VLOG: KOWDA LUULYO IYO IS CAATES

  Рет қаралды 28,140

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 95
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Walaal gang fadlan subscribe 😢
@NoloshawaSamir
@NoloshawaSamir 3 ай бұрын
Waa u qalanta wll
@najuucadey4062
@najuucadey4062 3 ай бұрын
Fartuun waiga qoslisey wlhi is caster xbbt
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 3 ай бұрын
Fartuuneeey abaayo wankuusaarey waanakuusheergareeyey please codsi war ban kuuhayaaa xageee lagaagalasooxariiraaa heeee
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 ай бұрын
Waa been teed jirka ayaa qurx adeeg dhex dhuuban waabad dhuubatay good job sis👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡
@khadramahamoud9900
@khadramahamoud9900 3 ай бұрын
Fartun wad catowday sis keep going 👏🏽👏🏽👏🏽
@azmaMohamed741
@azmaMohamed741 3 ай бұрын
Happy independence day 1Luulyo Fartuun ilove you wllo🇸🇴❤
@naliyah9415
@naliyah9415 3 ай бұрын
May your reach all of your goals in life, may Allah keep your parents healthy, and there with you every step of the way ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Amin I wish the same for you too ❤️❤️❤️
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 ай бұрын
Wallo fartuuney qofku in uu lugeeyo jidhka ma jilciso waa been adayg ayaayba ka dhigta Lugtaas ha joojin cunto bila sonkor iyo bur ah afaaro cagaar isku noole iyo biyo badan adiga ayaa arki ado qalanjo qoordheer noqday❤
@Mashegto
@Mashegto 3 ай бұрын
The prophet (saw) sey who will take these words of advice from me and act upon them or teach people who will act upon them 1 Leave of the haram you will the greatest of warship 2 be pleased with what ALLAH has given to you and you will be the richest of people 3 be good to you neighbor and you,ll bee a true believer 4love for people what you love for yourself you,ll be a true Muslim ☪️ 5and dont be a excessive with your laughter because too much laughter kills the heart
@zuusan113
@zuusan113 3 ай бұрын
Fartun adu albab kaga xirmy sis your out of the market 😂 hppy indepent day mama isniino ❤️
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
I forgot 😂😂😂😂❤️
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
😂😂
@munamohammed6588
@munamohammed6588 3 ай бұрын
Mashallah tabark alraxman alhuma barik wlhi huno adigu quruxdadi ahed 1M hada waxy noqotay 100M aad iyo aad aya oo qurux badntahy mashallah ha joojinin hoorey oo soco😭🥹🔥👑💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@curejbered2255
@curejbered2255 3 ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@aichadjama1097
@aichadjama1097 3 ай бұрын
Love you fartun from Djibouti
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
Masha Allah Allahumabarik wll ❤️
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 3 ай бұрын
fartuun wa catowday masha allaah❤
@saidanur5534
@saidanur5534 2 ай бұрын
Keep going
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 ай бұрын
Masha Allah sister you lost some weight keep doing it , anigana 59Kg sidaan u ahaa ayaa halmar 85kg gaaray murugta dhimashada hooyadeey mcn Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo. Hada laakiin I lost 5% Weght.
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn 3 ай бұрын
Mashaalah. Fartuun aqyaar.
@hamdabilan838
@hamdabilan838 3 ай бұрын
May Allah accept All our prayers 🇸🇴🤲🤲🤲
@Somalidoc321
@Somalidoc321 3 ай бұрын
Love you fartun! 😂 May Allah make your home filled with barakah! Taking breaks from studying for STEP 1 by watching your videos!
