FISKA & QOMAAL

  Рет қаралды 1,648,992

Universal Somali TV

Universal Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 398
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 9 ай бұрын
Who is listening 2024😮old is gold❤😊
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 9 ай бұрын
Kama Xiiso Dhaco Heestan❤Old Is Gold❤😊
@kimjezuublinkandarmy4031
@kimjezuublinkandarmy4031 8 ай бұрын
gacana itagan ✋🏿😂
@Deeqocabdinasir-vu1nc
@Deeqocabdinasir-vu1nc 8 ай бұрын
Me😂
@Nahli123
@Nahli123 8 ай бұрын
Old is gold😂😂
@ozaano
@ozaano 5 ай бұрын
i listing now old is gold
@cumara227
@cumara227 2 жыл бұрын
Hestaan wxn si wada jir u dhagesan jiray gbr aan mudo 5sano is jcleyn balse markaas aniga arday ayaan ahaan wxna manan heysan cideeda ayan kadoontay weyna ii diideen ka dip nin lacag leh ayeey ku direen anigane go aan ayaan garay waan tahriipay si aan nolosheyda u hormiriyo ka dip wxna tagay dalka Finland 🇫🇮 Alxm waan so shaqeystay hanti igu filan waan heystaa muqdisho ayaan hada ku so labtay walipa xfdii aan ku dhashay hbn anigoo meel cafeteria fadhiyo ayaan si ka dis ah u arkay gbdhii aan jclaa iyado marwo wan u istaagay si naxariis ayeey itiri iwrn anigane wn fcnhy iwrn adi markase idhahday wa cfmd qawaan ee maguursatay Haa ayaan ku dhahay markaas I dhahay m.a illhey haku barakeeyo familkaga ayey idhahday qisadeyda hadaa ka heshay love ❤ saaar by✌
@swityluckymoha9854
@swityluckymoha9854 Жыл бұрын
Sorry wlhi
@ZafiyoCumar
@ZafiyoCumar Жыл бұрын
Waa si wanagsan wll
@nuuradiinahmed
@nuuradiinahmed Жыл бұрын
Tan caadi ba u samesatay legenow
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Жыл бұрын
​@@nuuradiinahmedmasheege marka😂
@nuuradiinahmed
@nuuradiinahmed Жыл бұрын
@@InnaIssak-bq1dx been arkayo mawa ka amusi karo tan waxiisa wax macqula ma ahan ani ahan
@sharmarkemo2611
@sharmarkemo2611 8 ай бұрын
Yaa Salaam Heesihii 2012 ilaa wxii ka danbeyay heso uma aqaan wlhy 😢 old Is Gold
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@abdullahimohamud2299
@abdullahimohamud2299 2 жыл бұрын
Haa anigaa usoo xiisay
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Haa aniga manta soo booqday nolosha Guur waaa jaceel ❤🎧😭
@MOHAMEDMOHAMED-wn7km
@MOHAMEDMOHAMED-wn7km Жыл бұрын
😉
@najmocadeeey9165
@najmocadeeey9165 Жыл бұрын
Ani hadaa socdaa 8/2/2023
@CabdirizaqYusuf
@CabdirizaqYusuf Жыл бұрын
Waan uxiisay 2017 ba igu danbaysay haddana waa 16 Jun 2023❤
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Xasuus beledweyne iqlaas mcn sorry wxn kurajeynaa nolol dheer mnta aabo ahay adina wxn maqley inaad single mother thy lkn aniga ma iloobaayi jclkaaga beledweyne io laabtaada mcneeed abyo allaha kusharfo qurxeey koleey aniag calaf kuuma yeelinee lkn gaber kaa'qurxoon ama kaanaxariis bdn ineeyn jirin ban kuuxaqijinaa abyo mcn 💔😭😭
@qweeninash9120
@qweeninash9120 2 жыл бұрын
@Cusman Abdulle 🥺😭😭🥺😭😭😭😭💔axxx
@farxaancabdixuseen5029
@farxaancabdixuseen5029 2 жыл бұрын
