*Axmed Nuur Jaango ihn & Sahra Ileeye ihn l Lahanshada

  Рет қаралды 72,680

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 6 жыл бұрын
Jaango iyo sahro ileeye kuwii janada ku wada kulma allaha ka dhigo
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
Axmed Nuur Jaango: "Laxankaagi Laamaha Luli jiray Wallee Lawaa Markaa Libiqday"
@ibrahimyusufhassan7805
@ibrahimyusufhassan7805 3 ай бұрын
Al fanaan Axmed Nur Jango,laxamiistha weyn mu,alifka weyn .sidoo kale fanaanada weyn Sahro ileye.Allaha u wada naxariisto.wxuu dhintay 2008,iyadana waxay dhimatay 2013.naxariistii Jane Allaha siiyo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@mohamudsamatar126
@mohamudsamatar126 3 жыл бұрын
Xusuus Bay igu leeyhaiin labadaan fanaan inaan safka hore kA fiirsaday Riwaayadan magaalada g/kacayo
@Ducaalehussein
@Ducaalehussein 8 ай бұрын
Sxib sanadkee aheyd
@MalyuunCabdi-xb4gq
@MalyuunCabdi-xb4gq 5 ай бұрын
Alla yaa raxma allow say addunka lamaana ugu ahaayeen aakhirana uga dhig
@deeeqoxaaji0084
@deeeqoxaaji0084 7 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo dhamantod
@mahmoudfarah5373
@mahmoudfarah5373 5 жыл бұрын
Back when Somalia was Africa's paradise, rise up again iA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
InshaAllah
@Axmedcigaal-d8m
@Axmedcigaal-d8m 10 ай бұрын
Rabbi ha idiin wada naxariisto runtii fan qaaliyuuu ahaa .jaangoow laxankiisa runti wax la mid ah maan arag
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 5 жыл бұрын
Jaango wxu dhintay 2008 Zahra ileeye 2013 Xigasho cumar seerbiya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha wada naxariisto aamin
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi 9 ай бұрын
Markaad qadeyso hees aad adigu laxameysay wow woow
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 4 жыл бұрын
Somali oo isjecel qabiil jirin waan sugay lakin wan waayey
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 4 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo axmed nuur jago waan ninka kaliya wadanka ka dagin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 7 жыл бұрын
waaw caadi maahin kuwaan ayaa ah noloshii fanka Somalida
@adenmohamed8564
@adenmohamed8564 6 жыл бұрын
Allah Ha u Naxariisto 2badooda ( aad bay u Cod macaan yihiin)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@samiirafayax5888
@samiirafayax5888 2 жыл бұрын
Illaahayoow.unaxariiso.labadaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abwaancaato538
@abwaancaato538 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto axmed nuur jasngo iyo sahra ileeye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
abdirahman Aato Amin
@cabdirisaaqdirir6730
@cabdirisaaqdirir6730 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar ayey
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
AHUN Axmed Nuur jango iyo sahra illey wey is qaben waxa Ahayen fanantii Qaranka soomaaliyed kuwii ugu qalisan Axmed wuxu Ahaa fanan iyo laxameyste
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
AHUN Axmed Nuur jango waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa isgo dhigay Riwayado wuxuu Ahaa fanan iyo laxameyste Qaliya
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Waa asalkii heesta
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
Ma ladiniya cishqaa igu laba kacleeye🥹😢💔😂😂😂
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Dadkii hore ixtiraam bay lahaayeen iyagoo is qaba hadan si sharaflay u heesayaan kuwa iminka wa laysku dhegan yahay iyadon waba laysu ahayn
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 3 жыл бұрын
Waqti Tagay Oo Waayihiisa Leh kama daalno JAANGOO iyo Maama Sahra Ileeye Naxariistii jano allaha geeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 2 жыл бұрын
Axsan hees
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
turumbada iyo organka sida ay u wada socdaana idishay wale muusik macaanti wa tagay mana so noqonayo
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 4 жыл бұрын
Hhhhh wale wan qoslay hadana ciiloday hadana farxay, waxas aad ujeedo waa nidaaam dowladnimo, hadan dowlad jirin dadku qiimo malahaaaden
@farhanmohammed7224
@farhanmohammed7224 4 жыл бұрын
@@yussufhassan5265 turumbada ninka tumaayo aniga ayuu ila dhashay haashim korneeto ayaa la dhahaa
@mohamedibrahimomar3411
@mohamedibrahimomar3411 3 жыл бұрын
@@farhanmohammed7224 haashim c/laahi ciise
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Qalabku wax kala dhaca malaha, bal bass ka hoos ka gurxamaya, giitaarka, bateriga iyo boongaha iyaga laftooda u yar fiirso, meeshu legends ayey u shidan tahay.
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 4 ай бұрын
​@@osmanb8446waxaas laxanka waaye axned nuur jaangoow ayaa sameeyay Haduu laxanku qaldamo intakalana waa bilaash
@samiirafayax5888
@samiirafayax5888 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 3 жыл бұрын
Wwww xasuus qof igu qaali ah 💞💞💞💞
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 4 жыл бұрын
Lalabe. Dab. Habeenkii. LA. Shido. Si. Dadka kala maqan. Usu. Helaan.
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 4 жыл бұрын
Waxaaa mahad usugnaatay ilaahaygii na abuurtay, marka kale waxaa mahad iskaleh siyad bare oo somali xoog isku jecleysiyey, haduu siyaad bare ahani lahyn madaxweyne jareer muusan tiyaar kaheesen.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Commentkaaga waan jeclaystay kaliya aan ka reebi lahow waa "jareer"
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 5 ай бұрын
Qalad ayaad aaminsantahay gen sargaal ayuu ahaa qaran iyo laxamiiste musishin fanaan qaran soomaali ayuu ahaa ixtiraam badan alaha unaxariisto iyo sahro ileeys
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 2 ай бұрын
Waa beentaa jaangoo soomaalidu waa jecleed shaqsi qiimo kudhaxleh fanka buu ahaa
@siradm
@siradm Ай бұрын
Fanka iyo fannaaniinta hadaad aqoon u lahaan lahayd sidaas ma dhahdeen, dadka aad sheegaysana waa dad meeshay galaanba ka muuqda oo firfircoon, oo la jeclaysanaayo, laakiin inan muwaadiniin magacaabo ma rabo, umadda Soomaaliyeed waa isku mid, waxba isma dheera, dad badan baana tima adag, haddey taas uun tahay, tayo ayaa laysku dhaafay, Allaha u naxariisto labadoodaba
@alish2852
@alish2852 8 жыл бұрын
original
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 3 жыл бұрын
Alle hkuu nxrsto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Tarikha hesta laqadey cidii heysa farta hataagto
@ifkacadey6626
@ifkacadey6626 8 жыл бұрын
beelo
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
If iyo Aakhiro 4/5
8:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 351 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sahra Ileeye & Axmed Nuur Jaango ihn | Heestii Adigoon Balad Iman
7:18
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 564 М.
sahra Ahmed jaamac iyo Ahmed nuur jaango hees xusid mudan
11:00
Dhabbar xamar
Рет қаралды 8 М.
Yassin Axmed Digfeer Ahun & Sahra Ileeye Ahun | Heestii Cibaaro
12:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 80 М.
Maxamed Mooge Iyo Shankaroon Axmed Sagal (Digarogosho)
10:24
Hoodaale Channel
Рет қаралды 135 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН