No video

Daaci Muna"Ninka gabadhiisa nin fiqiira siinayaa Aniga ha ii yimaado"

  Рет қаралды 41,504

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 302
@fursa270
@fursa270 Ай бұрын
Si fiican baad u dhigtay Sheikh Muna, diin baad ka hadashay oo sax ah, qof saaqad ama sacluuq ah qofna gabadhisa siin maayo, بارك الله فيك
@rooble.mahamed
@rooble.mahamed Ай бұрын
She is 100% right. Thank you mom
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
Dhilo- dhilo ayey taageertaa
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Ай бұрын
Masha Allah afaakaga caano lagu qabey shiikhad Muno
@cabdifataaxxasan3290
@cabdifataaxxasan3290 Ай бұрын
asc wansalamay bulshada siba hablihii ficilka lahaa ee runta sheegi jiray maxay la aamusanyihiin oo sheega waxad ogtihiin
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Nimanka ilmo eey dhalaan oo loo koriyo eey jecel yihiin iyo naag bilaash ah
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Ай бұрын
Mamada runtey sheehyay somalina runta ma jeclo
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
Dhuntaada was dhilo- dhilo ayey taageertaa
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Ай бұрын
Maamada yaanan la dhulminin ayadana Allah ha xifdiyo.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Nin ma shaqaysta ah balwad leh, Naagta raacda waa Naag waalan. iyadaa nafteeda meel xun dhigtay.
@user-de7lm2lg4c
@user-de7lm2lg4c Ай бұрын
Mamo aduunka iyo Akhridaba ilhy haku libaano ❤
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah wa Runteed maamadu somalidenu runta Ma jecla shugran hooyo sharaf bad Leedahay qof gabadhisa siisanaya Ma jiro nin khaad cunaya marfashka Fadhiya mashaqaystaa
@awoismil2501
@awoismil2501 Ай бұрын
Waaa runteed wlhi keeping going mam❤❤❤
@UmuAnas-xj9fh
@UmuAnas-xj9fh Ай бұрын
Shukran maama sharaf allaah hakuxafido ceebmalihin ❤❤❤❤
@ahmedalaahiosmanfiyore1437
@ahmedalaahiosmanfiyore1437 Ай бұрын
❤❤❤ sheekhada ha la soo dhaweeyo ❤❤❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Faqiirkua waa duliga qaadka cuna
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Sax waxalayidhi arad waadan uskagna waadoqoniimo qof nadiifa oo dadaalaya arzaaqda RABI uqoray ayuu soohelayaa laakiin duli qayila oo tukanin oo meel uskaga fadhiya cudur ayaaba lagaqaadayaa diinteenu waa nadaafad qaadna waa uskag iyo ilko jajabay af qashuush ah foolxumadii oo lugule
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
@@khadijac9841 qof qaad cuna xitaa masuliyad maqadi karo mana geeyo gabdheheena
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
marqaan😢
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Waa runtaa lkn dumark8ba beryahaan ragging wey ka dheereeyeen qaarkood oo wax walba wey liqayaan ee ragga keligood yaan beegsan
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Horta rag iyo niman iskumid maaha rag waa kuwa Allah sheegay nina waa wixii naag ahayn aduunka rag ayaa masuul loogadhigay dumarkuna waa kalkaaliyaha wey kabaan laakiin maanta rag soomaaliyeed waa 40% intakale waa niman iyo dumarkii oo iyaguna meeldhexe kulumay oo caruurtii lasilcaya
@ShaareAliyyii-y7d
@ShaareAliyyii-y7d Ай бұрын
Ma shaqeeste halkuu jaad ka heli Nin shaqeesta unbaa qaadka hela kana qayila
@mariyacalin6004
@mariyacalin6004 Ай бұрын
Shaxaad buu ku hela ama intuu soo helo buu qaad siista halkuu reerkiisa ugayn lahaa
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
@@mariyacalin6004 .🤣🤣🤣🤣🤣
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
@@mariyacalin6004 🤣🤣🤣 Run
@fatuh4811
@fatuh4811 Ай бұрын
You are wright 100%
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 Ай бұрын
Waanu kuwadanaa munay ha u joojin ragu waxy rabaan inay dumarka bahdilaan oo cagta hoosteeda geliyaan
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Ай бұрын
Masha Allah maamada wee saxsan tahay. Si aqoon leh wee u hadashay
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 Ай бұрын
Somaalida runtaa dhibta qofka shegana waxay ka dhigaan tuko canbaar leh nin faqiir ah cidina ma rabto
@sabahaman884
@sabahaman884 Ай бұрын
Masha Allah, hoyo wanagsan ayad tahay. Ha u jawabin munafiqinta iyo jahiliinta.❤❤
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Dumarka waa in loo hiiliyo oo yaan la dhibin.