@@qweeninash9120 intejogtaaaa quruxee
@abdinasir9523
@abdinasir9523 2 жыл бұрын
Oska legend aya tahay
@amisha123abdalle7
@amisha123abdalle7 2 жыл бұрын
Qosol walahi 🤣🤣🤣🤣
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 2 жыл бұрын
Waxaba I xasusisay ,wila jecla blse calafka ika hiilshay,sorry qof xuna calafka iigalay,Wan iska oya wallhi markasta maxa yelay qofan jeclaan Aya calafka iigeye,oo familka eh ,wilka jeclane gabar kale baa calafkiisa noqotay ,waqtigas jecelkena iskuma shegan oo marka is baranay Aktedi wa kaso takay my home Balad weyn,marku barasho iso bandhigaty Baan gadaal ka jeclade,from xfada dhhuurta Ama laabka calaf waa cajiib,Asne rer dhagax jibis bu ahaa
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 2 жыл бұрын
2014 still listening heestaan waxay igu riday jacayl wxaan gaaray heer aan waxba qabsan waayo jacaylku wa khatar qofkana wuu qaataa hada qoraalkan si qiiro leh baan u qorayaa Still waan ku jeclhay hadana waan wada soconaa 😥😥😥😥😥😥😥
@pasherahmed8677
@pasherahmed8677 2 жыл бұрын
Waxan xasuusta 2011-2012 anigoo malcaamada dhigta markan break u soo baxno ayn xaafada ku daawan jiray musasal la odhan jirey ( BERBERA SANTANA) markan marka uu dhamado aya heestan lagu tuuri jiry xasuus dheer walhi waqti aan soo noqonyn Alle ha noo danbi dhaafo inaga iyo waalidkeenba Aaamiin
@sacdiyoduuni682
@sacdiyoduuni682 2 жыл бұрын
Aamin dhamaanteenaba🤲
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
woooow what a great song waxey I geysaa heestan markan wadankenii booqdey 2012 kii aroos baan ku arkey lagu dance garaynayey markii iigu horeysay aan maqlo kadib wan dhageystaa wa kahelay wa hees cajiiba today wa 06/07/2022 wali wan dhageystaa dadkii wali 2022 dhageysanaya isoo raaca ❤❤❤
@ahmedabdiduale9488
@ahmedabdiduale9488 4 ай бұрын
Amba 2012kii baan dhegaystay heestan oo markaan waxan joogay Burco oo aan ku xasuusto.
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Walahi heestan hees ka erayo macaan ma dhagaysan waligay xasuus ❤ Yaadawanaya wali 2022 kama daalo dhagaysigeeda 😥🥺🥺❤❤❤❤❤
@mohamettAfsame
@mohamettAfsame 2 жыл бұрын
Copy geeda aya soo baxday soo daawo @Godax media
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Heestan gobolkaygii hawd ayaan kuso xasuusta 2011-2012 Iyo jacaylkaygii iyo Akhyartaydii isku so noqod danbe wakhti qaliya ayan so wada qadane ilahay haidin daayo❤hada waa marwo caruur leh jacaylkaygii ana wali magursan farxad igu waar qof qaliya oonan illabeyn ayaa tahay❤️👸🏼
@shoodheofficial6575
@shoodheofficial6575 2 жыл бұрын
ILAA 2012 ILA HADA 2022 WN DHAGEYSANAYA HDAAD ILA DHGEYSANAYSID LIKE ISAR 🥰🌍
@laylamaxamed6403
@laylamaxamed6403 2 жыл бұрын
Waaw
@najibhussein4524
@najibhussein4524 Жыл бұрын
Xasuus 2011 anoo teendho dhex jiifo iyo dhajuuma meel la yiraahdo oo xaduuda kenya ku taalo dhoobleey ayay udhawdahay ayaan soo xasuustey tahriib ayaan ahaa tel x2 ahaa ayaan kusoo shubtey habeen dhan ayaan dhagaysanayay waana cabsanaynay in ciidamada kenya na qabtaan aduun 12 sano ayaa kasoo wareegtey
