viva somalia maryan mursal, nimco yasin, joogle, mohamed ahmed qomal

  Рет қаралды 493,282

MsToosa

MsToosa

15 жыл бұрын

Hope4All Presents "Viva somalia" Time 4 Peace
Vocals Maryan Mursal, joogle, Mohamed Ahmed Qomal, Nimco Yasin Hope4All Viva somalia.
Bless to All My Brother & Sisters For their Gem Collection

Пікірлер: 359
@najmaartan3472
@najmaartan3472 4 жыл бұрын
Viva dhulkeena hooyo 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️ I am from hargaysa by the way ❤️❤️❤️❤️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Alxamdulilah masha Allah xifdulah somali
@lulabi8837
@lulabi8837 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤​@@farhiaismail1984❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalomer2853
@amalomer2853 3 жыл бұрын
"Allow dumarkiyo Agoonta, allow danyartiyo maskiinka, ciroobaha dibinta ruugey allow dartooda hanoo ciqaabin"😭😭😭 soomaaleey is badalla. Waxa laga joogaa heeskan 11sano.
@hamzecabdihassan8262
@hamzecabdihassan8262 4 жыл бұрын
Heestan inta 2020 dawanaysa like ta haygu qabtaan Jun/22/2020 runtii aad ayaan niyada uga jeclahay soomali oo ugu horaysa geeska africa inaan arko😔😔
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 3 жыл бұрын
Ya Allah Danbi 😢 Ha iigu qorin Dhagaysiga heestan oo Markaste aan Dhagaysanayo . Waxaan is waydiiyaa Walaalkayga iyo walashayda Somaaliyeed why Ay ugu dhacayaan waxan oo dhiba Not me Meeel kaste Ayay ku dhibaataysan yihiin Oh Allah Give me A chance To raise again My country And protect Tears From my eyes 😢
@mohamedabdilahi7503
@mohamedabdilahi7503 7 жыл бұрын
heestan maha maalin kasta waan dhagaysta inaty dhamanayso ayaan is dhahaa sug aad comantiga qortida saa waan oyaa wana kabaxa aad ayan ujeclahay dalkayga oo calamka la tartamaya plz somali aan iscafino wadankena aan dhisano somalia hagulaysato
@mascuudxassan1185
@mascuudxassan1185 5 жыл бұрын
Waaw
@Yaxyeazair
@Yaxyeazair 5 жыл бұрын
Alle haka yeelo Somali mid
@mohamudmahamedabdille8715
@mohamudmahamedabdille8715 5 жыл бұрын
Sidoo kalee bro aniga maalin walba waan dhageestaaa
@odaybahalcenal1002
@odaybahalcenal1002 5 жыл бұрын
Mahad sanid sxb ana manta ayan fiirsan hayaa hestan lkn horay wan u dhakeystay
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
ALLOW Dawo Cafimaad leh
@sompoysproduction9704
@sompoysproduction9704 2 жыл бұрын
Hadaan kaydka buuxa Doolo amase Daalo hadii dur dur uusan noqonin dhul waynihii isaaq kingdom ⭐✊👊❤
@abdixakiin9120
@abdixakiin9120 5 жыл бұрын
xasuuus 2006 ayey soo baxday heestan xamar ayey timaaday maryan mursal maxaakiimtii ayaa muqdisho gacanta ku hayay 6 bil oo nabad ah oo nasoo martay waye wllhi xasuus
@hassanbotan774
@hassanbotan774 3 жыл бұрын
Legend wlh wa xasuusta
@nomadic247
@nomadic247 12 жыл бұрын
i was looking for this song for a year and finally my uncle found it for me...love this song
@jibriilmohamed6080
@jibriilmohamed6080 7 жыл бұрын
Muna Said hhhh
@mahamedsidow5492
@mahamedsidow5492 6 жыл бұрын
Muna Said i was looking for this for 12 yrs gr8
@fadxicabdi5273
@fadxicabdi5273 6 жыл бұрын
That is up to you ok dont tell us something about you
@Last_King2023
@Last_King2023 4 жыл бұрын
@@fadxicabdi5273 *_Did you forgot to take your medicine_*
@abdirahmandude6228
@abdirahmandude6228 3 жыл бұрын
😭😥
@mahamedjama6003
@mahamedjama6003 2 жыл бұрын
Heestaan aad baan ju jeclahay waxaan dhagaysan jiray/2010 waxaan filayaa markii shiikh shariif la diortay in la qaaday Xiligaan oo 2022 baan dhagaysanaya wali kama xiisa dhicin❤
@habimohamud603
@habimohamud603 10 ай бұрын
Cabdulahi yusuf baa nadaxwayne ahaa o meesha fadhiya ilhy ha u nxriste😢
@musaddad1196
@musaddad1196 6 жыл бұрын
wow after 9years sagaal sano ka hor ayan dhagaysty heestan i like it wlhe
@hamdi193
@hamdi193 13 жыл бұрын
Somalia nabad bey noqon doontaa one day insha'allah!!
