Marka xaaladda jamhuuriyadda ee wakhti xaadirka la qiimeeyo, doorasho qof & codna ma muuqato; teendho Xamar ku taalla oo la isku aamminayaana ma muuqato! Allaw ur u bixi buu marayaa xaalka jamhuuriyaddu
@a.m.k9976Ай бұрын
Inta shareecada ilaahay Qaanuun laga dhiganeyn ee dhabarka loo jeedinayo Silic iyo saxariir Soomaali ka bixi mayso ilaa qiyaamada, dastuurka ilaahay xeer iyo xukun ka dhigta waad guuleysan doontaan Insha'allaah.
@hm1c586Ай бұрын
Saxiibow Youtubka mawaxaad ufuratay inaad N&N u olaleeysid
Dawlad Fidraliga. tan ayaa udembeysa xidhibano mamul gobalada soo xulayaan oo danbe majireyso
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
wadanku sharci iyo dastur iyo maxkamad madax banaan buu ubahaanyahay dee dadka dasturka xakameya oo xuduud ukala yeela oo qofna wuxu lahayn is kudhejin karin laakin dasturki laturay iskudhex yaac ba kadhashay
@maxamedgaab4153Ай бұрын
Dalkan cidi uma maqna ceelna Uma qodna ? Dadkiisuna iyaga wali isku Muuqda Allaw madooranee Noo door wixii khayrku ku jiro
@BashirYassinАй бұрын
2minutes 224 views dadkaan ma Video ga ayay la socdeen
@alahayowarligeygukiiisraac4225Ай бұрын
Masha Allah waa wariye la jecel yahay ❤🎉🇸🇴🩵💙
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
deni iyo xasan ba wa labo shisheeye ujooga oo wadaniyadi kadhimatay oo deni puntland itoobiyanka kasaar ba lagu kari la'yahay ee geesi wadanika ah wa farmaajo oo wadanka nadiifin kara
@ugaskabeesha4539Ай бұрын
Geele mediya adiga ka mida dowladnimada iyo qabilka waxa kugu wen qabilkaga maxa ben leskugu shega ya ka tas kaga wen
Mdaxda wey kala duwanyihin esku Mel lagama soqathikaro
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
puntland hanoolato
@SafaMarwa-ww8wcАй бұрын
Xasan maxishodo. Been Beenbuu masaajidka la imaanayaa
@musadaqdiriye7824Ай бұрын
Gaylan warbahin an horay loo arag warkeduna sugan yahay
@zainaa1649Ай бұрын
EVERYTHING HAWIYA TOUCHS IT EITHER FALLS APART OR SLOWLY DECAYS. FARMAJOO USED TO MAKE THIS OROMO BOY RUN AROUND, HAWIYA COMES IN AND DOESNT KNOW HOW TO APPROACH THE CHESS GAME😮. IF YOU ALLOW HAWIYA TO MAKE MORE WITHDRAWALS THAN DEPOSIT IN THIS COUNTRY, YOU WILL BE OUT OF BALANCE. I BLAME DAROOD FOR NOT CLOSING THE ACCOUNTS IN THIS BS CALLED SOMALIWEYN.
@cqadirnuurАй бұрын
Waa dhiiqo madaxweynaha KGS lugaha loo gelinaayo ee wxn leeyahay is ilaaliya reer KGZ🙏
@FaadumoIbraahimmaxamadАй бұрын
Adigu eedeen ayaad hesaa e xal ma eysid
@Abdinoor51Ай бұрын
Puntilaan waa maamulka ugu xun ee ay ka socon la'dahay somalia, maamulada kalana iyadaa tusty gooxa iyo af xumada
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
puntland wa maamulka ugu fiican oo ugu hormarsan ee xaasidnimada jooji
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
adeer puntland way shaqeysatay allaah na wuu unicmeeyay ee xaasidnimo wa waxa kaa nac nac siinaya ee iska aamus
@C.shkauurCumarАй бұрын
uqdad hawiye kuheesa wlh wali giidaarood
@N.A.M1234Ай бұрын
Adeer somalia somaliiba LEH haddi la daliilo mahaan Hawiye la diidanyahay shalay Farmajo o gacalkiina ah iyaad ka xishoon waydeen o tirahdeen maxamadow villada kaso bax Ikram tahlil iyo xildhiban aamino Allaha u naxariste adiga DILAYN taladi UNUKA LEH iya la waregtay aaway kiisaski dilka ahaa madaxweyne iyo aggasimaha nisaba wa Hawiye
@maxamedfazuumaxamedibraahi5384Ай бұрын
Laftgaren waqtigiisa wu dhamaadey
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
dowladimadi carro harti bay kashidantahay ssc iyo puntland wiil iyo aabihis laakin itoobiyanka kasaara puntland ma iyaga leh mise deni ba siiyay dadkiba way hafiyen
@HalimoJusufАй бұрын
Pl maxaa ka galay s
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
@@HalimoJusufhee xagee kuxanuuntay
@SafaMarwa-ww8wcАй бұрын
Siyaasiyiinta soomaaliyeed illahay kama xishoonayaan