@MaqdisOmar-ym1yb
@MaqdisOmar-ym1yb 3 ай бұрын
Amiin qaali hambalyo umada somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😊😊❤🎉😂
@fali2695
@fali2695 3 ай бұрын
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 3 ай бұрын
Hambalyo 1 luulyo❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LadanDahir-vg4wr
@LadanDahir-vg4wr 3 ай бұрын
Naag go aan leh baathy keep going ❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Fartuun waxa ku jeclahay runta io khiyaaliga iney ka fogtahay dadks raaxo ay ku noolyihiin ❤❤❤ fartuun hore usoco ado dhuuban oo quruxdad ziyaadey wa rajeyna insha Allah
@NimoAbdi-j3q
@NimoAbdi-j3q 3 ай бұрын
Hampalyo fartuun wad dhuubatay sidii hore matihid
@naciimocallhi2140
@naciimocallhi2140 3 ай бұрын
Fartuun abaa malin walpo online no ahow shactaro girl walal gang gang video Yashada waa sugnaa 😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤
@naliyah9415
@naliyah9415 3 ай бұрын
Aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aishaahmed7532
@aishaahmed7532 3 ай бұрын
Wakujeclahay macanto !!!❤❤❤
@breenahassna6539
@breenahassna6539 3 ай бұрын
Mash Allah sister keep going
@KMuslima
@KMuslima 3 ай бұрын
0:37😂😂😂😂😂
@yasminmohamed7677
@yasminmohamed7677 3 ай бұрын
Mash allha sister ❤❤❤❤
@nasramoha185
@nasramoha185 3 ай бұрын
Fartun❤
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 3 ай бұрын
Fartun walal could you please write down how you prepared that dessert
@safiyonur5415
@safiyonur5415 3 ай бұрын
Happy independence day sis
@ikranfaisal3187
@ikranfaisal3187 3 ай бұрын
Fartun dar ilahayban kuu jecelnahay from 2 wadan o isdiidan 😂😂😂😂
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 3 ай бұрын
San uso orday lee🏃🏻‍♀️‍➡️🎀fartuntenah aha ilko sii markan waa marka anag ilkha ka dadin lahen 😂
@anisaiman2953
@anisaiman2953 3 ай бұрын
We love you siz ❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Waa runtaa kun dhaaney🥰
@xamdiqali6250
@xamdiqali6250 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@yasminmohamed7677
@yasminmohamed7677 3 ай бұрын
mashallah keep going❤
@AshaUd-iv4wd
@AshaUd-iv4wd 3 ай бұрын
Gabadhan wan iska jeclahy😅🥰
@NawalMohamud
@NawalMohamud 3 ай бұрын
Fartuuneyy walaleyy ani schooley anoo eh baa jilbaha qujujuc iga yeraan maxaa sameya iisheg baamiyo mahee xal kale igu cawi ina adeer
@hafsaomar2364
@hafsaomar2364 3 ай бұрын
Fartun dhibley 😂waa ku jeclahy sis alle hano kadesto
@rahmamohammed2294
@rahmamohammed2294 3 ай бұрын
Fartuun qurxaay nosobaadi😂😂 ankudawanee
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 3 ай бұрын
Fartuuney waku jeclahay wlley ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Love you too
@shukrishu7309
@shukrishu7309 3 ай бұрын
Been badana socod goormuu jirku kujilcaa Fartuuneey horay usoco xabiibti never give up and Ilaahay hakuu fududeeyo car Practical ❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Waa been inaa buurnaado bee rabtaa 😂😂
@shukrishu7309
@shukrishu7309 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl wallahi somalida waanla yaabay tilaabo markaa qaado niyad jebis eey bilaabaan hadhegeysan warkooda this year is yours Fartuuneey
@naturechannel7161
@naturechannel7161 3 ай бұрын
😂😂 yaa iijeedo
@Aishas_daughter_
@Aishas_daughter_ 3 ай бұрын
Huh?
@zamzamdauud12
@zamzamdauud12 3 ай бұрын
Second one 1️⃣ ❤
@Calisheeko
@Calisheeko 3 ай бұрын
Clumsy= laydh badan
@AYAANMUSSE-ob1be
@AYAANMUSSE-ob1be 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
Wallhi
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
You are so funnnnnny
@NoloshawaSamir
@NoloshawaSamir 3 ай бұрын
❤❤
@Mariamm34
@Mariamm34 3 ай бұрын
Cuntada lagu siin jiray waa qasaartay hadeeba adoo feeraha inta kule'eg yihiin gabar iska celin wayday oo ay dhulka kugu jiiday😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Doqon yahay I was 14 years old and she was 16! Maxaa umooday cayil iyo caato inee dagaal lee dahay?