@abdullahimokhtar6697
@abdullahimokhtar6697 6 жыл бұрын
Sulekha 7sano kadib riyadaadi maanta wax yar uun ayaa ka harsan hambalyo
@husainwaddani1266
@husainwaddani1266 5 жыл бұрын
@@abdullahimokhtar6697 Aaad iyo aaaad wllo dalku maanta iyo maalintaas iskuma dhawa masha,allaah nidaam baa maanta jira allxamdulillaah wax yar baana noo dhiman
@blacklion2603
@blacklion2603 3 жыл бұрын
Ana an fikir idinku darsado walalayal dalka 🇸🇴 manta wa so kabtay sidiina wuu ka fiicanyahy Alx🤲 wax yar aya ino dhiman insha Allah 🙋‍♂️🥰
@ahmedmaalin1559
@ahmedmaalin1559 3 жыл бұрын
Sulekha silverwingz 😭😭😭😭 insha alh
@updallahudjama8984
@updallahudjama8984 3 жыл бұрын
Congratulations abaayo it's 2021 waana nabad I hope in mar hore so laabaty kuna raxeysaty Somalia.. enjoy 😉
@hafsamohamed9158
@hafsamohamed9158 2 жыл бұрын
14 oct 2021 manta waxe ku begantahay malinti xasuqa ba ana lo gestay shacabkena alaha unaxaristo dhamntood 💔🤲😭😭😭
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 8 ай бұрын
RABBII u naxariiso maxamed axmed qomal,joogle,maryama mursal iyo nimco yasin 🤲 Aamiin
@amiraabdi243
@amiraabdi243 5 жыл бұрын
2019 ayaan dhagaysanaya allow wadankayga nabad waarta sıı 🖐🖐
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Waxaan noqonay Dad aanan arkin nabada macanteda Rabbow Nalla kulmi wadanko nabad ah 😭😭😭😭 illahow Nabad nasii
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Abaa siyaad Allah una xariista iyo inta ka horeysay
@waayeelkajaqafsada4962
@waayeelkajaqafsada4962 5 жыл бұрын
😭😭😭ilaahoow dalkaygii noo hagaaji ilmaa iga socota markaan arko heestan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 11 ай бұрын
Allow Dulmiga iyo xumaanta.. balaayada naga dulqaadoo allow dalka noo hagaaji😢Ameen yaa rabi
@Tall25
@Tall25 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya 😭 Allow nabad nagu daryeel
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 4 жыл бұрын
26/2/2020.. I hope the best to all my fellow Somalis around the globe.. Peace for Somalia
@mohamudjama727
@mohamudjama727 4 жыл бұрын
21/5/2020 Thursday 8:13pm Hees somali dhibta haysata ka hadlaysa Runtii dhaman heesta inty ka hadleyso indha hayga saray allow somali qalbiyadoda burcad isku mari Somali one love Insh allh wan ka gudbi Donna dhibka nahaysta
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 2 жыл бұрын
khamiis 30/9/2021 baan dhagaysanaya ,waxban baan soo dhagaystay heestan,balse maanta ayaan dib usoo raadiyey. bosaso.