@abdizhakourmohamed7533
@abdizhakourmohamed7533 Жыл бұрын
Hadena xagee joogtaa.🤣😱
@farhanfaldo2694
@farhanfaldo2694 3 жыл бұрын
Who is still lessening this song 1 August 2021❤
@amiincaqil4617
@amiincaqil4617 3 жыл бұрын
Heestan markaan dhagysto xusubn galaa walhi heer aan gaadho inan ooyo 7/8/2014 galab arbaca sii baxayso oy khamis soo galayso xafadaha calaamadaha Hargeisa 🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭😭😭
@zuhrapea
@zuhrapea 2 жыл бұрын
Memories kugu jirtaa maalintaas😥😥
@queenofburco5285
@queenofburco5285 2 жыл бұрын
Wlhi anba xasuus ba gala 2014 Burco 😭
@amisha123abdalle7
@amisha123abdalle7 2 жыл бұрын
Maxaa dhacay markaaa walal🤣🤣🤣
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 11 ай бұрын
​@@queenofburco5285hda ma Burco Jogta????
@izhaa_hazem5016
@izhaa_hazem5016 Жыл бұрын
who is watching this song in 2023!! one of my fvv one.😥🩹❤
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
meeee!
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Xasuus aan duugoobayn ayey igu leedahay heestani walaahi still waching i cant stop waching this emotional song🎧📻❤️
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
After 11 yrs listening 11/12/2022. Manta waliba anigon wax jecyl ama xarir laheen dhageysani haya lkn 2014 markas waqtiga wacnay xasusani haya 😭😭
@hassanabdirahimbulle8778
@hassanabdirahimbulle8778 2 жыл бұрын
06/01/2022 and still listening 🎶 👌 ❤
@Deeqocabdinasir-vu1nc
@Deeqocabdinasir-vu1nc 8 ай бұрын
16/2/2024😩💋
@capaasemedia547
@capaasemedia547 2 жыл бұрын
Since 2022 still listening legends🥺❤️
@qaaliwarsame4674
@qaaliwarsame4674 2 жыл бұрын
malisa
@qaaliwarsame4674
@qaaliwarsame4674 2 жыл бұрын
malliisa ppe
@yuusufcabdi2115
@yuusufcabdi2115 Жыл бұрын
Runtii hestaan xasuus goni ah iku ledahay runtii gabar aa daris misane sxb ehen asxaab cml baa schol isla dhigan jirnay misane isku galaas duhurtii schoolk hadi nalaga soo daayo bee iyeri jirtay misane daris eheen hestaan ishidi jirtay walibo talefon markaas socday oo ahaa magacisa okinG intii taqano taqaano markaas baa dholacedeynta io hesta isku soo baxayen runti balse wax walbo wee isbadaleyn wayo ayada nin aderked dhalay ayaa laku daray oo usa 🇺🇸 jogay markaa hadane welajogtaa 2 caruur ah ujogto se ishegtay ane alx waxan jogaa Sweden 🇸🇪 alx 1 wiil ayaa leydhalay balse ayada aad io aad ujeclaa runtii balse hada qof jacelkeda i ilaaw siisay ayan hestaa balse gabadhaas magacedu waa ayAAN ABYO HALKAAN BAA KASALAAMAY ❤❤🖐🖐✋
@ahmedabdulaahi3973
@ahmedabdulaahi3973 2 жыл бұрын
Kuwaan aakhiro goblamin jirkooda cadabta guubin guulow naga yeel dhaman
@hanad-r8c
@hanad-r8c 2 жыл бұрын
Heestan nabad iyo cafimad maku dawa naysa😐 hadaad iga danbayy sid iiduce waxaa lagayaaba inaan dunida jogin😭😔
@amisha123abdalle7
@amisha123abdalle7 2 жыл бұрын
