaciilcabdillahiyuusuf26502 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaaraka Allaah yaassiinka,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa
@qaali45892 жыл бұрын
Naagahnu ma waxay isuso qaawiyeen na ragiinii mee????
Ummadda horaa loo kala qoqobay oo qabyaalad loogu kale qeybiyey ee Ciro eed ha u soo jeedin. Midda kale ummadda reer Somaliland ma masuul ayay ka tahay dhinac ayayna ka raran tahay ee xagee laga leeyahay
@xudayfikayse97422 жыл бұрын
Cabdikariin axmed mooge hawga tanaasulo garxajisaw
@munayusuf49492 жыл бұрын
Wow umad iyagu waxa ay galabsadeen ayaa lagu rogaa. Dabadhilifka muuse markay hadalaan waa u qajilaa. Naa bal isla yaab .Kolay muuse wuu dhaami ayey ila tahay.
@mahametclaahi2162 жыл бұрын
Cirro isagaa idin qaba dhammaantiin
@SultanAhmed-et3vc2 жыл бұрын
XALKA KELIYA EE AY SOMALILAND LEEDAHEY WAA IN LA GAWRACO DIKTAYTAR MUUSE BIIXI.. OO WADADII UU MAREY FARMAAJO WAA IN LA MARIYAA..WAX DHICI KARA MAAHA IN AAN DIKTAYTAR ERINO OO DIKTAYTAR KALE AAN AQBALNO.. SOMALILAND DHIMASHO AYEY KA XIGTAA JOOGITAANKA DIKTAYTAR MUUSE BIIXI...
@mduwane31462 жыл бұрын
Sxb tii horaan kasookaban laanahay
@cabirmohmed9472 жыл бұрын
Naya af bakhar tada ka sheeke
@maxamuudaxmed98452 жыл бұрын
DE ANAGA U DIYAARA EE ADIGU TAHRIIB
@Ali-qh7nv2 жыл бұрын
naagtan 30sano iyo dheeraadka xoolaha umada cunaysayee waa laisaga dab yimi xoolihii aydaan lahay ee kaliga u cunayseen cabdi raxmaan ciro kuwa hadlkiisa dhibsanayaa waa kuwii ku noolaa umad kale xoolohooda shaaniga aad leedahay uu hogaamiye wacan baad tahayn xukun iyo dastuur dad la leeyay ayuu 30isaga iyo reerkiisu cunayeen oo ay iygoo dadka ugu itaal yar halkaa rabaan in ay la maraan. siidhigii waynaa ayaa ku sugayee maxaad shaani u qaban kartaa fadhaqaad tiirin doontaaye waxa aan ku masaalaa heego waa yuhuudookale
@khadraali31392 жыл бұрын
ciraa kuwalateen
@xaqudirir2442 жыл бұрын
Tan oo miidhan ayaa microphone loo dhiibayaa. Naa ciro lamaba gaadhin xukunkiise muuse oo walanba waxbaad u dhibateene maad joojisid nacaybka. Hadaanad adigu doonayn malaayin reer Somaliland ah ayaa raba horena ugu vote gareeyay iminkana u vote garenaya Ciro ee wax iskula hadh niiceey.
@fatumanur22272 жыл бұрын
Go home
@calicabdi41032 жыл бұрын
Muuse miya ku dhaalya hhhhhh
@abdillahiosman17702 жыл бұрын
Jaw naa isla yaab
@iOnSL2 жыл бұрын
Cirro waa dhimir dabada laga wada
@abdiaziizahmed78272 жыл бұрын
Habaryoonis jaariyad kasta wey soo kiciyeen adeer kursiga is qaawin iyo is waal waal laguma helo wado dheer oo loo soo maraa jirta waxaad yeeshaan dagaal ayaa ku baaqdeen ka rumeeya xabada inoo bilaaba waxba tari meyso naag waalan
Uraysoy aqalkaga kala guro.ciro.adigo kale hawada waxba uma mariso ismana casilayo waa madaxwayna ha dalka is casil kudhe muuse barska ku dhibaya tuugo
@abdullahiomarali52412 жыл бұрын
Curo walaahi filim hindi buu waadaa xataa diyaar uma aha madaxweyen qaran mar uu yidhaa Gabiley codkeeda ii tiriyaa intaas dad kuma noole iyo in uu yidhaa dagaal u diyaar garooba madaxweyen ma noqan karee wadnaak aan duminee
@cabdishiineadan40612 жыл бұрын
Kolba jajaban mirqaanku ka qaylisiinayo heego hakeento TV yadooda
@adangudhane3362 жыл бұрын
Cirow Mersham iskaga 5ag naxas baa tahaye Somaliland uma baahna muda haraad hadji aan Finland soo dhigatey naagtaadii iyo caruurtii .candiraxman horta ma wax baa kuu dhiman maxaad umaharaadka kugu kalifey is casil .cid ma homaaminkartid Handikape baa tahay
@quruxdatv57222 жыл бұрын
xataa naagihii saan mey u hadlayaan walee duulkan ma kale hadhaan xataa suxul baruurtii ba wadni afka xuna ku soo taaagaya
@buufiyahaweyn74302 жыл бұрын
HHHHHHH IBNU FAQASH KA BAX MEESHA
@nuraqallib91032 жыл бұрын
Afqadhmuun ciro codkaagama baahna naa eeyahay yaa kaxun muuse duco diide dagaal ooge aan maalin wanaag katalin ciro qasab buuku korayaa kursiga insha allaah ee miyaad dhiman?