@abdisamadabdullahi2519
@abdisamadabdullahi2519 2 жыл бұрын
Waan ku gabnay dalkayagow 😭😭😭😭
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 7 жыл бұрын
illlahow ku naxariso cabdullahi yusuf ahmed halyey qaran bu aha waa nin buug qaaliya galay rbi janada haku geeyo
@abdiwaahidquble4826
@abdiwaahidquble4826 4 жыл бұрын
Oo c/laahi yuusuf soo mahan kan ciidamada ethopian u adeegsan matad muqdisho ku xasuuqin
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Abdiwaahid Quble Matadad muqdisho sowkuwii shabaab watay mahan ilaa iminkana isqarxinaya
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 6 жыл бұрын
Allaw wadankeena nabad waarta siiiiiii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ahmedmohamad3314
@ahmedmohamad3314 4 жыл бұрын
W
@janno802
@janno802 3 жыл бұрын
Waxaan dawanaya 2021. July . 29 really i liked this song Maama maryan mursan wan jeclhay
@bookbook9778
@bookbook9778 7 жыл бұрын
inshalaaah sooomaliya wey gaari hormar weyna noqon hormuuudkii africa noolaaada faaniinta sooomaaliyed jooqle iyo mamo maryan mursal muse
@aaminaxassan9129
@aaminaxassan9129 7 жыл бұрын
Haa isha allh wee no bilawtay midnimada isha allh wax yar baa ino haray
@walitov
@walitov 6 жыл бұрын
Hadanan kudayan aduunka bad beey guudkeed dageene 😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2030
@dr.abdisalansalat7906
@dr.abdisalansalat7906 4 жыл бұрын
walitov dadka ha walin
@ikraanqaali6740
@ikraanqaali6740 3 жыл бұрын
Kala qeeb sanaan kale marabno 2021 allow aan wada midowno
@sajokal20
@sajokal20 13 жыл бұрын
Inchallah ,Somalia will raise AGAIN
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 4 жыл бұрын
Mxaa isbadalay bay kula tahay illaa hadda.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
@@inaaxmad3369 zxp wax badan wllhi dadkiiyo wax soo fahmaya iyo dhalintiyo wax baratay I.n wadanka wuu noo hagaagi doona
@MrAlimire
@MrAlimire 9 жыл бұрын
Wow What a song.Allow wadan keena nabad noo ka dig oo soomaalida dhibka kaqaad wherever they are..we are all one.
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 жыл бұрын
Alahayaay waxaan sooxasuustay waayo waayo barigii Cabdilaahi Yuusuf iyo maxkamadihii is hayeen walaahi waan qiirooday
@moehussein2460
@moehussein2460 6 жыл бұрын
I've spent years trying to find this song. Mashallah
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 3 жыл бұрын
Wow Maryan Mursal Issa xataa Musika iyadaa ka cod macaan wallaahi....
@proudSomalisis
@proudSomalisis 13 жыл бұрын
This video, the message it carries and the way it was made is so uplifting, so hopefull. It made me shed tears, i cried and smile all at the same time. What will it take to reunite my country and people? Allah daawo caafiimaad leh. Allah iskuduubnideena. Thank you for the time you took in collecting all these great pictures and videos.
@souleimanissa4985
@souleimanissa4985 4 жыл бұрын
this song makes me cry wlh allow somali oo mid ah mustaqbalka dhaw ii tus your brother from djibouti
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 4 жыл бұрын
Heestan wax badan ayeka hadlaysa qof wadani ah o dhiig xalaal ah ugu jiro aya fahmi kara viva somalia allow nabad noga dhig
@abdinasirba4134
@abdinasirba4134 7 ай бұрын
05/12/23 Almost 19 years aa dhageesanoya heestan since Horn afric Waa heesti ugu horeesey aa xifdiyo umaleenaa marki laga soo tago maanta maanta Waa maalin weenee maanta 😂😂😂 Golden song
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Hadaan dibaday ku joogo Hadan dulinimada yeelo jooqle shire allaha ku caafiyo sxp
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 soori soomali weyneey walahi wan iska oynayaa 😭😭😭 alla ciilbadanaa allow dhiwaatadan naga dulqaad oo dadkeena qalbiyadooda mideey 😭😭😭😭
@MultiSharmarke
@MultiSharmarke 13 жыл бұрын
maryaam mursal waa muwadinaad reer puntlnad oo galkcayo ku dhalatay.. lakiin qabiil waxaay ka doorataay somali waayn.. somali kastaa oo caa winaad u bahan waay jeceshahay in aay caawintoo...... waaa in lagu taageero....viva maryam mursal
