No video

USA vs Europe, maxay ku kala duwan yihiin Europe iyo USA muuqaal kooban oo xiiso badan daawasho waca

  Рет қаралды 4,462

I am Sahal

I am Sahal

28 күн бұрын

Soo dhowaada asxaabtayda Fadlan like share iyo comment aad baad u mahadsan tihiin dhammaan asxaabtayda

Пікірлер: 58
@Fardushassan68
@Fardushassan68 26 күн бұрын
Mashallah, you guys are a beautiful family, we love you ❤️ ❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Oh thank you so much ❤❤❤❤❤
@hassanjama241
@hassanjama241 25 күн бұрын
Nice topic ❤
@a.j2428
@a.j2428 23 күн бұрын
GURYAHA AMERIKA HOUSE IYO APARTMENT LABADUBA AAD BAY U WAAWAYN YIHIIN, EVERYTHING IS BIG IN AMERICA. THE HOUSE THE APARTMENT THE CARS THE STREETS, THE FOOD(PEOPLE EAT MORE). BIG BIG BIG.
@Iamsahal143
@Iamsahal143 23 күн бұрын
Waa runtaa sxb
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l 23 күн бұрын
Mansha allah waye hadiiba aad fcn tihiin inta xanuunsan inta dulmi ku xidhana alle ha u gargaaro amin
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 25 күн бұрын
Sahal waan ku salamay inadeer adiyo marwo Sahra❤🫶
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Waan Kaa qaaday sister
@UpdyKani
@UpdyKani 26 күн бұрын
Abwaan wllo aya jogta usa 🇺🇸 dacwadu intee ayay nagu qadanaysa waxan kasoo baxayna egypt 🇪🇬
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Waan raadin doonaa xogaha ku saabsan arimaha dacwada
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 22 күн бұрын
Cuntada waxaa fiican yurub waana cunto healthy ah oo controlan..... Haday cunto badan oo la cunayo tahey waa qalad umana fiicna caafimaad ahaan. Ogow cuntadu waa dilaa qatar ah markey dhaafto xadkeeda.
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 22 күн бұрын
Sahra dumaashi waan idin salaamay❤farxad ku noolaaada❤4sano qardho joogay waxaan ka bartay 😊dhagax tuur siiba habeenkii la isa shiido 😊hadaan ini soo shiido ii dulqaata😊❤❤❤❤❤❤❤
@zahrafarah4012
@zahrafarah4012 22 күн бұрын
Haye walaal waan dulqaadan 😂😂
@Iamsahal143
@Iamsahal143 19 күн бұрын
Hhhh
@farhiyahussein6794
@farhiyahussein6794 24 күн бұрын
Maraykan ma qashin lah yaa
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 22 күн бұрын
Shaqada waxaan ukala saareynaa labo...xamaaliga iyo xirfada (aqoonleh) Xamaaliga waxaa fiican USA. Xirfada waa isku mid weliba yurub hadii aad shaqadaada lumiso waxaad helaysaa in mushaharkaaga lagu siiyo 90% intaad shaqo ka helayso (2sano Denmark)
@sahrasalahhussein2818
@sahrasalahhussein2818 26 күн бұрын
Waa runtaa 🇺🇸 🇬🇧 ayaa istilmaalo 2 qol iyo fadhi Europe kale waa sidii 🇸🇪 oo kale waxay yiraahdiin sidaad sheegtay.
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Aad iyo aad waa sax Abaayo
@abdfetah009
@abdfetah009 24 күн бұрын
Mansha Allah sahal Wan ku salamaay guulaysta dhamaan family
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Waan kaa qaaday guulayso sxb
@a.j2428
@a.j2428 23 күн бұрын
MOST PEOPLE DRIVE IN AMERICA
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 26 күн бұрын
Waa kuu Taaganahay Horey usoco Abwaan❤👏
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Mahadsanid walaal guulayso sxb
@AshwOmar
@AshwOmar 25 күн бұрын
Masha Allaha horay usocda❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 25 күн бұрын
Mahadsanid walaashay guulayso
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 26 күн бұрын
Masha allah gulesta
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Mahadsanid walaal
@Dhuudomedia
@Dhuudomedia 22 күн бұрын
Abwaan sahal riwaayadii gaal ba nadhegaystay ban xasuustaa iyo tareenki sacab waan cayilay gebigaygiba 😅😂
@Iamsahal143
@Iamsahal143 22 күн бұрын
Rageedii waad xasuus fiican tahay hhhh
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 25 күн бұрын