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Ай бұрын
Soomaalidu horay ugu maahmaahday *laba qaawan isma qaaddo* .
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Muno markey Hargeyso ka soo dhamaato😂😂 waa FUGAN DOONTAA😂😂😂
@hindoahmed4002
@hindoahmed4002 Ай бұрын
Allaaha ku xafido shiikhunaa muna
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤️
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Ай бұрын
Mamada runteed sheegtey.Soomaalina dumarka in ay wax u sheegaan raga ma Oglala. Balse kooda waalan was ninkaroon.
@MadinaMerane
@MadinaMerane Ай бұрын
Allaaha kn xafIdo shiikhunaa muna
@sh.asmaacil
@sh.asmaacil Ай бұрын
Arinku waa diin ee waan jecelay maaha ee markaad sheegayso sax u sheeg
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Ай бұрын
Mashallah mama Allaha haku xafido guuuliso ninmkan saqraminta fiiqirnimda aqlaqdarada iskudarsadi e malinwalba ilmahoda quubaya hadana hamadoda yar e lidata ka hadlya war laidinma raabo
@OHH2004
@OHH2004 Ай бұрын
Allah ha ku xafido Daaci Muna waa qof wanaagsan Masha Allah hospital baahi weyn beynu uqabnaa. xaqa ka hadashay.
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 Ай бұрын
Nagtani siway wanagsantahay lkn ragibaywerartayba insha allh ilahaw itus iyado inanteda lasiyay nin muqawada
@ahmedabdi281
@ahmedabdi281 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@MuktarAbdullahi-gc5pk
@MuktarAbdullahi-gc5pk Ай бұрын
Cajaa’ib maa lashaqesto oo wax laqabsado maxaa mamada lo heystaana weysaxantahay nin shiid ah oo somaali ah gabar iska daaye xata xabad rooti ah laguma aaminayo
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
RUN.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Good point.
@IsmahanMohamed-qv3zg
@IsmahanMohamed-qv3zg Ай бұрын
ilahay ha ku barakeeyo
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Ай бұрын
War ha dambaabina Naag Sheekh manoqoto Naagtan. Fasahaada la wareegeyso ha ku Qatalmina ???
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Faaduma bintu rasuul ,sheekad bay ahayd
@NimcoAdam-pp2dk
@NimcoAdam-pp2dk Ай бұрын
Sheekhad muuna wan ku salaamay 2010 ayaan ku kalay adis ababa
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik Sheekha Muna
@abdi_252
@abdi_252 Ай бұрын
Maamada abwaan sharlaawe muuqaalkiisii ayey daawatay malaha😂
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Ай бұрын
Maamadu way fcn thy haday u jeedo ninka aan masuuliyada gabadhisa qaadayn ha guursanuna lkn hantida ALLAH ayaa bixiya ee wqxa fican in ay kal madeedi hore badasho dadku hadalka siday u tidhi ayay diideen ee may diidin nin qaru masuula oo qayilaya haguursanina
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l Ай бұрын
Guur waaba kii wacnaaye ee kuwa gaalada bilaa meherka kula saxiiba orodo ka so xalaale ninkaagan naaga naagiiska meel loo danleeyahay aan warba u heym
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Ай бұрын
@@user-tx4nt1ql5l runta ayaa xanuun badan ma waxad ka xanaaqday nin aan masuuliyad reer qaadanayn hablaheena ma qaadi karo masuuliyadode ha iska daayo wlhi adiga neef neef dhalaya bal waxad dood ka dhiganayso eeg ma waxad i lee dahay dee haday guursadan adiga ugu wacan waayo ka dayacay waa adiga oo hablahoodi gaalo u gududeeyay ee intaad futada farahad kula jirto intad kala baxdo masuuliyadaada qaado nio
@mahadibrahim5633
@mahadibrahim5633 Ай бұрын
Waa Runteed WAX laaan mamnuuc Insh allah khyr bay noqon
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 Ай бұрын
Maamo aayadii tafsiir, rijaalu qawaamiin ilaa yunfiquun, adiga oo aan kululayn, lacagna aan ku celinayn, adiga oo gar leh yaan lagaa gar helin, waa markaad ka leexato gartaada sax aad ku tahay. Maamo sida kaa muuqata hadalkaaga w@x baadka bedeli, adoo cadhaysan ha soo jawaabin mar aad nasato mooyee.