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
Muwadinad somaliyad ah puntland Dal maahee
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 жыл бұрын
Ilaahayow ku caafi abwan jooqle shire
@cawilciise425
@cawilciise425 4 жыл бұрын
30.12.2019. bn ku dhagaysanyaa Somalia Ilaahy nabad waaarta ha siiyo ❤️❤️
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 жыл бұрын
Dalkeygii waa hagaagay dadkeygi na waa israacay 2019 alxamdullilah
@ahmedmuhudiin7786
@ahmedmuhudiin7786 4 жыл бұрын
Allah Dalka Noo Hagaji somaliyey israca Nabadba barare iyo Barwaaqo Lagu GaaraYe
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 5 жыл бұрын
Alloow nabad for my brothers and sisters amiin Somalia amiin peace and stability for my country i feel tears in my eyes ooh Allah please bless my people of Somalia AMIIN
@Queenfunny1
@Queenfunny1 13 жыл бұрын
viva eedo maryan mursal iyo wadaniyiinta kale ee la heesaya well done all of you. viva somaliweyn viva puntland iyo inta somalinimada jecel aamiin
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allah Dalkeena Nabada hanoogu soo celiyo
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
dalkeyga miyaa miyaa hagaagey ? dadkeyga miyaa israacay 😍❤💙💖💜💛💚
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
haa waa hagaagay
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 4 жыл бұрын
Hadaan dibaday ki joogo sidaa doontaba iga yeel 😡From landon I love my country Somalia❤❤❤❤❤❤❤
@maimunaabdulahi4572
@maimunaabdulahi4572 5 жыл бұрын
Ilahow raxmadada ka quusan mayno yarabi dalkyga anjeclhay nabad kayeel heestan xligan an qoray comment gan emotional 😭 ayan ahay lkn insha Allah guul ayan u rajayn calankyga quruxda badan iyo dakaygaba🇸🇴❤️🇸🇴
@rithwanmohamett1261
@rithwanmohamett1261 Жыл бұрын
20.0ctober 2022 Alla ilaahayow waan sabarna mudo badan wadankenna noo hagaji ma anan arkin nabad iyo dawladnimaba Maxaan galnay o nalaga goynayya! Waxan raba inan arko ubadkenna o kunool nabadan qayb uheli waynay! Calankaygiyow cirkad tagi cawaysyo badan baa iman e ha ciishonin🇸🇴🕊📝 Hadan dalagi xumaday dibada iib loogayn hadeysan dunidu noobahan anaga malin un wan arki Donna ango dayaxa dagnah🥲
@IsmailAhmed-fn4ff
@IsmailAhmed-fn4ff 4 жыл бұрын
Vivaaa 🇸🇴 Somalia again. 2020 we move forward.
@zakariyasaid5693
@zakariyasaid5693 6 ай бұрын
Adeer Abdullahi Yusuf jeey , Illahay ha no naxristo amiin
@Futuresompres
@Futuresompres 6 ай бұрын
Dream come true insha alh 2035 ❤
@xogogaal9671
@xogogaal9671 7 күн бұрын
Insha'allah Kahor 2035 Ma dhow wll
@bashir3517
@bashir3517 12 жыл бұрын
Somaliya taariikh buu kala haa candullahi yuusuf ilaahay ha u naxariisto
@abdiqadirjama1453
@abdiqadirjama1453 2 жыл бұрын
still we are watiting 😭❤️❤️❤️😭😭😭
@beelejeemis3809
@beelejeemis3809 3 жыл бұрын
Madwaxayne claahi yuusf loowaaday
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Waa hubaal umadi waxay wax kutahay dalkeeda, qiimo iyo sharaf aanu dalkagu kuu yeelin ma lihid. "Allow dalka noo hagaaji, allow dabka naga dhex oogan ada naga damin karaaye" 😢
@zakariaadam3138
@zakariaadam3138 2 жыл бұрын
“Hadaanan ku dayan adduunka bad bay guud keed degeenee”
@ajeyyare
@ajeyyare 3 жыл бұрын
Hadaad qiirootay like dhac kusii Xaada ikacday 2021 still watching 🤨🤨🤨
@yunishassan420
@yunishassan420 10 ай бұрын
Inta ugu danbeeso calanka qaniisiinta iyo kan somalia iyo meeydad yaa ila arkay😢
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 4 жыл бұрын
What a song alloow nabad for SOMALIA alloow nabad for my brothers and sisters amiin i LOVE you SOMALIA inshaa Allah one i will YOU
@abdiaziizdijoni1104
@abdiaziizdijoni1104 6 жыл бұрын
anoo iskool u scodo aan subax kasta maqli jiray hees qiiro leh
@hindaelmi9153
@hindaelmi9153 6 жыл бұрын
Somaalai will rise again inshaaa allahaa
@kichw
@kichw 14 жыл бұрын
what a great song!!!!