@siman_mohamad
@siman_mohamad 3 ай бұрын
Go, aa wadato wllh xasuus waye hada mar hore ee ka bexeen wadnkii😂
@aminaabukar2638
@aminaabukar2638 3 ай бұрын
Intee ku tala iisoo sheeg adareeska
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 3 ай бұрын
Jiimkusoodar aad ayaaloogubaahanyahay
@Mayaninha
@Mayaninha 3 ай бұрын
❤️❤️❤️😂😂😂 10:29
@Sumadeena
@Sumadeena 3 ай бұрын
Impulsive = laablakac Clumsy = marjo 🤣
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Wax baa i martay thank you. How about spontaneous?
@Sumadeena
@Sumadeena 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl Hada ma hayo, Laakiin waa kugu soo war celin insha Allah
@fatxifatxinorali4659
@fatxifatxinorali4659 3 ай бұрын
Malin dadalkan waku rumowa fartunay ye ku waalin 😂
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌺
@cumarabdirahman4152
@cumarabdirahman4152 3 ай бұрын
Online quraan hadaad ubaahantay nagala soo xidhiidh lanbarkan +labo shan labo : afar sadex lix sadex eber todoba eber mahadsanid.
@asiamoha1351
@asiamoha1351 3 ай бұрын
Love 💕🤍
@Jhjjjjjjijjj
@Jhjjjjjjijjj 3 ай бұрын
Fartuney, what's the name of the app abayo
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Step up
@Jhjjjjjjijjj
@Jhjjjjjjijjj 3 ай бұрын
Thanks, huno ❤​@FartunDuvetGirl
@Qa.70
@Qa.70 3 ай бұрын
Walal gang waxaa idin waydiina dadka catada socodka ma uficno miyaa ani 53 anoo ah aa socod bilaabay waa iska jeclaadey lee cafimad ahan maalinkii 6,000 aa sameeya misankayga dib u eegay 50 aa noqdey maxaa sameya hoosa usii socdaa
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Protein badso! Sodca qofka kasto waxaa laga rabaa malintii 10kun cafiimad ahaan. Lakiini haduu misanka dhici badso. Protein iyo fats cuntada ku jira
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 ай бұрын
Tan aniga miyaaa😂😂😂😂
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💯💓💖❤️
@nasroali8220
@nasroali8220 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 3 ай бұрын
Dumarka jiim ugooni ahmahaaystaan
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 3 ай бұрын
😂😂❤
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 3 ай бұрын
Giimkudara
@iky9815
@iky9815 3 ай бұрын
Aamus bal fartuueny nimcad haysataa ani 10k steps sameeyaa in mogdishu anoo wada bus iyo bacaad ah guriga kusoo laabtaaa😂😂😂 allow hamiga noo fududeey❤
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 3 ай бұрын
Ani maa kaa dhex hadlaayay wlshey😂😂😂 Allahuma Aamiin 🫰
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Mar labaad amay kugu jida baaga wadnaha I bodbodayo dhahday maxaa dhacay 🤣🤣😅
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Lol haa mid big show eh Waaye oo afar sano iga weyn 😂
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
Kkkkkkkk
@dahriinaelmi5208
@dahriinaelmi5208 3 ай бұрын
Wow i'm the frist one 😂
@Maria22727
@Maria22727 3 ай бұрын
❤❤❤
QISOOYIN CAJIIB AH
12:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 39 М.
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS #lazysunday #paudin #paudinknives
19:15
QOLKA 'GABDHAHA LAGU GARAACO EE XARUNTA LUQMAAN AL-XAKIIM' EP2
38:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 158 М.
JUMMA MUBARAK ROUTINE BY FARTUN HAPPY
20:24
Fartun Happy
Рет қаралды 46 М.
VLOG: BIRMINGHAM BAA LONDON KA FIICAN
23:17
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 61 М.
qaxootiga sida leysku xaliyo hadaadan foorno haysan. ...routine
8:19
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 28 М.
Hollywood iyo Qorax joogto
46:27
Sola Portal
Рет қаралды 12 М.
RAMADAN DAY 15: ABAAYO XABADKA BAA IGALA DHEER 😂
14:10
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 28 М.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 46 М.
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 90 М.