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 Ай бұрын
Mamo qalad banu ku fahane rali noqo
@mubaarigismacil3250
@mubaarigismacil3250 Ай бұрын
MAsha allaah
@Rose_1s
@Rose_1s Ай бұрын
She is very smart and educated mashallah she is right.
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 Ай бұрын
Waa sax in Inamada la siiyo Training aad iyo aad ayey ugu baahan yihiin waayo iyagaa masuuliyadu saaran tahay
@user-pg4dd3lh5w
@user-pg4dd3lh5w Ай бұрын
Wlhi hal cadim waan.arkay mamadan ragga qayila.aa ka hadalayso gabadh aan jar nahay ninkeed meelaha ayuu dhismaha guryaha gala maanta inta yare shaqaystana qaad ku cunaya xaaskiisa iyo caruurtisa waxaa caawiya waxaa siyaa hooyadii maalinta gabadha arkay ilahaybaa ku dhartay qalbiga iga xanuunay ilahayow dumarka sharaf ragga no hagaji
@AyanAyan-rm5lu
@AyanAyan-rm5lu Ай бұрын
😢😢😢 wa xanuun walahay
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Gabadhan waxay tiri waa ruunteed 💯 waxa laguu haysto waa khalad .
@sharmakawarsame9378
@sharmakawarsame9378 Ай бұрын
War waxaan hadalke badalesaa
@queenqadra4659
@queenqadra4659 Ай бұрын
Mashallah mamo aqli badan iyo cilmibadan
@abdisitarabdihamid7803
@abdisitarabdihamid7803 Ай бұрын
Balwada iska dhaafee nin faqiir ah oo aan balwad leheen sow ma jiraan
@legendalwayslegend
@legendalwayslegend Ай бұрын
Aniga xitaa taasaan is weydiiyay Haa noo kala cadeey dheh
@ugbaadmaxamedcabdi
@ugbaadmaxamedcabdi Ай бұрын
Title ka saxa masuliyinta tvka
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 Ай бұрын
Waa waali sidani . subxanallah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
mashallah tabarakallah !!!!!!!!! from saylac city
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Anigu ma caayo gabdhaha.
@majid2968
@majid2968 Ай бұрын
Masha alah ale haku barakeeyo Wanaaga aad umada uwado ale hana fahansiiyo
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Faqiir waxa uu dhalaa , Faqiir kale.. Waa in la Toogto, la dilo.