Alle haku naxriisto insha allah
@qaalidmaxamedcabdi9180
@qaalidmaxamedcabdi9180 Жыл бұрын
Ilaahey janada Haku heeeyo
@staroftheyear424
@staroftheyear424 2 жыл бұрын
Still 2013 And 2022 still listening 🔥👂🥰
@Deeqocabdinasir-vu1nc
@Deeqocabdinasir-vu1nc 8 ай бұрын
2024❤
@mploe
@mploe Жыл бұрын
Hestan waxaan dageysan jirey ano Gabar Kampala kunol oo aan aad ujeclaa mudo badan badhan oo xirir ah kadib nasibkeni ayaa kaladamadey, balse ayado oo aan kalatagne ayaa wili magacedhi hadan maqlo waan xasusan 😢😢😢. Ragnimo iyo adkeysi baan kunolahy illa iyo hada mana gursan wlhi😢😢
@raaliyocali9248
@raaliyocali9248 2 жыл бұрын
Xasuus 2017 manta iixigta 2022 /3/ 23 wixii iga danbeya ismujiya ❤💕
@ibnujiib9164
@ibnujiib9164 Жыл бұрын
Kuwaan Aakhiro goplamin jishkoodana cadaaptU mudan Guulow naga Yeel dhamaaan😢 Allaaahuma Aamiin😢
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 Жыл бұрын
after 12 year I'm still listening ❤
@SafiyaNur-gd9uy
@SafiyaNur-gd9uy Жыл бұрын
Ry
@NasteexCabdul
@NasteexCabdul 11 ай бұрын
Allah naga madoobeeyo 😢
@fatuzhali297
@fatuzhali297 Жыл бұрын
Habenka aroskygaa ayan daran hestan🧕😂🤴❤️insha alllh Xajiyow ilhy hygu ka simo
@saacidcabdiaxmed4413
@saacidcabdiaxmed4413 2 жыл бұрын
Since 2012 still listening what a 2 ligend 🔥
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
My lov canada my lov government canada primit and immg worl and immg inc and immg gud tanks pasabor canada Ahmed Cali jamac my lov whive canada and America my lov my lov human rich Ahmed Ali now live soomalia africa
@awalabdi6598
@awalabdi6598 2 жыл бұрын
@@AhmedAli-mi1cg ik9o
@feisalhanad2943
@feisalhanad2943 Жыл бұрын
Hees ad umacan I like it memories will never fade I love you if you ever Make this song for me qofkaa asaga Lee is garan still I didn't forgetted when she use to sing for me this song as she mention my name Feisalow I just greated you be blessed where ever your via Amina
@naimadek2714
@naimadek2714 3 ай бұрын
Any one who is listening July 2024❤😢
@Wllmoha-s3w
@Wllmoha-s3w 2 ай бұрын
😂
@LuulaCafiif
@LuulaCafiif Ай бұрын
August 2024😊
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan Jacayl aan U Qabay Darteen Qomaal ayaa Laygu Bixiyy waa Hore👏😅😅
@shoo0118
@shoo0118 Жыл бұрын
Qoomaal😂
@nimcocali5296
@nimcocali5296 3 жыл бұрын
10years later still listening 💔💔 2021/05/
@xiddig4698
@xiddig4698 3 жыл бұрын
@Rayaan Mahamed ⌚waqtiga wuu carayaaa😢💔
@abdiqanidiinaari853
@abdiqanidiinaari853 2 жыл бұрын
Time and tide never wait a man 👨
@cabdulaahigargaar249
@cabdulaahigargaar249 3 жыл бұрын
26/3/2021 still listening Yaa ila daawanaayo
@ابتسام-ح3ي
@ابتسام-ح3ي 2 жыл бұрын
2022/1/4
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 2 жыл бұрын
Heestaan Xasuus gaara igu leedahay 2014 kii My Ex Love Nolow intee Nolol jirto 🤘⚘😘 Still 11/05/2022 Waan dhageesanayaa
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 ай бұрын
Old but gold, 16,8,2024 .