@engkhadarshiine88422 жыл бұрын
odayga waad dalisene qoralka kayareya
@cabdinuuxjaamac69322 жыл бұрын
Shabcaaneey farmaajuu u adeegaayey ciro
@xaqudirir2442 жыл бұрын
Haduu u adeegayay muusena xasan sheikh ileen waa tuu shalay habalyeynayeye. Ma qof wax kala garanaya oo madaxweyne isku sheegaya ayaa intuu cadawgiisa waco hambalyeeye horta wakaas muuse.
@cawlmedia2812 жыл бұрын
Waa inan naga cadhotay un 😂wax kle ma jirane
@ugbaadcaday51202 жыл бұрын
Ha
@secamal8342 жыл бұрын
siil wayn
@luulismaaciil9732 жыл бұрын
XAGA KALE BAA KA WEYN BAL HUBSO
@cabdisaleebaan28572 жыл бұрын
Ma kiradaa lugu leeyahay
@hassanhashi44422 жыл бұрын
Afsomalifa kudir qiya iska amus
@nasirosmanali25762 жыл бұрын
Huuro naa orodoo kii ku qabay la ciyaar , hadalba ma taqaan, kuwan wariyayaasha ahi nooc walba way waraysanayaan , Ciro in uu sidaa yidhaa anagaa ku taageersan waanuna sugaynaa siidhigaa huuroy ee xaarka isku xeji .
@sabahahmed89172 жыл бұрын
Cidii balayo doonaysa Ilahay meel kale ha ka siiyo oo iyaga ha ku celiyo bi idni laah
@luulismaaciil9732 жыл бұрын
LABO QABO WAA WAAWARAY YAA WAX HAAYS
@ah50232 жыл бұрын
Maxa cabdi rahman maxamed Cabdillihi Aad ku aragtay whay 😇😇mad sheegtid Muuse marku lahaa degata qorigu hay jaro Kkkkkk hora loo yidhi Maroodigu ma arko takarta ku Tagan kale ayuu arkaa Cajiib cajiiiiiiiiiiiiiiib Kuwasha ciro dee yaahuu
@mduwane31462 жыл бұрын
Ciro madax weyne manoqon karo anigaa kule waayo waxaa muusameeyeen imika dadkìibaa ka diday
Xabada waa la ridayaa waayo wey hagaagiweyday haddii ururda la furo waa dhamaadka soomaaliland
@liinaali19102 жыл бұрын
@deeq cismaan war Isla yaab kas gaab bad tahe nacas yahow gabadhas aya caqli iyo sharafba ka badan qof nool o dhintad tahey akhas
@abdifatahnor13382 жыл бұрын
Muuse 40 sano qabyaaaalada shaaaani la dhex taaaagnaaaa somaliland
@pharroekemet5292 жыл бұрын
2012 Heer 14 aya Wadani isbi ka dighee 2022 Heer 14 aya Wadani Curuur ka Dhigee. 1)Dowrashada curuureeda aya horeesa. 2)Dowrashada Madaxtoyadaa 3)Dowrashada Guurtidaa
@buufiyahaweyn74302 жыл бұрын
HHHHHHH DEE IMIKA SOO RIDA IDINKA FAQASHTA IDIN NACAMLEYNEYSABA
@بدلعامر2 жыл бұрын
Maha. Somomliland waa esaaq land banta inlaiskshakin maha miid shbcanay afwaxcuunay xisho
@Uknownw2 жыл бұрын
Haday tahay iyo hadikaleba waxba kama badali kartid laydha afkadher ka cesho faqash yahy
@galkagundelibaax28662 жыл бұрын
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
@zamzamabdi52792 жыл бұрын
Kaa bahxso halkass Somaliland is one.
@cabdilahiyuusuf32612 жыл бұрын
Waar naagtana maxaa waalay waxaan ku leeyahay maeka kowaad Naag baad ka tahaye maxaa ku geliyey xiiqeeda . Waata labaade . Waxay ku leedahay ilaahay ciidaa ciiddeeda ha ina gaadhsiiyo subxaana allah goormay ciid noqotay.