@HindaAli-ms1be
@HindaAli-ms1be Ай бұрын
I LaHaye qayrkaa ha badiyo
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Amiin
@cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk
@cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk 15 күн бұрын
Runsheeq maamo ilaaheyna kacabso
@SaynabYare-zz9li
@SaynabYare-zz9li Ай бұрын
Waa runteeDa mamadn horta maxa lagu haystaa 😮
@danraacmedia7123
@danraacmedia7123 Ай бұрын
Haaa saaas maxaa udhihi weysay nin qaad leh ,cabtooy ah,lkn nin faqiir nuuc walba wuu leeyahy shiiq,mu adin,nin wanaagsan✌️
@FadumoMuuse-ml9br
@FadumoMuuse-ml9br Ай бұрын
Alaa runbadanaa
@FINAAS1
@FINAAS1 Ай бұрын
Naadh diinkastow barato waxa iskama badalaan wali dumar uun . Caruur cag wayn😂
@user-rv3er7rx1s
@user-rv3er7rx1s Ай бұрын
Ma runta ku dhiptay
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc Ай бұрын
Kuwa qaadka cuna 😂😂😂faqiir
@Hagarlaawe-l3c
@Hagarlaawe-l3c Ай бұрын
Wa runta zxp😂😂
@abdifatahabdi5118
@abdifatahabdi5118 Ай бұрын
Duqda hadalka meeel kale la aday maoyee,,,mexey kawaday nin qeiru mas'ul aah oo tubaako cun aah yan lagursaniin mel somalia ba mel xun wax kafahan aah
@nimam7846
@nimam7846 Ай бұрын
100% sax
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Ай бұрын
Wer gabadha ka fuqa nin soomaaliyeed waa dayuus walaalo hore usoco waxaad diinta kataqaanid banaanka keen reer mudug
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Ай бұрын
Abahanaa iyo awowka kudar iyo walal
@Axmed-gs8vr
@Axmed-gs8vr Ай бұрын
Waarunteed market xamar tagto ayey sheegeysaa
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Waligeedbaa nin faqiira inan la siinayee xagay waxan ka keentay
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Waxan oran laha sheekhyada somalida wax yar baa diinta ku dhaqma inta kale waa ciyaalka xafada yagaba ka horaya kuwa aan tukan marka hablaha sheekada ha tageeran oo ha dhagaystan sheekhadooda si ay u yeeshan isku duubni dumaraw isku tashada time waa time la inii bahna waya rag iyo dumarba ha ka tageero dumarka sheekhyada ah amba kuwa aqoonta leh
@waheen
@waheen Ай бұрын
Intaan Hargiesa joogo kama jawaabi karo, Maan fahmin waxay u jeedo
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l Ай бұрын
Way cadadiyen
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 Ай бұрын
Masha alah
@mohamedabikar9058
@mohamedabikar9058 Ай бұрын
Asc taad dhardeemiid xiir
@CqaadirAxmed-f1h
@CqaadirAxmed-f1h 18 күн бұрын
Sheekhadu aadbay ukhaldantay
@SGS627
@SGS627 Ай бұрын
Mashaall mama waxaq waxad shegayso
@user-cp2vl1jq8f
@user-cp2vl1jq8f Ай бұрын
M.a Daaci wye miyaa iyada saas maanan u ogeyn ❤
@STRAIGHTPATH-zk6b
@STRAIGHTPATH-zk6b Ай бұрын
These words shows us that most women are feminist, e Women you have to know allaah made you from men..... don't hate men they are your fathers.
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Ай бұрын
Habarta caqli iyo cilmi midna ma leh aduunka meeshuu maraayana ma oga soomaaliya 98% waa faqri 2% xoogaa heysta waa qayilaan waana tuntaan naagaha fraha badan oo faqriga ah nin ma u heysaa
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Faqiir,, shaqo kale ma hayo Naaagta siilkeeda ayuu saaxiib la yahay.
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 Ай бұрын
Waa runteda oo dadka akhlaqda aya kakow ah
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Saado cali Warsame .. Alah raxma
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 Ай бұрын
Mama hadalka ha badalin
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Ай бұрын
Hadii nimanka faqiirka ah la guursan population ka koraayo naagaha badan oo faqriga ah Ethiopian ama Kenyan ha guursadaan habar doqon ah
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 Ай бұрын
Sheekhada oo jaadka cunistiisa iyo ka beecshireysigiisa ayay ummada nuskeeda ka koobantahay oo waa lasoo cuni jiray lagana beecshireysan jiray ilaa 1945 ilama maanta sidey kheyrul mas'uul ku noqdeen
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Marka aad gabadh guursato reerkeeda ka soo soo dhex saarto waa in aad Mas,uuliyadeeada Qaado.
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l Ай бұрын
Kuwa zineysta iyo kuwa gaalada bilaa meherka oga dhala orodo so uruurso urkooda cidi guurkaaga ma baahne duqdaan debreshinka haya jahwarersan warkeeda waa kaadi nijaas waxa ay la caytameysa waa qooq wey careysan tahay cajusooyinka ayaa ogu daran
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 Ай бұрын
Qof ka waxa ugu liita ee lagu doorta waa lacag ama kolba hayntisu intay tahay.gabadha ninka ay nolosheeda la qaybsanayso lacag ku doorataa waa indhaw garad ama sida kale hadii lo dhigo calooshed la ciyaaar, Maangaab. Sidoo kale waxa jira niman u guursada gabadha lacagteeda, kaasina xeerki raganimada wuu ka baxay.