America khashin mayal yurub wacriiri
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 22 күн бұрын
Waalaal satiisaan Europe. Maakuudaagii kaaraah USA.
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle 26 күн бұрын
Sahaloow wll waxaad ka soo hadashaa qofka sharciga yar ee Europe Spain 🇪🇸 oo shan sano ah Sxb markaa USA 🇺🇸 sidee ku iman karaa
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Ok sxb
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle 25 күн бұрын
@@Iamsahal143 mahadsanid wll
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan 25 күн бұрын
Ilaah ha isku kiin xiftiyo Sahal iyo zahro tafatirahana Waan salaamaya😂
@Iamsahal143
@Iamsahal143 25 күн бұрын
Hhh aad baanu kaaga qaadnay salaanta qiimaha badan
@baalweyne4352
@baalweyne4352 25 күн бұрын
Abwaan Sahal Qardhood nin la waayeey waa ku salaamay abwaan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Waan Kaa qaaday bro soo dhowoow
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 22 күн бұрын
Health care waxaa fiican yurub waayo waa lacag la'aan. Tigida Somalia❤🇸🇴 waxaa dhow oo fudud yurub. Amniga inkastoo aduunkii xumaadey lkn hadana weli waxaa fiican yurub. Arimahaa abwaan maxaa kaaga baxey?
@Iamsahal143
@Iamsahal143 19 күн бұрын
Wax badan baa iiga baxay sxb mahadsanid
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 24 күн бұрын
Qofkii nolosha Europe fahma wadanka uu joogana luuqadisa barta kama dhacdo mareykanka waa isku mid uun
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Waa runtaa sxb
@user-tu3fq8nv9d
@user-tu3fq8nv9d 26 күн бұрын
Canada 🇨🇦 soo booqoo dee abwan sahal
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Waa balan, sanadkaan gudihiisa ayaan iman doonaa
@user-tu3fq8nv9d
@user-tu3fq8nv9d 26 күн бұрын
@@Iamsahal143 in sha allaha abwan
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 25 күн бұрын
Nooga soo waran magaalada Rochester ee gobolka minneasota ku taal gaar ahaan hospital ka weyn ee mayo clinic
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Mahadsanid waan samayn doonaa hadii rabbi idmo
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 25 күн бұрын
waa sax iswiidhan aniga hada dagan 3 qol waa 2 jiif iyo 1 fadhiya wana 3 qol mahd sanid
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 25 күн бұрын
Asc waa idin salaamaya waxa tihiin lamaane qurux badan intaa kadib , ka soo hadal maxay kulala duwan yihiin ohio iyo minneapolis good state kee ku fiican dhinaca nolosha shaqada waxbarashada guriyaha caafimaadka sports ka maciishada
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Haye sxb
@zaynabmohamed130
@zaynabmohamed130 22 күн бұрын
That was not true
@mr_Canadi
@mr_Canadi 26 күн бұрын
Abwaan Adigoo Raaliya Nooga Waran Sida Europe ku imaatey
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Haye sxb mahadsanid
@XamdaDaahir-rt5ns
@XamdaDaahir-rt5ns 26 күн бұрын
Waar zxp waxaan doonayaa inaan imaado maraykan ee Visaha imisa lagaa siinayaa bal ii soo sheeg wallo
@Iamsahal143
@Iamsahal143 26 күн бұрын
Pasapor noocma ayaad haysataa walaal?
@XamdaDaahir-rt5ns
@XamdaDaahir-rt5ns 25 күн бұрын
@@Iamsahal143 somali Ayaan Hayaa wall
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 25 күн бұрын
Hospital ka mayo clinic ee magaalada Rochester ee gobolka minneasota ma somali badan ayaa ka shaqeysa
@Iamsahal143
@Iamsahal143 24 күн бұрын
Waan qorshaynayaa in aan dhaqso u booqdo sxb
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
August 6, 2024
5:28
khalifa Ahmed hussein
Рет қаралды 18
Dhaqtar Mareykan ah iyo Abdisalaam Hereeri maxaa kala qabsaday?
7:39
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 56 М.
MASHA ALLAH!! FARXADII ADUUNYADA...
17:15
Naz Ahmed
Рет қаралды 7 М.