@najmahussein916
@najmahussein916 3 жыл бұрын
Xasuus 2013 2014 imikan 2021 inta dhegysan salamullha😁🥰💯
@abdiazizmohamedelmi8930
@abdiazizmohamedelmi8930 3 жыл бұрын
Before 10 years wayy 2011 soobaxdy heesta
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 2 жыл бұрын
@@abdiazizmohamedelmi8930 waxan soo Xasusana Hoomeeyaashi Isgoyska Bakaaro ilaa Sheelare iskuxiri jiray oo Dabka mari jiray Shirka aa laga daari jiray 2011 my beloved Mogadishu wa uxiisay Wlhi long time
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
After 11year still listening best song❤
@Sacdush1234
@Sacdush1234 2 жыл бұрын
🥰🥰
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
@@Sacdush1234 Qofyahee hadaan is barano kawaran
@Sacdush1234
@Sacdush1234 2 жыл бұрын
@@xawoluul3896 ok abyo waxbo kama qabo welcome 🥰
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
@@Sacdush1234 facebook ma ledahay 😘
@sacdiyosalax2464
@sacdiyosalax2464 2 жыл бұрын
​@@Sacdush1234
@Cristianoxef
@Cristianoxef 10 ай бұрын
Heest aad baan u jeclahay markii ugu horeysay ee aan dhagaysto 8 jir ayaan ahaa ma fahamsanayn macnaha ereyada lkn waa la qadi jiray hada oo aan fahmayna qoftii aan u qadi lahaa baa hayn ❤
@zakariyeugaaskachannel712
@zakariyeugaaskachannel712 4 жыл бұрын
Kuwa aan gablamin jirkida aan cadanta gubin guulow naga yeel dhaman
@xasancabdulaahixuseen1110
@xasancabdulaahixuseen1110 2 жыл бұрын
13/6/2013 ayaan aad udhagaysan jiray waxaana ku noolaa miyiga galgaduud somalia 🇸🇴 waxaan kadhagysan jira three one zero taleefan ladhaho waaxasuustaaa maanta 14/3/2022
@ameddeeq4022
@ameddeeq4022 Жыл бұрын
2012 ap to now oo taariikhdu tahay 30/10/2022 waxay igu leedahay xasuuso ma guuraan ah Hadaad iga dambeyso isoo xus❤
@user-rud1997
@user-rud1997 Жыл бұрын
Heestan markey soo baxday waxay aheyd xili noloshu aad u macaaneyd, dugsigana fasalka 7aad aan ahaa.
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 2 жыл бұрын
Old but Gold🎧🤍 Still 2022______2023🖤🎩
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Thus song never get old 2022❤
@osmannuh100
@osmannuh100 2 жыл бұрын
heestan waxaa sameeya cali seenyo
@HamdahHanda
@HamdahHanda 2 ай бұрын
Old is gold ❤😂
@ducaysane2433
@ducaysane2433 3 ай бұрын
BEST SONG 🎵 ❤️
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 3 ай бұрын
Ani iyo adi malinta xirir yelana inta soo kalnay xiriiir kheyr qabo insha allah😂😂
@noloshadawanaaji2229
@noloshadawanaaji2229 Жыл бұрын
Heestan xasuus ayay igu ledahay mudo laga joogo 11 sano 😂 ani iyo isra cabdi 😂😂😂
@dek50
@dek50 4 ай бұрын
Listening this song while I'm in the gym 💪 nostalgia song
@farhiaarte9409
@farhiaarte9409 Жыл бұрын
24.8.2023 sagal bilod kadib cawo kle wa hbnki aan jacaylkayga la midobay heskan ayana wakhtiga la qadanayaa wayo isaga ma ahn qof ifahma idarema wu xidhxidhanyhy cawa ayan wacay waxa aaana caawo dhan la calacalayay mxa iso wici la dahay xitaa halmar aaamu ha ilmaynine ima usan odhan wan jeclhy o go an kama qadan karo kamana hello daryel io fahn dumarnimo😢