@abuayub1222
@abuayub1222 Ай бұрын
habartu way kucusubtahay baraha bulshada
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Ай бұрын
Soomaaliya waa wadanka aduunka ugu faqrisan hadii 2% xoogaaga heesta guurdadaan naagaha ma iyagaa is guursanaaya sidee dadku u tarmaayaan sidee itoobiya la iskaga ilaalinaaya doqon + doqon sidee
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Sheekhad runa haday tahay kolba social media yaha may soo fadhiisateen ee daaha dabadiisa ayay wax ka wacdin lahaayeen
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Social madia adigaa ku jira , iyada ha eedayn
@filzanouchawel8197
@filzanouchawel8197 Ай бұрын
O sheekadu hlky ka timi 😊
@AhmedHassan-dt7cr
@AhmedHassan-dt7cr Ай бұрын
Hadalku marku fara bato wu macan Bela ee fadlan daacidu kadafa sualada badan. Daacidu ayudana hadalka badan hajojiso
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm Ай бұрын
Hi my jaamac yuusuf waankuracsanahay inaan inan lasiin ninka qayila iyo qayralmasuulka lakiin faqiirka hadu diinleyahay waa lasinaya
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l Ай бұрын
Kuwa gaalada bilaa meherka ay kaaga wasto orodo ka so guro neef yahaw doqonka ahi meel loo socdaaba an kala aqoon naagta dan lihi hadashaaba iska raaca adigu ma nin baa tahay kkkkk
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Ай бұрын
Daaci.muna
@fooziyafawaza4526
@fooziyafawaza4526 Ай бұрын
Masha Allah mom allaha no ka xifdiyo
@XuseenCismaan-em2ff
@XuseenCismaan-em2ff Ай бұрын
Angus.waan.qayilaa.laba.naagana.waa.qabaa
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed Ай бұрын
Nolashad ka dhacdaye
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
2 Naagood sideed u Masruufee maba shaqaysatid
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
waa runteeda walahi
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Ай бұрын
Islaan ay kadhamaatay ninka war ka qaadow adaa kadaran. Ciyaarta dumarku waxay udhaxeysaa markay qaan gaadhaan ilaa markay gaadhaan 33 jir. Ninkii naag 33 jir dhaaftay lajoogoow adigay gogol la,aani ku haysaa.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Hees macaan ayaan soo xusuustay, Ragu Naago jecalaa Dumarkanu u roonaa. hadana riiq dagaal joogta ah colaad badanaa..
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l Ай бұрын
colad ragta badana dheh
@FaraxCali-j2q
@FaraxCali-j2q Ай бұрын
Waa runteed
@daauudkosar2525
@daauudkosar2525 Ай бұрын
Shaydaamad
@queenqadra4659
@queenqadra4659 Ай бұрын
Adiga mad qayisha maxad ku magtey muno cadey
@xayaadcabdi4347
@xayaadcabdi4347 Ай бұрын
talaw waa halkee halkaa ay ku hadli karta naa hooy naag baad ka tahay fidinta diintee jiig😊
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Ай бұрын
Sheikhadey Hano Gafin Balwad wan lenahay Rer kenanah wan Ka adgnahay Wan shaqeysanaye umada Kala reeb
@abdisitarabdihamid7803
@abdisitarabdihamid7803 Ай бұрын
Raga somaliyeed ee hantida heysta badankood in yar mooyee inta kle wey qayilaan qamri bey cabaan ayagaba
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Faqiirka, waa in la Toogto.
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l Ай бұрын
Adigu ma taajir bad ismod siisey ninka raga haduu taajir yahay xolihiisa isagaa iska leh adigu maxad ku darsatey ma jaariyad ayad u noqoneysa waxa aad u oyeysaan waa jaariyad kkkk
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Umu amiir official
Рет қаралды 34 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 219 М.
Dhalinyardu Bilaash ha isku Guursadaan Faadumo Ibraahim
10:27
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 23 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Warka Universal Tv 06 09 2024
18:45
Universal TV
Рет қаралды 1,8 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 333 М.