@halishrashiid6639
@halishrashiid6639 7 жыл бұрын
jooqle allah cafimaad hasiiyo aan uwada duceeno
@rochametscarnodupvpagogo9770
@rochametscarnodupvpagogo9770 6 жыл бұрын
amiin ilaahoow caafimaad taama sii wadani jooqle
@ibrahimaliali2894
@ibrahimaliali2894 6 жыл бұрын
Halish Rashiid Ameen
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 2 жыл бұрын
Ya dhageysanaya 2021 Subax walba hoyadey u darneyd wlh 2007
@Muqtar
@Muqtar 15 жыл бұрын
WooW waa hestaan radinayeyy thank you msT hadan rabay hestan in convert to mp3 ku sameeyoo wallahi hestan markan maqlo xaada aa istagtay ilmonah waa i qabatay waxan rajaynaa in waxan ay run noqoto oo aysan noqon riyoo kaliya amin amin amin
@mohasalah6144
@mohasalah6144 4 жыл бұрын
wali manooshahay saaxib
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 3 жыл бұрын
Haduu dhimtayse😅
@naimaabdi1490
@naimaabdi1490 3 жыл бұрын
@@abdishakurmohaali9241 armuu dhintaY
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 2 жыл бұрын
@@abdishakurmohaali9241 😂😂wah wax waalan tihiin hadaw dhintay neh kulahaa 🤦🏽‍♂️🥴😂
@siyaasifaaraxgursade8990
@siyaasifaaraxgursade8990 2 жыл бұрын
@@AbdiwahidWadani hhhhhh
@MohamedHassan-bf2oc
@MohamedHassan-bf2oc 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo jooqle shire ciyaar jcl Aamin 2021 😪😪
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 жыл бұрын
Viiva somaliya,waxaa qofka kasta oo soomaali ah oo qurba jooga lagud boon inuu kulaabto dhulkeenii hooyo.
@Maahiryare77
@Maahiryare77 6 ай бұрын
Allow dulmigiyo xumanta balyda naga dul qadoo Allow dalka noo hagaaji Amiin 🙏🏽 Somalia 🇸🇴 Allow midee 2024 la marya guul dadkugow 😭😭🇸🇴🩸❤️
@geeska
@geeska 15 жыл бұрын
It really happen 2 me "ANIGA IYO DEEQADEYDA XAASKA AHAYD WAA NALA KALA DILAY" so this really touch me personally without country beleive me no wife and children are safe for family value it's better in your homeland.ALLOW debka naga dhex oogan adaa demin karaaye aamiin
@fahadcabdixakin7811
@fahadcabdixakin7811 6 жыл бұрын
mohamed gesey pro still are life?
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
Hallow my blood people #somali💙#2019 talow dalgay miyaa hagaagay 👉👍
@mahdisaid4259
@mahdisaid4259 4 жыл бұрын
Xiliga heestan 10 years ago iyo hada isku eeg meesha uu wadankeeni marayo farqiga udheexeya Horumarka ilahay ha inoo siyaadiyo NN
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Allow dalka no hagaji 🤲😰😰😭 allow nabad nagu daryeel amiin 🤲😭dalkeygow nabad iyo barwaqo iyo hormar ban ku rajena insha allah ❤🇸🇴
@safiyahassan3564
@safiyahassan3564 12 жыл бұрын
wallahi waa hees aad wadi ah u ah thank's fanaaniinta qaadeysa..