@Saraa_Qurux4033
@Saraa_Qurux4033 9 ай бұрын
After 12 years still listening ❤
@sahraismacil-i3o
@sahraismacil-i3o 8 ай бұрын
😅😊
@Aliyow3
@Aliyow3 8 ай бұрын
Halka maanta ay tahay commentigaaga 12 bari kabacdi😂😂
@abdirihmanabdikadir5928
@abdirihmanabdikadir5928 2 жыл бұрын
Xasuus weye wlhi heestan waxan daawanay 2022-7-9 maalin Eid ah oo sabtiya hadad dabaday timaado like iisar wll 🥰
@shelby-y3i
@shelby-y3i 3 жыл бұрын
This line 0:34 💔✌️🥀🌹 ᴀᴅᴜᴜɴʏᴀᴅᴀɴ ɢᴇᴇᴅɪɢᴀ 🌍 ɢᴜᴜʟᴀʜᴀ ᴀᴀᴅᴍɪɢᴜ ᴛɪʀsᴀᴅᴏ ☝️ Jᴀᴄᴀʏʟᴋᴀ ɢᴀʀᴅᴀᴀᴅɪʏᴏ ❤️ ɢᴜʀɪɢᴀᴀɴ ᴍᴜxᴜʙᴏ ᴊɪʀɪɴ 💔 sᴀᴍᴜʜᴜ ᴡᴜᴜ ɢᴀʙᴀᴀʙsɪʏᴀᴀ 😪
@najmajama5017
@najmajama5017 2 жыл бұрын
🥺
@MohamedHassan-kh8sb
@MohamedHassan-kh8sb 3 жыл бұрын
Guriga aan buxibo jirin sa.mahu waa gabaabsiyaaa exectly 2021 go for ward
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Am obsessed this song ❤qurxda guur waa jecl💯
@feisalmuniir3616
@feisalmuniir3616 8 ай бұрын
2024 still listening
@abdizamadjunuunyo2010
@abdizamadjunuunyo2010 3 жыл бұрын
HeLLO 2021
@hanuushali
@hanuushali Жыл бұрын
22/5/2023 and still listening ❤
@safiaamiin1609
@safiaamiin1609 Жыл бұрын
24 may 2023 😊
@ibrahimsheikh7502
@ibrahimsheikh7502 Жыл бұрын
Since 2012 UpTo now am listening this song it's my favorite old is gold
@samiyaaaxmed
@samiyaaaxmed Жыл бұрын
Hestaan waxan kubarte wil aan si xaad daaf ujeclaaa. Markan uso xiso hestaan ayan iska dartaa ❤zakariyaah ahmed waan kugoyee lkns haad iyo jeer baa waan kusoxasusta ❤
@Hanad__abdi-c7x
@Hanad__abdi-c7x 9 ай бұрын
2024😍
@AbdirahmanAhmedAhmed
@AbdirahmanAhmedAhmed 2 жыл бұрын
Fiska is leggend even if she die today I wish her long life 🥰🥰🥰
@anisaaragsan8731
@anisaaragsan8731 Жыл бұрын
New yaer 2023 still favorite💕
@HanadAbdi-et8cs
@HanadAbdi-et8cs Жыл бұрын
Waxaa dhagesanaya 2/5/2023 waqti qurxoon iyo farxad jawi😫❤💋
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 2 ай бұрын
According to the date on its upload, this Somali song is older than me almost one -year. Though I'm not allowed to watch songs on youtube but ,today, I got a swift chance and i took advantage of it. Hope u all got the point. This is me your young/ lil Somali brothe from Doha-Qatar. My mom❤ now wants me to hand over the phone back to her so byeeeee byeee guys❤
@xamdakooshin8363
@xamdakooshin8363 3 жыл бұрын
Magaca noloshyda faysal cali Alle hsu keenkeeno ado nabad qabaa
@abdimuuse1800
@abdimuuse1800 Жыл бұрын
When l was 14 years old l listined this song also listining in this year 2022 old is cold
@munaliza5542
@munaliza5542 Жыл бұрын
Dabayaaqadiii2022_😂
@maryamamaxamud2133
@maryamamaxamud2133 Жыл бұрын
@@munaliza5542 aad iyo aad kkk
@caliyacusman9852
@caliyacusman9852 Жыл бұрын
@@munaliza5542 yyyyyt777uy7yyy6667t7yyuuuyuuuyyruyyutyttruýuuy6667⁶r676576ýuy6yuýýrtttyryyyý7yýýýýýuhij tyyytyyttttttyytyrttyytttyytťťyyuttttttyryyyťttytytyyýtttytyytttťttytyttytttť5555⁵665⁵5
