SALAAMULAA CALEYKUM WLL ...SUAAL.....HADII AAN HAYASTO BRITISH PASSPORT IYO LEESANKA HGV WAA BAABUURTA WAAWEYAN EE UK MA KA SHAQEEYAN KARAA USE
@KISTATV Жыл бұрын
Haa mudane some times waxaan arkaa dad British and other east European counties oo trucks ka Nala wada.
@rashiidmedia436 Жыл бұрын
Wad ku mahad san tahay bro sida qurxoo oo aad nogu soo ban dhigtay arintan
@KISTATV Жыл бұрын
Adigaa mudan mudane..
@heman5389 Жыл бұрын
Walaal kista hadii lay diido sharciga usa ma iska dhiibi karaa canada balse iyagu may isku xidhanyiin
@KISTATV Жыл бұрын
Haa qofka loo diido sharciga USA warqad diidmo ah ayeey kusiinayaan . Kadibna warqadaa ayey dadka Canada xuduudeeda latagaan oo lagu qaabilaa. Si ula kac ah bay Canada dadka u qaabili jirtay. Dad badan waan arkay oo sidaa sameeyey. Good luck..
@saafiarchitec5399 Жыл бұрын
Sxb websitka linkigiisa nooso dhig
@KISTATV Жыл бұрын
Mudane Sorry waan Soo dhigay . Haddana waa kanaa. ca.indeed.com/
@abdiladifsharif6515 Жыл бұрын
How long does it take to process the Visa, is tried and safe program
@KISTATV Жыл бұрын
Sxb waa degdeg bay yiraahdeen laakiin time frame may bixinin more research waa inaan kusameeyaa inshaAllah..
Bro link maad ila wadaagi kartaa waan wayay website kiii
@KISTATV Жыл бұрын
ca.indeed.com/
@AyubAli-gu5xe Жыл бұрын
Suaal hadii aan tago canada permanent resident ma helaaya mala soo celinaaya qofka
@KISTATV Жыл бұрын
Mudane Haddad timaado lagu celin mayo waad joogeeysaa inshaAllah
@odasugeabas8360 Жыл бұрын
Bro hadii aan viso dalxiis ah ku imadaado daganasho maheli karaa
@KISTATV Жыл бұрын
Depends mudane passport ka aa wadato.
@horfadhimedia4731 Жыл бұрын
Asc ustaad truck dispatch ayn rabay inan barto kenya ayn joga qasatan nai hada taqano wxa ishegta meel aan kabarto oo nairobi kutalo
@KISTATV Жыл бұрын
Madina mall kuwa kuyaal ayaan arkay mudane... Bal Soo wareeyso kuwaas..
@abdowissackhassan Жыл бұрын
@@KISTATV wll meqa ayee dadka kubaran
@theruletostayhappy8960 Жыл бұрын
Asc jaale nbi jooga dispatch Ina barto raba xage lagu barta ? wll meqana lagubarta
@KISTATV Жыл бұрын
Maogi inta lacag ay qaadaan laakiin kuwaa laiigu sheegay Madina Mall dhexdiisa oo dadka barah. Kuwaa Soo fiiri bal inshaAllah.
@CabdullaahiCabdullaahi-v6b2 ай бұрын
Sxp side kugala
@mohamedsalat6734 Жыл бұрын
Saxib canada hadan qaab shaqo kutago usa ma oga sii gali karaa mareykan ma iska dhiibi karaa jwb
@KISTATV Жыл бұрын
Waagi Hore waa lasameeyn jiray. Haddase fara laqaadaa
@ahmedmohamedibra Жыл бұрын
MASHA Allah
@KISTATV Жыл бұрын
Mahadsanid mudane!!
@nuunedaahir767 Жыл бұрын
Asc wll Germany jooga muddo 7sano sharci way iidiideen safarada Canada ama USA ee Berlin maka dalban karaa qaxootinimo 👏jwb
@KISTATV Жыл бұрын
Walaahi waa kadalban kartaa maadaama ay sharci kuu diideen Germany warqadaa diidmada Soo qaado way ku anfacaysaa. Laakiin haddaa isa Soo dhibto oo aad timaado hataa xuduuda Mexico warqadaa diidmada weeyn kucaawinee.
@nuunedaahir767 Жыл бұрын
@@KISTATV thank you wll qli sidaas sameynaa inshallah👏bari isleeyahay safarada Canada aad Maxico ma aadi karo maxa yeelay passport mahysto
@AbdirahmanYusuf-hb7xs10 ай бұрын
@@nuunedaahir767Sxb Safaaraddi matagtay?
@najibsaidwarsame7348 Жыл бұрын
Sxb passport somali malagu codsankaraa plz
@KISTATV Жыл бұрын
For Canada Haa mudane
@ahmed-ll2wb Жыл бұрын
Australia kawaran iyada sidaan kale makajirtaa
@KISTATV Жыл бұрын
Waa inaan research kusameeyaa
@ahmedaftin1684 Жыл бұрын
Maigu caawinkartaa qaabka loo xareysto wll
@KISTATV Жыл бұрын
Linkiga description ka ayaan kaga tagay
@Nadara54 Жыл бұрын
Sxb Electrical installation ahay Vocational school 1 year kuso qatay macqul miyaa qofgas cml
@KISTATV Жыл бұрын
Haa mudane listiga way ku jirta..
@Nadara54 Жыл бұрын
Shukran ustad link inad noso digtan rajeyneyna
@IsseIdei-lc8fu Жыл бұрын
good evening i am a young somalia who lives in djibouti i am looking for a job in canada. i am a bus driver. i have an international permit. but i have no family there. help me
Waa Vise shaqo ma aha boos aad gadaneeysid so lacag badan makaaga baxeeyso. Companiga shaqada ku offer gareeyo ayaa inta badan qarashkaaga qaba. Inta kaa baxeeyso si cad u garan mayo
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Xaga kaga soodarsaday I aqbal wll qaaaliya wxyabaan raba inaan kawareysto🙏
@KISTATV Жыл бұрын
Xaggee iga Soo qabatay instagramka mise KISTA TV messenger
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Facbook aaan ka soo qabo abty wll
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Wxaa igu qoran Ezabella Abdullahi Mohammed igu qoran I aqbal wll qaaaaliya mesha weeye kala sohadlay
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Xitaa justa TV sidkle kala sooxiriiray
@Kingceyda.4 Жыл бұрын
Share for me to the link please I would like to apply those job
@iikarcimraan4753 Жыл бұрын
Asc.sxb passport sweden haaystaa hadii viso dalxiis ku imaado canada ma u badali karaa viso shaqo ama job offer ma soo helaa?adoo mahadsan