@barisamadkii5128
@barisamadkii5128 2 жыл бұрын
After 10 years ago. Wali ma nooshahey sister
@haldhaadumar3511
@haldhaadumar3511 6 жыл бұрын
Wlhi Heestan in badan ayan Radiyay anoo isaga Haray ayan cawa kadis ku helay c/shire jamac Mr jooqle codkisan ka helaa
@imraansuleiman4956
@imraansuleiman4956 4 жыл бұрын
Aniigaba walhi wax badan ayan radiinaye
@qassimchawaka3697
@qassimchawaka3697 4 жыл бұрын
I Like the song from Zimbabwe
@zakidaahirmohamed3005
@zakidaahirmohamed3005 Ай бұрын
Rabow dalkayga nabadiyo barwaaaqo kayeeel Rabow madaxdaan daalimiinta dalkeeena kaqabo 😢
@Najkaa
@Najkaa 5 жыл бұрын
7:50 Allow dalka noo hagaaji😢🇸🇴👈🏽♥️
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
Ilahy wadnka Nabd ha inooga dhigo 😢 Somali Ilahy ha isjclysiiyo ❤🥰
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 2 жыл бұрын
Maryan Mursal Ciise Bootaan 🔥🔥🔥
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 2 жыл бұрын
2006 idaacadi capital voice ee xamar xusuus wlhi
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 4 жыл бұрын
Walle jooqle codbaa ku jira dalku waa hagaagi doonaa taarikhdaana qof walba xusi doonta waa halkaad is dhigto qof walba oo somali ahaw
@mohassannor5272
@mohassannor5272 4 жыл бұрын
Toban sano kadib somaaliyey maxaa isbadalay dagaal iyo qabiil majiraa wali allah dalka noo hagaaji 🇸🇴🙏 2020
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 2 жыл бұрын
Heestan waxaa la qaaday markii midowga maxaakiimta gacanta ku wada dhigeen koofurta iyo bartamaha somalia muddo 6 bilood ahna nabad iyo istiqraar u horseeden oo garoonkii diyaaradaha iyo dekadii muqdisho dib loo furay 2006 oo ay waagaa maryan mursal muqdisho soo booqtay sida muuqaalka ka muuqata
@dhuloz4eva
@dhuloz4eva 13 жыл бұрын
nice tune....i love maryan mursal. thats ma boy kenadiids mum big up yo
@yaaf_sate_7halamadrid859
@yaaf_sate_7halamadrid859 6 жыл бұрын
Allow dalka inoo hagaji nabad Gormaa arki donaaa Soomalia Ha israacdo qabyalad kalageysay best song I like
@caydhafyusuf7742
@caydhafyusuf7742 6 жыл бұрын
Maansha Allah waa hees wacan oo somalidu tilmaanaysa
@safiyoali7071
@safiyoali7071 5 жыл бұрын
Walh wa hees an kuqiroday illah dalkena nabad kadhig
@dheemanahmed9880
@dheemanahmed9880 4 жыл бұрын
2019 ya dhegysanya ax somliya allw hagaji
@joyforever6822
@joyforever6822 3 жыл бұрын
Viva 🇸🇴 Somalia long live ☺
@RedSeaCoral
@RedSeaCoral 15 жыл бұрын
i really liked the begining, very beautiful.
@ahmedmaalin1559
@ahmedmaalin1559 3 жыл бұрын
11years ago
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 2 жыл бұрын
@@ahmedmaalin1559 12 hada bisinka qofkan manolyhy talow 🥺
@faleenboos9561
@faleenboos9561 2 жыл бұрын
Me too the beginning started haaa haa
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 2 жыл бұрын
Xasuus anoo yar baan dhageysan jiray radio inta laga soo daayo 😥 allow dalka noo haaji 6/6/2022
@maandeeqqaasim1586
@maandeeqqaasim1586 2 жыл бұрын
Ad iyo ad weliba redio shabeela
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
After 11 year baan dhagaysanayaa wan ilmeyay
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 2 жыл бұрын
Hadaan dibadey ku joogo 🥺
@mohamedshaikh1717
@mohamedshaikh1717 2 жыл бұрын
Ilaaheey wadankeena nabad nooga dhig
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 2 жыл бұрын
Waxaan soo xasuusta 2007/08 dowladi cabdilahi Yusuf ayaa heestan soo baxde .....runti waa hees an jeclahay. Allo dalka noo hagaaji Allo deriis iyo walal
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Ай бұрын
😢😢😢😢dowladi majidho in caruurta Puntland oo laqaatay inay udoodo oo ay nala soo noqdan anigaa balan kugalay
@liibaancllaahifaarax7544
@liibaancllaahifaarax7544 2 жыл бұрын
2022 oo ay maanta tahay heestaan xasuuus gaarey ii lee dahay 😭
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Allalow nabad nagu daryeel. Aamiin
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 128 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
maryan mursal heesti  soo dhawoow
6:13
Hirgal media
Рет қаралды 521 М.
soomaaliyee toos
5:58
Jabuuti TV
Рет қаралды 195 М.
Allow dalka Noo Hagaaji
9:40
abdikarim axmed
Рет қаралды 100 М.
Heesti sabax jooqle shire jamac
7:24
Najiib NJ OFFICIAL
Рет қаралды 202 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,1 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 209 М.
Nimca Yaasiin iyo Cabdi Shire Jaamac Jooqle.flv
12:16
Xildhiban Publications
Рет қаралды 77 М.
Hees Cusub Galmudug State-Waagacusub Tv
6:10
Waagacusubmedia
Рет қаралды 731 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54