@zucaadfarabadane5185
@zucaadfarabadane5185 10 ай бұрын
​@@maryamamaxamud2133 غ١٥٢😮
@nashattabdi9454
@nashattabdi9454 9 ай бұрын
❤❤love
@MacalinshirwacBoy
@MacalinshirwacBoy Жыл бұрын
2023 Kama daalo still my song
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaad heestan aadka u macaan aad dib usoo poqatay hadii aad iga dambayso like dheh taariikhdu waa 2022/4/9
@Salxm333
@Salxm333 Жыл бұрын
I am still listening to this on 29th Dec 2022
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 9 ай бұрын
Waan Hubaa inaad Heestaan ila dhgeysn Doontid 2024 mise waa kaligeyga😮 Hadaad iga danbeysid like isaar old is gold fiska vs qomaal❤🎉
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
Still on my mind 2023 ❤
@muscabahmedmohamuud8462
@muscabahmedmohamuud8462 Жыл бұрын
3/10/2023🤗 best song
@guledjama9007
@guledjama9007 2 жыл бұрын
2011 ila ahada top 🎧 ng from Edmonton canada
@bileboss-ka9454
@bileboss-ka9454 11 ай бұрын
Heeskan xasuus gaara ayey igu leedahay
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
After 12/12/2022 hddi aad dhagysanyso like ta dhc igu sii Time 15:22pm gllnmo isnn ah🎶📲🎧
@sedeimvocal7
@sedeimvocal7 Жыл бұрын
Sidkle
@bigphish1983
@bigphish1983 6 ай бұрын
Legends 🔥
@nasircr5545
@nasircr5545 2 жыл бұрын
Who is still lessening this song 5 May 2022❤🥺
@Zuuzumoh-ms5od
@Zuuzumoh-ms5od 9 ай бұрын
2024 I'm still listening ❤
@sultanayusuf21
@sultanayusuf21 Жыл бұрын
Still listening 2023
@MohammetEsse
@MohammetEsse Жыл бұрын
still watching September 2023🥰❤️
@cumarhashim1120
@cumarhashim1120 2 жыл бұрын
Still watching 2022 september
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Waxb waxbaa lagu xasuusta heskan waxa ku xasuusta 2014 safar muqdisho to gobolada dhexe ayey no darneed safar dad badan iska baranay ayuu aha safarka waa la isku barta waliba jacaylka safarka ka dhasha sahal kuma dhamaado oo waka xiso badanayahay kan kale ee cadiga la isku barto waan ogaday mid❤❤
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 9 ай бұрын
2024😢 dhagesanaa haben ay axadsii bxeso wliba aan sugaayo doorashada puntland inaa daawado ilaahy kuwii is jecel ha kulansiiyo From canada gar ahan Edmonto❤❤❤❤❤
@kadoon22
@kadoon22 2 жыл бұрын
I can't stop listening this song🎵🎵
@secretqueen72
@secretqueen72 2 жыл бұрын
Dressed
@abdirahmanmohamedsuleikh6023
@abdirahmanmohamedsuleikh6023 4 жыл бұрын
Wow the best video Qomaal and Farah
@faysalburaaleofficial8183
@faysalburaaleofficial8183 Жыл бұрын
Heestu aaf bay aniga iikhuseysaa maadama magacaygu faysal yahay Markaa waa in aaan gabdh magaca aamina ladhoho aan raadiyaa
@sucaads3881
@sucaads3881 3 жыл бұрын
2013 edadey marke huruda inta ka xada telka ka daran jiray hader 9/9/2021 xusus
@caddecabaade471
@caddecabaade471 3 жыл бұрын
It is Amazing song
@iamupdulhek
@iamupdulhek Жыл бұрын
This song never gets old
@sawturaxma5667
@sawturaxma5667 2 жыл бұрын
Favourite song who is watching 2022 😱❤👌🏽
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Ilove this songs Qoomaal Ft Fiska
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
@@sumaya9025 Anigu 11 sano ka dib ban dawanaya
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 2 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 12 sano kadib😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
@@hayatmohamud6044 Hhhh ma sidasaa 2022 Insha Allah waxan idin rajaynaya adiga iyo Sumaya nolol xariir bash iyo barwaaqo sanadkan
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 2 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 amiin wll sido kle
@MohaanCajap12
@MohaanCajap12 4 ай бұрын
Heestan Qiso Gaaray wadataa Hpeen 22:21 bishana 27/12/2022 ahayd gapadh aanu is jeclaayn hpeenkas kala tagny plse wxan ogaaday jacaylku inuu xnuunyhy ilaa hada waan ka qoomameeya Hada anigu aapan ahay lkiin iyada waxan maqlay ilaa hada inaysan guursan wxan urajeenya inuu ilahy cimrigeeda usii dheereyo iyaduna nin wngzn hesho
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 2 ай бұрын
Hdii aan ha dhagaysaytey 7/22/2024 ❤ alle haw unaxriisto intii horey ee sanadiid hore soo dhagaystey ee hd dhintey int had sideyda oo kle dhagysatey oo nol nolol qurux bdna urajanayaaa iyo frxda waart ❤🙏🤲
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 3 жыл бұрын
Adaan gooba dalxiis gayiga meesha ugu wacan dalxiis kugu gaynaa baribaa midoo deris aheyn message igusoo dirtay run baan moodi jiray🤣🤣🤣 alla xusuus badnaaa lol
@nrmen-zeyd5164
@nrmen-zeyd5164 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wax kle lkn ine run ka eheet so laga ma yaabo
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 3 жыл бұрын
@@nrmen-zeyd5164 hadda la joogo salaanta igama qaado marmar eey xaafada kusoo noqoto.
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 3 жыл бұрын
2012 dii 2011 kii yaa iladhageeysanaayo
@Sooyaal252
@Sooyaal252 2 жыл бұрын
Inta soo marty xasuus waagii aduunku qiimaha lhaaa
@mehbuubdek1937
@mehbuubdek1937 3 жыл бұрын
manoloyihiin 2bad anoo yar dawanjiry tariq ma aqoon😆😂 hadii iga danbeyso like 2021
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 жыл бұрын
28 February 2022 still ❤✌🏻
@DeeqoFirjinaad-mi7ip
@DeeqoFirjinaad-mi7ip 9 ай бұрын
Team 2024 like 😅
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 266 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,4 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
SAFIYA TUSMO |SOO DHAWEYNTII LAKI XAAJI WACAYS| COLUMBUS OHIO 2024
4:00
King Saha - Comedy Store Uganda Oct 2024
23:58
Alex Muhangi Comedian
Рет қаралды 18 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,4 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,9 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
farxiya fiska  2013
5:43
The Asal films
Рет қаралды 622 М.
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН